Hogaamiyaasha Oromo Ee Direed Oo U Hanjabay Garaad Jaamac Iyo Cadowga Somaliland Ayaa Hargaysa Yimid

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 лис 2023
  • Hogaamiyaasha Oromo Ee Direed Oo U Hanjabay Garaad Jaamac Iyo Cadowga Somaliland Ayaa Hargaysa Yimid
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulsho-tv
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

КОМЕНТАРІ • 308

  • @mohamudahmed1018
    @mohamudahmed1018 6 місяців тому +26

    Ma Dhulbahante ayaa Oromo loo doontay. War isku xishooda oo magaca ha naga qaribina. Ilaah idin qaribye.

    • @mussejama311
      @mussejama311 5 місяців тому

      19th century dervishes save you from baptizing and 21st century jamaahiirta will do the same!!❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 6 місяців тому +11

    Xabashi jabarti iyo tegray daaroodna way soo socdaan hala waasho

    • @AbdirizakMohamedAden
      @AbdirizakMohamedAden 6 місяців тому +1

      Kkk waa runtaa wllo

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 6 місяців тому

      Sheekadii riwaayadii Ha waalaado jacaykuye haynu weerarka aadno ayay noqotay jaha wareerka siiyaada xumada qabiilada soomaalida ka taagani. Ayagoo dhibkii, daranyadii colaadi iyo siyaasad xumadii dhexdhooda taalay u tagla ayay cadaw iyo umadaa shisheeya ah oo dana gaara wata soo horkacayaan.

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 6 місяців тому +1

      Halawaasho

  • @maguled
    @maguled 6 місяців тому +13

    Galalow..! A new Saylac-card, wayska garan kadhaan 😣. Ma sidaan baa inoo dambeeysey Soomaaliyeey. Allow sahal ammuuraha.

  • @massmass8300
    @massmass8300 6 місяців тому +13

    oromo ayaa dir noqoday waa ilmo
    hoolay oromo ah
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ndlsoild805
      @ndlsoild805 6 місяців тому +3

      😂😂😂 somali Jabarti somali arab somali jarrer etc . Oromo dir afar dir etc just like how u become somali through dhaqan & language . Yaabka oromo and somali can be nationality and lineage .

  • @Darwiish733
    @Darwiish733 6 місяців тому +9

    Ma maantaaa Oromo la sheegtay cajiib

    • @mosjunk7764
      @mosjunk7764 3 місяці тому

      Laftii nagaa ayaa la isku dhiibey 😂😂😂

  • @mahamedmahamud1616
    @mahamedmahamud1616 6 місяців тому +7

    Somali Bay kacarareen o waxay dheheen waxanay oromo dad liita

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 6 місяців тому +5

    Maansha Allaah guul Dir irirsamaale🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-of4oy5ei2j
    @user-of4oy5ei2j 6 місяців тому +5

    SAYLAC SOOMAALI BAA LEH

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 6 місяців тому +7

    😂😂😂😂😂
    Sababay Harti baa oromo HOOLEY kaa dhigay

  • @userymvwx031
    @userymvwx031 6 місяців тому +7

    Viva Dir Weyne ❤

  • @abdikarimharun1214
    @abdikarimharun1214 6 місяців тому +4

    Dalkii in la iibiyey ayaa noo cadaatey

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 6 місяців тому +7

    DHAANDHAAN KII BOQOR KU SHEEGII BUUR MADAW MEE 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y 6 місяців тому +5

    Wow omarima dired❤❤❤❤

    • @LST25
      @LST25 6 місяців тому

      Irirkii maku boodeen😂😂

  • @shukriabdullahi8440
    @shukriabdullahi8440 6 місяців тому +4

    Sheekadii spain ayaa soomaaliland kasoo ifaya. In shisheeye lakalkaalsado. Orromo soomaalida ethopia dhulbalaarsi ayay kuwadaa .

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 6 місяців тому +3

    ASC,Maashaa ALLAAH, Wuunna ku mahadsanyahay hammiggiisa ah GEESKA AFRIKA OO DHAN BAAN DOONNAYNAA IN AANNU MIDDAYNO!.

