PRANK ATARISHO IS XAKAMEYN WEYSAY NKL NAAG KALE I.G sawirkeda so dhigay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 173

  • @Atarishobadiyo
    @Atarishobadiyo  Рік тому +50

    ua-cam.com/video/m75I_ONI-_A/v-deo.html asxabteyda please 🙏🏼 cinwamkan subscribe sara hala I so dhaweyo wan habaryartey man idinko mhdsn an idinka arko so dhawentinaa 🙏🏼🙏🏼😍😍😍

    • @بهجه-د1ي
      @بهجه-د1ي Рік тому

      ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

    • @FarhiaFarah-wg5qe
      @FarhiaFarah-wg5qe 11 місяців тому

      Absuttlyyyy saxsax Runrun sacabbadan hadiyado iyoiyo offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee 👋💓

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +105

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️☝️🕋🫵🏻

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 Рік тому +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 Рік тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @awokater5760
      @awokater5760 Рік тому +1

      scw scw scw♥️♥️♥️

    • @missnajma5505
      @missnajma5505 Рік тому +1

      Scw

    • @iloveyouallahalhamdulillah4742
      @iloveyouallahalhamdulillah4742 Рік тому +1

      SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Рік тому +16

    Nuuradiin xaaskaaga waa qof xaamiko ah kadaa dhibka walaalo somalind

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali Рік тому +10

    Uur markeey leeyihiin sigaar ah ugu naxariista dumarka

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +19

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤

  • @inaahmed3734
    @inaahmed3734 Рік тому +28

    Nuurdin KL gabadhu urbey ledahy dhibka noogadhaaf😩👸🏻🫶

  • @amaleid6871
    @amaleid6871 Рік тому +31

    😂😂😂Atariisho Waa anoo kale hadaa xanaaqo gacanta ka hadlaa😂

  • @Daliima-hv6tb
    @Daliima-hv6tb Рік тому +28

    Ilmaha laguma kor doodo 😊

  • @caishoomar4139
    @caishoomar4139 Рік тому +17

    Cashadii waan ku saxdey saan uqoslayy wlhi another level lee lamaroyaa 🤣🤣🤣🤣

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Рік тому +22

    Ano og prank tahy ayaaba laxanaqay😂😂😂😂😂😂

  • @caashomaxamed220
    @caashomaxamed220 Рік тому +24

    Lamanaha aan jeclhy keep going War walbo igu salaama muscab yariisow❤❤❤❤

  • @faysalqurbo8322
    @faysalqurbo8322 Рік тому +19

    I love This Family Mansha Allah❤

  • @histerali8288
    @histerali8288 Рік тому +15

    prank inuu runyhy gabdha xanaaqeeda lagarneyn caadi mahaan lkn miskiinta waxaas kaddaa heart attack ha ku ridin

    • @kaliahmed6097
      @kaliahmed6097 Рік тому +2

      Waxaatahay qof garasho dheer thanks Nuradiin gabadha wadna xanuun hakuridin waad mahadsantihiin dhamaan dhalinyarada soomaaliyed

  • @aishaahmad1325
    @aishaahmad1325 Рік тому +8

    Best prank 😂😂 team atrisho wa arsanena🥰

  • @liyaomars
    @liyaomars Рік тому +2

    Prank iyo arsaaqadii meel xun ka gashay inta khalad iyo dhaarta benta maba is oga nin rag la baby cml loogu kheylinayo iyo gacan kahadal maba fiirsankaro adiga iyo aabahaa maidiin aqaani 😮subxaanallaah

  • @ShamsaSalah-hf1yl
    @ShamsaSalah-hf1yl Рік тому +13

    Nurdin kl gaweda uur kale prank hanogasameynin

  • @sagalbishaar3306
    @sagalbishaar3306 Рік тому +6

    ilove this prank nuur diin😊❤

  • @fardowsabintii5504
    @fardowsabintii5504 Рік тому +6

    Answer the questions Nurdiin😂😂😂😂😂

  • @zuuzuusharif4954
    @zuuzuusharif4954 Рік тому +4

    Ceeb waa cuniga agtiisa waxyabahas hakusame nina .horayna usocda my family

  • @saciidocabdimaxamed2230
    @saciidocabdimaxamed2230 Рік тому +3

    😢😢canuga yar qeelidiina kala xarooda wllyal wa iga talo

  • @yasminibrahim25
    @yasminibrahim25 Рік тому +2

    Atariisho xanaaqa xakameey fadlan cunuga hortiisa ha isku qabsanina markale nuunaha wax kasto wuu fahmaya mana u fiicno waxaas Nuuradiin xiligaan xili prank leeysku sameeyo mahan

