What more would never ask for somali made in somalia 🇸🇴 This series deserves 👏 for a Oscar award winning prize 👏 on the red carpet.... very proud to be a Somalian..... respect each one of you
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت❤🥰
Mrkuu u sheegay xaqiiqada haboon Hadan ku yidhi wan ku jeclay inay ku xanaaqdo ayan sugayay ooy tidhaa ma Wxad ka faaidaysanysa Ehel la.aantayda😮😂sida Filmada Cadaanka❤❤😮🎉
Subeyr in uu u sheego haboon in meel laga helay iyo in uu jecel u sheegto in uu isku xijiyo maheyn ama isku mar in uu u sheego maheyn, inta meeshaas qalad ka aragtay ismuujiya.
Jamaal i aamin habon wuu arkay😳wlh maalmahaan dhan guriga zubeer jogtay😁😁😁 ee si fcn usii garaac ilaa xalqada dambe calosha hana hurinine🙏 hada leeba film 🎥 ka xiiso yeshay😍😍😍😍
Filimkaan intuu socday best episode waaye,filimkaan waxaa gacan utagay qoraaga filimka waayo laantis fikradan dhan waxna ma eheen.aktarada xataa inaba caadi ma aha siiba idiil wexee u qalanta best supporting role award in la gudoonsiiyo.Camera manka shaqadisa Ma waa top,haba laga reebin edit ka.Entertainment industry ga dalka in uu sii balaarto ayaan rajeynaya oo dhan walbo aan hormar uu gaarno My favorite line is when ducaale says “Yareey shaax ii keen” 😂 Keep going astaan ❤️
Hadaad I xasuusato Waan kuu Mahadcelinayaa , Hadaadan I xasuussan … Waxaan ku leeyahay farxad iyo caafimaad ayaan kuu rajeenayaa ❤️💕 WALALKA SHACABKA✌️🐪
Best film i have seen in my life keep going brothers and sisters . If i little comment this episode although you all did well idil has played the best role
Flimka caawa meel yar aya ku diiday qofka Director ka ah marka Haboon loo sheegaayo in wadada laga soo helay ui Zubeyr u shegayo Acting ka ay samysay dhag mahayn waayo sidi qof ogaa ayay u hadashy besa wxa laraby inay indhaha taagto naxdo hadalka ku cel celiso wax sasa cml waayo qofka markii wax uusan ogayn oo weliba filanyn oo weliba family ui la noola oo sir ka qarinayeen ah loo sheego shucuur gaara inu la imaado waaye lkn intakale waa idin wataa reer astaan Guulysta insha alh🙏🏻❤️
Caawo wlhi xiiso gaar ah ayu Lahay waxan so xasustey filim Hindi ah oo hada ka hor aan Daawadey inta xiisihis ila arg tey like kkkkkk Jamal caawo wow Xarakey wale Zuber jabkiis jeceliya 👍🤣😂😂🤣
AAN ARAGNOOH INTA QOF EE JECEL NABIGEENA MUXAMED SCW SCW 🕋🕋
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Sallallahu Calleyhi Wasallam
Scw
Filimka caawa xamasad ayuu leyahay inta igu racsan😂
Wnba sugilaaaaaa 80:0
WalHi xamaasad saaidaa
😂😂
Wllhi bayo xamaasad macaan buu leeyahay
The most interesting parts and it leaves us in suspense