  • @user-mr2ht2zb4e
    @user-mr2ht2zb4e 6 місяців тому +3

    Walahi oromana buuqayaga maqashay waar somalaay is hagaajiya

  • @Lila-ew6jv
    @Lila-ew6jv 6 місяців тому +1

    Wixii soomaali ahi haku daba faylaan SSC wixii oromo ahina hala saftaan MUuSE? Waxaa soo socda dagaal kii lagu tirtiri lahaa dadka somalida ku dhex dhuumanayey 300 oo sano si ay bada ugu wareejiyaan amxaaro

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 6 місяців тому +2

    Move forward Dir❤

  • @axmedqaalib1065
    @axmedqaalib1065 6 місяців тому +3

    Afhayeenka habar jeclo ha iska badaleen kaasi magacii ayuu inaga dilaye bal eega nacaskaas halkuu taagan yahay

  • @abdirahmanabdihamiidmuomin9380
    @abdirahmanabdihamiidmuomin9380 6 місяців тому +3

    Oromada direed ber bera haladiiyo

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 6 місяців тому +1

    Guul hogaamiyaha direed ee oromo laabta ka ogsooni hoogamiya noolow

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 6 місяців тому +2

    Somalilaand iyo Oroomo haday yaqiin aaminsan yihiin in ay Cushitic iyo Muslim ka soo jeedaan waxba ka xumaan maayaan. Waa isafgaranayaan

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d 6 місяців тому

    Udhiiba Liiska Magacyada Cadowga Somaliland ee jooga meelaha,ayku noqon donaan

  • @safiaahmed8980
    @safiaahmed8980 6 місяців тому +3

    kuwaan suldaan hooleey baa idiin dhaamay

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 6 місяців тому +1

    Dhulka dhulbahanta tago dir ha la dajiyo Isha allaa yaga xaq u leh

  • @hindaicawimohamed9266
    @hindaicawimohamed9266 6 місяців тому +2

    Yahuudda amay u galan

  • @Hodan2005
    @Hodan2005 6 місяців тому +2

    Walahay Waa na siib daro in oromo tidhaa soomali diraa ayaan nahanay Waa is diyaariyo oo dhulka iyo badda soo wareejiya
    😢 abay ahmed baa soo diray

  • @abdourahman2286
    @abdourahman2286 6 місяців тому +4

    Sub xanallah ilaw soomali sidan si fican garan sii oo khalbigega midey. Somaliyee walahi waaa halis waxa aad la timadeen. Ajanib cadaw ah ayaad u yedhanasen si aad walakina u dishaan. Subax Allah ilaw ha itusin soomali oo baabadey. Walakin from Djibouti.

  • @user-os4rj6nl5w
    @user-os4rj6nl5w 6 місяців тому +2

    URUURSAAMLE MIYAA LA NACAY OO MANTA MA OROMO QADHMUUN BAA TOL NOO NOQOTAY HABARWALANEEY MEEL WALBA MIYAA U KALA QABATAA🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 6 місяців тому +1

    Nafeey nin ku doonay ku waa. Kol carab kol irir samaale, kol oromo sheegate. Sheekh isaxaakh ma waxaan aabihii la aqoon baad ka dhigteen

  • @yusufissa3090
    @yusufissa3090 6 місяців тому +2

    😂😂😂
    Daaroodna “hiil iyo hoob” buu tigrey, canfar iyo amxaaro la taagan yahay…
    War arigan yaa Muslimka ka qabta…. Ma dhul dadi leeyahay baa dadkii lahaa lagu haystaa?… Subxaanalaah
    Reer Shiikh Isxaaqoow, si fiican baad u jibaysan tihiin… soo socda idinka+Irirsamaale+irioromo 👏🏽

  • @cabdiwalihassan3519
    @cabdiwalihassan3519 6 місяців тому +1

    Soomaaliland ma meel lataataaban karraa ama lagu ciyaari karro gaal iyo muslim ba uu ka dhagarag sanyhy maalinta laysku dayo in hagar daamo iyo miji xaabin layskugu bahaysto in illaahy junuud u ku ciyo oo geeskoo dhan hilaaci doono.

