CABDIRAXMAN MACALIN-KUFSIGA IYO TACADDIGA GABDHAHA WUXUU KA JIRAA MEEL WALBA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Hanoolaato media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions, Hanoolaato is media that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. Hanoolaato will cover some aspects of social media with it's positive effect on particular fields like business, education, society and youth.

КОМЕНТАРІ • 97

  • @rokia4758
    @rokia4758 3 роки тому +13

    "Waalidku ha u sheegaan awlaaddooda inay Alle iyo ayaga (waa waalidka'e) uun u baahanyihiin" . Waa Runtii intaas uun bay u baahanyihiin.

  • @halimamohamud2695
    @halimamohamud2695 3 роки тому +10

    Girl child should be protected even the prophet saw say his last word to be kind for woman

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 3 роки тому +3

    Maasha Allah aad baan ugu faraxsanahay hadalkada qalbigeyga soo jiitay gabdhaha marwalba waa la liida ilaahey hanoo daayo wiil iyo gabdho dhamaantenba alaha ku barakeyo aamiin 🤲👍⚘

  • @namiin3034
    @namiin3034 3 роки тому +3

    These kinds of programmes are needed and we need more people like this mudane to talk out about this sad situation.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 роки тому +5

    Mashallah Abe wanagsan runti alaha gbdhaha cadowga haka qabto kufsigan lugu hayo haka qabto

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 3 роки тому +1

    Masha allah tabaraka lahu raxmaan allah ubarakeyo caruurtisa gabdhahu waa nimco alle ku siiyay rasuulkeni Muxamad cali salam wuxuu yiri ninki 4 amaba 3 ku koriya diin iyo aqlaq wanagsan kabina u guuriya qerkoda wanagsan wuxuu galaa janada masha allah

  • @ibrahimabdirizakmohamed2460
    @ibrahimabdirizakmohamed2460 3 роки тому +8

    Nuurka wajigisa ka baxaya wa naxarista iyo daryelka ay gabdhihisa siyeen. ilaaahy ha idin xifdiyo adi iyo dhaman aabo walba oo gabar dhalay.

  • @farxiyamohamed3669
    @farxiyamohamed3669 3 роки тому

    waa sax gabadho waa Beer nugushahay waaLidka iyadaa alle naxariis u gaLiyey

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 3 роки тому +1

    MashaAllah. Abo fiican. Allah xifdiyo.

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 3 роки тому +1

    Gabdhaha waa nolasho aduunka Allah noobarakeeyo ninka gabar Muslim kufsada waa in nolasha lagu gubaa.. good journalist Mr ayaanle you focus on social affairs.

  • @fatimaabdilahi2785
    @fatimaabdilahi2785 3 роки тому +2

    Masha allah ayaanle wllo aadbaad u mahadsantahay qaabka wacan ee aad noola damqatid had iyo jeer qalbiyadeena ayaad ku nooshahay

  • @adeerkaqarniga5659
    @adeerkaqarniga5659 3 роки тому +2

    Maasha'Allah!
    Ex xildhibaan Abdirahman Moallim caadi ma tihid saaxiib aad baad dadka Soomaalida ah uga horreysaa.

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 3 роки тому

    Maansha allah C/raxmaan
    Ruknet Waan ku mahadsantahay
    Sida aad Gabdhaha sida aad
    U korisid Ilahay ha kuu xafido
    Gabdhahaaga

  • @Light-q3r
    @Light-q3r 3 роки тому +3

    Masha allah ayaanle please arintaan ka hadal raggan madaxda iyo ragga iney fidneyaan rabo👏👏👏👏👏👏

  • @mrhanad6655
    @mrhanad6655 3 роки тому +3

    Arrintaan wey soo badaneysaa
    Gabdhaha somalida ma gabdhaha kale Ka liitaan ama Ka siil xunyahiin waa maxey gabdhaha la yasayo ..la caaynaayo .. waligey ma arag gabadh dhaheysa nin aa jeclahey lkn niman gabdho u dhareeraayo oo u oonaya arkaa
    . dumarka sharaftooda hala dooro gabdhaha iyo wiilasha ugu yaraan qoys ahaan hala simo

  • @Miiraale6116
    @Miiraale6116 3 роки тому +2

    Ninka gabadh dhalay ayuun baa garan kara qiimaha hablaha...nicmooyinka ilaahay inagu galladay weeyaan....

