Haburburin Wacadkoo............. Nimco Yassin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 125

  • @abdifatahwadani8587
    @abdifatahwadani8587 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤mar walbah oo an dhegaysto 2011 .2024 muxubo iyo jacayl baa igu siyaadah

  • @guuleedcabdixaashi6703
    @guuleedcabdixaashi6703 4 роки тому +8

    Heestii aabahy mcn
    Ilaahow naxariistaadii jano ka waraabi danbigiisiina dhaaf

  • @abdihakemalibadwi2840
    @abdihakemalibadwi2840 Рік тому +5

    Here Are The Lyrics
    27th December 2022
    waxaad ila bili tahay
    Beeraha wajaaloo
    intuu roob barqadi helay
    balliyada xareeddii togagiii Burqanayaan
    Ban joogtiyo ugaadhii
    Bilicdooda yaabka ah
    bandhigay Sameeyeen
    Tahay sannad barwaaqaa
    Ha bur-burin wacadkoo
    Haka baqan dhankaygee
    Buur igala culuside
    Ha baylihin kalgacalkee
    Waxaa tahay bil dhalatiyo
    Cad-ceed soo baxaysoo
    Billigdii hilaacoo
    Bidhaantaada weeyeen
    Tan jacaylkee beertee
    Bidixdiyo waxaa nahay
    Midigta isu baahanoo
    Ileen way isu Booyaan
    Hadday Midi bukootee
    Ha bur-burin wacadkoo
    Haka baqan dhankaygee
    Buur igala culuside
    Ha baylihin kalgacalkee
    Baadida qof baa jira
    Kula baafinaayoo
    In ilaah kuu bixiyana
    kaagala baakhaylee
    Inan laba boglayiyo
    Ha umalayn baxaan-baxa
    Barbarkayga caashada
    Inan bowd furaayoo
    Adaan kula ballamayaa
    Ha bur-burin wacadkoo
    Haka baqan dhankaygee
    Buur igala culuside
    Ha baylihin kalgacalkee
    Ruuxii bukaan qaba
    Bariidaa u sad noqotee
    Boholyowga caashaqa
    Waxaa iga bi'in lahaa
    Dhambaal loogu baaqee
    Bilaneey Waraaqaha
    Boqolaal Sanoo tagay
    Baalaley usoo dhiib
    Nafta waa u Bishaaree
    Ha bur-burin wacadkoo
    Haka baqan dhankaygee
    Buur igala culuside
    Ha baylihin kalgacalkee

  • @drriimh4709
    @drriimh4709 4 роки тому +21

    2020 qofkii dawanayo like ha Ila dhafin

  • @mubarakgeedi7700
    @mubarakgeedi7700 4 роки тому +10

    Waxaad iila bilic tahay
    Beeraha Wajaaloo
    Intuu roob barqadii helay
    balliyada xareedii
    Togogii burqanayaan
    Banjoogtiyo ugaadhii
    Bilicdooda yaabka leh
    Bandhig ay sameeyeen
    Tahay sanad, barwaaqo ah
    Ha burburinin wacadkoo
    Haka baqan dhankaygee
    Buur igala culuside
    Ha baylihin, ha baylihin kalgacalkii
    ***************
    Waxaad tahay bil dhalatiyo
    Cadceed soo baxaysoo
    Biligtii hilaacoo
    Bildhaantaada weeyaan
    Tan jacaylka beertee
    Bidix iyo waxaan nahay
    Midigta isku baahnoo
    Ileyn way isu booyaan
    Haday midi, bukootoo
    Ha burburinin wacadkoo
    Haka baqan dhankaygee
    Buur igala culuside
    Ha baylihin, ha baylihin kalgacalkii

  • @adayahmed9289
    @adayahmed9289 5 років тому +2

    *ha burburiniin wacadko haka baqan dhankayge bur igala culuside ha baylin wacadki💔🥀*

  • @drmohamedahmed2355
    @drmohamedahmed2355 2 роки тому +4

    Somaliland where intelligent people comes from all the time

    • @Buurmadow
      @Buurmadow 9 місяців тому +1

      Heesta original leeda ayaa ka sii fiican Hanuuniye iyo faadumo duur 1970s

    • @AhmedDiiriye-gm6um
      @AhmedDiiriye-gm6um 6 місяців тому

      Shamaali axmed shimaall baa la qaaday 1986

  • @sasaahmed774
    @sasaahmed774 5 років тому +9

    Wlhi Fanaaaniin Weey Dhamaden😢
    Erayo Iyo Murtii Dadkii ku heesii jiray Waa dhamaden...allah idin naxriisto🤲❤️

