XAMDI BILAN | XIDIGTA BANNAANKA IS KEENTAY | KALA SAAR RUN IYO BEEN | KABAN MUCJISO AH | 2018

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 205

  • @jiyaomar7347
    @jiyaomar7347 6 років тому +29

    Cod,styl,ereyo ,music,daganaan way isku heshay heestaaan
    Abwaanku noloshayda inuu ka sameeyey ayaanba u maleyaa
    Ax waaa hees aad u macaaan

  • @crisaaqgacaliye716
    @crisaaqgacaliye716 6 років тому +19

    War reer muqdisho hadaad tol iyo xigaal tiin inantaa halay raadsho walhi si dhaban u jeclahay❤❤❤

  • @anfachassan5579
    @anfachassan5579 6 років тому +38

    Kula Raba naq iyo doog
    Qalbigay Ku racyoow
    Nafta Ku Hibeyeeee
    Jacel Ku Irmaan Baaa
    Ku weyraxayow
    Mcn Ku cidloodee
    Maxaaa ka dhex guxaa
    Miyaaa ! miyaaa !
    leysku keeen diray ?
    Kala Saar sax Iyo qalad
    Kala bixi run iyo Beeen
    Wooow 😍 Hamdi Bilan 💫🔥👸

  • @haliishqaali2594
    @haliishqaali2594 6 років тому +43

    Xamdi Bilan waa xiddig lama helaan ah codkeeda mcn ku haystaa Allaha udaaye❤❤❤

  • @amirhaji1567
    @amirhaji1567 6 років тому +1

    Wlh ilamhan hda soo baxay ma dhegeysto abditahliil iyo ragaas ayaa dhagastaa
    Lkn gbdhan way u qalanta in la dhageysto
    Msha allah horay u soco

  • @ahmedjamacyusuf9701
    @ahmedjamacyusuf9701 6 років тому +25

    Waxaan ka xumahay inuusan jirin qof ku dhaha walashey iska daa heesa dhamaan oo Alle dartiis u dhaaf oo kaa reeba oo kaa waniya intaan commentiga akhrinaayey waa run waad cod wanagsan tahay masha Allah lkn isku dey inaad mar un codkaaga quraan akhris ku tijaabisid sharafey oo quruxdaasa asturadtid shayqakatana markii la dabooluu sii wanagsandaaa marka cid inbadan wax kuu sheegta ma aragtid lkn cid wax ku siisa inbadan ayaa araggaa ee iska dhaaf sharafey

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 5 років тому +2

    Ar maxaa loo yiri somalidu way iscaawisaa ar waan liitaye gabadhan meel ha laygu sheego ama nambarkeeda cidii haysa ha layla soo gaaro😍😍

  • @husniboy5829
    @husniboy5829 6 років тому +2

    Wow masha Allah wey ka baxsatey👌
    Runti waa hees macan o luku laray
    Cod iyo music
    Walow fananiin badan qaaciga ka
    Gambanayan dhiiri gelin ayey u noqon doonta
    Fankana wey so noleyn doonta

  • @xidigtaxaradhere9543
    @xidigtaxaradhere9543 5 років тому +3

    Xamdi axmad cali ina adertey hore usoco nag nol ina tahay ana marqati ka ah

  • @somalibaanahay3580
    @somalibaanahay3580 6 років тому +1

    No play back....pure somali song this is how they suppose to sing. Fananad sax weeye qoftana car kiin jamac xaliimo gobaad saan ha u heesen loooool sheekadu waa hala kala baxo

  • @husseinmohamed6327
    @husseinmohamed6327 5 років тому +1

    Masha allh aad ayad ucod macan thy dad badan oofanka kaga horeyay ayaa masayraya lkn sakin liga dhe horay usoco huno

  • @alcazal441
    @alcazal441 6 років тому +17

    XaMda BilaN Horaa U SheegaY Ine Thy FaNaNada Dhagaha Shacabka Iska Le Dhowrka Sanno E Fooda Nagu So HaYa iYo Kan Aa Ku Jirno Good Job Xamda 👌👌👌