  • @safiyaosman7966
    @safiyaosman7966 3 роки тому

    Maa shaa alaaha Ayaanle aad ayaan uga heleya sida wanaagsan aad u rabti gabadha ah Soomaaliyeed in aad xaqooda ay u helaan loona qiimeyeeyo waa wanaag aad ku heleysid ajar iyo xushmad gabadhaha soomaali kaaga abaal hayaan waa ku farax sanahay hoowsha aad hay shid ✅✅✅✅✅✅✅✅✅❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cabdirizaqhiraabe2046
    @cabdirizaqhiraabe2046 3 роки тому +3

    Gabdhaha Soomaaliyeed waa qaali ninkii ku ciyaaro waa nin xanuunsan

  • @drszuzuumohamed5635
    @drszuzuumohamed5635 3 роки тому +2

    Aad baad umahadsantahy c/raxman runtii waxaad umuuqata aabo wannagsan Alle hakubarakeeyo.... Teda labaad waaba waaba soo dhaaf iminka haydiin danbayseeh innad hablaha jeclaataane ama aad kufaraxdaane kadaaya tacadiyada dhanwalba leh aad ugaysaneysaan caruurta saqiirka ah ee maalin walba lamaqlaayoh Ragow alle ugabaqa hablaha yaryarka ah (hade waa igatalo)

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 3 роки тому

    MAASHAA ALAAH AABAHAAN WAA AABE WANAAGSAN OO ILAAHAY CABSIDIISA KA QUUQATO SAASAA ILMUHU UGU HAGAAGEEN ILAAHAY HA U BARAKEEYO

  • @habibamahamud7544
    @habibamahamud7544 3 роки тому

    Maansha allha ayaanle waa wax fiican barnaamishada hanoolato

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 роки тому

    Mahadsanid hanoolaato

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 3 роки тому

    Masha Allah ninkan aabe fiican waye Allah kheir ha siiyo gabdhihisa Allah ha u xifdiyo,, aniga aragtadayda madaxda dowlada iyo taajiryasha sharci ma qabanaayo lkn reer galbeedka dadka taajirka ah iyo qof mas'uul ah gabar yar daa mid weyn mala tuman karo sharcii u yaala in nadiif ahaado cml

  • @maxamedadam5281
    @maxamedadam5281 3 роки тому +1

    Maanta ayuunbaad xaqiiq bulshada dhexdeeda ka jirta oo inbadan aan dhibsaday cid kahadlaysana aan waayay ka hadashay 🙏 👋

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 роки тому

    Masha Allah Gabar wax walba iyada ka qalisan illahey hano xafido

  • @fnw8688
    @fnw8688 3 роки тому

    Ayaanle mahadsaniid adi iyo bahada Hanoolaato so badiya wareysiyada nocano kale wa ina gabdhah laa garaba istaga Ayaanle wax wareysi kaso sameysa sida Lagu jojin kara Gudninka firoconiga ah, wa gudnin ku saleysan jahiil nimo ma ahan Dhaqan Somali ame diin Islam

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 3 роки тому

    hanoolato lam big fan

  • @qumano2836
    @qumano2836 3 роки тому +1

    asc ayaalow waad ku mahadsan tahey xaqiiqda aad soo ban dhigeysid

  • @farxiyamohamed3669
    @farxiyamohamed3669 3 роки тому

    maansha aLaah waxa Leys Barbar dhigi karo ma aha Xaqiiqadii

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 3 роки тому +1

    Ayaanle please mama Malyuun warayso waa hooyo la dulmiyey. Xanuun badan daramayso.

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 3 роки тому

    Aabe haan wax uu ka shekeynaayo warun. Waa taariikh. Sax ah. Allah ku xifdiyo.