  • @hindaicawimohamed9266
    @hindaicawimohamed9266 6 місяців тому +1

    Somali hadayba San u dab baysay wa ceeb

  • @ummelyaz
    @ummelyaz 6 місяців тому +2

    “DIIMO KALE AAN KALA HAYSANEE..” لا حول ولا قوته إلا بالله ،

  • @user-of4oy5ei2j
    @user-of4oy5ei2j 6 місяців тому +3

    HOOLEEY MALA NACAY WAA HOOLEEYO CUSUB KKKKKKKKKK

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 6 місяців тому +2

    Hawiyey waxkawayen haadanah maa oromay udheecan waah haarjad 😂😂😂 qaalasya, oowkakaladayah siidansi maa, ah

  • @HusseinNAbdi
    @HusseinNAbdi 6 місяців тому +12

    Maslinkasta CARD ka meel kuxoqda.
    Carab
    Dir
    Irir
    Israel
    Hooleey.
    Hadana waxaad noo keenteen Oromo.

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 6 місяців тому +3

      Sababay anagaa sababnay Harti power ❤🎉

    • @user-il6lr4oo4v
      @user-il6lr4oo4v 6 місяців тому

      Kk xaarood sawdigii intaaba sheegtey carab yuhuud itoobiyaan kiinyaan intaba waad ku dhuumataa oo kusigaa ha kugu hayo ayaad ugu sujuudaa oromo itoobiya ayaad ugugu tahay kk sawaxiligana wadiga kursiga kiinya hakugu hayso aad adoonka utahay xaarood waa laydinku fahmey filinkaa oo xulufo dawladihii weyna ayaaba xulufo samey sanaya anagu waanu qadaney taladaa filinkaa leysku fahan

    • @HusseinNAbdi
      @HusseinNAbdi 6 місяців тому

      @@user-il6lr4oo4v IDENTITY CRISES baa idinku dhacay, minankaa Harti dersi baay idin dhigeen. markaad dekedda Berbera inaan kasoo degno noo diideyseen Irirsamaale maan ahayn. Markaad wareertaan baad nagu xoqotaan card Irirsamaale ah.

    • @ridwaanhaashi3174
      @ridwaanhaashi3174 5 місяців тому

      🤣🤣🤣🤣

  • @Sitti360
    @Sitti360 6 місяців тому +1

    Ma oromo ayaad u soo kiraaystanee war isla xishood

  • @user-yh7lh3wg6d
    @user-yh7lh3wg6d 6 місяців тому

    Nin Jaarisada ah ee Afka Somaliga turjumay , waxa uu sheegayo Sax maaha si khaldan ayuuna uturjumay , wax uusan Oran Aabagadaha Oroma ayuu faafiyey , Magaca Aabagadahana iyo sharaftiisana waa ku cayaaray , warkaasna meel fog ayaan gaarsiinayaa , hadii Rabi idmo.

  • @Gobsame
    @Gobsame 6 місяців тому +2

    Waar odaya shan degdeg baa ku jira oromo maxaa inoo keenay badeena iyo dhulkena rabra

  • @hindaicawimohamed9266
    @hindaicawimohamed9266 6 місяців тому +1

    War dhulbahantow reerka diinta haka sarina wa kuwa oromo ugalay

  • @user-of4oy5ei2j
    @user-of4oy5ei2j 6 місяців тому +1

    XOOGA MAY WAX KAAGA CELIYAAN ODAYGAAN MA WAXBAA BAALIHIISA YAACAY

  • @hindaicawimohamed9266
    @hindaicawimohamed9266 6 місяців тому +1

    Ka firsada somaliyeey shisheye ha sokaxaysan dagalkani wu dhaman idoorw ceebta iska dhaqa

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 4 місяці тому

    Soomaaliya dhowaada ilmo dir cusub!!!! Ilmiihiinu ha gumaysteen ilmaheenee

  • @Nimanada
    @Nimanada 5 місяців тому

    Laftii Nagaa waa in lagaqabtaa Ummada Soomaaliyeed inta uusan dib noogucelin qabri-madoobaadkii ummada Soomaaliyeed soomartay 33sanadood😢 Laftii Nagaa waa in deg deg abaalkiisa lamarsiiyaa!

