prank ugu naxdinta badna oo marish lagusameye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Please follow suu and marish their links are::
    marish:: • Video
    suu:: • Video
    nahwi:: • Video
    wa kuwas chaneladoda.please subscribe like and share

КОМЕНТАРІ • 291

  • @abdiahmed8301
    @abdiahmed8301 4 роки тому +6

    Wallahi channel kiina aad ban ujeclahy spcly Suad you are so beautiful

  • @mohamedserbiya100
    @mohamedserbiya100 4 роки тому +12

    Team mariya hadaanu nahay waanu aarsanaynaa insha alaah

  • @kingmcofficial8238
    @kingmcofficial8238 4 роки тому +6

    Am the one lik ❤️❤️😊😊

  • @khadarqeyz519
    @khadarqeyz519 4 роки тому +13

    Marish wa jeclahy yaa muslim ah 😭

    • @salmanAli-fb3ci
      @salmanAli-fb3ci 4 роки тому

      bro dumashida ka xishow qoftan ana ku heyste hhh

  • @liibaanmohamed9374
    @liibaanmohamed9374 4 роки тому +8

    Maamada daacad ilahey waaye ashahaadka ka baxaayo like shiiqaal waaye

  • @ayanmohamed3929
    @ayanmohamed3929 4 роки тому +29

    Prank inuu benyahay yaa ila arkay

  • @rashkaofficial8175
    @rashkaofficial8175 4 роки тому +5

    Keep going wlashey

  • @hassanissakmohamud3791
    @hassanissakmohamud3791 4 роки тому +2

    Qoftan prank damba ayaan lagusubin😭😭😭😭.. I cried alot walai ...wax xun lamaraba

  • @abdikaniahmed2605
    @abdikaniahmed2605 4 роки тому +5

    Uma ahzab keep goin sis

  • @asadmtumishi4992
    @asadmtumishi4992 4 роки тому +1

    Mariish waa qof aaan hore go aan ka qadan oo dagan wayo manta dhan in aay waxa firiso ayay rabtaa lakin suu iyo umuu chance dhan u didan yihiin mazhaa alaah hore usocda marisha umu ahzap and suuu my gylz

  • @shuraim4762
    @shuraim4762 4 роки тому +7

    UA-cam KA YAAN LAGA XIRIN CLIP KAN MA AQAN INUU SHARCI YAHAY

  • @abdiabdirashid2782
    @abdiabdirashid2782 4 роки тому +1

    Inan Aad u quruxbadan Ayaa ku jirta meesha wallahey, ..maxaad iiggu yeedheen, lacag ayaan Shaqeysanayee 🤣 Mansha allah Dhmaantiin ....

  • @fartunbashir3740
    @fartunbashir3740 3 роки тому +1

    hhhhhhhhhhhhhhhhh 😀😀wale xamdiya qosol igu dishay wllhi😄😄😄😀😀😀😀😀

  • @mahreemmohamed3840
    @mahreemmohamed3840 4 роки тому +1

    Wooow they are so creative !!!! Wallahi

  • @feyrusmohamed719
    @feyrusmohamed719 4 роки тому +4

    Oh my ALLAH poor marish😂😂😂😂😂

    • @feyrusmohamed719
      @feyrusmohamed719 4 роки тому

      The other lady was ready to bury the dead body

  • @abdirizakrashid582
    @abdirizakrashid582 4 роки тому +1

    😂
    incredible what prank is
    keep going.

  • @munasarhassanxayoow2527
    @munasarhassanxayoow2527 4 роки тому +5

    Dad igu qali ah keep going Nolasha inma xumesa cadow jina cagta ka hoose

  • @asmaaadam2020
    @asmaaadam2020 4 роки тому +6

    Qofka qolka kacalacalayo abakanaxay ani 😂

  • @maancishqi2137
    @maancishqi2137 19 днів тому

    Xamdi halis waaye runti Mario wa carartey 😂😂😂😂😂

  • @kafiyanoak2482
    @kafiyanoak2482 4 роки тому

    Mariyo wa qof iska dacada wlhi wa qof sxbtinimada waxka taqanto ayado igabax ladhahayo ayey tiri ayadan unaxaya qof cata dhibkaliya maxay uyihin👋👋👋 Maria salan sare