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 2 роки тому +3

    2022 yaa ila dhageysanayo like saar🎵❤

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 2 роки тому +2

    2022 qofkii dawanayow hayla dhafin like ta

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 роки тому +3

    "Yaa Salaam Yaa Salaam Sii Daa.📻🎧❤️

  • @kinglove4917
    @kinglove4917 6 років тому +8

    Alla yaa cisak heestan waa markii iigu horeysay oo aan cod iyo musik ku maqlo. barigii iigu horeysay waxaan ka qaadi jirey aroosyada miyiga gaar ahaan gaafka saacadaha danbe markay jaandheertu soo dhamaato

  • @xudeyficabdiraxman5217
    @xudeyficabdiraxman5217 5 років тому +18

    2019 cidii daawanaysa 10 sano ka dib markii hestan youtubeka lasoo geliyay liketa ha ila dhaafina

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 4 роки тому +3

    This song was previous sang by Nimco Yasin Caraale from North and Shimaali Axmed Shimaali from South

  •  14 років тому +23

    waxaan xusuustay waagii ay soo baxday heestan waqtigii wanaagsanaa ee dalkeena nabadii,qaranimadii,dawladnimadii,somaalinimadii,hawadii carfooneyd,bulshadii somalida ee isjecleyd,shinimooyinkii,nightclubyadii caruuba iyo jubba,taraasadii shabeele,hotelafrik,54nightclub,hoteeladii makalmukarama,hotel tawfiiq,jungle,lafaweyne,guuleed,xaraf,abukar,caynushamsi,ismaciil,jumbo jalaato,bermuuda jalaato intaas oo dhan ayaa hal mar igu soo dhacday oo maanta shabaabka iyo daahir aweys ay ku xaaraan.

  • @hanadsayid7081
    @hanadsayid7081 3 роки тому +3

    2021 yaa dawanoo yo 13/1/21

  • @princes2563
    @princes2563 11 років тому +6

    ferry good song caadi mahaan
    heestan

  • @alishaxasan1783
    @alishaxasan1783 6 років тому +6

    Ax Ya hez nimco Yazin carale xuzuz hezta ano Yar wllhie qadi jireY aniYoh zhiptaY zaHra 2018/7/28 sat plz inta iga dampaYza like ta

  • @baarliin527
    @baarliin527 Рік тому

    2/5/2023/habeen arboco soo galayso ayaan dhagaysanayaa heestaan waxaan i haysta arima qiyaama layga galay ah😭😭😭

  • @kingbach5438
    @kingbach5438 6 років тому +3

    Woow nice coda nice ereya nice music Mansha allah

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 5 років тому

    Bandhig ay sameeyeen bilicdooda yaabkaleh tahay sanad barwaaqaa
    buur igala culuside ha baylihin kalgacalkii ❤️😩😍

  • @ayaanlebosska6198
    @ayaanlebosska6198 8 років тому +2

    Masha allah nyz song nimco yasin caraale

  • @MrSharmaka2003
    @MrSharmaka2003 13 років тому +3

    NIMCO YASIIN CARALE ILAHAY HA DAYO WA HALYEEY SOMALILANDER AH

  • @suleimanabdilahi4897
    @suleimanabdilahi4897 2 роки тому

    Macalimadaydii dugsiga hoose ee Sheekh 1976-1980 waayo waayo

  • @Mudug2006
    @Mudug2006 11 років тому +9

    Aaheeye!!! Nooloow Boqorada Codka Nimco Yaasiin!

  • @mubarakgeedi7700
    @mubarakgeedi7700 4 роки тому +1

    Ruuxii bukaan qaba
    Bariido u sed noqotee
    Boholyowga caashaqa
    Waxaa iga bi'in laa
    Dhambaal loogu baaqee
    Bilaneey waraaqaha
    Boqolaal sanoo tegay
    Baalaley usoo dhiib
    Nafta waa u, bushaaree
    Ha burburinin wacadkoo
    Haka baqan dhankaygee
    Buur igala culuside
    Ha baylihin, ha baylihin kalgacalkii

  • @ismailmusemurase
    @ismailmusemurase 14 років тому +2

    wa ku k,aaas nimco ya salaaam ilahay ha ku daayo maalmo badan maansho alaah

  • @abaadirmohamed7247
    @abaadirmohamed7247 Рік тому

    😍😍 aduun 2010/2023@😍😍

  • @hismail72
    @hismail72 14 років тому +5

    Woow, this is amazing.....very nice

  • @MohamedHassan-le5ie
    @MohamedHassan-le5ie 5 років тому +9

    22/2/2019 khrtom sudan ساحة الخضراء lik igu qabta

    • @abdirizaknuuh9136
      @abdirizaknuuh9136 4 роки тому

      Sanad kadib macmuura ayaan ka daawan janba tasaamux😂

  • @hibaausbo
    @hibaausbo 11 років тому +3

    Badida qof baa jera kulaa benfenayo en ilaah kubexeyana kaglye bakhelo ena laaba bugleyo