  • @BilanCismaan-k8g
    @BilanCismaan-k8g Рік тому +4

    Hhhhh makarafonka ayeyba arkoosaa kuu xeran hhh another level 😂😂😂

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t Рік тому +5

    Prank microphone laso xirana walasoo labisana mrkasa laleeyhy prank waye ilahy imanka Ha idingaliyo 😂 sidan hdyba shqadina tahy

  • @hanaashafici7231
    @hanaashafici7231 Рік тому +4

    Plz plz ilmaha yar xili uu hurdayo sameya waxaan wuu darema run una umalenaa saan markale hasameynina

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Рік тому +2

    Nurdin san maficno blz nooo ialai Dum waye hadii kale uma Bahnoo Boooq 😢😢😢😢

  • @AaminoCabdiraxman-ty6we
    @AaminoCabdiraxman-ty6we Рік тому +3

    Atariisho warahesaa walahi angle masan uga masery 🎉 is qawo ninka afara ubanane hay hay qooqbadana uf dheh

  • @asmaabdirixman-kv3xg
    @asmaabdirixman-kv3xg Рік тому +8

    Brank waxaan waa dhaafy❤😂

  • @najmaqaasim3672
    @najmaqaasim3672 Рік тому +3

    Masha allh Wlhi Waan ku farxey atarisho so la wadkeda ❤❤❤❤

  • @naimosulaiman8881
    @naimosulaiman8881 Рік тому +4

    Kaligay aanku lahaado ceyb maahin! Faamina in the building ku soco sxb waxaaga ilalsho.

  • @hanaashafici7231
    @hanaashafici7231 Рік тому +6

    Ana uhoreyo 😂😂😂 sonoqosho wacan my sis

  • @CadeKacade-j6k
    @CadeKacade-j6k Рік тому +8

    We miss you sxb xage ka dhacday❤❤❤

  • @nasracali5596
    @nasracali5596 Рік тому +12

    Nasra kulahaa wpa naxee😂😂😂

    • @NasriinaQrx-kp6mm
      @NasriinaQrx-kp6mm Рік тому

      Samidey magacena cadalad bu ubahanyhy 😂😂

    • @nasraabdi6165
      @nasraabdi6165 Рік тому

      ​@@NasriinaQrx-kp6mmsdkle aniga xitaa😂😂😂

  • @fardowsabintii5504
    @fardowsabintii5504 Рік тому +2

    Gbda uur ayey ledhaxy naxdhinta bdhn kadaaf please 🙏🙏🙏 ilmaxa kasodici karo eee kajoog fadlan

  • @meizayar4587
    @meizayar4587 Рік тому +9

    Prank lagudaha microphone nh mesha kuxiran yahy anaba ujeda😂😂😂 short film ahan udawana 😅

  • @ifraaxifka9164
    @ifraaxifka9164 Рік тому +3

    Ala wan kaxumahay nuwradiin kaday barnki wa qof xanunsaheso gabadha madoneno in ladhibo gabadhena blz kadhaf

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 Рік тому +5

    UA-cam wa layga sixra umalayna maba dawadaba 😂😂

  • @najmaomar8493
    @najmaomar8493 Рік тому +2

    Nuuradiin wa qaldantahay prank kaas camal naagtadi laguma sameeyo ma ogtahay maseerka inu xunyahay wexey kugu dhufan karta meel xun kugu dhici karaa cunigiin meesha jooga jooji mafiicno wa iga talo inti wax dhib imaan laha maskiinta iidaba uur leh u baahan xanaan

  • @Dhelitira
    @Dhelitira Рік тому +1

    Ano og inuu parnk yahay xanaaqay Nuradin se ugu fakirtay waxan lkn😂

  • @NimcodaahirDaahir-ri9re
    @NimcodaahirDaahir-ri9re Рік тому +3

    Lamanahayga farxad warto abid💋❤🙏

  • @Smile_With__me2024
    @Smile_With__me2024 Рік тому +2

    Brh wlhi gawadhan Kuma jeclo wayo kumey kudihi laheyn poliska ayan kugu wacaa subxana Allah Abahaa maaqano kulahaa 😂😢😢😢😢

