Soomaaliya Oo Loogu Baaqay In Ay Aqoonsato Somaliland Ka Dib Ictiraafka Itoobiya.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2024
  • Soomaaliya Oo Loogu Baaqay In Ay Aqoonsato Somaliland Ka Dib Ictiraafka Itoobiya.
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

КОМЕНТАРІ • 24

  • @kastankastan2983
    @kastankastan2983 5 місяців тому +3

    Aniga markaan Khudbaddiisa Aan Dhageystay Samaale Waxaan Qiraaya In U Yahay Siyaasi Gob Ah❤❤❤❤❤❤❤

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 5 місяців тому +1

    Soomaalilaand guul insh alla

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 5 місяців тому +2

    Legend! Waleee runtaad u sheegtay!

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 5 місяців тому +1

    Maansha allaah madax sare Viva Somaliland guuul iyo gobanimo 💯👌

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 5 місяців тому

    MANSHALLAH GUUL SOMALILAND

  • @kadijaali7014
    @kadijaali7014 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤Mashallah

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 5 місяців тому

    Insha Aallaah Guul iyo Midnimo Waarta Jamhuuriyadda Somaliland ❤❤❤❤❤❤, illaahaw Fashili Cadawga Somaliland meelkastaba.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 5 місяців тому

    Cabdi asis sfcn Ayuu ula garnaqsaday xasan sheikh maxamuud iyo maamulka muqdisho ee taagta daran dee🎉

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 5 місяців тому

    Maansha allaah warku waa cadyahay halka wax loo dhaafa ma jirto yaynaan isku akhiro seegin somaliyeey!!!!

  • @abdirahmanducale3012
    @abdirahmanducale3012 5 місяців тому +1

    Somalia dhowr af ayaa lagaga hadlaa.
    Halka Somaaliland hal af ayaa lagaga hadlaa

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 5 місяців тому

    THA IS TRUE

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 5 місяців тому

    Abdi/Aziz M Samale haddii ay odayashii 1960 badawnimo darteed dawladnimadii fahmi-waayeen iska dhoofiyeen maanta adiga kasii garasho liita odayashii waayo waxa aad walaalnimo iyo wanaag ka baryaysa dad iyo dawlad aynu muddo dheer baranay . Adeer iska yaree gar-sheegashada iyo hadalka khasaaraha oo waxaad tidha WAAR CIRKA SOO DUMAYA CADAWGA SOMALILANDOW وبالله التوفيق

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 5 місяців тому

    Somaliland hanoolaato guul iyo gobonimo insha allah

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 5 місяців тому

    guul qaranka somaaliland

  • @AbdillahiBotanWarsame-oe6sz
    @AbdillahiBotanWarsame-oe6sz 5 місяців тому

    Adeer taariikhda soo sax somaliland xorroyada waxay ingriiska kaqaadatay 26.6.1960

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 5 місяців тому

    Kani waa Ictisaam, war hadal ka jilicsan meesha la dhaaf.

  • @fahmoyassin7175
    @fahmoyassin7175 5 місяців тому

    Yareet haday sida samen lahayen waxaynubnoqon laheed sida khalijka majlis tacawun somali baynu samaysan lahen yasinaya kartida cadaw guna way inaga baqan lahayen

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n 5 місяців тому

    Kulmiye Wixii miyuu iska dayay guryo weerartaan,guryo ku dhegtaan,iyo guryo iska dhex fadhiisataan..

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 5 місяців тому

    Sadexda midna Harti ma dooran

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 5 місяців тому

    Muusw iyo kuwii kahoreyey qabiil baa dortay, bale xasan somali wakiiladooda wana sharciga pralamanka.

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 5 місяців тому

    Weli dhulki Harti oo dhulkan kaaga so horayey oo camiray inaad adiga shalay Ingiris Gubban gacanta ka so qabtay sheeganaysid waa arrin dhabarka kaa jebin doonta insha Allah
    Arabsiyo News Hoyga beenta iyo propogaandaha

    • @Mohammedabdi1127
      @Mohammedabdi1127 5 місяців тому

      Aderr anagu Boqortooyada Ingiriska heshiiska kula galay dal iyo Ingiris. Adiga oo guriga uga shaqayn jiray inaad wax noo sheegto waa edeb darro.
      Rer Waqoyi nalama yiraahdo bal Daarood aan xuduud lahayn