    • @maadcommunity590
      @maadcommunity590 6 років тому +1

      Abdirizak Al Cazal boowe igu soo xir qoftaan qolka ha iigu dhex heeystee😂😂

    • @alcazal441
      @alcazal441 6 років тому

      isse hidig Abtow Gabadha Kamaadan XishooN 😂😂

    • @maadcommunity590
      @maadcommunity590 6 років тому

      Abdirizak Al Cazal 😂😂😂guur baan ka wadaa xagee ila aaday eebow😂

    • @alcazal441
      @alcazal441 6 років тому

      isse hidig Ka HelitaaN Jiro Miyaa Bro Kugu Xiraa Dont Worry 😂😂

  • @daudlafoole6474
    @daudlafoole6474 6 років тому

    Waaw caadi mhn waxay mujimeysa kalsonida ay ku qabto codkeeda waa fanan sax ah horey u soco wll

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 6 років тому +3

    waaw cajiib xbti Codkaga masha alh Sxb ruamad Xamda Ahmed ali❤nolow😘

  • @sihaamsiman9983
    @sihaamsiman9983 6 років тому +1

    Masha Allaah Xamdi Bilan Boqorada fanka Muqdisho Hore u soco Xbbtii

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 років тому +2

    Asxan kaban wey is hubta weyna isku kalsontahay horay usoco sharaf sobadi hesaha kabanka nocan ah

  • @2JEYGR
    @2JEYGR 6 років тому +2

    Masha alllh waan ku haystaa
    Heestan fananada sidaan
    Kuwad fanka

  • @bakarbiixibootan4742
    @bakarbiixibootan4742 6 років тому +1

    Waaw XAMDA BILAN wan ku tageraa cuudka fanan is huba kaliya aya ku heesa

  • @kaamil7512
    @kaamil7512 6 років тому +1

    Wa kabanki igugu horeyay ee an abdi askari ka dawado kabanada inoo so badii dadki hore ban nahaye

  • @nimconadar7850
    @nimconadar7850 6 років тому +1

    kala sar sax iyo qalad kalabixi run iyo been 😍😍😍😍😍😍😍 intasan heesta dhan kaga haystaa

  • @HAARISH143
    @HAARISH143 6 років тому +8

    Xamda bilan waa xiddig jirta oo lama helaan ah
    Cod mcan

  • @nasraabdalla3804
    @nasraabdalla3804 6 років тому +4

    Xamda bilan waa gabr isku kalsoon m. Allah horay usoco queen 😍😍

  • @saylacyare7728
    @saylacyare7728 5 років тому

    waw best hees waaye and axsan cod xamdi bilan waa qof isku kalsoon fankana meel sare ka gaaree

  • @AhmedAhmed-nc4qq
    @AhmedAhmed-nc4qq 2 роки тому

    Xamdiyey please ka dhig, ANOOO KUU NAXAAYOOOOO....

  • @deeqbaari
    @deeqbaari 4 роки тому +1

    Coronavirus quarantine seems so much easier listening to this beautiful voice
    Caaadi maahan runtiiii

  • @siciidawaare9770
    @siciidawaare9770 5 років тому +1

    Gabadhan Abwaan soo Can saara ma haysato laakiin Cod ayey leedahay Iyo Qurux aad Kuu soo Jiidanaysa markaa xamdi bila Abwaan fican heesaha ka qaado 👍👍

    • @omezomaha4782
      @omezomaha4782 5 років тому

      Abwaan reer muqdisha bay heysataa iyadaa dad abwaan ah ka dhalatay sxb cidna uma baahna hamdi bilan

  • @fartunomar5783
    @fartunomar5783 6 років тому +2

    Boqorada codka xamda bilan wa xaqiq viva hamday👌👌👌👌👌👌

  • @weedh3438
    @weedh3438 6 років тому +2

    Xamdi Bilan hore u soco mcan Ku cidloday hesta igu socota

  • @maxamedaxmed9869
    @maxamedaxmed9869 6 років тому +2

    waaaaw fananad da yar hadana cod mcn hore usoco thnks abdi askari wll

  • @amh7737
    @amh7737 6 років тому +2

    Cuudka Garaacistiisa iyo gabdha codkeeda Wey isleeyihiin inoo soo badi heesa nuucan ah.

