Ninkaan waa cadeestay in uu horgal yahay, adeer ama SNM yaan soo kaxeesan dheh ama iska Dhig nin dhulbahante wax la wada, Puntland ma kala jeclaa adiga iyo inta kula caqliya oo uu ku jiro naceeb iyo caqli xumo. Adaa u shaqeynaya SNM oo laguu soo diray isku dirka Harti weyne. Ninkaan waa horgal cad.
Inta Jamaahiirta SSC oo rabin in ay noqdan baradho kulul baa ka badan horgalada iidoor! HA NOOLAATO SSC Khaatumo; DARAAWIISH state of Somalia. Guul Iyo Gobanimo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waar nacasyow orod Hargeysa aad puntland ninna marti uma ahan waligeedna lama qabsan dhulbahante iyo warsangalina waa difaacayaan you are sick go and see to a Doctor
WLL ILAAHAAY BAA DAD JIRA IDINKA DHIGAYE IIDOOR DAMBE WAX HAKU DARSANINA DAD IYAGU INEY IDIIN TALIYAAN RABA WAAYE CIDNA WAX UMA OGOLA EE DANI ISKA QABTA LAAKIIN CIDAAS MARDAMBE HA U JILCINA YEYSAN IDIN DABAR GOYNINE DHULBAHATOOW IYO WARSANGALIYOOW RAACIYEY IDIIN ARKAANE KA JOOGA MAANTAAD XOR TIHIINE. WAA IGA TALO . IIDOOR INTUU IDIN CADAABI KARO WAA IDIN CADAABEEN DHALINYARADIINII WAY KU DHAMAADEEN ALI KHALIIF GALAYR WAY SIREEN MARKAY GOOSIGA KU DHAWAAQAYEEN XABADO BAY NAGU QABTEEN BUU YIRI EE SIDAAS UMA AANAAN TAGIN MEESHA WAY NA AFDUUBEEN.
Dani cidi dooranmayso laman rabo dhiiga abo ku daatay iyo ka ku daadanaya gaalkacayo iyo goldobag ma arko ee doorashoaguu galay isaaq iyo habargidir waji buu ka rabaaaaa 😂😂😂😂😂😂😂
Dhulbahantoow xamar kadega somaalilaan haku soo noqnina bilaahi caleeg waayo dee dandiina garnmyiisan meel aan dalkiinii ahyiin ba ku ordyisaan dalkiinii waxa ka dhigteen xera dhiig caqlina ma jiro
Ala yaa wali riyo ku jira waryaa somaliland afkaga qadhmuun ka leexi walahay hadada waalataan oo sikasta isku daydaan somaliland kama guuleysa naysaan horaa loo yidhi isaaq iyo rabbi Alla nala jira nin Alle la jirana ma guul daraysto
Who cares badhyo culus iyo putland mar hore ku daneystay mulaaxo hadana waan qawinayaa sidi abaarsho land micnaha warsangali kaso wadaa xawalayey darawishti oo so kacday weeye maanta galadu waxeey dhahdaa every dog has day
Somalia maanta mideyn bay u baahantahay , khatar weyn waxaa ku jira jititaankeenna , ha la tashado qabiilka iyo caaddifadda hiyi la kaca wax matarayaan ..... hadday gaalo dhulkaan maanta qaadato maalinta qiyaamaha waad u qoolantihiin... Wax ummadda wax u tara sheeg ..dadkana dab ha la dhex roorin ا ا.....واعتصموا بحبل الله جميعا ولا تفرقوا واذكروا نعمة الله عليكم إذ كنتم أعداء فألف بين قلوبكم فأصبحتم بنعمته إخوانا .......ف
Wll waxa ninka ugu macquulsan ee ka hadla arimihag ssc walaahi waxaan goobjoog u ahaa cali khaliif oo madaxtooyada kula sheekaysanayay siilaanyo waxaan ka qoomameeyaa in aan la duubin wax badan oo aad ka hadashay ayaa ku jiray
Kudufaaaci maayo xasan Haku dufaaco warsan Galina majeeerteen kamajeclid awr kukacsi waahaduu warsan Gali kudhagaysto Teeda kale markaad ceerigaabo dhawrka baroon lasoo aadaysay warsan Gali Takada maad wax kasiisaan Markaad tabar wayday baran dahab warsan Gali tol noqdeen
Dhulbahante weligeen waa maqli jirnnay sheekada wadaadkan ka sheekaynayo, kuwa yiraahda Garoowe iyo Yoocadaan Isaaq gaynaynnaa annagoo ku umaynanna MJ…Ma ahan wax ku cusub dhulbahante Horgalnnimo raba iyo inuu Isaaq gumaysto, hadba geed buu foodda soo saarayaa, ma foga marka aad ka maqli doontaan !!