  • @Queennasracayuuni
    @Queennasracayuuni 3 роки тому +1

    Kkkk anigaba cabsdi bisinka wa kaxumah marish san iney kugu dhacdi 😂😂😂

  • @sakariyaali6910
    @sakariyaali6910 4 роки тому +3

    yaaqay Atariishadeyda caashaqa xaa iiga lalabeeysiin gabdhoow yac😂🤣

  • @cayuushhassan2739
    @cayuushhassan2739 4 роки тому +2

    Waaso gaaye wlh inaa manish prank lagu samenaayo 😂😂👍

  • @aminbrown
    @aminbrown 4 роки тому +1

    Na bas kadeh fiintada waad naga demayse 😂😂😂😂😂❤️😂😂

  • @TheBlueEmpire-20
    @TheBlueEmpire-20 4 роки тому +1

    Am still in shock guys

    • @issa-basomalianborn638
      @issa-basomalianborn638 4 роки тому +1

      Hhhhhhhh Benaale🤣😂😂🤣
      Horay Aya laguugu Sheegay Iney tahay *Prank* 😂🤣🤣😂🤣😂

  • @zakiyare4694
    @zakiyare4694 4 роки тому

    Okey

  • @hassanaaden3209
    @hassanaaden3209 4 роки тому +1

    Mashaa allah

  • @alsalammahamed1511
    @alsalammahamed1511 4 роки тому +1

    Adinka prank nigu jeclahay runtee mariash ayada mxa iskama ooyneysaa wax ma feeri neyso miyaa

  • @naimafarah2691
    @naimafarah2691 4 роки тому +3

    Sorry marish abyo mcnto wad inad noga artaaa hadan nahay team marish 😭😭😭

  • @naimafarah2691
    @naimafarah2691 4 роки тому +2

    Wan kasrena hdn nahay team marish noga so ar ok abyo

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 роки тому +1

    wcs wwhu ala sidaa hasameynina waadba sameyseene xamdi iyo sucaad

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 4 роки тому +3

    Marish bacda geeri deedu waa xaq.

  • @jamalxasan8607
    @jamalxasan8607 4 роки тому +1

    Gubata waye prank kigaan In
    ta igu racsan dhac dhac soo siiya👍🏾👍🏾

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 4 роки тому +1

    Hehe Bacda Inaad Naag Ka Dhigto Bay Ahayd Oo Keeshali U Xidhaan Ama Naaso Reebreeb😂😂

  • @abdirizakrashid582
    @abdirizakrashid582 4 роки тому

    Marish ohin ayey jabsatay by then me am not so linked with you sisters but from now and prank ya umu ahzab and A/Aziz 90 I'll be with you,
    I remember the first prank I viewed was glam by suu and shatter bidhare.
    otherwise keep going.

  • @zakiibwoy1156
    @zakiibwoy1156 4 роки тому

    Anaga waxa noshegeysiin war fintada wey caraafta ee marish doqon miyaa ayada

  • @jaamacdhiico1229
    @jaamacdhiico1229 4 роки тому +2

    Prankgan copy weeye cidii so aragty mation garee 👁👁👁

  • @noorhassan2448
    @noorhassan2448 4 роки тому +2

    This is so hillarious

  • @samsamxuseen2781
    @samsamxuseen2781 4 роки тому

    Wlhi wxn oo kala prank lagaa dhahaa in taan prank dawaday kii igu qosolka badna weye abid aan arki thanks 🙏 my sister 👏

  • @abdirahmanidiris6789
    @abdirahmanidiris6789 3 роки тому

    The Best of all your pranks
    Thumbs up ...
    Lakin mafiicna In sidaa looga nixiyo qofka Muslimka ah

  • @birikaubirikau9805
    @birikaubirikau9805 4 роки тому +2

    Wlh Maria wey caloool jil cantahay i wesh hadan akteda jogilahaa😩

    • @muhbomuhumed8201
      @muhbomuhumed8201 4 роки тому

      Umu ahzab m.a qali dumar keep going sizter 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🔥🔥🔥🔥😘😘😘

  • @salmocabdi3018
    @salmocabdi3018 3 роки тому +1

    Was marki uguhoreysay aan Sabiskarbak kusaro m.a Mar badan janlka maeiya kugu arkay lkn Hada jalkada saxda iaogaray m.a a ga kudon Sabiskarbak walahey somaliyed m.a Baranki lee idin kukeclhy qirux ku dhiigle kusameya Baranki

  • @kaydomarofficial8570
    @kaydomarofficial8570 2 роки тому

    Walhi aniga daawanayay ayaaba ka naxay lkn kii lagu sameeyay ka daran

  • @muxudiinyarechannel5466
    @muxudiinyarechannel5466 4 роки тому

    Asc xamdi c/RAXMAAN walaashey qaali waxaan ahay taageerahaaga weeyn in kastoo adiga aqoonin afka maayga aniga caawi waxaan kuu hayaa ereyo qosol badan oo afka maayga ah makula wadaaga umu ahzaab jwbtu waa xagaaga