  • @abdelrahmanifka3566
    @abdelrahmanifka3566 6 років тому +2

    Speechless wlh 😢😢 hestan mel bay iga tabatay hor usoco huno

  • @suadmohamud4883
    @suadmohamud4883 5 років тому

    Wooow bismilahi masha allah tabarakalaah xayi waa dhaaftay walhi gabadhan ❤❤❤❤❤❤

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 5 років тому +1

    Xamdi bilan Boqorada Qurxda iyo stylka
    💋❤🌹👌
    Abdi askari UA-cam keep going wllo 👏

  • @somalihope1778
    @somalihope1778 6 років тому +6

    Adeerayalo keena naag ku heesi karta kaban sidan bilan qaliyey horay u soco

    • @luckylizhane9049
      @luckylizhane9049 6 років тому

      Heliwa Boy eedo lamaba helaayo horey usoco pilan cdey

  • @husseinmohamed5651
    @husseinmohamed5651 6 років тому +1

    Woooooow wlhi wa cod mcnthy 😯😯😯😴

  • @hiigsiofficial3163
    @hiigsiofficial3163 6 років тому +1

    Msh allh anoo adi kuuwacayoo kularaba naqiya doog allha kubarakeeya abaaya qaaliya waa hees itiiranya galisay wllhi 0

  • @shacniabdullahi309
    @shacniabdullahi309 6 років тому +16

    Fanaan saan Cod kiisa uku kalsoon mal mahaan lama haayo Queen Codkaga allha ku daayo❤😘😘😘👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @zawda1098
    @zawda1098 6 років тому +4

    maxaH KaH dHex GuuxaH
    MiYaaH LaYzkuH KeeN DiraY
    kaLaH Zaar ZaX iYoH kHaLaD
    kaLaH BixiH RuN iYoH BeeN
    XamDaH BiLaN horE UzoCoH 👏👏👏👏

  • @yoonisabdi4043
    @yoonisabdi4043 6 років тому +1

    walee adaa iga kasbaday taageeradaan hubaal waaye iyo kuwa kale oo badan lkn isqarinaayo byyyy nabadiinaa socodaan kusoo jiraaa ogoow

  • @samiirosman
    @samiirosman 5 років тому

    The Best Song Cadi ma ahan Maba ka dalayo Hestan Hamdi Bilan Thanks

  • @hassanabdi12haji66
    @hassanabdi12haji66 6 років тому +1

    Kala saar sax iyo khalad
    Kala saar run iyo been...yaah

  • @aaziizsuleiman3478
    @aaziizsuleiman3478 6 років тому

    mn sha allh wlhy wa gabdh nool 100&100 weeye meel kasta

  • @seynimaxamed9222
    @seynimaxamed9222 6 років тому

    waw good xamdi bilan
    wan kugu hestaa axsan hees
    yailla tagero xidigta da ada yar

  • @baligubaletv6011
    @baligubaletv6011 6 років тому +2

    Wah wah hees iyo waliba cod dabacsan iga dheh

  • @ubaxmuuse4065
    @ubaxmuuse4065 6 років тому +2

    caadi ma ahan hore u soco xamdi bilan

  • @saalimcumar122
    @saalimcumar122 6 років тому +1

    Wowo codkada cadi ma ahan classic 100%

  • @queenofsomaliland1872
    @queenofsomaliland1872 6 років тому +5

    Fanaaiintii waaberi ayay ixasuusisay axsan sawt

  • @abdikanimohamed2241
    @abdikanimohamed2241 6 років тому +7

    I Am First
    Wxn usoo ordyayba waa liketa
    Hye azdaapta hylgu deeqo liketa

  • @Issegood
    @Issegood 4 роки тому

    Ar qofta igeya wlhi abdi askarow ibar bro wn idin ku dalay

  • @hassanmacalimmohamud6172
    @hassanmacalimmohamud6172 6 років тому +1

    Music hore xasuus ahaaa Abdi askari tube inantaan silsiladda kusoo dar

  • @daahirmacalin1111
    @daahirmacalin1111 6 років тому +4

    Waah waah ala yaa kaban bilan buuraha kalali

  • @caliabdi4831
    @caliabdi4831 6 років тому +1

    ad iyo ad ayan ku jeclahay bbe

  • @naanaa9799
    @naanaa9799 5 років тому +9

    Boqorada HG sarur madarkicis💘💘 Hamdi bilan gabdha kaliya fananita qarnigan jira💖💖💖 codkada dabacsan ku mel mar💓💓

