Wiil Cod Mucjiso ah leh oo guddigga Mogadishu Got talent la dhaceen

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • / @curuboflimshd

КОМЕНТАРІ • 73

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 роки тому +19

    Quraanka Allaha kuhadeeyo dhalinta amiin amiin

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 4 роки тому +2

    Wilka heesta awaale adan qadaya waa boqorka fanka mustaqbal xita wxn aminsanahay inow cawale ka cod macan yhy horay usoco ban leyhy

  • @deqalul1096
    @deqalul1096 4 роки тому +7

    Xuseen yare walalky guleeso

  • @abdirizakhersi6897
    @abdirizakhersi6897 4 роки тому +5

    Funaanad guduud caadi maaha
    Anaa maal galin
    Cod dahab uu leeyayay wad wad waa 100%

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 4 роки тому +3

    MAsh Allah

  • @luulibrahim1562
    @luulibrahim1562 4 роки тому

    Hussen hassan mohamud keep going bro mashllh cod baa kugu dhamaday 👌

  • @Mokhtar_Yare
    @Mokhtar_Yare 4 роки тому +5

    Xasan aadan baan si xusuustay wlhi ninka hore what a voice 🔥

    • @cadecilmi4003
      @cadecilmi4003 4 роки тому

      Mukhtar ELMI xasan aadan heeskan malahan waxaa uu kamidyhay fanani qaadey

  • @omuayuub4809
    @omuayuub4809 4 роки тому +1

    Maasha alaah waa rabsha oo halkaa taagan

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 роки тому +1

    Kanu Waa Xasan Aadan Samatar Oo yar💙👈👌👍

  • @asadofficial5227
    @asadofficial5227 4 роки тому +1

    Waaaaw keep going brother

  • @munomnka6744
    @munomnka6744 4 роки тому +3

    masha allh 😂😂😂😂🤩😍😍😍😍😍💏💑

  • @djcodka7512
    @djcodka7512 4 роки тому +2

    Ma.Allh

  • @guhaadbaandofficial4826
    @guhaadbaandofficial4826 4 роки тому +1

    keep going guys guul aan idin rajeynaa

  • @shukriali7215
    @shukriali7215 Рік тому

    ❤❤❤

  • @ismailshire539
    @ismailshire539 8 місяців тому

    Xuseen Labka miyaa kan

  • @mohadomar5990
    @mohadomar5990 4 роки тому

    Lpx xasan adan 2ad tajay keep going

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 роки тому +1

    Qofka ugu codka mcn intay dhalinsoosaarayeen

  • @hawaluulamohammed1058
    @hawaluulamohammed1058 4 роки тому +1

    Mashallah hibada rabi kugu manysty

  • @axmedsuuley12suulay41
    @axmedsuuley12suulay41 4 роки тому +2

    Waxa laga yaaba dadka qaar inay dhahan ma codmacana ee qofka sifiican udhagaysta wuu daremaya

  • @kiincadow76
    @kiincadow76 4 роки тому

    Maxaa ku dhacay muqdisho got talent

  • @cashanuur6253
    @cashanuur6253 4 роки тому

    masha allah

  • @Mahuraan979
    @Mahuraan979 4 роки тому +2

    Xusen xasan maxamud hadii uu soo baxo waxaan diyaar u ahay in heesta uhoreysa udhiibo aniga

    • @burhanhassanmohamed8793
      @burhanhassanmohamed8793 4 роки тому

      Walaal adress-kaada isoo qor si aan wax badan u wadaagno whatsapp-ka

    • @xusenxasanmaxamuud3141
      @xusenxasanmaxamuud3141 3 роки тому

      Sxb macne waa ikan bro wax ma ii qabaneysaa

    • @Mahuraan979
      @Mahuraan979 3 роки тому

      Haaaa diyaar isoo qabo
      Ama nambarkaaga iisoo qor

    • @xusenxasanmaxamuud3141
      @xusenxasanmaxamuud3141 3 роки тому +2

      @@Mahuraan979 zxb mcne lambarkeyga waa 618145012 wkaa WhatsAppka iga soo qabo bro I.n

