MUXIBO ABDI HOLLAND 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 35

  • @asmaabdilahi5115
    @asmaabdilahi5115 4 роки тому +23

    Heestan amaanta ah markan dhageeysto waxn Niyada ka ogsonaada inu aduunka jiro Qof anigu aan u ahey qorax😭😓🌞

    • @aragsanabdi
      @aragsanabdi 4 роки тому +2

      Asma Abdilahi Hahahaha wlhi waa Iga qoslisay noolow inaadeer

    • @abdirahmanibrahimdagane8451
      @abdirahmanibrahimdagane8451 4 роки тому +1

      Asma Abdilahi dumarku sidhoo dha ba waa iftinkena sidhan rag unahay ❤️

    • @ayanadan2136
      @ayanadan2136 Рік тому +1

      Alla May dayaax

  • @luuleyugaas9823
    @luuleyugaas9823 5 років тому +4

    Waw Abdi hollan inadheer codkaga mcn Allah hakuu daysto

  • @hoodomuhtoo7858
    @hoodomuhtoo7858 6 місяців тому +2

    Intad iga Ag maqantey
    Ma seexdo habeenki
    Wan soo mirkacayaa
    Mugdiguna habenadan ilasi madoba

  • @maryamgaftin6687
    @maryamgaftin6687 5 років тому +12

    Okay, he never fails to surprise me with his amazing voice! Dude you deserve an award! Your voice pleasant to listen:)

  • @afnaanqurux4086
    @afnaanqurux4086 8 місяців тому

    Habeen walbo heestan i qada odageygi❤😫🫂

  • @AbdirisakHashi-kz9fx
    @AbdirisakHashi-kz9fx 2 місяці тому

    Wlhi xusuuus Gooni ah ayn galey

  • @luuleyugaas9823
    @luuleyugaas9823 5 років тому +2

    Masexdho habenkee waan soo meer kacayo walle xasus ayaay igu tahay hesstan

  • @daadaxhisti1939
    @daadaxhisti1939 9 місяців тому +6

    I am here in 2024🎉

  • @afnaanqurux4086
    @afnaanqurux4086 8 місяців тому

    Marwada jeclhey 😫❤

  • @hibocabdilahi3961
    @hibocabdilahi3961 4 роки тому +2

    Wllhi waan ka helay heestan

  • @kaahiyekulmiye181
    @kaahiyekulmiye181 4 роки тому +1

    Fanaan Wayn Cabdi Holland Caadi Maahaa

  • @qosoliyomadadaalo527
    @qosoliyomadadaalo527 4 роки тому

    Kaskeey aya iskaleh hestaan xasusti 2009kii wlhi wa hees aad iguweyn🔥❤❤

    • @deeqzi
      @deeqzi Рік тому

      Heeskanu Waxa lahaa Boqorkii Codka Maxamed Saleebaan Tubeec Kaskey Waa Copy

  • @suhaanahmed7222
    @suhaanahmed7222 4 місяці тому

    Marnabad

  • @siciidcaydaruus9595
    @siciidcaydaruus9595 4 роки тому +1

    Heestan yaa iska lhaa asalkeedii

  • @_wll____
    @_wll____ 7 місяців тому

    Old is gold

  • @elmohdekofficial2385
    @elmohdekofficial2385 4 роки тому +2

    Ax yaa hees

  • @AyaanGalow
    @AyaanGalow 16 днів тому

    2021 xasuus gaar ah Bay ileedahay heestan 😢

  • @Hargeisalyrics00
    @Hargeisalyrics00 Рік тому

    #Memories I’m here 2023❤🎉

  • @MohamedCali-x6f
    @MohamedCali-x6f Місяць тому

    Stil 😢2024

  • @GaaraBidhaan-b1y
    @GaaraBidhaan-b1y 7 місяців тому

    Heestan waan maqli jirey,lkn waxa toos iibartay Hana,oo aanu muqdisho isku baranay waxanu ku dhegeysanay silver star,goor habeenimo xilli ay America usocdaalaysay,ma ogi si xaalkayagu ku danbaynayee allaw hadaan calaf isku lenahay noo fududee hawshayada

  • @nasramaxamed1892
    @nasramaxamed1892 4 роки тому +1

    Ax yaahees

  • @kiinabdinoor9777
    @kiinabdinoor9777 4 роки тому +1

    Inanka magacaga leh kolkii loo dhawaqee maqlaa soo hinqadaa ax yaa hees

  • @feisalamin7616
    @feisalamin7616 4 роки тому

    Abdi Holland fanan kale Arag ah

  • @Omarelmi114
    @Omarelmi114 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤

  • @cabdifataaxaxmedfaarax3407
    @cabdifataaxaxmedfaarax3407 3 роки тому

    The best song

  • @hibohaaruun1675
    @hibohaaruun1675 4 роки тому

    Very sad😭😭😭

  • @najiibxasan8438
    @najiibxasan8438 Рік тому +1

    Htt4😂😢😅b 2:37

  • @ahmedmusa9857
    @ahmedmusa9857 3 роки тому

    Th