Cali Uwaa IYO Soo Dhawayntii Warda karaama 2020 London

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 16

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 4 роки тому +3

    Wellcome Warda Karama to London masha Allah hero Laki H Wacays long life.

  • @zahramohamudp8619
    @zahramohamudp8619 4 роки тому

    Asc wr waa idin salaamey qarabadeyda qaaliga ah meel kasta aad jogtaan iyo waqti kasta ey idin tahey waa i din salamaye guuleyso illahey idinkiis

  • @luulmahamed2160
    @luulmahamed2160 4 роки тому +1

    waaaaw masha allah wakabaxsateen hore usocda 💋💋💋❤️❤️

  • @deqomohamed7452
    @deqomohamed7452 4 роки тому +3

    Waleee waxbaa ka dhacay

  • @stor5ryfiv530
    @stor5ryfiv530 4 роки тому +3

    حسبنا الله ونعم الوكيل ونعم الوكيل ياصوماليات حافو الله من مرض كورونا الله اكبر عليكم

  • @ismailmumin4444
    @ismailmumin4444 4 роки тому +1

    Qatar laki xaaji

  • @osmaaden2936
    @osmaaden2936 4 роки тому

    Warda karama welcone lakiin awey Fadumiina uma jeede

  • @AliKhan-sq9iz
    @AliKhan-sq9iz 4 роки тому +1

    Maasha alaah

  • @stor5ryfiv530
    @stor5ryfiv530 4 роки тому

    Hasbiya allah wanicmal wakiil maalin walbo dadka waydhimanooyiin cubaadada haliska badiyo somali waa waa ded oo hayawaanin noqdeen baa tixiin

  • @nalkaiman401
    @nalkaiman401 4 роки тому

    War waxaan xaflad meshee yahuu habro 90kii wada xeray oo gabigoog bamberska baa uwada xiran yahuuu 🤣🤣🤣

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 4 роки тому

    Soomali dhimir lay!! Itay faakh Aan meel jirin kala iibinaayaan baa aduun kii rogmaday! Bilo caqliga idinka qaaday xaalad nooceeyaa lagu jiraa xilligay meel itay isugu yimaadaan xaflado dhiganaayaan! Caalamkii go,doon buu kujiraa caronavorus baa meel kasta loo xiray! Dufooba meeqaamkoodii oo dhan naag lasoo dhoweynaayo iyo mid la sii saagootinaayo bey ku lumiyeen

    • @alexdnedc2023
      @alexdnedc2023 4 роки тому

      #Fatima chill, Video gaan Carona kahor ayuu ahaa waqtigii larabana waa la soo galin karaa UA-cam ee caga dhigo. 🙄