  • @adilomarhussein6065
    @adilomarhussein6065 3 роки тому +1

    Asc, Ayaanle wan ku salamay , waxan ka codsanaynaa inaad barnaamijkan ku marti qaadid Al Fanaan Abdulkadir Moallim Omar Jubba.

  • @munoali6345
    @munoali6345 3 роки тому

    Aabo qali allaah ha ku nabadyelo 😍

  • @aasiyocabdi9322
    @aasiyocabdi9322 3 роки тому

    masha allaah waxaa xaqiiq ah aabe am hooyo oo sificn ukorsado gabdhihiis inui ku noolaan doono faradax aduun aaqiro jano ku gali doono

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 роки тому +3

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍👩‍🎓👨‍🎓📏 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*

  • @inafarax2145
    @inafarax2145 3 роки тому

    Masha Allah

  • @whome4851
    @whome4851 3 роки тому +4

    Waa xaqiiqa arintaas, maxaa xal ah?? Gabdhoow uhagaansama diintina.

  • @hamzehusein5697
    @hamzehusein5697 3 роки тому

    Ale ha inoo xafido.hablaheena qaaliga ah aan.dhawrno , mar kasta iyo meel kasta .

  • @nboss8028
    @nboss8028 3 роки тому

    Mansha allah

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 3 роки тому

    Maashaa allah

  • @abdiraxmaanabdillaahi1647
    @abdiraxmaanabdillaahi1647 3 роки тому

    Aad ayaan ugu faraxsanahay in aad beryahan ka hadashid arimaha bulshada

  • @canabcali5953
    @canabcali5953 3 роки тому +1

    Sadex gabdhood oo aan dhalay 5 ayeyo ahay kumaan doorsadeen 10 inan maanshalla alla ha daaye will waa
    N dhalay

  • @safiyoabdullemohamoud629
    @safiyoabdullemohamoud629 3 роки тому +1

    Nin macsiloow ah ma istaahilo xil dowlladeed. Waa in shuruudaha lagu soo daro inuu xil qabankarin

  • @marwasafa3859
    @marwasafa3859 3 роки тому

    Allah hawnaxariisto siyaadbare isagaa difaaci jiray gabdhaha iyo dadka la quursado

  • @marwasafa3859
    @marwasafa3859 3 роки тому +1

    Odayaasha waawayn ee gadhaha yaryari ogolaanayaan guurkooda waxa u sabab ah in wiilashii yaryaraa raadinayaan naag wayn oo lacagle naaglacalihina oday marabto taasweeye sababtu

  • @anababdi9566
    @anababdi9566 3 роки тому

    Wakhtigii hore xitaaa somaliya gabdhaha waaridkooda ayagoo waxa labarin xitaaa waaridkooda ugurmajireen markuu xanuunsago gabdhaha ayaa xanaaneeyo waalidiknta markasto nadiifinta waalidka markuu wax khabsanwaaye waayeel noqdo aduunka horemaray lacagta ugubadan ku bixiyaaa waayeelada

  • @marwasafa3859
    @marwasafa3859 3 роки тому +1

    Soomaalida keliya maabyusan gabdhaha ee waynu ka abyus badanahay dadyowga kale

  • @munaliizaahmed3869
    @munaliizaahmed3869 3 роки тому +2

    Ninkii gabar kufsaday alle ha cadaabo

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 3 роки тому

    Mnsha allah ilaahay haku sharfo waa aabe qaali ah♥️♥️👍

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому

      MashaAllah. Sax ❤️❤️❤️💖💖

  • @b_z_b.7
    @b_z_b.7 3 роки тому +1

    War raga hablaha kufsada ma kalsooni daraa hayso mise garasha laa'aan baa biya'digtay
    War hablaha lahaasaawa sasabta, ushekeeya oo laheshiiya guri xalaal ah dista kalsooni darada xooga iyo kurfsiga kugu qasbeeyso waaxay duf kubaxee.