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому

    🏞🏝🏜🌹🐫🐫🐇🦏🐘🌺🌿🐐🐑☀️☀️☀️👈✔✔ banjiftii iyo ugadhii bilicday sameeyeen waxad ila bilictay beeraha wajaloo heer sare bilinow waraqaha boqol sano jira... jaceyl an jirin ba igu dhacaba heestan my fav

  • @Mudug2006
    @Mudug2006 12 років тому +6

    waaw waaw waaaw caadi ma ahan

  • @Buurmadow
    @Buurmadow 9 місяців тому

    Erayada iyo laxanka waa Hanuuniye
    Waxaan horay u wada qaaday Hanuuniye iyo Faadumo duur

  • @krosmale
    @krosmale 15 років тому +2

    walalo very nice song ty for posting it

  • @cabdinaaficcasayr5850
    @cabdinaaficcasayr5850 7 місяців тому

    Heestani waxay u muusik egtahay tii saado cali AHUN "rabbi baysukeen xulay"

  • @hodanmuse1774
    @hodanmuse1774 4 роки тому

    Ha bur burinin wacadkoo
    Haka baqan dhankayge
    eesh calaa hees heeso waa heesihi hore

  • @user-or7hl2yj5d
    @user-or7hl2yj5d 8 місяців тому

    2023 cida dawanaysa heestan 😂

  • @munaqurux8271
    @munaqurux8271 12 років тому +1

    Great song wan ka helay

  • @zakdjibouti
    @zakdjibouti 14 років тому +2

    wow wow nimco yasin heestan waa ok

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 років тому

    I love Nimco Yasin💖

  • @husseinmoallimsuleiman5175
    @husseinmoallimsuleiman5175 7 років тому +2

    I love this song

  • @adamo5287
    @adamo5287 13 років тому +1

    MASHA ALLAH: HA BURBURIN WACADKA WAXEEYINU NAHAYI MIGTA IYO MIDIXDA ISKU BAAHAN WAA HEES CAJIIB AH................???

  • @cabdirashiidxandule5116
    @cabdirashiidxandule5116 2 роки тому

    Ereyadi Jamac saleeban tubec laxanki
    Hanuuniye waxay soobaxday 1975 ti original waxa wada qaada hanuniye iyo faadumo duur

  • @MegaHudda
    @MegaHudda 14 років тому +3

    xaaax love it love it

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 9 місяців тому

    Mirihii jaamac saleeban tubeec laxankii hanuuniye codka faadumo duur iyo hanuuniye

  • @MrCaaqilka
    @MrCaaqilka 14 років тому +1

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waa heysataadii wa h ees sare alla yaacisks
    yaxati

  • @user-dl7pu2ns4z
    @user-dl7pu2ns4z 9 місяців тому

    Alah is one ❤

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 8 місяців тому

      Meeshan heestu kabaxayso hakeenin.magaca Allaah😏😏🤬😡😡

  • @hibakhasan1598
    @hibakhasan1598 2 роки тому

    Yaa salaam arooska laga shidin aroos muu ahayn xasuus waayo waayo

  • @fahimaab1499
    @fahimaab1499 7 місяців тому

    Wow❤

  • @jimcaalecabdilahi235
    @jimcaalecabdilahi235 7 років тому +1

    nice songs axya qaraami

  • @asadholland7157
    @asadholland7157 5 років тому

    Habur_burin wacadkoo haka baqin dhankeyga❤❤

  • @tusmomahamed3940
    @tusmomahamed3940 8 років тому +7

    waaah waah waa igu socota hees tani 4 sano qof sugay nimco afku kumo go

  • @kaftanlowgaqilaadicadejr7693
    @kaftanlowgaqilaadicadejr7693 7 років тому +1

    I like it !!

  • @suhayrqays7523
    @suhayrqays7523 4 місяці тому

    ٢٠٢٤🎉❤

  • @ub418
    @ub418 13 років тому +3

    @Gutsyndicate so so under rated!!!!!

  • @abdulqadirhussein6387
    @abdulqadirhussein6387 2 роки тому

    Shimaali iyo Nimco oraginal

  • @halimaahmed6450
    @halimaahmed6450 5 років тому

    Www hees qaraamiya ooo shidan

  • @miskisaban1061
    @miskisaban1061 4 роки тому

    Maasha.allaah tabaaraka

  • @hannahray2
    @hannahray2 2 роки тому

    Here 2021

  • @yahyeawali4229
    @yahyeawali4229 4 роки тому +1

    2020

  • @asadholland7157
    @asadholland7157 6 років тому

    💖💖💖nimco yaasiin💝💝💝

  • @qeysgesey4444
    @qeysgesey4444 12 років тому +1

    mama nimco yasiin yasalaam

  • @hismail72
    @hismail72 13 років тому +4

    this is really a classic no doubt.