Warsangeli Iyo majeerteen waa up Iyo diirkeed dheh .
Dani waa Halyey
kkkkk dhakhlo mj munaafaqadiisii waa la ogaaday futada mj baa puntiland lagu difaacaa warkaasi waa soodhamaaday oohin uma baahni kabax meesha
@@shaficimohamedomar-d6b waaw futo mj manta iyo maalinkale lama ilaalin ee waxaad ku qaldeesa dadka 2023 futadooda laxooreeyey mj waligood iyaga masuul idinka ahaa hadase weeey soo dhamaatey dabir calaa nafsi walal mcn haa lajoojiyo baroor shiishta lawado no moore wiil dambe mj ineeysan dhul bari isaaq lahoos keeynayo kabogsadey beeentii falastiin
taariilhdu iyadaa isqorta adeer 26 sanaan futadaada ilaalinayay inta wiil igaga maqan walaahay baadan adigu iigarab istaagin hada kii xafaayada kaafuray baan ahay tankale puntiland ilaalinta futada mj baa lagu ilaaliyaa dhadig yohow taariikh maalin baad iihiilisay maalinkiina mana sheegasho iyo dhaqan dumar baad iilatimi mana aadan dagaalamin igu sawir baay ahaayd waxaad iiga daba cabaadaaysaa waa futadaayda wali sii ilaali ee aamin nin ila siman oo ina hartiya inaad tahay oo kaligaa isku filnoow haayga daba ooyine car sidaayda gooni istaag oo is aamin naagyahay
War Dani waa fulay isaaq buu ka baqaa daha dabadiisuu ka hadlaa
Dani waa munaafaq Warsangalina waa ogyahay nacasna loo sheegimaayo 😂😂😂😂😂
Dani Sansibaar waa qaain ka Xun horumarka SSC khaatumo ❤
@ dani waa fuleey isaaq dani maxaa dan ukujirta inuu ladagalamo isaaq ma dhul beey kaheestan adeer baroorta jooji ee xoreeso dhulkaada mw said dani dhulkiisa buu xoreeynaya haduu baqayo argagixida caalamiga lama dagaaley adigana isaaq baad kaahadleesa ee waa muuse ismail iyo reer daahir kacawani war xoreeso gabdhahada iyo dhulkaada nimaan ciiley icaaya
War eygan yaa yaqaan
Eygan Naga aamusiya
Viva Dani Viva harti
Warsangeli Iyo majeerteen ilmo hooyo dheh
Tag naagyahay
VVV DANI QURUX .
Guul iyo gobanimmo ciidanka daraawiishta hartiweyne illaahayna waa garabkiina ❤❤❤❤❤❤❤
Waxan waa siyaasad maalinba waa gelin ee Dhulbahantaw ha deg degina.Deni Majeerteen uuma taliyo waa ee madaxa PL .
Dameer ninkii raran jiray buurabaa
Ninkaan waa cadeestay in uu horgal yahay, adeer ama SNM yaan soo kaxeesan dheh ama iska Dhig nin dhulbahante wax la wada, Puntland ma kala jeclaa adiga iyo inta kula caqliya oo uu ku jiro naceeb iyo caqli xumo. Adaa u shaqeynaya SNM oo laguu soo diray isku dirka Harti weyne. Ninkaan waa horgal cad.
DENI IYO PL WAA DAD GO'AAN LEH. ADIGU MARINKA HA SEEGIN.