daqiiqadaha kordhiya ilaa 40 minutes
inta igu raacsan ☝️
Ani wllhi ciil 😅
Ani
Inasu ku macyhay
Ani sidkle
Cil baa kugu dilayaa Naga kordhya
Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
Aamiin yaa rabi sido kale
Amin
Amiin
Amiin Yaa rabi dhamaanteen
Allaahuma aamiin
Idil hooyadeed acting-keeda waan ka helaa. 🤩
Me too walhi waa very funny 😅😅
Hhhhhh waa run
Xalqadii ugu macaanayd season 2 ya igu raacsan☺
Tan tii ka horreysay shub ahayd
xppt anaa kugu racsan 👸😅
Unukoo badan lkn wali ma daawan 😂
Aniga wllhi
Haa macanto
idil waa sir doonka flimka haboon idil baa so heshay 👍👍👍👍👍👍
ani horaaba u ogaa lon isagoo meel macaan markuumaraayo wala dhameynayaa
Ciil badana meel fiican uu ku dhamaaday jah ilahey nabad hanagu gaarsiiyo habenka khamista insha allah
Inshalaah sory cawa meel fcn uu ku go ay ragiina musalsal ayey barteen
@@xamdixiis2690 musalsalka waxa jilaya so rag kuma juraan
Aamin
Amiin
Amiin
By far this is the best Somali series I have watched well done Astaan
Inta idil wrkeda ila nacday wa salaamana😅✋
What more would never ask for somali made in somalia 🇸🇴
This series deserves 👏 for a Oscar award winning prize 👏 on the red carpet.... very proud to be a Somalian..... respect each one of you
Somali* not Somalian and you are right it’s the best i ever seen
❤ ❤ ❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🤲🕋☝❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw🥰🥰🥰🥰🤍🤍🤍🤍🥰🥰♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️🤍🤍🥰
Scw scw scw scw
Scw
Abyo ALLAH haku shrfo intaas Mahdsnid intaas aad markate qortid ALLAH raali hkaaga noqdo
Scw scw
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝🕋🤲
Scw
Zcw scw zcw scw zcw scw zcw scw zcw scw zcw scw zcw scw zcw scw zcw scw
ﷺ
scw scw scw scw scw scw scw scw
scw scw scw scw 😍 ❤ ❤❤
Filmk kaliyeh aduunka qabsadye cawa iyo xisiihi ifka inta sidayda sugi kari laaa like😗😗😘😘😍😍
Ad iyo ad
Ax ayyyyyyy
Nuurki Illahay , Kusali Nabigeena Maxammed "SCW" 🔥♥️🌍
SCW💋💋❤❤
intii ila og iney haboon iyo idil isladhasheen❤️🥰
Isku hooyo io isku aabo miyaa
Inta ila sugaysay ee 8: intay ku dhacaysy eegaysay is muuja😂😂😊😇
✋
Mabila camala namodey
Cwa xiiso goni ah ayuu ahaa
@@ikraanosmaanikraanosmaan9233 haa Ben walba wasa
@@ilahancumar8146 maxaa sheegtay😟
Scw scw scw inta soon need allah haka aqbalo 🤐🥺🧡
Amiiin Amiiin
Amiin amiin 🤲🤲
Inta xalaqa aan soo dawaday cawa ayuu iga gadan yahay jecliyaa jugta iyo kulaleysiga inta ila midka ah soo dhawada 😂
Aad iyo aad kkkk
waxaa sugnaaba waa prat9😂🌹
Caawa waxay ahayd Qaybtii ugu macaanayd Season two ga 🥰🎤
Haddii aad ka heshay Musasalka Habboon Sessiom 2 Like Saar qoraalkaan.
