FILO PART 107

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

КОМЕНТАРІ • 967

  • @AyaanAli-gn3tf
    @AyaanAli-gn3tf Місяць тому +97

    Reer muqdisho inta uxisty 😢😢😢😢 One like waa codsii kusoodara reerr muqdisho filimka 😢😢😢😢

    • @IsniinoMuhummed
      @IsniinoMuhummed Місяць тому +1

      Wlhi saax waya rar muqdisho away❤❤❤

    • @AyaanAli-gn3tf
      @AyaanAli-gn3tf Місяць тому

      @@IsniinoMuhummed teeda kle mel mcn mareysy sabriiin iyo wilka oo numbar iskaqadanaayo jah abuukar kusoodar kudhaha plz hadana jimco iyo sabti iyo axad kadig kudheh please 🥺🥺🥺🥺 lahadla abuukar 💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️

  • @CaashoCarabow
    @CaashoCarabow Місяць тому +235

    Aan kuwada salino nabigeena muxamed scw ❤

  • @hackingpoi950
    @hackingpoi950 Місяць тому +66

    Inta hoydoda nolashay axlam dhaha inta ka dhimatya Ana u duceno alle ha u naxristo dhaman toda ❤😢

  • @guidetoquran9240
    @guidetoquran9240 Місяць тому +124

    Welcome back maamo feynuus waaku farxay aragtidaada cimri dheer iyo caafimaad ilaaheey haku siiyo

  • @JuweyriyoJuujuuQaalidumar143
    @JuweyriyoJuujuuQaalidumar143 Місяць тому +69

    Maanta xiiso gaar u leyahy inta igu raacsan like saara mida kale qeybta muqdisho ma iska dhaaften

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 Місяць тому +49

    Wlhi alaab dhaq baa lay dhahy anoo isdhahaya hadhow lee dhaq markaaa Fillo arkay farxad😂😂waba dhaqay😂 Maamo Faynuus wlhi mantoo dhan anoo faraxsana albta dhaqayy😢marka maqlay hesta hoyo anoo ilmenaya wlshy i aragty😢mx uone idhahday😭 Hooyo mcn cimri dheer cafimaad cibaado suban allow kusiii😭 aakhirana jano fardowso🤲

  • @Kadraladan12
    @Kadraladan12 Місяць тому +58

    Maamo faynuuus sh daahir aragtidaadu waa noo abshir mamo mcn 🎉🎉🎉

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Місяць тому +108

    Hadad igula faraxsan tahay soo noqoshada maamo faynus like ha ila dhafin❤👍🏽

  • @Malikasamatar4624
    @Malikasamatar4624 Місяць тому +108

    Inata uxiistay inti muqdisho like dhaca ku siiya😊

  • @hoodoaadan1163
    @hoodoaadan1163 Місяць тому +44

    Allow haydilin 😢hooyaday intaan xajka gynyo idmkaga allow irume hmigyga🙏☝🏾🤲

  • @user-oy1kf5yl2h
    @user-oy1kf5yl2h Місяць тому +45

    Asc inta iga danbeesa kusali nabi muxamed sallalahu caleyhi wasallam sallalahu caleyhi wasallam ❤ sallalahu caleyhi wasallam ❤ sallalahu caleyhi wasallam ❤ sallalahu caleyhi wasallam

  • @faraxsanxuseen1331
    @faraxsanxuseen1331 Місяць тому +69

    Maanta maama faynuus maan ujeedaa mise indheheyga waaye😢❤

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i Місяць тому +29

    Mash Allah maama faynuus ilaahay caafimaad iyo cimri dheer haku siiyo abukar maamada salaan iga gaarsi ilaahay caafimaad hasiiyo ❤❤❤

  • @umulkhayrdaahir8705
    @umulkhayrdaahir8705 Місяць тому +16

    maanta qiiro qiiro wayeh ilaahow hooyaday mcn u naxsriizo🤲😩 azxapta amiinta izoo raaciya😢😭

  • @biiwayecb4896
    @biiwayecb4896 Місяць тому +20

    البخيل من ذكرت عنده ولم يصلي علي صلوا عليه
    ة
    صلّوا على سيدنا النبي ﷺ من كان يجبر الخواطر وكان لا يرد سائلًا

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Місяць тому +18

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @nurasufi8594
    @nurasufi8594 Місяць тому +20

    Welcome back mama feynus, you are really the feynus of the show, we really miss you ❤❤❤

  • @nyg1162
    @nyg1162 Місяць тому +24

    ٱللَّٰهُمَّ صَلِّ عَلَىٰ مُحَمَّدٍ ❤❤

  • @XalimoXawo
    @XalimoXawo Місяць тому +13

    M.a hooyo feynus weynosolabatay Allxamdulilah hadey cafimad qabto wankufarxay aragtideda hoyo mcn cimriga Allaha kudhereyo cafimad tam ah cibado suban amin yarab🤲🤲🤲