Marankiisu ma inaanu cidna wax la qaybsanbaa walaahi hadalkiisu wuu cadyahay hadaad dhayalsataan meel fogbaa laga doonayaa
@@SKY-pf7sl, laascaano unbaa , caruurta iyo Haweenku ka mudaharaadi, ragana lagu layn. Iidoor adiga unba u ahaan lahayste.
Deni wuxuu ku xisaabtamayaa inuu helayo waar Dhulbahante iyo warsangeliya uu ku adeegankaro nacaybka reeraha waqooyi degana faafiya dabeec labada reer ay noqdaan waxaan noolayn dhimana qaarna Garoowe joogaan qaarna HARGAYSA isagunabxildhibaanada magaca HARTIGA ku isticmaalo laakiin sidii hore noqonmayso hadii khaatumo la waayo maxaa u diidaya inay reer waqooyi tashadaan oo waxay u dhan yihiin wada dhistaan madaama Deni Haweye iyo Xamar ku xidhan yahay hadaanu ka joogin wuxuu ku dhaqmayo dadka deegaankaadi way danaysandoinaan qabiilna meesha wuu ka bixi doonaa waayo qabyaalad laysku caga goynayo waxaa dhaama inaad danahaaga raacdo
Calanka isaaq nin MJ ah ayaa samayey
Waan ognahay wllo mahadsaniidin mj iyo isaaq way is shabahaan markad eegto
ADEER. HADDAAD HADDA. TAAGANTAHAY. S.N.M. AYAAN. ISU. DHIIBAYAA. IYO. IIDOORWAGAASHE. AAN. JIRITAANKAAGABA. OGOLAYN. OO DOONAYA. INUU KU TIRTIRO. DALKANA KAALA. WAREEGO. WAA IN DHULKEENA AYNU ILAASHANO. WELIGEEDBA. BUNTLAND. HA. TAGTO.. MA JIRO. CADOW. IIDOOR. INOOGA. XUN. ADUUNYADA WEY INAGA. TIRTIRILAHAAYEEN. HADAY. JAANIS INOO HELAAN. GAALXAMBAARADA IIDOORWAGAASHE..
Kkkkk somaliland idiinma baahna ,hadaa daacadnimada illaahay iyo wacadkiiba waadkabaxdeen illaahaybaa awoodleh, xaqa ha inagutoosiyo caruurta qoryaha kurarteen,illaahay uga baqa,,kuligiin danaa kalaleedihiin,,
Guuleyd try harti waqooyi 👏💪
SOWDIGII LAHAA MAAMULKA SSC HALA WAARDIYEEYO YAANAY SIDII KUWII HORE II DOOR AADINE. MAXAA KUGU DHACAY WIILOW???
Inta Jamaahiirta SSC oo rabin in ay noqdan baradho kulul baa ka badan horgalada iidoor!
HA NOOLAATO SSC Khaatumo; DARAAWIISH state of Somalia.
Guul Iyo Gobanimo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
AR ANAGAAN MAARMI WAAN GOOSANAYAA LAFAHA XAMAR FEENAN MAYNO DANEAYNA ANAAA SHALAY DOORANA BARINA DOORAN DOON TEEDA KALE ADEER XAMAR OON CAASUMADA LAGA BEDELIN ANAGU UMA GSO SOCONO MW DENI NIN GAARO WAAYEY BAA WAX KA SHEEGA ANGU HADAAN NAHAU REER PUNTLAN WAAN ISKU FILANAHAH❤❤❤❤ 10:02 10:02 ❤❤❤❤❤
WAAKAAS WAAKAAS OO WAAKAAS CADAYSTAY WIXII UU LA HARAACINAYEY...
You’re right mudane❤❤❤❤
Nin calilahaad u egtahaye nabada kashaqeee
Waar nacasyow orod Hargeysa aad puntland ninna marti uma ahan waligeedna lama qabsan dhulbahante iyo warsangalina waa difaacayaan you are sick go and see to a Doctor
Dhulbahante dhulkiisa miyee garan la' yihin maxaa kaga xiran Denì yaa isha!
Siyaasigu waa siyaasi
Waa shakhsi, waa tegayaa.