10 K likes
😂 InTiii Xaysiiska diidysa like sara ha laga saaro
adblock isticmaal bilaa xayeesiin daawaney
Isdhaafi dee ma ana is xiijiyaba jaw😂
wilhi waan is dhafiyaa
Part 1 Ilaa part 8 dadkii lasocday Filimkan waa idin salamay🤗😄
Wan kaqadnay bowe
Waka qadnay 🙋♀️🙋♀️🙋♀️
Wn ka qadnay
Ka qadnay wll
I can’t wait 😂
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت❤🥰
Jasaka lah wll
Jasakallaah khayr
Ducadan waxa la dhaha sayidul istiqfaar akhri wlo hadi aad abood shugran wlo adiga so qorayna allaha ka jisaaisiyo
@@amalcali1455 ÿ¹
The moment he slapped him 👏🏼👏🏼👏🏼 He deserves it and love This show ❤️
Jamaal Caawo ayaa iga farxisay waayo Zubeer ma ahan saxb wanaagsan 😂 waan ogahay in uu yahay film balse xiiso gaar ah Ayaan u qabay waayo zubeer Qiyaanada uu kugu wadey Adiga iyo Haboon😂❤
اللَّهُمَّ أَنْتَ رَبِّي لا إِلَهَ إِلا أَنْتَ، عَلَيْكَ تَوَكَّلْتُ، وَأَنْتَ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ، مَا شَاءَ اللَّهُ كَانَ، وَمَا لَمْ يَشَأْ لَمْ يَكُنْ، وَلا حَوْلَ وَلا قُوَّةَ إِلا بِاللَّهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ، أَعْلَمُ أَنَّ اللَّهَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، وَأَنَّ اللَّهَ قَدْ أَحَاطَ بِكُلِّ شَيْءٍ عِلْماً، اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ نَفْسِي، وَمِنْ شَرِّ كُلِّ دَابَّةٍ أَنْتَ آخِذٌ بِنَاصِيَتِهَا، إِنَّ رَبِّي عَلَى صِرَاطٍ مُسْتَقِيمٍ.
اللَّهمَّ إنِّي عبدُكَ ابنُ عبدِكَ ابنُ أَمَتِكَ ناصِيَتي بيدِكَ ماضٍ فيَّ حُكْمُكَ عَدْلٌ فيَّ قضاؤُكَ أسأَلُك َبكلِّ اسمٍ هو لكَ سمَّيْتَ به نفسَكَ أو أنزَلْتَه في كتابِكَ أو علَّمْتَه أحَداً مِن خَلْقِكَ أوِ استأثَرْتَ به في عِلمِ الغيبِ عندَكَ أنْ تجعَلَ القُرآنَ ربيعَ قلبي ونورَ بصَري وجِلاءَ حُزْني وذَهابَ همِّي
دعاء مُستجاب بإذن الله
" اللهمّ إنّي توكلت عليك ، وسلمت أمري إليك ، لا ملجأ
ولا منجا منك إلا إليك ، اللهم إني أستودعتك حلماً
يتمناه قلبي ويشغل تفكيري فقر عيني ، اللهم اجعلني
ابكي فرحا من حلم ظننته مستحيل فتحقق بحق سورة
يس والبقره ومحمد وال عمران أن تسعد قلب كل من
دخل وحوقل فأنها رافعة نافعة دافعة وكنز من كنوز الجنة
حوقلو بنيه قضاء حوائجنا ونجاحنا وان شاء الله ربنا يوفقناويكرمناا بما نتمناه.
- يا #أربعين غريباً 🤍🥺
-رجوتُ دعوتكم ولكم بالمثل🤍
galcad✅
xarardheere✅
Ceeldheer✅
halmaalin gudeheed
allahu akbar.
Baaa lagu xoreyay mashallah
Mxa ka dhacay 👀
Hassan shiek tageeradis ....love you sll
Birmade Xasan ShiikH iLaaHay Ba WadanKa Ussoo diraY
M.a ilaaheey ayaa mahad iska leh
Inta sanadkan iyo kii horeba daawaneysa cimri dherar ayaan u rajeynayaa ❤️
Oh man… best Somali serie ever. No cap. Loved it
Mrkuu u sheegay xaqiiqada haboon Hadan ku yidhi wan ku jeclay inay ku xanaaqdo ayan sugayay ooy tidhaa ma Wxad ka faaidaysanysa Ehel la.aantayda😮😂sida Filmada Cadaanka❤❤😮🎉
Wax flim fahansan adaa jiran iminkaan is waydiinayey flimku halkaan fail buu ka noqday
Habon iyo Jamal goorme is helayan inta sugi la inta ay dib ukulmayan habon & jamal 👍👍👍👍
Zubeyr feerta ku dhacday qalbigee ii qaboojisay caawa
Best series keep going 🫡🫡🫡
Wa flim uun
Anaa oog Inu film yahay jamal walaxanusadhe runtiiii lkn cwa wa farxeh😂
Idil filimaka waxy ku jilysaa qof baari ah oo waalidkeed ixtirmaata 😢ilaahy waalidkeen ha noo daayo❤
Nabiga ku saliya wallale heena rer falstiin uduceeya ilaahay ha ugar gaaro❤❤❤❤
Ilaahay ramadanka nabad hanagu gaadhsiyo
Aamiin
Suber caawa dharbaxo hadiyaariyo habonna wey dhumatay caawa
Amiin inshaAllah
Musalsalka Keliya ano will ah dawado weliba dhumasho idinkula dawada gabdhow rali ahado halkan muslsalba idin la dawaday😍😄😄
Hhhhh madaxeey
Aniga iyo macal ciyaalka waan daawanaa.