  • @hassanmattaan9492
    @hassanmattaan9492 4 роки тому +1

    That was very excellent

  • @raashid_Ali
    @raashid_Ali 4 роки тому +1

    Waligeey gabdho inka been badan😀😀

  • @quienfaatush2673
    @quienfaatush2673 4 роки тому +12

    Fiintada masoo carfeyso miyaaaa

    • @abdirahmanomar9091
      @abdirahmanomar9091 4 роки тому

      Finto maa carafta adane dhigaa soo uri lahaa

    • @xamseyare6370
      @xamseyare6370 4 роки тому

      yaab fiinto maa carafto ...labada dhiigaa u ree

  • @abdiali2649
    @abdiali2649 3 роки тому

    Naxwi waxay aragtay umu axzaab faraha leeleefayso waxay u mooday inay dhiig cabayso maxad cunaysaa kulahaa

  • @carreofficial1965
    @carreofficial1965 4 роки тому +1

    Walahay qof dhintay inanay dul tagnadeen nagahani ee wax kale ii sheega

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 4 роки тому +1

    Mariam cadhada way ku nuuraysaa ee mar walba ka cadhaysiiya.

  • @mustafealimuse8955
    @mustafealimuse8955 4 роки тому +2

    Masha allah hablo
    Hablaha Kale Ee UA-cam ka Isticmaala Waxaa kaga Duwan Tihiin Waxaad Wax Suubisaan Idinkoo Hijaaban Horey Usocda 😍

  • @salaxeysomangacal3404
    @salaxeysomangacal3404 3 роки тому +1

    Whi maariya waa bila aadan

  • @abdirizakahmed2068
    @abdirizakahmed2068 4 роки тому +1

    umu ahzaab wn idin tageera dhamantiin khasatan adiga😘😘😘

  • @ismaildupow6004
    @ismaildupow6004 4 роки тому +1

    Prank oo med dampee hasodiginaa wlly waxlaquciyraa maohooo dimashadaa

  • @caanocaano9896
    @caanocaano9896 4 роки тому

    Maarish codkeeda Marla ay xanaaaqdo jiirbaad moodaaaa hhhjjjjjjj

  • @raxmoruuxi5950
    @raxmoruuxi5950 4 роки тому

    Hhhhhhh maskin walaga gishtay meyd maa asturi kara maria m.a wan idin bara noya inkasto aad igu cusub tihin. 😍

  • @mohamedad2194
    @mohamedad2194 4 роки тому

    This ain’t a prank. This is more like a horror movie....Yaabka aduunka

  • @shaashaacade4676
    @shaashaacade4676 4 роки тому

    Qofaa la dilaa la dhahay way iisoo labisanee cajiib somali ma anaxayso😂😂😂

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 4 роки тому +2

    Marish marbay mo farah noqon gaadhay.

  • @shidayarefilms
    @shidayarefilms 4 роки тому

    Wlhi manaxaaan kuwaaan laba gabdhoob gadaal ka imaanaayey mida aaba suuxi rabtay geeridu waa xaq ay ka bixi waysay miskiin😂🤣

  • @mopower3940
    @mopower3940 4 роки тому +1

    Na bas kadeh fintada wanaga dameysey kulaha 😂😂

  • @axmednuur3705
    @axmednuur3705 4 роки тому

    Marish kulahaa wlh dabaalatihin oo laxyaal eh hhhhh macsokor xanaqi aduunka

  • @alihayir3337
    @alihayir3337 4 роки тому

    Wow that am unbelievable so I I never seen prank like this 🌹🌹🌹🌹👍👍👍

  • @shamsadin1000
    @shamsadin1000 4 роки тому

    Very creative girls keep up

  • @ismailabdullahi1594
    @ismailabdullahi1594 4 роки тому +1

    Glam by suu iyo marish iyo umu ahzab 💝💝💝💝

  • @fatka_poi_official5812
    @fatka_poi_official5812 4 роки тому

    Ahzab waxkale wayeh 😂😂😂 queen of prank

  • @maahirsiciid9652
    @maahirsiciid9652 3 роки тому +1

    Nice

  • @mohamedyare1877
    @mohamedyare1877 2 роки тому

    Wow m.a oky 👍 👌

  • @jeyjeysports6456
    @jeyjeysports6456 4 роки тому

    Umu ahzaab keep going lkn marki pranka lagugu sameyo cusbada Aya kugukacdo

  • @araweeloabdi5958
    @araweeloabdi5958 3 роки тому

    Masha

  • @worldnature6185
    @worldnature6185 4 роки тому

    Waxay maria kuleedahay xoogu intuu ileegyay ma ujeedid kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fartuunlucky6594
    @fartuunlucky6594 4 роки тому +2

    hhhhhh keep going sis

  • @abdinasirhirab6787
    @abdinasirhirab6787 4 роки тому

    Wan inku cusbahay subscribe mana kudagay kawaran hee

  • @AhmedMohamed-rf2zx
    @AhmedMohamed-rf2zx 4 роки тому

    Keep forward ladies

  • @liibaankhaliifshire1989
    @liibaankhaliifshire1989 4 роки тому

    Hablo kaalaya parnk ma idiin cusub mise waxadso galisan wadba kasi wayden parnk ma jire wa wax la isla ogyahay taala ogaade waxkle isku daya