Tolnimadu go,imayso,
Tolku iyadaan Danni soo dirin ayay
Lascaanood yimaadeen, ka dagaalamayeen !
Dannina is biya-raaciyey markuu
Markuu arkay shacabkii oo ka hois baxay !
Shacabkuna waa shacabkii,
Tolkuna waa tolkii .
Iidoorna ilaa maalinta qiyaamuhu dhacayo, wax isku darsanmayno,
Oo xaqiiq ah,
Darwiish
Car kadag waakaas ee puntland bal inaad wax kaqaado fadlan kushuba
SSC PL HARTI JL D5 QOF QUDHA IYO KOOX YARI WAXBA YEELI MAAYAAN EE OROD YAAN LAGAAGA DHEERAYN WASIIRKA AAD SHEEGAYSID...!!!
Nin emotional ah oo maalinba meel Askari ka ah baad tahay ee Mx Dani nabad ayuu sheegay.
Domaliland ayaad askarinimado baad u xiistey.
Xawalayey dhulbahante mideesan waligiin meydaan arag abaarsho land iyo badhyo culus maanta waa dowlad walee sifican baa la idin qawinayaa
Shiikh isdeji, siyaasada ninba inta heertamartiisu le'eg tahay ayuu uga hadlaa. Deni hadalkiisa nimaan aad u qoto dheerayn ayaa ka gubta. Waxaad dhihi lahayd Haddad ugu badan tahay "Deni waa MUSHARAX"! Xaal baan DENI iyo PUNTLAND siiyey. Nimanyahow siyaasada haloo daayo raggeeda! Waa iga talo.
WAR ISKA AAMUS WAXBA KU HADLI MAYSIDE??? HADDII KALE MEESHAAD SHEEGAYSID AAD OO HAKA SOO NOQON.
WLL ILAAHAAY BAA DAD JIRA IDINKA DHIGAYE IIDOOR DAMBE WAX HAKU DARSANINA DAD IYAGU INEY IDIIN TALIYAAN RABA WAAYE CIDNA WAX UMA OGOLA EE DANI ISKA QABTA LAAKIIN CIDAAS MARDAMBE HA U JILCINA YEYSAN IDIN DABAR GOYNINE DHULBAHATOOW IYO WARSANGALIYOOW RAACIYEY IDIIN ARKAANE KA JOOGA MAANTAAD XOR TIHIINE. WAA IGA TALO . IIDOOR INTUU IDIN CADAABI KARO WAA IDIN CADAABEEN DHALINYARADIINII WAY KU DHAMAADEEN ALI KHALIIF GALAYR WAY SIREEN MARKAY GOOSIGA KU DHAWAAQAYEEN XABADO BAY NAGU QABTEEN BUU YIRI EE SIDAAS UMA AANAAN TAGIN MEESHA WAY NA AFDUUBEEN.
Kani waa xayawaan .hadii wadanku Kala goo isaaq baa ku guursanaya
Waxaad tahay ma naqaan warsangeli waa majeerteen
Madax weynahuna was dani
Waa hadal saxa hadalkii dani wllhi hiil idoor buu ahaa , manta iyado warsangali iyo dhulbahante maxastodii bananka magalada daadsan yihiin inuu sidaa yidhaa hiilo idoor iyo ku digasho maantaddayada ah ayuu aha!!
Qayla dhaan waa wareeey❤
Mj kiuga ogolo inaad ka baxdo deputed land maxaa kuu diidey warsangeliyow inaad ssc wax la qeysataan Warsangeli wuu hurdaa
Dani cidi dooranmayso laman rabo dhiiga abo ku daatay iyo ka ku daadanaya gaalkacayo iyo goldobag ma arko ee doorashoaguu galay isaaq iyo habargidir waji buu ka rabaaaaa 😂😂😂😂😂😂😂
HADALKII HORE EE DENI CAADI BAY AHAAYEEN MANA XUMAYN EE FAHAN.!!!
Halkaad iga daydadiyo halkaan degey kala Durkee Illaah baa deeq baxshee siyaasada xagxagashada ka daa!