  • @aaranherbal6526
    @aaranherbal6526 6 місяців тому +1

    Meel sare hadday dhalasho yahay Waa martabad weyne viva darwiish

  • @farahsigat8277
    @farahsigat8277 6 місяців тому +1

    Kulu sheyin yarjicu ilaa aslihi hargeysa oomaanta dadkii asalka ulahaa dib ugu soo noqday oromia

    • @Somali.National.Movement
      @Somali.National.Movement 6 місяців тому +1

      Oromo lacnadii Alle haku dhacdo cawaanta meelna iskama galno Samaale waa Qoomiyad gooni ah

  • @salahahmed2091
    @salahahmed2091 6 місяців тому +1

    Wey hadal daysey oromaba
    La wadaaba
    Hada inbuu faysal cali waraabe
    Lahaa oromo ayaa ina qabsaneysa

  • @suhaybchannel
    @suhaybchannel 6 місяців тому +2

    Ciise hadaanahay dirnimada waan ka baxnay 😂😂😂😂😂😂

    • @ninaidleh2417
      @ninaidleh2417 6 місяців тому +2

      wa wali anaga oromo waxba iskuma nihin🤣🤣

  • @maxamedsomaali1104
    @maxamedsomaali1104 6 місяців тому +2

    Shalay to soy nagii carabta noqonay kkk

  • @ahmedawale2572
    @ahmedawale2572 6 місяців тому +4

    Masha Allah walaalayaal soo dhawaada ku soo dhawaada dalkiinii

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 6 місяців тому

    DAKADDII ZAYLAC QAADA SHADEEDDII AYEY BILOW U TAHAY ARINTAAN ABYEE-AXMED WAA XARIIF SHEEKO DIR AYAA NAHAY.

  • @hindaicawimohamed9266
    @hindaicawimohamed9266 6 місяців тому +8

    Waxan ka baqaya in ay diinta islamkana ka Baxana iskuma kalsona ceebey tacal

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 6 місяців тому

    Fiva dirrwayne guuul beelaha dirreed guuul soomaaliland

  • @cafe1180
    @cafe1180 6 місяців тому +1

    Habar xabuusheed oroma ayey isku badashay aqirtii suldanka hjeclo finale xume kkkk

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 6 місяців тому +5

    Ilaahayow kalsoonida hanaga qaadin,

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uq 6 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @keyen19
    @keyen19 6 місяців тому +10

    Dad nagu dhex jira ayaa naceb Somalinimada oo nagu wada Oromisation. Oo Hargeisa wexe noqon doonta sida Dire Dawa

  • @AhmedMaxamuud-xb7ys
    @AhmedMaxamuud-xb7ys 6 місяців тому

    Masha allh ❤

  • @user-xy8hz2pe6e
    @user-xy8hz2pe6e 6 місяців тому +1

    Kol hadanu oromo idinka dhignay ciil idiinma qabno

  • @user-wm9rp5br6l
    @user-wm9rp5br6l 6 місяців тому +1

    Waxi sixirole jogay itopiya aya so galay somalia shekadan Somali way u dhatay e an is deyno o an heshino

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 6 місяців тому +1

    Nin gacmaha ugu jirto 50 jijimood oo sixiroolaa ayay keeneen war baqara hala akhriyo

  • @amanijama
    @amanijama 6 місяців тому

    Da'adiinnu ha laablaabanto talow habaar miyu ka wada

  • @hindaicawimohamed9266
    @hindaicawimohamed9266 6 місяців тому

    Arintan xildhibanada somaliland wa in ay ka hadlan wa arin khalada diir garanay oromo dawar sata xafadaha hargaysa welka u dhaqda malaha dhulkan