  • @ibrahimdaud101
    @ibrahimdaud101 4 роки тому

    They very creative

  • @abdinasiribrahim4290
    @abdinasiribrahim4290 4 роки тому

    This is very interesting prank and real mahan wax 📷 gadasheda laguso dhisay

  • @qalbisame9111
    @qalbisame9111 3 роки тому

    Noooooooo😩🤯😡🥵 mar danbe waxaan oo kale ha sameynin

  • @abdrmngm7524
    @abdrmngm7524 4 роки тому

    Reero prank halkas dhacdhac ilahay kheyr heydinka siiyo

  • @hafsadiamond9314
    @hafsadiamond9314 2 роки тому

    Marish iyo galaam by suu bis run ujileen prank kiga beenta kan wee iska cadahay iney been tahay because dhiiga faraheeda ey dhuu dhuuqeese umu axzaab

  • @abaascarabofficial4680
    @abaascarabofficial4680 4 роки тому +1

    Prank waxkale mataqanaan

  • @saabirmohamed3526
    @saabirmohamed3526 4 роки тому

    naa bes ka dheh fiintadii waa inaga dhamesay kuqoslaa kkkk qofta suu waba cuntooy wayn kkkkk

  • @fertunmehamud843
    @fertunmehamud843 4 роки тому

    Kkk Naa bes ka dheh wanaga dhamaysay vimtada an Ku qoslay

  • @omarali2282
    @omarali2282 4 роки тому

    Zuu baan ka helay waana salamayaa Umu ahzaab salaan iga gaarsii sucaad muqaalkeda ayaan ku nafisaa

  • @yassinaden1216
    @yassinaden1216 4 роки тому +1

    Wow qatar waye 😀😀😀😀

  • @najaahbashiir7333
    @najaahbashiir7333 4 роки тому

    Prank Waa Kii Aan Abdib Ugu Dawado waqtiya bdn Waan Iska Soo ceshtaa

  • @amiiramaxamud8806
    @amiiramaxamud8806 4 роки тому +4

    ❤️

  • @saladkianodukowzchannel4130
    @saladkianodukowzchannel4130 3 роки тому

    Marish xog badhannaa sidhii kaninki ayan kuliqa

  • @abdifatahhamdi5660
    @abdifatahhamdi5660 4 роки тому

    Umu Ahzab iyo asxabtadtha prank prank aya dahdthene anilee malin igaso horbixi dontan adthi iyo Shuterbidare sidan nibursan dono cameraga wadka carari dontaan

  • @barrefiiq5353
    @barrefiiq5353 4 роки тому

    Hhhhh gacanta dhulka la mar mariyay ee hadana la leef leefi ayaan la yaabey

  • @araweeloabdi5958
    @araweeloabdi5958 3 роки тому

    Masha Allah qali

  • @abdullahimohamed8588
    @abdullahimohamed8588 4 роки тому

    gabadhaan marish ah ma.iga deysiino prakgigaan walalayalow noosoo aar marish

  • @al_aminchannel3292
    @al_aminchannel3292 4 роки тому

    Umu axzab shub waye wlhi masha inbadan laga ohisiyeey hhhhhhhhhh gacanta gutagay walhi

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 4 роки тому

    Horey usoco qaali isoobooqo walal

  • @princessfatuush4936
    @princessfatuush4936 4 роки тому +1

    Ala waxan wa beer xanun wlhi😭😭😭😭😭

  • @mohamedismail3043
    @mohamedismail3043 4 роки тому

    Kkkk wllhi caadi matahiin gabadha sidaas hayelin please waa lobahanyhy

  • @capitanogofficialchannel3063
    @capitanogofficialchannel3063 4 роки тому

    marish meeshi loogu tashanaayay wlh aniga ma joogin

  • @nowunited3561
    @nowunited3561 4 роки тому

    Asc marka uhoresa aniga wan kaheley barnamijaka wahan idin leyahey I love u nosobadiya barnamaijkina barnamija sifian bad uwadan ad ban idinkufarahsanahey ❤️🌹😍wallaleheygi

  • @kadinjoqali2428
    @kadinjoqali2428 3 роки тому +1

    😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