Dhulbahante car cid hala heshiiyo,Isaaq ayaan ognahay waxay ku hayaan,Hawiye ayaad maqlaysa,kii Harti ee dhiigiisa u shubay,ee Hanadadiisii badhna Waraabuhu ku xasheeyey,Badhna cadowga u xidhan yahay ee Sarakiishii ugu saraysey Majeerten ahay web,ee hantidiisa u quudhay,ee Khasnadaha u madhiyey,ayuu maanta waxa kula hadlaya,Maamulkii waxa oo wanaag adna la garab taagna,ayuu baanad ku furfururaya,isagoo aan eegayn,ee Putland oo Dawlad ah,u furfuraya SSC,oo bariga Laascanod ah,waxa uu gaadhay wax garadka dhul bahante in ay dhahan Cumar Mahamudow Nagu darsada.hadana warsan-geli ayay marayaan ( Welina iyaga ayaa isla saxan).
subxaanallaah dani waa shaQsi Allow Aoomaha hagaaji
MAADAA FAHMAYBA HADALKA DENI IYO SIYAASADABA...!!!!
Waar ka ilbaxnay warkiina.hargaysa carkaalay walaahay waad kudhimanaysaa 1:50
NINKAN YAA KULA DARDAARMAY INUU PL DENI IYO HARTI AMA MJ WAX KA SHEEGO? MAXAA KA KHALDAN QOFKA?
War Ninyohow Waan Kula Yaabay. Hadalka kaa soo yeedhay maanta. Iidoorwagaashaha. Aad sheegeysid. Adduunkaba wuu kaa Tirtirilahaa Hadduu Fursad yar kuu Helo. Berigii Hore Ma Horgal iidoor Ayaad Ahaan Jirtey. Waan kula yaabay maanta.
Qof siyaasi ah haddii warkiisu saas kuu dhalaalinayo oo aad hareerahaagaba dhuganayn waa nasiib darro. Harti dhib kasta wadaage, siyaasi dantiisa ku hadlana Deni uma horeeyo, lkn aan isticmaallo qofka leh hadalka ku xanuujiyey intaad tolkaa u hanjabi lahayd oo aad dhihi lahayd waa isku kiin qarxin
WAR MIYAADAN FAHMIN HADALKA????
Viva hartiweny for ever Ameen🤲🏻
Adeer xishood maashe somaliland iyo puntland ayaa isku hayee dhinac raac
Balaayo nin u yeedha waa heli, Inaadeer, Isaaqna ilama aha in uu dub kuu aamini,anigana hadaad and iga maaran tay Inaader Duco qaado oo is maamul.
WALLEE Ninkani Waa NIN Rageed Caqli Badan Weeye mashalla Noolow muwadin Waxan anigu Leeyay war Nabad iyo isaaq Wax Ino dhamaa Ma jirto xamar Waxba inoma yaaliin hartiyaw 😮😮😮
Dhulbahantoow xamar kadega somaalilaan haku soo noqnina bilaahi caleeg waayo dee dandiina garnmyiisan meel aan dalkiinii ahyiin ba ku ordyisaan dalkiinii waxa ka dhigteen xera dhiig caqlina ma jiro
War nadhaafa nagadaaya cabaadka
Mj kuuma bahna dameerow.Orod
Isaaq isku dhiib, puntland haku waalan isaaq iska dhicih. Puntlsnd Waligeed lama qabsan dhulkeeda
Adigaa dhulkaaga isaaq siyay.iska xoreeh.anigu kuma baahni
Ala yaa wali riyo ku jira waryaa somaliland afkaga qadhmuun ka leexi walahay hadada waalataan oo sikasta isku daydaan somaliland kama guuleysa naysaan horaa loo yidhi isaaq iyo rabbi Alla nala jira nin Alle la jirana ma guul daraysto
Ninkaan maskixinyan buu
U xanuunssyahay
Maahan nin nicib PL ama dani
Ee maskixyan buu isku buuqay
INAADEER NINKAN IYO CALI DAACUUN WAY JIRANYIHIIN. WAANA LA YAABANAHAY DOQONIMADAN. ANIGU WAXAAN AHAY DHL HARTI AH OO PL AH. BAL EEG WUU HABAARTAMAYAA.
