HAL KIILO XALWO SUBAG SOMALI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 42

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 6 місяців тому +3

    Masha allaha qurux waye xabibti allaha ku xafiido aamiin yarbi ♥️ 💯 🤲

  • @IftinRooble-kz7rh
    @IftinRooble-kz7rh 6 місяців тому +3

    Masha allha abyo muniro waa ku salamy waxa ka mid ahy janalka my rajo manata anaa iska warekaayo ayaan argy janaalkan malin hore markaa dhaheysey abyo shukri masal walashed uso duceya ayaa dhahty janalka so boqta waxa hesato ceeyni yarisey lkn waan raadshy waan waay abyo muniro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 5 місяців тому +1

    Manshallah❤xalowomacanweye

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 4 місяці тому +1

    Masha Allah waaye Abaayo muniira lkn subaga or sallda not healthy inaa ka dhurtaa fiican anyway awesome ❤👍

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 5 місяців тому +1

    Wooow

  • @qanciyeboi
    @qanciyeboi 5 місяців тому +1

    M.a❤❤❤❤

  • @jiijoonikaabey9038
    @jiijoonikaabey9038 6 місяців тому +2

    Maashaa alaah gacantada alaha kuu barakeeyo

  • @MariamOmarHaji-kn1cn
    @MariamOmarHaji-kn1cn 6 місяців тому +2

    Uuum. Macaan Laakiin. Subaga. Xoo Inaad Ka saartid. Ayaa. Fiicneyt subaga Haduu Dhex yaalo Wey jillcee xalwada xawla jiid meyso Ma Na qaneyso

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 6 місяців тому +1

    Masha Allah abaayo ❤❤❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 6 місяців тому +2

    Masha allha

  • @haliimoali5919
    @haliimoali5919 6 місяців тому +1

    Apyo muniiro plze warankada mid aan bagad kujirin aa so gatay maku sameyn karaaa plze

  • @halimahassan8341
    @halimahassan8341 6 місяців тому +1

    Masha allah tabarakalah

  • @badrbadrdjibouti277
    @badrbadrdjibouti277 6 місяців тому +1

    Mash Allah tabarakallaah❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 3 місяці тому

    Manchalla🎉allahuakbar

  • @dekaanab
    @dekaanab 6 місяців тому +1

    ta qamar bintu amiir ayaa kaa qurxoon hhhhh

  • @hiboclqaadir346
    @hiboclqaadir346 6 місяців тому +1

    msha allh bari inan samaysto niyada ku hayay waad igu dhiirigalisyba wan sameynaya first time

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 6 місяців тому +1

    Abyo munira waligay samayn aya mardhaweyd sameyey kaliya food color aya iga batay iyo calenta shaah xoga xalwada madaw xigen noqotay lkn dhadhanka wa ficanyhy wa xalwad mcn noqotay

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 6 місяців тому +2

    Maasha allaha ❤❤

  • @Queenema-eo7wc
    @Queenema-eo7wc 6 місяців тому +2

    Muniiro abaayo xalwada subaga kadhur

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 6 місяців тому +1

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @Nasra_Abdirahin1
    @Nasra_Abdirahin1 6 місяців тому +1

    Insha Allah waan isku dayaa abyo

  • @FatimaHussein-p2m
    @FatimaHussein-p2m 6 місяців тому +1

    Masha allah abyo ❤❤❤❤

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 6 місяців тому +1

    Mash Allah tabarakallaah ❤

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 6 місяців тому +1

    Masha alaah❤❤

  • @ummusacad4003
    @ummusacad4003 6 місяців тому +2

    Asc abayo muniiro please Waxaad iiga so jawaab taa xalwada mar kaan kairiyo labo maalin ka dib kur maxay uga ad kaataa please jwb xabbti ❤

  • @amalosman120
    @amalosman120 6 місяців тому +1

    Masha Allah wll Allah ha ku barkeeyo gacntada

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 місяців тому +1

    Manshaallah eshcalaa xalwo my rajo❤❤

  • @sucadbileahmed8004
    @sucadbileahmed8004 6 місяців тому +1

    Mnsha allah

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 6 місяців тому +1

    Subaga inaa ka gurtay ahayd dabka intay saarneyd

  • @MariamOmarHaji-kn1cn
    @MariamOmarHaji-kn1cn 6 місяців тому +3

    Mashaalah. Abaayo. Meeqa saac ayey Kuu saarteyt

  • @ifrahhassan4602
    @ifrahhassan4602 6 місяців тому +1

    I like the food that you are making 😊🙏🙏😁😁

  • @qquenlove2925
    @qquenlove2925 6 місяців тому +1

    Ceel tuba weyne xafadeyda Abdirisaaq ileen isku xafada nahay Jah

  • @ubahomar8257
    @ubahomar8257 6 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @amunali1330
    @amunali1330 6 місяців тому +1

    xalwada subaga wa laga miraa hadikale way jilcaysa

  • @khadroali1649
    @khadroali1649 6 місяців тому +1

    Abayo maniiro jawska xalal mahan ma la iska dhaafi karaa?

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 6 місяців тому

      Yaa dhahay jawsku xalaal maaha xagaad ka keentay walaal

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 6 місяців тому

      Yaa xaaraantinimieeyay

  • @umucaashamaxamad9536
    @umucaashamaxamad9536 6 місяців тому +1

    .mans ha ala ah saliida kudhur

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 4 місяці тому +1

    Masha Allah waaye Abaayo muniira lkn subaga or sallda not healthy inaa ka dhurtaa fiican anyway awesome ❤👍

  • @XafsoMaxamed-mq7uc
    @XafsoMaxamed-mq7uc 6 місяців тому +1

    M.a❤❤

  • @rumaancadiwasac153
    @rumaancadiwasac153 6 місяців тому +1

    Masha allah

  • @rahmahaji2603
    @rahmahaji2603 6 місяців тому +1

    M.a ❤❤