Abdi Diyar waye dumashi ayado faraxsan ladawo
Kaligaa mahan willal badan ada wada 😂
@@mushtaaqcabdxakiin9939hhhh 🤣🤣🤣 raali ahaada we need kuraas
Wa cadi ee soo dhawada
Hayaaaay 😁😁habooon waa la heĺay
Idiil fariiid u sheeg dhakhso jamaal🥰
Best somali series ever ..mansha Allah
Masha allah na english ka dhig madama luuqadaada English kaala qurux badnaatay
@@darishore814 sxb rali noqo..luqadadeyda englishka hakuso qabanin.
Wlhi waan sugi la ahay xalqada 9aad kusoo dhaqsada
this series is just some thing else🔥
I can't wait wlhi waa musalsalka kaliya ee aan sida qarsoodiga ah udaawano hadaan rag nahay ileen nin weyn oo musalsal daawanaya waa ceebe lkn kan xalal buu inoo yahay😭😂
Danyer😂😂
Kkkk
😂😂🙏
😂😂😂😂ceeeeb
hhhhhhhhhhhhhhhh
the best 👌 can't wait for part 9
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
Scw scene scene scene scene scw
Salhucyhi waslm
Scw scw scw
Waasidee sidani xayaysiiskii ayaa ah 10 minute ee wax ka badala 1 hours ka dhiga intaa igu racsan like 😂
Haa zxp walhi waa run
Subeyr in uu u sheego haboon in meel laga helay iyo in uu jecel u sheegto in uu isku xijiyo maheyn ama isku mar in uu u sheego maheyn, inta meeshaas qalad ka aragtay ismuujiya.
Filim yaqaan baa tahay wlh.
Inta ila aragtay inuu caawa film ku xamaasad goniya leyahy waban sugi la nahay👍👍😩
Aniga xita
cawada xamaasadiisa shidan musasalka😎😍
jah aad iyo aah kanjimcaha ayaa kasii qatarsan wlhi wan sugi la ahay
Anagah dhan maad dhahdid marka
Caawa waa markii uu ugu Xamaasada badanaa Intuu SocDay Flimku 🙏
Aad io aad
Best Somali series 🥰🥰
Magacaaga waa somali culus Qoraalka aad so qortay waa luuqad english oo daciif ah, luuqadada xishme
Thank you astaan tv
Jamaal i aamin habon wuu arkay😳wlh maalmahaan dhan guriga zubeer jogtay😁😁😁 ee si fcn usii garaac ilaa xalqada dambe calosha hana hurinine🙏 hada leeba film 🎥 ka xiiso yeshay😍😍😍😍
Season 1 ilaa season 2 dadki la socdoow waa idin salaamy
Wankaqaday wll😙
Waan kaa qaadnay 😙😙
Lagaa qaad wll
Waka qadnay
Waar bahaLkU sookA MacanadaY 😂🥰
inankii zubeer waxbaa gaadhee 👋😂
WakhtigUn so badiyA AstAan dramA 👇
😂
Caawa another level weeye ✌️ I can't wait part 9!!!