Guuuul harti abti cayda daa oo dagaalka ceerigaabo harti oo dhan ayuu u yaalaa
SHIRKII BADHAN WAY TAAGEEREEN DAGAALKA PL IYO DENI EE OGOW...!!!
MUDANE ADIGA IYO GARAADSUN WALAALO MIYAAD TIHIIN? MISE WAA LA IDIN WADA TASHKIILIYEY???!!!!???
Deney in idoorka lagu sii daayo ayaa fiican ilaa garoowe hasoo tabtane oo garowe halag qaxee nin abaal leh maha deney
OGAYSIIS SIXID
WAQOYI WUXU KA BILAABNAA GAALKACAYO UP TO ZAYLAC ( Same culture and same food and dress as well ) so l support idea of this man ok
Sanaaag warsangali soil dhulbahayte guuul
Doqonimadii oo ookiyaale wadata😂
Yaab badanaa ninkan cudur mj baa haayaa shartiisa allaha nadhaafiyo. Deni waa siyaadi marna oran maayo ceerigaabo baan weraraayaa hadal masuul mahan laakiin dhulbahante hadaysan iska qaban maangaabyadan Deni, puntland, mj ku waashay wallee way gumoobi. Mj gii 2 sano ka hor usoo gurmanayey umasoo gurman doonan hadaysan edeb darada daynin.
Sida Raga U Hadal .Naag Masayrtay Waad Ka Liidataan.Majeerteen Maxaa Keenay .Haday Odayaasha Majerteen Qaban Waayaan .Wax Kalaa Xigi
Shirka Badhan waa majara hababin oo loo baahneen.
Thank you brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cabaad baan maqlayaa maa iskadaysid oohinta dani waxaanleeyahay guul kusoco
👍🏼👍🏼👍🏼
Ruufuyaan dhulbahante ama horgal. Isaaq baa tahay yaa ruufuyañ
Dhulbahante waji ma lihidiin dani wuu idiin hiiliyay cay afxumo waxaan aheyn idinkama faa iidin teda kale buntland iyo dani hakala leef leefina waa iskumid
Who cares badhyo culus iyo putland mar hore ku daneystay mulaaxo hadana waan qawinayaa sidi abaarsho land micnaha warsangali kaso wadaa xawalayey darawishti oo so kacday weeye maanta galadu waxeey dhahdaa every dog has day
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk daarood hunguri kkkkkkkkkkj🎉😢😢😮😮😅😅😅
Meeshaaaash kawad hawsha daaanyeeryohow eeygaa tayda iiraac oo khadab daawad caanaad kacabaysaaye soo aaad
Nachspiel caadhifi ah, marwalba gumeysi u ooye, ilow dhowidaa,
Waallhi o biillhi haadi somaliya isku nooqoto kuu daaran o maarna haawiiya kuu xuukumi maarna isaaqa daarood waaxu nooqon doona miinorati aramay idiin fiiciinayid siidii hoore duufkubaxa
War nayuu ah dani ma aragtay wajigiisa runtaa
Viva Putland Viva Dani
Kani xagu kayimid waxaasoo miiran ayaa kadhageeystaa
Somalia maanta mideyn bay u baahantahay , khatar weyn waxaa ku jira jititaankeenna , ha la tashado qabiilka iyo caaddifadda hiyi la kaca wax matarayaan ..... hadday gaalo dhulkaan maanta qaadato maalinta qiyaamaha waad u qoolantihiin...
Wax ummadda wax u tara sheeg ..dadkana dab ha la dhex roorin ا ا.....واعتصموا بحبل الله جميعا ولا تفرقوا واذكروا نعمة الله عليكم إذ كنتم أعداء فألف بين قلوبكم فأصبحتم بنعمته إخوانا .......ف
Waa nin fahansan bahasha xasangurgurte
Waar niyo Horta reerkani oohin badanaa qof uun ooyaayay 24 anwer
Isaga noqda gumeysigagi ku noqo
Na dhaafa meesha rabtaan aada no mashquul
xaqaad ku adimaysaaa dhiigii inamadeena harti ayaaaa dadanaya waxd udhimanaaysaana waa magaca darood
SCW, GUUL GUUL GUUL SSC IYO WARSANGALI.