    • @liyaomars
      @liyaomars Рік тому +1

      Prank iyo arsaaqadii meel xun ka gashay inta khalad iyo dhaarta benta maba is oga nin rag la baby cml loogu kheylinayo iyo gacan kahadal maba fiirsankaro adiga iyo aabahaa maidiin aqaani 😮subxaanallaah

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Рік тому +13

    Waligiin ciyaalka😭😭 dhagaysta bebega uuin kala Celine 😂😂

  • @fatimamohamed366
    @fatimamohamed366 Рік тому +5

    Nuuradiin kl gabadha wey Xnuu San thy mr dmbe saas haku sameyn😭

  • @safaaxmed9157
    @safaaxmed9157 Рік тому +2

    Welcome back

  • @fatmaabdikadir4421
    @fatmaabdikadir4421 Рік тому +1

    Asc walaalayaal iisoo duceeya guurka baa culeys iga saaran inuu illaahey guur qeyr qaba ii saqiro

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +4

    Best prank ever

  • @nuuriyoali2323
    @nuuriyoali2323 Рік тому +1

    Waraa ganadha urey ledahay maxaa kaqaldan saxib ka ilali waxaan oo kale😢

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +6

    Atariisho waa kugu dhacay bonbolo 🤣🤣🤣

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 Рік тому +2

    Labadaan toxic marriage waaye I was seeing the day one.

  • @claahicasayr3798
    @claahicasayr3798 Рік тому +1

    Tan carab la'wèye😂

  • @ayaan7179
    @ayaan7179 Рік тому +1

    Naagtan dhaqan xumaa maxay wiilka sidaa ugu bod boodi ish isku xishood ilmo aa dhashy maahane wah😢

    • @nasrohasan3854
      @nasrohasan3854 Рік тому

      dadkaan waxas way isla og yihine midna ha u hiilinin hadayna isla ogayn qayladan dhan madhacden wa la is dili laha ama waa lagu kala tagi lahaaa

  • @orlandonunez3924
    @orlandonunez3924 7 місяців тому

    wiilka dulqad badana nuradin mid kafican heli meysid hadan run kushego

  • @rahmasayit6851
    @rahmasayit6851 Рік тому +1

    Nasro lee wayee kulaha😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 Рік тому

    Baanbile la leeyahy Maxaa idinka dhexeya Atarisha iigu horayso waa fuuray Niman waxba ogaynow Allow haku cadaabin 😅😅😅😅

  • @ekramosman6012
    @ekramosman6012 Рік тому

    Saan mafiicna ilmihii flastration aad kurideen ilmaha hortooda laguma murmo please

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +1

    SUBXAANALAAH. ISDAJI. ATARIISHO😊😊😊😊

  • @naimaisse1683
    @naimaisse1683 Рік тому +2

    Prank mrka mqle waso arke walidin waye😂

  • @hamdamohammed7574
    @hamdamohammed7574 Рік тому

    Ilmaha haysku hor laynina isaguu waa prank ma yaqaano ee

  • @masbalabshir5502
    @masbalabshir5502 Рік тому +1

    Nurdin waxan okale prank ha ku samaynin gawadha xamilo waye wlhi

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому

    Nurdin atrisho prank mkuso smen kartid hdna dignin wa qbta ylkla gardrnan dumashiyow maskintan klexo 😂

  • @farhioali3407
    @farhioali3407 Рік тому

    Isooraaca youtube keyga pliz falow sheer ❤

  • @nadiifoonline8476
    @nadiifoonline8476 Рік тому

    Asc somaliyeeey isoo dhoweeye please

  • @fartoqaali7340
    @fartoqaali7340 Рік тому

    Jah hadhipin atarisha waa idin wataa❤

  • @nasroisman4989
    @nasroisman4989 Рік тому +3

    Nasro kulaha magaceyga madku qarane nuradin

  • @princess-vn2qy
    @princess-vn2qy Рік тому

    Mshllh my family Plz ilmaha waa laga fogaadaa marka lays dagaalayoh

  • @ibraic4559
    @ibraic4559 Рік тому +1

    Prank laysla ogyahay

  • @somalinimo8641
    @somalinimo8641 Рік тому

    PLEASE ILMAHA HORTOOD KAAFTAN IYO BUUQ RUN AH KA ILALOYA ILMAHAM PRANK WAX KA GALAY MA LEH. ILLAHEY DARTID PLEASE.