    • @Evensbelle
      @Evensbelle 3 роки тому

      That's how civilised people go about their business. Good for you lad!

  • @FatmaMohamed-ym1rc
    @FatmaMohamed-ym1rc 3 роки тому

    Asc wr wb walalkey ayaanle ogaw xisaabtanka dambe e Allaah. Mida kale waxa fiican xata hada ka hadlayso gabdhaha soomaaliyed in ad dhahdo gabdhaha qaar o dhibaato lo gaystay afeefo walalkey si ad dambi aadan u xambaarsan. Mida kale diintena qabto in sagaaljir loo guurin Karo 17 jir iska daaye taasne ka fiirsada adiga iyo aqoonyahanka. Inti fiicneedna Allaha idin ka aqbalo

  • @nazmahassan3428
    @nazmahassan3428 3 роки тому +1

    hadal ka abaahaan oo dhan wuu fican yahay lkn ani ga malin wal ba hal kal mad ayaa mas kax deey da diidaa nin wal bo somali yeed wucuu aa min san yahay hadaa gabar gursato oo katak to nin kalaa ku daba maraayo kaalay ayaga maa daba mara guryaha dadoow iyo xasaka kale waaba yaa bee tedakale gaba dhaan in ta aadan guur san adi maa ilaalin jiray maxaasa uguur sanee qof dhac dhac badan oo nafteeda ka adkeen waa layaab

  • @aishaismael3861
    @aishaismael3861 3 роки тому

    ilahay hana xafido dhamaanten

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 3 роки тому

    Asc ayaanle anigoo ku hadlaaya magaca gabdhaha soomaaliyeed waan xaqiran nahay wax aan nalku sameena ma jiraan maantana digsi ayaa nalaku riday hadiidan wax ka qaban dhibaatadana waan idinka tashan doonaa

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 3 роки тому +1

    NABIGA SCW WUXUU YIRI NINKII KORIYAA 2 AMA 3 GABDHOOD JANADA AYUU UGU BISHAAREEYEY
    WAA NINKII SI FIICAN U KORIYA OO XAQUUQDOODA ILAALIYA DIINTEENU KOR AYEY DUMARKA U QAADAY

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 3 роки тому +1

    Weli gooba somalidu waxay ahayd cawaan dumarka Xummeeya diina sheegta balse dugaag ah.

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 3 роки тому

    Nacam gabar qofkii dhalay illaaheey ayaa jecel

  • @qumano2836
    @qumano2836 3 роки тому

    waxaa jirtey ayaanlow waagii soomaaliya nabada aheyda niman madax ah marka shaqo laga doonto gabdhaha ku xiri jirey hadii ey waxa uu rabo u fulin weydo eyna shaqadaa heleynin taas ayaan somaaliya uga soo joogey aawey illaah ka cabsigii iyo xishoodkii

  • @habibamahamud7544
    @habibamahamud7544 3 роки тому

    Asc

  • @farxiyamohamed3669
    @farxiyamohamed3669 3 роки тому

    waa Tiin la yiri ninkii 7 gabadhood koriyo oo waxa baro diinta in jano uu gaLaayo

  • @sayidcraxmaan4159
    @sayidcraxmaan4159 3 роки тому

    hadii aad doonasid barashada carabiga fadlan kusio biir channelkan.
    🌹🌹❤❤ mahadsanid🌹🌹❤❤

  • @11dunka
    @11dunka 3 роки тому +1

    Mahat sanid hanolato barnajim fcn bad ka hadashay waliba cudurka kansar camal nogu fafay

  • @marwasafa3859
    @marwasafa3859 3 роки тому

    Aabe mujrim ah oo hooyadaa hortaada ku abyuusaya aaminimaysid

  • @qumano2836
    @qumano2836 3 роки тому

    tan kale waxa ey lahaayeen naago u keena gabdhaha kuna soo khiyaaneeya iney wasaaradaa shaqo ka heli karaan waan aqaanaa shaqsiyaadkaa iyo kuwii u adeegi jireyba oo gabdho badan ka oohiyey qaarkood wey ku ag degan yihiin

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 роки тому +1

    Cid kalaba yeelkeede Nin Somali inuu Dumarka yaso maahan waayo kuligood Hooyadood baa keli ku soo korisey... Aabayaashoodna naago bdan guursi bey ku mashquulsanaayeen... Caruurtana wey dayacayeen. Shame on them all.