  • @mohamedweli6146
    @mohamedweli6146 6 місяців тому +1

    ASC mahaday oromo hiilka kadoonany ceebay tacal

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 6 місяців тому +5

    soo dhawaada odayaal dhamaantiin DIR OO DHAN

  • @user-bf6nc2il3y
    @user-bf6nc2il3y 6 місяців тому

    Maanta isaaqiy maa oromuu gaargarkadayeen illiynakabaqo abiyahmedayaa sodirey waaxalosocda badaasaylac

  • @user-pd3ec6mh8z
    @user-pd3ec6mh8z 6 місяців тому +3

    Waa maxay ragan jijimaha xiran😅

  • @IjopelReya
    @IjopelReya 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdinasirdaud3798
    @abdinasirdaud3798 6 місяців тому +1

    Ma halkaas bay maraysaa,,,, wallee waa yaab,,,,, kolba geedi hor leh ayay sii guurayaan,,, macasalaama,,,,

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 5 місяців тому

    Maxaa gaalo Sindiyado xiran iyo Cross idinka galey inaad abtirisaan,Aawey Reer BeniHashimkii aad ku abtirsan jirteen,SOOMAALIYAR IYO WEYN CAQLIGII BAA KA GALEY ILA MEEREYSO SUBXAANALLAH

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 6 місяців тому +1

    Maskiin toola,aandaarted bay oromo ugaysay

  • @isku-dubba-ridnaan384
    @isku-dubba-ridnaan384 6 місяців тому

    War illeyn markii dawladdii KACAANKU Oromada SOOMAALI ABOW ku magcaabi jireen run bey ahayd.

  • @TahlilDiblawe-ge5dx
    @TahlilDiblawe-ge5dx 6 місяців тому

    Walee SSC taariikh ayey dhigtay hadeyba xadka dad ka saartay
    Oo hadeyba idinkaga daraayaan oo ay heleen qiil oo ay ajmabi ka saarayaan dhul somaliued

  • @saynabamaxamuud4982
    @saynabamaxamuud4982 6 місяців тому +1

    Guul iyo gobonimo somaliland

  • @user-mr2ht2zb4e
    @user-mr2ht2zb4e 6 місяців тому

    Waar ragu muslim mi ayaa reer tokayow wuxuun baan maqlijiray waxaa dhacaysa dawlad ay Orono iyo soomali wada leeyiin oo islaami ah

  • @bacarjenuur5162
    @bacarjenuur5162 6 місяців тому

    Garxajis dalka in lawareejiyo itoobiya siiyo yeeli mayno Ajanebigu hanaga baxo

  • @Fays2010
    @Fays2010 6 місяців тому

    Waar kuwaan hadday hog mas galeen intay dhulbahante ka cararayeen. Qaaaq haddaa Soomali loo soo galay markay Orommo lagu wareejiyey Hargaysa.

  • @abdimadobe8803
    @abdimadobe8803 6 місяців тому +1

    Anigu waxba garanmaayee isaaqow bal diinta uun ha kabixinina xejista

  • @aliarte4508
    @aliarte4508 6 місяців тому

    War dhulka ogadenia nagu badasha oo anagaa somaalinimo jecel dirta samaalaha israaciya .

  • @jamaljamal5936
    @jamaljamal5936 6 місяців тому

    dhawaan jigjiga waxaa maamuli doona Dir, cagdheerna waxay dib ugu noqon doontaa godadkoodii iyo saxaradoodii.

    • @Somali.National.Movement
      @Somali.National.Movement 6 місяців тому +1

      Waa oromo dadka geedaha iyo gododka kunoolaa oo cawaan bey ahaayeen lacnadii Alle haku dhacdo cawaanta

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 4 місяці тому

    Muuse Biixi
    Meelo badan ayuu laalay
    Waxaa u dhimman inuu xidigaha BAARBAARTO..
    Guul meelkasta oo ay Beelwaynta Dir aduunka ka joogaan.