    • @aminibrahim2101
      @aminibrahim2101 3 роки тому

      Walaal Inanka cid ku xidh hadanad adigu abwaan ahay wa nin yar

  • @playandfunrc7094
    @playandfunrc7094 4 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkk Caaaaaaac Aayaaaaa Gudidu Subxaan

  • @mojeylani3810
    @mojeylani3810 4 роки тому

    Woow Woow Woow Markan dhamaystiraan Dareemay Codka Ku Duugan

  • @darwishboy5255
    @darwishboy5255 3 роки тому

    Tartan maxa igu wato hadan hees rabo maan aniga intaan stuutiyow tago iyo abwaan heeso aniga ana leeyahay sameesto maxaa tartan igu wato

  • @ahlaamalaa1386
    @ahlaamalaa1386 4 роки тому

    Fanaanka codka Guuxo xasan adan smatar

  • @nuurmacalim3123
    @nuurmacalim3123 4 роки тому +1

    Wilkan fanaan isku fialan waye xasan samatr o yar waye

  • @maykalelmi1289
    @maykalelmi1289 4 роки тому

    Ilahy baa fanana kulahaa

  • @haniahmed3481
    @haniahmed3481 4 роки тому

    Eesh cala cod

  • @aminibrahim2101
    @aminibrahim2101 3 роки тому

    Dhuuxu cod kaga jiraa Tababar bu u baahan yahay Carab fududeyd

  • @khadarmahamed3953
    @khadarmahamed3953 4 роки тому +3

    Kani cod fiicni maaha runtii lkn ninka 2aad waa top

  • @halimaibrahim5995
    @halimaibrahim5995 4 роки тому

    Masha Allah

  • @mohakula5027
    @mohakula5027 4 роки тому

    Fnand gdud bnn baad ku dhcdey

  • @somalidiihore2801
    @somalidiihore2801 4 роки тому

    Somalida qaar maxaa xarafka “ DH “ kudiray soo afsoomaaliga kamid ma aha? Meel walba oo R bay ka dhigayaan.

    • @cabdinaasir5221
      @cabdinaasir5221 3 роки тому

      Asalka r waye dh waxaa u aqriyo reer waqoyiga

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 4 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @apofficial3965
    @apofficial3965 4 роки тому +1

    Hala iku sooyaaco yaaqey dadkeykow

  • @sunshinegirl8547
    @sunshinegirl8547 4 роки тому

    Wuu cod fiican yahay laakiin wuxuu ka heesayaa Toon aaan kiisa ahayn

  • @cadecilmi4003
    @cadecilmi4003 4 роки тому

    heeskaan waxaa iskaleh axmed rabshey waxaa kadaba qaadey ilaa sadex fanan oo kala ah maxamed mooge abdulqaadir bagag iyo xasan aadan samater fananka ugu liita waa samater kan ugu wanaagsana waa bagaag

    • @nawaadxusen9879
      @nawaadxusen9879 4 роки тому

      bagaag si fican u qaadey o dareen leh xasan wa lgaga wngsana 3 kaleba

    • @mohamedabdulkadir4085
      @mohamedabdulkadir4085 4 роки тому

      Xasan aadan samatar waa ugu wanaagsan oo heestan ku raaxaystay sida uu wiilkan u qaadaayo ninka meeshaas dhigay waa Xasan aadan samatar sxp xaqiraada jooji

  • @dararaicha3098
    @dararaicha3098 4 роки тому +3

    Soomali been badana codka mucjisada makana🤔??? Keyga miyaa dhageysateennn 😏😏😏

  • @nasraabdi1524
    @nasraabdi1524 4 роки тому +2

    Masha allh