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 3 роки тому

    Arintani ma aha caruurta aad dhashay inaad kala fadisho diintu waxay siisay xuquuqda isku mid ah oo waalidbaad utahay mid walbaaba xaqbuukuugu leeyahay inaad wax bartid oo sifiican u korisid ee maaha sida aad udhigaysaan hada ninkan uu gabdho siiyey waa khayr dadna illaahay waa iskugu daray qaarna illaahay wiilal buusiiyey markaas mawduucan aniga sax ilama ah labaduba xaq weyn bay kugu leeyihiin

    • @abdirahmanali9577
      @abdirahmanali9577 3 роки тому

      Wiilasheyda waan ammaannay ee mowduuca ayaa gabdhaha ku saabsanaa- fahamku waa muhiim

  • @h.d.d3143
    @h.d.d3143 3 роки тому

    Mid kamid ah dadkaas waxa ah general saacid taliyihii ciidanka booliska somaliya dhowr jeer horay unoqday

  • @fardosa1238
    @fardosa1238 3 роки тому

    Waxaa arintaan laga qaban karaa in gabdhuhu ay ogaadaan ma ay ahan wax nin leeyahay ama u nool nin dowladu hung waa in ay sharci adag kasoo saaraan ninki gabadh xumeeyaa, kufsadaa, dhirbaaxaa, dilaa, fiiriyaa, yasaa cukun adag lagu cukaa uu ugu a wayn yahay DIL .

  • @filippcurto3805
    @filippcurto3805 3 роки тому +1

    Gabadha Soomaaliyeed waa sharaf iyo qiima badanyihiin. Diinteena iyo dhaqankeenuna labaduba way qiimeeyeen. Yaan lagu qaldamin dhaqamada soo-galootiga ah ee gaaladu noo keentay ee naloogu sheegaayo in gabdhuhu nagu ag dulmanyihiin. Gaalo ayagaa dumarkoodii dulleeyay, kuweenana inay dulleeyaan bay rabaan. Hala digtoonaado Soomaaliyeed,

    • @fnw8688
      @fnw8688 3 роки тому +1

      Daqanka iyo diinta shege Somalia logama dhaqame ma iska hadale galada sheege aya kuun mar ka fican Somalida marki laga hadalo xaga gabdhaha Dalalaka galaada wax ka jiro sharci Qabanayo ninki gabar kufsado ame diilo lkn Somalia ma sharic aya ka jiro?? Somalia kuwa madaxda ah aya gabdho yar yar iska kafisado sharci qabanane ma jiro. Gaalo ame wadamada islam ka ah waxey Samaeysten System iyo kala dhanben ku saleysan dalkod lkn anaga Hada Somalia nahay Max uu sameysan laan nahay?

    • @filippcurto3805
      @filippcurto3805 3 роки тому +1

      @@fnw8688 Gaalo wax sharci la dhoho ma laha ee yaan beentaas laguu sheegin. Kufsiga gabdhuhu waa ha yaacdo balse way qarsadaan. Gabdhaha iyagoo 6 sano kayar baa la kufsadaa badankood, weliba waalidkood iyo walaalahood baa ku bilaaba. Aniga ma dhahaayo Soomaali waa awliyo Ilaahay balse dad badan ayaan ka fiicanahay. ii baashaal saaxiib

    • @maxamedaxmednageeye3412
      @maxamedaxmednageeye3412 3 роки тому

      @@fnw8688 kan allaah SW noo sameeyey ayaa naga badan ee aan ku dhaqanno wll gaalo waxba ma gartaan

