kuso dhawow jandher kulul ad & ad ila iyo xaad ola tumayo degmada dsbatag ee konfurta g sool hlowle.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 15

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +2

    Haddii aad jeceshahay Qur.aanka Aleh

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 2 роки тому +1

    Haha MASHALLAH EEEESH CALA CIYAAAAR KEEP UP 😄

  • @AAR-SANAAG
    @AAR-SANAAG Рік тому

    Meesha ciyaartu ka dhacday waa Gudmobiyocas gobalka Sanaag uu kutaal degaanka gubanka Sanaag waana Habarjeclo ee iska saxa tiltleka fadlan

  • @faysalmohmed1519
    @faysalmohmed1519 Рік тому

    Waa niman ciyaar toy ah waxaa ugu khatarsan odayga macasta huruudaa xidhan

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 8 місяців тому

    For the record, this is Somaliland culture dance ! Not failed Somalia Italian! The are stealing our culture!!

  • @aidarussaid6051
    @aidarussaid6051 Рік тому

    Jaandheertayda dhulpahante nimo ♥️

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 8 місяців тому

      Nah this is Reer sheekh isaaq!!! Not niikiis 😂

  • @muusexasan2743
    @muusexasan2743 Рік тому

    Codka waalasaaray codku waa reer sool laakiin cayaartan waareercaynaba

  • @hayadadam3312
    @hayadadam3312 2 роки тому +1

    Waa ceergaabaawi ee halkaa inaga hubi 😀

  • @farxaanaxmedclaahi6974
    @farxaanaxmedclaahi6974 2 роки тому

    Kadaa beenta ciyaarta meeshu dabatag maaha ninkuna halowle maaha ee waa dhalandhool

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 Рік тому

    Ragii yaqaani bahasha uma jeedo ar bahasha taleex geeya 🤣

  • @elmihassanhirsi2336
    @elmihassanhirsi2336 Рік тому

    Ciyaarta iyo heestu ismalha

  • @mohamoudosman621
    @mohamoudosman621 2 роки тому +1

    Nacalalah tuug ciyazrtii codkoobiya saaray

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 2 роки тому

    Jaandheer mahaa