  • @nadiayaqup4157
    @nadiayaqup4157 5 років тому

    Adeeega walaasheed, Nimca Yaasiin

    • @deqsanmoha3091
      @deqsanmoha3091 Рік тому

      😂😂😂😂😂🤣🤣

    • @nadiayaqup4157
      @nadiayaqup4157 Рік тому

      @@deqsanmoha3091 hadaan live u arko xitaa saas ayaa dhahaa insha Allah, Adeega walaasheed😃😃😃😃

  • @user-ex3mw1xo7f
    @user-ex3mw1xo7f 10 місяців тому

    Heesta noocaan maaha waad kufsateen

  • @Qarni1000
    @Qarni1000 15 років тому +3

    ololo
    yaasalaam nimco yaasin fanaandeena wayn lakin waxaa fiicnaan lahed hees aad leedahay inaad qaado huuno waadyara ceebowdey

  • @mahamuudmahamed
    @mahamuudmahamed 5 років тому

    baadida qofbaa
    Jira kula baa
    Finaayoo in ilaah
    Kuu bixiyana
    Kagala bakhaylo

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 6 років тому

    this this so Good myman

  • @Klufsyou123
    @Klufsyou123 12 років тому

    Like it a lot

  • @rahmayasin5358
    @rahmayasin5358 8 років тому +1

    Waad kabaxsateen dadax

  • @jawaanle1
    @jawaanle1 13 років тому +2

    fantastic here we go

  • @drsnaimamohamed1373
    @drsnaimamohamed1373 2 роки тому

    Buur igala culuside ha beylihin galgacalke

  • @ayaanqasin9727
    @ayaanqasin9727 5 років тому

    Waaw

  • @zakariaadam3138
    @zakariaadam3138 5 років тому

    2019

  • @rithwanahmed3910
    @rithwanahmed3910 4 роки тому

    Heesta.hawawi.saado.cali

  • @bilaanabdinasir5842
    @bilaanabdinasir5842 4 роки тому

    Mel gara ayey iga tabatay aniga

  • @beeloroga1919
    @beeloroga1919 6 років тому +3

    Tolow wali manoolyihiin dadkan 8 7 sano kahor comments ka bixiyey heesta

  • @farxiyomohamed2030
    @farxiyomohamed2030 5 років тому

    Waaaaaaaaa

  • @kudaare
    @kudaare 14 років тому +1

    @MrCabeey somaliland waxaa la dhaha dal ku yaala east afica adoo kalana waa lagu daara alaab u gaara

  • @asadholland7157
    @asadholland7157 6 років тому

    Bilicdooda yaabka leh bandhigey sameyeen

  • @xudeyficabdiraxman5217
    @xudeyficabdiraxman5217 5 років тому +2

    Dadkii 10 sano 8 sano iyo 9 sano ka hor commentga heestan ka bixiyay miyay noolyihiin talow

    • @abdimacalin4197
      @abdimacalin4197 3 роки тому

      Waa laga yaabaaa inay noolyihiin iyo inay dhinteen wl oh lkn heesta caadi maaha runtii oh my god waa cod lagu raaxaysto

  • @xcoldd
    @xcoldd 15 років тому +1

    ahmed HI BULSHADA SOMALILANDKKKKKKKKKKK

  • @ahmedvlogabdi590
    @ahmedvlogabdi590 5 років тому +1

    I want to don’t know what you y’all are going to say to eye wrestling wyw was a good night 💤 is your day and love

  • @dhiijeyyare152
    @dhiijeyyare152 5 років тому

    DG RAAM

  • @apdirshiitmohamedali2363
    @apdirshiitmohamedali2363 2 роки тому

    Waxaad iila bilic tahay beeraha wajaale intui roob barqadii helay balayada xareedii togagii burqanayaan

  • @maxamedcismaan2096
    @maxamedcismaan2096 12 років тому +4

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk good

  • @mohammedshariff4749
    @mohammedshariff4749 Рік тому

    Ji

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 10 років тому

    waxan U jawaabey ina hooyadii wase abu jibriil horta dhig Nacima magaceeda afkaagu mageye eh. talabaad calankayga tawxiid miyad u qalantaa waa maya .son of a bitch waxan ku idhi futada geli marada Dukhsigu kushirayo ee isa giyo Dadkiisiba ceebta lanoolyihiin hadaan adiga ahay wan isdililahaa kkkkkkk VIVA FOR SOMALILAND

  • @TheMuuuusa
    @TheMuuuusa 14 років тому +1

    land waxaa la dhahaa kuwii wasi jiray dhiladii ku xaartay

  • @dhiijeyyare152
    @dhiijeyyare152 5 років тому

    2019