    • @yusramaalim4865
      @yusramaalim4865 3 роки тому

      Dagan somali mawangsano

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 3 роки тому

    gabdhuhu hay isilaaliyaan meelwalba joogaa dhibka somaliya keliya kamajiro meelwalbey kajirtaa US UK YURUB walow aycasriyeeyeen carabta ugu xun dumarwalba dhibka wey qabaan gabdhuhu Howgu darnadaan gabdhow ilaaliya gaajo walboo kuhayso ilaahay isku xir

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 3 роки тому

    Gabdhaha sharaf iyo ciz ayey leeyihiin. Ninkii gabadh xumaya waa sheitan dhab ah

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 3 роки тому

    Arinta ugu muhuumsani waa in waalidku gabdhaha sxb la noqdo maskaxiyan udhiso kadib way adkaaneysaa in la siro

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 3 роки тому

    WAXAA U SABABAH RAGA SOMALIYED OO DHAQAN XUN BADANKODA JACAL DADKEENUNAH DIINTII IYO SHARAF

  • @Hurusocod
    @Hurusocod 3 роки тому

    Asc ayaanloow adeer waysada ayaa ka jabtay, waxaa uu ka mid yahay kuwa dadka sii kala geeya.
    Waraysiyo hore Oo laga qaaday, ayuu si qaawan qabaailo soomaaliyeed hilfaha u qaaday3.
    Aniga dadka waxaan oogu nec bahay siyaasi dadka kala fogeeyay.
    Umadaan shaydaan ayaa isku diraye, waa isku hilib iyo ehelba

  • @shatylee4807
    @shatylee4807 3 роки тому

    niinkan magaca muslimka leeh Diintu heeysta waa yabee

  • @geellaqchannel8252
    @geellaqchannel8252 3 роки тому

    Hannoolato :-
    Runta waxa masuul taariikh xun leh ayaa madaxweyne laga dhigayaa oo kufsi dhac iyo dil soo sameeyy noqon

    • @shukriabdisalan8849
      @shukriabdisalan8849 3 роки тому +1

      Asc ayaanle runtii aabahanu waa Abe fiican balse aabayaal fiican oo kalender way jiraan anagi hadii aan kaga waramo aabahay allaha u naxariisto wuxuu ahaa aabe caruurtiisa jecel goud ahaan dhamaan waxbarashada waa nagula dadaalay gar iyo wiilba balse waxaa cajiiba anigoo aan soo koobi karay wanaagii abahay noogalay wuxuu sameeyay wax aduunka waxsameeyaa ay yaryihiin abahay isagoo nool ayuu xoolihiisii noo qaybiyay isagoo haldhig uga dhigaaya inaan wiilashu ka badsan geeridiisa kadib gabdhaha waayoo sidaan ognahay wiilashaa dhaxalbadan markuu abahay dhimanayay dhamantee dad waayen ayaanu ahayan inteena badana reeraan lahay iyo caruuro wiilasha Nala dhashay geeridii aabo kadib dadbaa ku yiri hadii ayd naanraali ku ahay qaybta aabe waad badlikartaan balse walalahay dhag uma dhigin waayoo walalahay rag wanaagsan oo dhaqankii lagu koriyay qaatay ayay yihiin ayaguna waa lalaalo iyo abayaal wanaagsan oo ku dayday aabahood allaha xafido qaarna way dhinteen alaha unaxariisto aamaan igama aha laakiin waxaan ka wadaa aabayaanka soomaliyeed kuwa aad u wanaagsanu way kubadanyihiin GABDHAHA ISLAAMKANA DIINTU XAQBADAN AYAY SIISAY GABDHAHA ILLAHAY WAA JECEYAHAY WAXAADNA KA ARKEYSA INTA QOF OO QOFKA DUMARKAAHU XAQ KULEYAHAY OO ALLAHA UDULSAARAY KII GUDAN WAYANA AYADU WAY KANOOLAA BALSE WAXAA DHIBANAA KAN XAQII LAGU LAHAA GUDAN WAAYA ALLAHA SUBXAANAHU WA TAVAALAA AYAA KULA XISAABTAMAYA MAANTA WAA ADUUNYO BIRI WAA AAQIRO