  • @HidaayoHussein
    @HidaayoHussein Рік тому +1

    Nasro qaliirey 😂😂Cdi ma ahn😂

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 Рік тому +1

    Manasha Allah ❤❤❤❤❤✅

  • @nasramohamed9316
    @nasramohamed9316 Рік тому

    Nasra Qaliireey ani miyaaa😂😂

  • @zawzancaliipraahim286
    @zawzancaliipraahim286 Рік тому

    Welkom pake atariisho❤❤❤❤

  • @asmamohamed907
    @asmamohamed907 Рік тому

    Nuurdiin atarisho no daa pleas

  • @xasansharif2444
    @xasansharif2444 Рік тому

    Dgaa dhaankaan xabadaanuu arkayee wuuba isaga cayaaraa

  • @sumayacabdishakur
    @sumayacabdishakur 8 місяців тому

    ❤couple 💑

  • @fatoumasouleiman6098
    @fatoumasouleiman6098 Рік тому

    Babyga inaad dhoortan beey aheed ilmaha leskuma hor dodo

  • @shaandhey
    @shaandhey Рік тому

    Nuurdiin foodada gawadha kadaa

  • @asiayasiin
    @asiayasiin Рік тому

    Fadlan wax aad isla ogtihiin ha nagu wareerinina

  • @SadiaMohamed-k5g
    @SadiaMohamed-k5g Рік тому

    Waxaso kale ciyar maha waxyabo negative a kadhalankato.

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +1

    Nuradiin gabdha dhibta ka dhaaf

  • @nafisomacalindahir1169
    @nafisomacalindahir1169 Рік тому

    Naag naag lagula kaftami karo hadaad tahay maseerkaa waxba kama jiraan iga bixi lee taagantahay hadal jilcanidaa

  • @asmaacali8218
    @asmaacali8218 Рік тому

    Saan lee maa is ku tihiin

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 Рік тому

    ATARESHO NAG ADAG WYE WLLHI

  • @zamzamaxmad4432
    @zamzamaxmad4432 Рік тому

    Muscab xataa waalagu xanaaqay miskiinka

  • @hamditalastprincesscm6560
    @hamditalastprincesscm6560 Рік тому

    Wlhi dulqaadka kabtay 😢😢😢

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk Рік тому

    Masha alah

  • @AbdirisaaqAbdullaahi
    @AbdirisaaqAbdullaahi Рік тому

    Wlhi idin xisay 😭😭😭😭😭

  • @dhucdhucofficiall9158
    @dhucdhucofficiall9158 Рік тому +2

    Aniga waxan iswaydiiya marwalba atariisho badiyo maxay afka kuheesata, markay hadlayso

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Рік тому

    Gabar dhiigle iaga dheh

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 Рік тому

    Atarisho si fiicanaa lagaaga dhaliyey goolka

  • @xamdimaxamedcali4214
    @xamdimaxamedcali4214 Рік тому

    Ay atiriisho caadi ma ahn

  • @amranhasan5985
    @amranhasan5985 Рік тому

    prnk beeeeeen ah😂😂😂😂

  • @fatuush9664
    @fatuush9664 Рік тому

    Isdaji wall ❤

  • @zahrasiciid7825
    @zahrasiciid7825 Рік тому

    ilmaha yarka layskuma horqabsado brank magaranye

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 Рік тому

    Fuse aa uka xanaajinee qof uur leh maskiin

  • @ugbaadabdirashid3531
    @ugbaadabdirashid3531 Рік тому +1

    Waar gabadha ka xishoo waa xaamile😢

  • @FartunAbdi-g1g
    @FartunAbdi-g1g 11 місяців тому

    ❤❤❤

  • @asmajamac6757
    @asmajamac6757 Рік тому

    Lkn ilmaha yar idila jooga ma uficna

  • @masbalabshir5502
    @masbalabshir5502 Рік тому

    Please kada nurdin gawadha 😂😂

  • @Hafsa-ke2or
    @Hafsa-ke2or Рік тому

    Ilmaha hortotha liskumadagalo walalo

  • @Samiya-bz87
    @Samiya-bz87 Рік тому

    Wale ani maxan telefon jabii 😂😂😂

  • @saaam6896
    @saaam6896 Рік тому +1

    dulqaad badana ninkaas ahadaan ahaan laha walahi akhiruu ka xidhanlaha ama ana lay waayi laha iga bixi kute😂😂