  • @QaaliyeyQaaliyey
    @QaaliyeyQaaliyey Місяць тому +109

    Manta jimco waye nabiga igula saliya scw❤️

  • @alinoorhassan3549
    @alinoorhassan3549 Місяць тому +34

    ASC ASXABTA KUSALIYA NABIGENA MOHAMED ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ

  • @user-tm2vb9eo7w
    @user-tm2vb9eo7w Місяць тому +2

    Walalaha sharafta badan aan kuwada salino rasuulkeyna csw اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم استغفرالله الحمدلله على نعمة الإسلام

  • @mahamudmudey657
    @mahamudmudey657 Місяць тому +176

    1M coming soon insha Allah 🎉

  • @FardowzahHussein
    @FardowzahHussein Місяць тому +15

    Maamo feynuus ilaahay cimri cibaado iyo caafimaad leh haku siiyo wan ku farxay soo labashadaada❤

  • @suhuradan5130
    @suhuradan5130 Місяць тому +9

    Markanku arko waan ka maqsuudi lahaa murugadan qabeee hooyooy mcn
    Muuqagu wuu iga maydhi lahaa dhibtan soo mare hooyooy mcn
    Intan kaa maqnahay waan maagano mafac iyo hurdaba waa iska manacee hooyooy mcn
    Mamamo aragtida waxay ila mid tahay anigo makiyo madinaba tago xashii soo mare hooyo magan ilaaha markastaba ahow
    Maamay dhibaad ila soo marte miisan xaqa lama magi karee
    Milinka janada mawle ah ka dhigo maamoy mcn mawle ha ka dhigo😢❤❤❤
    Ebbe Abaalkaga jano ha ka dhigo hooyoy mcn

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 Місяць тому +10

    Maama Feynuus Sheekh Daahir waxaan u rajeynayaa caafimaad, cimri dheer iyo Cibaado suuban.

  • @munaabokor375
    @munaabokor375 Місяць тому +16

    Waan ku farax sanahay maama fayruus allha caafi maad dagdaga Allah haku siiyo cimri dheer cibaado suuban aamiin aamiin aamiin

  • @khadrobashi6141
    @khadrobashi6141 Місяць тому +17

    Masha ALLAH mam faynus oo dib uso labatay ayado cafimad qabto wan ku xisnay mamo cafimad ku war ❤❤

  • @user-uk2ou9py8n
    @user-uk2ou9py8n Місяць тому +13

    Maasha allaah maamo faynuus allow ku xafid walee waan kuu xiisay marwalba waan kuu ducaynaye allow caafimaadka kuu siaadi aamin aamin aamin yaarabi 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 kooxda waan idin wada salaamay mar hadaan maamadii arkay alx ilahay baa mahad Le alle caafimaadka ha u siyaadiyo❤❤❤❤❤❤

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n Місяць тому +9

    ASC JUMMAA IS ALL PEOPLES TEAMS MEMBERS GURMAD HORREYHOUSSODAS AMINE ALLAH YA RABBI ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW

  • @mohamedsayid342
    @mohamedsayid342 Місяць тому +11

    Miisaan xaqaa
    Kama mogi karee
    Mininkaa janada
    Moolaha haka dhigo
    Maamooy macan.
    i miss Mama Arliyo welcome back

  • @MutawakalMaxamed
    @MutawakalMaxamed Місяць тому +13

    Wel come back maamo faynuus waa Ku farxay aragtidaada cimri dheer iyo caafimaad Alle ha Ku siiyo

  • @nasriinnasriin2750
    @nasriinnasriin2750 Місяць тому +19

    Waaa warey mama feynuus aaan kor ka soo arkay orod leenBa soo jab saday❤❤❤❤

  • @MaaluusMaaluus
    @MaaluusMaaluus Місяць тому +3

    Ilaahaw Hooyaday Cimri dheer cibaado suuban iyo caafimaad iigu siyaadi aakhrina Janatul firdaws gali🤲🤲🤲 Dhmn Hoyoyinka somaliyed waa lafdhabarta Bulshadeena ❤❤❤❤❤🥰🥰♥️♥️🎉🎉❤🎉

  • @aadansiciid1388
    @aadansiciid1388 Місяць тому +3

    Ilaahow hayga hormarin anoo xaqeeda Gudin oo niyadayda ii qaad ❤🎉😢

  • @basrahassan5116
    @basrahassan5116 Місяць тому +7

    Aduunka raaxo aakhirona janno🤲🏽🤲🏽🤲🏽😢😢😢
    Missed my mom I lost her 15 months a ago 😭

  • @Shukria12103
    @Shukria12103 Місяць тому +47

    Aan ku salino xabiibkeena muxamed salalaahu caleyhi wasalm❤🤝

  • @ilhaanAli-ws5oc
    @ilhaanAli-ws5oc Місяць тому +28

    Masha’Allaah Maamo Faynuus ilaahay Caafimaadka haw siyaadiyo Insha’Allaah inta xanuusanaysana ilaahay Caafimaad degdega ha siiyo