  • @musalsalmusalsal-ro2sy
    @musalsalmusalsal-ro2sy 6 років тому +1

    ppppp wey cod mcan tahy m. allh alaha kudaayo Alpo sandkan lajogo hesihiyo dhanbo music baalagu dhexqariyay yaab mise codba lamahayo malaha 😀😀😀😀

  • @cmcyoung4187
    @cmcyoung4187 6 років тому +10

    First view manta liketa iisara imaderayal

  • @djismailomaromar2802
    @djismailomaromar2802 6 років тому

    Aniga saaas uma dhageysto heesheda lkn m.a cod style dhax yar Allow Ku daa
    Kaban Ku qadosaa kuwa kaale music waa weyn ooo saraaa

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 6 років тому +1

    Xamdi wad kapaxsaty.horay usocod habon

  • @kijanawavijana5498
    @kijanawavijana5498 5 років тому

    Walahi cod cajab eh...wa macan

  • @deeqodalxiis
    @deeqodalxiis 6 років тому +1

    Masha allh Hamdi bilan hore usoco

  • @fardoosoabdulkadir4747
    @fardoosoabdulkadir4747 6 років тому +2

    Inanta wey ka baxsatay axzan ya hees

  • @dhuuxaden2908
    @dhuuxaden2908 6 років тому +1

    Cod baaa alle siiyey

  • @samiiroofficialxasn5941
    @samiiroofficialxasn5941 6 років тому +1

    Waaaw xamdi qali waan,jecalhy. Abaayo nolow. Mcnto

  • @yartasomali33
    @yartasomali33 6 років тому +2

    Magaci my sister hamdi mash Allah alle ii daa my sister hamdi💋❤👏

  • @nuradingohe2748
    @nuradingohe2748 5 років тому

    Woow Aad bay u macaantahay heestu

  • @MindMeldMedia94
    @MindMeldMedia94 6 років тому

    Waa Hess jwi macaan bdn lagu qaadey❤️

  • @shukriyusuf1569
    @shukriyusuf1569 6 років тому

    Codka ma xuma lkn abwaanka heesta sameeyay markaan marka xigta miraha ha iska saxo deelqaaf miiran baan u arkaa anigu

  • @saygaxafadacabdale513
    @saygaxafadacabdale513 6 років тому +1

    Hesta macan weeye

  • @nadarhonest9147
    @nadarhonest9147 5 років тому +1

    Codkeda mcnaa qoftan xabeeb yar ledahay

  • @ahmedshiine6826
    @ahmedshiine6826 6 років тому

    Waw heesta sanadka hore usoco xamdi bilan💯💖💖💖♥

  • @haboonmohamad3884
    @haboonmohamad3884 5 років тому

    codkaga wan Ku raaxeestaa MCN hurdo baa IGA imaata markaan codkaga maqlo 🙏

  • @asturan_edebsan5630
    @asturan_edebsan5630 6 років тому +1

    Waad ka baxsatay huuno

  • @fatxieapdihakim4099
    @fatxieapdihakim4099 6 років тому

    Abdi askari xayesintada waa laysku arkay runtii jiroo jook

  • @somaliisone4536
    @somaliisone4536 6 років тому +1

    Gabdhu Cod macaanaa AX

  • @abdulrahmanelmi769
    @abdulrahmanelmi769 3 роки тому

    Boqorada codka sanadka cusub xamda bilan nolow

  • @canabcabdullah8743
    @canabcabdullah8743 6 років тому +1

    gabadhan qurux Masha Allah

  • @rahmaaay8642
    @rahmaaay8642 6 років тому +1

    My sisrer of mine Xamda Ahmed Hore U Soco Wallal❤🌹🌷😍

    • @abdifatahadan6864
      @abdifatahadan6864 6 років тому

      Rahma Ahmed ina abtii your sister ad aya ujeclahy ee iguso xiriri wan kubarii

  • @xayircabdi4439
    @xayircabdi4439 4 роки тому

    Qoftan fanka iskaga baxdheh

  • @abdallashow
    @abdallashow 6 років тому +1

    Really nice song and Nice words
    Wah wah wah wah wah wah wah.