  • @abdiabdullahi3108
    @abdiabdullahi3108 6 місяців тому +1

    Suldaan hooley haloo yeero

  • @ahmedalin
    @ahmedalin 6 місяців тому

    QARANKII SOMALI-LAND MA WUXUU KU DHAMADAY QABIIL LA YIDHAA "DIR" BEELAHA DIREED.
    WAAHOUMARKA MUSE BIXI GAADHSIIYEY QARANKA.

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 6 місяців тому

    Oromo dir aaaa?
    Waar ingiriis ayaad ku waalateene maantana ma oromo ayaad gasheen?
    Itoobiyaanka hadafkoodu waa in ay soomaaliya oo dhan la wareegaan laakiin saasiyiin isku sheega soomaalidu waa xaar quutayaal!!!

  • @abdullahisharif2382
    @abdullahisharif2382 4 місяці тому

    Dhulbahante ayaa sababay

  • @mohamedahmed-dg9me
    @mohamedahmed-dg9me 6 місяців тому

    Oromo waa guulasatay baday raadinayeen bey kaheleen somaliland kaluun iyo biyo khayraad leh haday kadhergayaan bada ayaga hantiyiya kuwa agtaagan oromada siyaasiinta somaliland farxad bey udhimanayaan

  • @HRU2100
    @HRU2100 6 місяців тому

    DHAMAADKII SOMALINIMADA OO BILAABANTEY.....

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 6 місяців тому

    Wacadee baddii waa loo yimi waa kuwaa garam garamkii la keenay oo oramadii soo dhaweeya tolkiin gadabuursi seylac leydinka qaad war nimanyahow leydiin tashay

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 6 місяців тому

    Sababay sababay dhulbahantaa sababay

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 6 місяців тому +2

    Waar iidoorkii waashe Bella walba naf baay moden waa yaaba jiida hore geeya kkkkkkkkkk

  • @hindaicawimohamed9266
    @hindaicawimohamed9266 6 місяців тому

    😢

  • @Direed832
    @Direed832 6 місяців тому

    Odaysha Dir salaan. Laakin adeerayaalow odeygaan karbaashka wata oo boqolka faraanti xiran iyo dhagaha muxuu ahaa .... odeygaan cawaandiga .... maa waxan naga deeysan somaliland iyo qoloyinkaan direed😂😂😂😂😂😂😂

  • @hindaicawimohamed9266
    @hindaicawimohamed9266 6 місяців тому

    Waxa garadka reer somaliland arinta ka faceliya malin kasta waxad arkaysen abiye afguduud in u dhulkena sheganayo

  • @kenediddirie8406
    @kenediddirie8406 6 місяців тому

    Gaal weye boqorka diireed uul mutacaab bu wata

  • @salahahmed3451
    @salahahmed3451 6 місяців тому

    Bal waa arki doonaa waxey dhasho
    Oromo lasoo dhoweysto
    Waa Oromo waa dir
    Waa meyd wuu baxsadey
    Weeye waana sheeko aby axmed

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 6 місяців тому

    War heedhe reerkii waa wareeren ma oromo baad hiil u doonateen waa shekadii urur samaale inalilalhi wainaalilahi rajicun

  • @umusihaam7993
    @umusihaam7993 6 місяців тому

    War oromo waxkuutarimaysee badnideedana wax sheegimayso Daanyeer futadiisuu qarsanlahaa ee anaagaa naqaana oo dhabarmacaan baa ladhahaa dadka halugooyn dawarsigay kufiicanyihiine

  • @hibaaqnuuradiin6566
    @hibaaqnuuradiin6566 6 місяців тому

    Balaaayada shuuuliyada xidhan Allahayow sharkooda naga hey Dan ay iyagu wataaaan ayey u socdaaaa waxey usocdaaan maalinkale ayeydu ka shalleyn
    Waxa igaga daran sideee ayaad u Aaamintee iney nabad idiin wadaa iyo dhexdhaxaadiyaa
    Alle caqligiina ha idiin soo celiyo
    Meeshan caqli shaqeynaya kuma Arko

  • @abdulkadirabdullahi6940
    @abdulkadirabdullahi6940 6 місяців тому

    Waxan Bildband inaa UA-cam ku radiyo ormo somaliland hadana waa dawanayaa