Isdeji waad guulaysanaysaan ssc Isdeji isdeji waxaa lagama hadlo inaad ka hadasho waa qalad way harti oo dhan baa ku garab taagan so isdeji
Wamakuu sheegaa waxaan ahah majeerteen nin aan irabin marabo
Afkaaga qurnka ah. Ka dhaaf deni
MOWQIF LA'AANTU WAA SIDAAS OO KALE. WASIIR WASIIR WASIIR WASIIR WASIIR WASIIR WASIIRKA GAASHAANDHIGA HARGEYSA SOO QAATO.....!!!!....!!!!...!!!!!!
Deni wuxuu doonayo waa gartay
War aamus. Horgal ya how isaaq U ruufiyan. Warsagali waa walaakay taladaa ma donayno. Wuu ku yaqan waxaa gasho
Orada ada inader dee
Adaa isaaq ku gumaystay caac iyo matag
Wll waxa ninka ugu macquulsan ee ka hadla arimihag ssc walaahi waxaan goobjoog u ahaa cali khaliif oo madaxtooyada kula sheekaysanayay siilaanyo waxaan ka qoomameeyaa in aan la duubin wax badan oo aad ka hadashay ayaa ku jiray
KALA GOYN CIDNA KU RAACIMAYNO. ADIGA DAAWAD MAXAAD USOO QAADATAY?
Hadeer aad
Kudufaaaci maayo xasan Haku dufaaco warsan Galina majeeerteen kamajeclid awr kukacsi waahaduu warsan Gali kudhagaysto
Teeda kale markaad ceerigaabo dhawrka baroon lasoo aadaysay warsan Gali Takada maad wax kasiisaan
Markaad tabar wayday baran dahab warsan Gali tol noqdeen
War umada haysku dirin akhiraa Danbaysee waxii Dhicidoona illaahay ayay Gacantiisa ku jirtaa sxb Diinta soo Baro
You liar you don’t understand the system.
Wallaahay waaruntaa laakiin tolkayo majeerteen waanu jecelnahay laakiin hadeer waxaad moodaa oo ay udhan yihiin hadal xumada madaxdooda wasiirdoodu maahmaaho xun nagu tilmaameen oo mw nahoodii kaa yahay dee halkaa waxaa kasoo socda quwadii harti oo isjebisay ilayn dadku xoolo maahee oo dimiir bay leeyihiine arinta nalaku gelayona tahay narawca ama waanu idin suurad xumaynaynaa ilayn vaydu waa suurad xumayne warhooy midnimaa sharaf lagu leeyahay midna ogaada anagu waanu tashanay maamulbaanuna nahay reer ssc kh hadaanu nahay
Dhulbahante weligeen waa maqli jirnnay sheekada wadaadkan ka sheekaynayo, kuwa yiraahda Garoowe iyo Yoocadaan Isaaq gaynaynnaa annagoo ku umaynanna MJ…Ma ahan wax ku cusub dhulbahante Horgalnnimo raba iyo inuu Isaaq gumaysto, hadba geed buu foodda soo saarayaa, ma foga marka aad ka maqli doontaan !!
Jizakalahu kheyr inaadeerow ilahay haku xifthiyo hana ku barakeeyo kilipyadaada aad baan u dhegeystaa waana kuugu hambalyeynayaa codkarnimada geesinimada iyo alla ka cabsiga ilaahay haku xifthiyo
Maxaa rabtid suubi maxaa puntland uga hanjabaysaa
Cinnamon wax ku kordhimaysid
Pastor baa tahay orod Somaliland aad anaga iyaga midna waji kuma lahide
Lakin burco intaan ingiriisku rarin waxa aasaasay dhulbahante guryaha bartamaha ku yaallana yaxye ayaa leh.berberana xaafadaha ugu badan dhulbahantaa ilaa haddeer deggan sida daaroole,hargeysana aad bay u dagganaayeen
Yur