Cabdinur allale waxaa ficnayd in u iskadhaafo fanka oo u iska cibaadaysto.wakhtibadan wad kusojirtay fanka waxaa fican in ad khaatumo xumo kudhimane cibaadada u sojeedsato iskadhaafto heesaha.
Xaasid ma aflaxo, maxaa adoga kas gakeyn een ka ahayn aqlaaqad xumo iyo edabdaro. Noloshiisa isaga ayaa xor u ah, ilaahayna kama xigtid ee taada ku mashuul.
Abtigey cabdi nuur allaleh ❤
Wow gòob layisku arkay wa wayinka ha noladan
Masha Allah, Alah ha ku xafido Abdi nuur Alaale fanaanka fanaaniinta❤❤❤❤❤❤
Cabdinur allale waxaa ficnayd in u iskadhaafo fanka oo u iska cibaadaysto.wakhtibadan wad kusojirtay fanka waxaa fican in ad khaatumo xumo kudhimane cibaadada u sojeedsato iskadhaafto heesaha.
Ruunti show in la galoo mudan , weyan show waad nocan oo kale
Waaaaw fanan abihi dheeeee
Ce l âge d aller au mosquée
NONE OF YOUR BUSINESS!
🐐 ❤ 🐐 🎉 🐐 ❤
Bisinka sida uu ciyaarayo xitaa xishood ma jiro xiligan toobad keen iyo cibaado ayaa kuu wacan
Shaqo yeelo nayaa kumayaal isaga ka weyn baa heese, meel kalaad ka gubaneysaa oo aragiisu kuu dhibayaa, xishoodka aad sheegeyso adiga miyuu wax kuu taro waadigan daawanayee, haduu wax qaldan wado maxaad u daawaneysaa???
👍👍👍🤲
❤❤❤🎉
❤❤❤❤❤❤❤
Housnil khatouma
Il n ps l âge de chanter il faut qu’il Pierre a Dieu
Xaasid ma aflaxo, maxaa adoga kas gakeyn een ka ahayn aqlaaqad xumo iyo edabdaro. Noloshiisa isaga ayaa xor u ah, ilaahayna kama xigtid ee taada ku mashuul.
❤❤❤❤❤