Filimkaan intuu socday best episode waaye,filimkaan waxaa gacan utagay qoraaga filimka waayo laantis fikradan dhan waxna ma eheen.aktarada xataa inaba caadi ma aha siiba idiil wexee u qalanta best supporting role award in la gudoonsiiyo.Camera manka shaqadisa Ma waa top,haba laga reebin edit ka.Entertainment industry ga dalka in uu sii balaarto ayaan rajeynaya oo dhan walbo aan hormar uu gaarno
My favorite line is when ducaale says “Yareey shaax ii keen” 😂
Keep going astaan ❤️
Wlahi Directorka Musalsalkan Oscar Buu Uqalmaaaa ❤️❤️💯
Hadaad toltihiin Qeybta 9 habeen danbo nosoodeeye 😥😢
idil inta ila tagersan like sara🙏
Caawa Astan TV ayaan u dhacayaa, oo qaybta xigta ka soo daawanayaa, yaa ila dhacaya
🤣🤣🤣
Ani 😂 😂
Kaada kaada shp🤣🤣
Aydnu u daadaNo wlHi zidaNi zi MaaHee😂😂😂❤️
The Best episode for this season ❤ can’t wait Part 9 Habonn and Jamal together 😬😬
Bahda astaan TV shaqo adag ayaad noo haysaan Guulaysta Mar walba ❤
Hadaad I xasuusato Waan kuu Mahadcelinayaa , Hadaadan I xasuussan … Waxaan ku leeyahay farxad iyo caafimaad ayaan kuu rajeenayaa ❤️💕 WALALKA SHACABKA✌️🐪
Sidoo kle Wllo ❤❤❤❤
Emotional damage 1 daqiiqo lagama joogin ka dib waa ku jeclahay aaa🤣zubeer fudeed badanaaa
I can't wait for starting 😩
I can wait EP 9🤤🤤🤤
Best Somali series ever Mashallah well done astaan tv boogadin ayaad mudantihin
Intii ila socotay 1 ilaa 8aad like saara.
🙏🙏🙏
Best film i have seen in my life keep going brothers and sisters . If i little comment this episode although you all did well idil has played the best role
I can't wait part nine. 1 up to 8 I watched 👀 😍 subeyr feerka cawa nabar xaqdaran allaha kaaga dhigo kolley cawa way ku heshay.
War waaa feer waqtigisa ku imaday sxb xaqdaro maaha asagaa 2 wajiile nimo doortay inuu jillo marka jugtu iyo bahdilka wey bilabatay hada iyo kooow
Abid jiliinkii ugu fiicnaa eelajilo soomli jilaan kiii ugu fiicn❤❤
Qeybtii ugu shidneed musalsalka & season 2 xitaaa 🔥🔥
Reer Xamarooooooow🥺😂
From Reer Hargeisa🎈🎊✨🤦♀️😲
Wakusalaamay wll seethy
Caafimaad kudaawo
Best somali serie 👏🏾👏🏾👏🏾
Habbon inaanan oyneynin oo qosleyso inta ila aragty like saar😁😁
Kkkk
Mansha Allah Muqdisho dhismaysa markaan arkay walahy ilmo igu soo istaagtay Allahayoow dhulkayaga codowga nooga dhowr
Amiin ya allaah nabad waarto
Aamiin yarbi
Flimka caawa meel yar aya ku diiday qofka Director ka ah marka Haboon loo sheegaayo in wadada laga soo helay ui Zubeyr u shegayo Acting ka ay samysay dhag mahayn waayo sidi qof ogaa ayay u hadashy besa wxa laraby inay indhaha taagto naxdo hadalka ku cel celiso wax sasa cml waayo qofka markii wax uusan ogayn oo weliba filanyn oo weliba family ui la noola oo sir ka qarinayeen ah loo sheego shucuur gaara inu la imaado waaye lkn intakale waa idin wataa reer astaan Guulysta insha alh🙏🏻❤️