  • @sharmaakeabdihussein3955
    @sharmaakeabdihussein3955 6 років тому +1

    Waaw best 👌👌

  • @momindekk1
    @momindekk1 6 років тому

    waxaas cod ah walahi

  • @cabiidkiiallahadoonkiialla8096
    @cabiidkiiallahadoonkiialla8096 6 років тому +1

    Hamdi bilan fanand buxda qurx iyo cod mshallh

  • @bestking1059
    @bestking1059 6 років тому +1

    Abdi askari isheg markad silsildi mesha so galisid😁😁😁😁😁

  • @mubarakmohamed3447
    @mubarakmohamed3447 6 років тому

    Waan soo qaldanay/ show/ aaway silsiladii aad daadaheyneysay/# waree/ naguma socoto tan/,,,,☆☆▪

  • @abdirahmanahmedali1451
    @abdirahmanahmedali1451 6 років тому +1

    gabadhan codka wacan in hees wanaagsan loo dhiibo bay istaahishaa tanise hees maaha xataa qaafiyadaa khaldan kan sameeyey anaaba dhaami lahaa malaha.hhh

  • @haaheehuu2020
    @haaheehuu2020 6 років тому +2

    Abdiaskari kala Saar sax iyo khalad dheh abwaanku muuna odhan qalad .....

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  6 років тому +3

      #Qalad ..Waa wax sax aan ahayn sooma'aha?
      Qalad = Wax Laysku Qasay = #Qasid ..
      #khasid ma noqon karto..MahadSanid Ustaade ..

    • @saabiriinmaxamed6269
      @saabiriinmaxamed6269 6 років тому +1

      sowdul rahma ayaan oran karaa xamda 🙊bilan hormar wacan abaaayo Abdiaskari tube walal adn horo u sio soco ayaan ku leeyahay🔥💖💋

    • @saabiriinmaxamed6269
      @saabiriinmaxamed6269 6 років тому +1

      Walaal Burcaawi 💋💖🔥

  • @najahmahamedmahamud7849
    @najahmahamedmahamud7849 6 років тому +1

    Way igu socotaa codka iyo musica makala dhacayaan

  • @geeseydaahirgesey6568
    @geeseydaahirgesey6568 6 років тому +1

    Axsan cod iyo kaman macaan

  • @najaxmuhumedelmi1121
    @najaxmuhumedelmi1121 6 років тому

    Abdi askari xayaysintada ka hela zhp

  • @maryancawaale3592
    @maryancawaale3592 6 років тому +1

    Ish calaa cod

  • @mohammedbedru4373
    @mohammedbedru4373 2 роки тому

    S.a.w.maashaa.alalxaa

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 5 років тому

    Hees iyo bar!!

  • @abdirahmanducesane2377
    @abdirahmanducesane2377 6 років тому +3

    Walee qaar badan beey dhaantaa oon live uheesi karin magaca hajro abayo

  • @shamsoabdi4193
    @shamsoabdi4193 6 років тому +1

    Woow nice song

  • @amranhashim6049
    @amranhashim6049 6 років тому +4

    Hormar wcn cabdi caskari

  • @manfacshireshuuriye6120
    @manfacshireshuuriye6120 5 років тому

    Msha allh my gbdheena hore usoco qf walbo shqadiiisa lgu amaanaa lkn kamahelo fanaanimo lkn hore usoco

  • @zaadiqtube
    @zaadiqtube 6 років тому

    aad iyo aad.

  • @ciisexayaata6161
    @ciisexayaata6161 4 роки тому

    Boqorada codka iyo quruxda xamdi b

  • @boqorkajcaylka2202
    @boqorkajcaylka2202 6 років тому

    Wooow nice masha Allah

  • @jamaladem9945
    @jamaladem9945 6 років тому +1

    Ar cawa jecelbaa ihayo ee talefonka ila so orda

  • @hassanmohamed9762
    @hassanmohamed9762 2 роки тому

    Asc aadbaan ujeclahy