inta seoson 1 fiirsatay filimka haboon oo geeriyootay ALLE SUBAXAANAHU WA TACAALAA HA UNAXRIISTO AAMIIN DHEH WLL ❤️🥰🤲🤲🤲🤲
Aamin yaarabi
Aaamiin😢
Aamiin
Aamiin
Can't wait for episode 9
The most interesting part i ever watched ❤️😊
Wtf.. best episode ever watched. we can't wait for the next episode🥲
🤣
Inta odayaasha ila daawato oo hadlkoda ila dhagysto👋🤣
😂😂😂Kaliga le wye
team gudbis an ahay mugo wa ku kaligaa hhhh😂😂
Ani wan iska gudbiyaa
i can't wait 🥺😩🔥
Bax cayarahaga ad😂😂
@@sabiriinyusuf6605 qaybtan adbay uxiso badanthy😆
@@sabiriinyusuf6605 idinkaba world cupka waad imaatan😂
The best part is how they didn’t forget “SOMALI PARENTS Roasting each other” 😅😅
Lol 😆
Mxa engriiska ugu hadlaysaa yaa tahay somali?
Can't wait really so amazing 😍
Ala ciil badana ma iska ooya Markaa comments yada dhan fiiriyo dadkaygi luuqadooda sida ay u naceen oo ka doorteen luuqad kale
@@darishore814 adiga taas lagumadirsan do ur own business
Dharbaaxada subeer 10 jeera ku celceshday waa ku raaxaysaty wllhi eeyga inay flim tahy waa ilaabay😂😂
"Dareenkii walaalnimo
Wuu dhammaaday waayahan."
Waxaa ka hele howsha eey heyso idil naag nool dheh ❤ haboon naagta raadise waa adi 😂😂😂
waa walaasheed🥰
@@xafsaxupi9057 haa hooyadeed ayaa markay xanuusanaysay episode one kula dardaarantay .
Waxan u maleynaa in uu dhalay idil abaheed sida darted dhiigu isku jiidayo
Ican,t wait 🥰🥰
Cwada waanagula adkeenooyaaa what
Ar filimkaa caawa waji cusub ayuu la yimid
Can't wait episode 9
Am so happy hadii la ogaaday subair 🤣
I can’t wait episode 9😢
🇮 🇳 🇹 🇦 🅂🄴🄰🅂🄾🄽 1 AAN DAAWAN ISMUJIYA OO Bilaawday daawashada filimkaan oo qatarta ah ❤️seoson 2 🥰✊👍🙏🤝💯👋
filimka caawa xamaasad ayuu lahaaaa
jamal nin rag🥰
Kusali nabikena Mohamed scw
Scw scw
ﷺ
Caawo wlhi xiiso gaar ah ayu Lahay waxan so xasustey filim Hindi ah oo hada ka hor aan Daawadey inta xiisihis ila arg tey like kkkkkk Jamal caawo wow Xarakey wale Zuber jabkiis jeceliya 👍🤣😂😂🤣
I can't wait xalaqda 9😭😭😩❤
Dharbaaxada zubeer kudhaceysa mac ay ku thy😃😃😃
Hhhh🤣🤣😂
I really like this film..well done astaan..keep it up
Hooyo Amran kulahaa geeljire waligiisa waa geeljire 😂😂 funny maam
I can't wait part 9
Waxaan ka baqaa waxaas dhan in ay riyo noqdaan😢😂😂
Hhhh wlh isku fikirban nahay dabcan sas bey ila tahay wa cabsanooyaa
Qofta kaliya aan izkufikirnahy dabcnhaa 😂😂
Waan ka cabsanayaa anba🤣😅
Musalsaalka haboon xiso gaar ah ayuu leyahay qabta cawa waa holac i can't wait prt 9 insha allah coming soon ⚽️💪👍💯💯💯