  • @ahmednor5847
    @ahmednor5847 Місяць тому +10

    maasha allaah maasha allaah maasha allaah team abuurkar mahdi waad ku mahadsantuhiin tankale wlhi markaan arkay maamo faynuus sheekh daahir wlhi wn ku farxay maasha allaah maasha allaah maasha allaah

  • @maxamedibnuxasan2852
    @maxamedibnuxasan2852 Місяць тому +2

    1M qofkii ugu horey ee kugu hamplyeey farxdasa inaan noqodo raba wayo waan ogahay inaad u qalanto 1M io wax ka Badan wllkei Aboukar Mahd🎉

  • @RuunApdi-rx7yh
    @RuunApdi-rx7yh Місяць тому +17

    1m coming soon walalkey abukar mahdi 🎂🎁👏❤️

  • @ahmedshanta2962
    @ahmedshanta2962 Місяць тому +2

    1M hala gaadhsiiyo inta jimcaha soo socda ka dhiman Ana like 👍 hala ii saaro ❤

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 Місяць тому +8

    machallah tabakarallah alluhuma barek mama faynus thanks abubakar mahdi and All teams gurmad ❤❤❤❤

  • @AyanAhmed-abdi
    @AyanAhmed-abdi Місяць тому +11

    Alla Wan ku farxay mama faynus Wellcome back ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ i can not with tomorrow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-md8uh1eo5q
    @user-md8uh1eo5q Місяць тому +7

    😢😢😢wllhi heesta hooyo markaan maqlay ilinbaa iga timid hooyo mcn allh haku xifdiyo aamiin aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢

  • @AliishaHassen123
    @AliishaHassen123 Місяць тому +40

    Muna xafiis qalbiga Allah idiin qabojiyo aabe naxariisti jano alle ha siiyo 😢

    • @izraclaahi1824
      @izraclaahi1824 Місяць тому +3

      Alle hawnaxriizto wll lkn xilimuu dhinty

  • @user-og3cu2so3u
    @user-og3cu2so3u Місяць тому +9

    Manshallah ilaahay cimriga ku dhereyo mama faynus welcome back ❤❤

  • @MahamudJibriilabdi0218
    @MahamudJibriilabdi0218 Місяць тому +20

    28 munite 10k❤
    Aboukar mahdi likes 👍 isar

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 Місяць тому +24

    Alxm lilahi maamo feynus haddey gurigeeda joogto. Ilaahey ha ku caafiyo. ❤

  • @hamdaudgoon9846
    @hamdaudgoon9846 Місяць тому +4

    1m coming soon team Abukar mahdi 🎊

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 Місяць тому +3

    Masha Allah Mama Feynuus Sh Daahir ❤

  • @Kadraladan12
    @Kadraladan12 Місяць тому +10

    Maaaasha allaaah maaanta mamo faynuuus sh daahir aragtidaadu waa noo abshir mamo cfmd sareeca iyo cimri dheer iyo cibaado suuban bn alle kuu weydiin❤❤❤

  • @AbukarMohamed-df7fd
    @AbukarMohamed-df7fd Місяць тому +9

    Hooyadii umada somaliyed 😢😢🎉🎉❤❤

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Місяць тому +4

    Aniga waan la ooyay hoyo faynuus umada soomaali oodhan aa utagantihiin ❤❤❤🎉🎉🎉🎉😢

  • @umunajah
    @umunajah Місяць тому +4

    Mnsha allh hooyo faynus soo dhawoow wnkuu xiisnee illahay cafimadkiyo cimrigaba hakuu barakeeyo

  • @hanaadam-xh7pr
    @hanaadam-xh7pr Місяць тому +7

    Sharamke is best actor this is film🎉❤Woow coming soon 1million🎉🎉❤ insha allah❤❤

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 Місяць тому +8

    Masha Allah mamo feynus Alxmdu lilah haday noso labatay asxabey wa mahd santihiin ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoFaraxsan-gz8dt
    @NimcoFaraxsan-gz8dt Місяць тому +2

    7 sano kuxiranhy Abukara mahadi Hamalyo 1M❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-sh6gb1en3f
    @user-sh6gb1en3f Місяць тому +8

    All mamo faynuus waan ku faraxsanahy aragtidada welcome maami❤❤❤❤❤

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas Місяць тому +2

    Qeybta mama faynus wlh wan ilmeyay hooyo waa qali aniga hoyadey wanka fogahay iso duceya ina hoyadey dib u kulano❤❤❤

  • @user-ps5yp5fd1b
    @user-ps5yp5fd1b Місяць тому +12

    Mama feynuus sheiq dhaahir ilaahey cimriga hau barakeeyo

  • @ubahmohamed1120
    @ubahmohamed1120 Місяць тому +4

    Alhmdulilah haday soo nabad kacday mamo faynus cimri dharar iyo cafimad idam alle ❤🎉

  • @FatimaMohamed233
    @FatimaMohamed233 Місяць тому +20

    manta first ahy like pls

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Місяць тому +3

    wllahi psfhnka walidnimo wa muhiim masha allaah aynleyhy hdi ay aabo ushektay dadkii wxyeleyey❤❤❤

  • @XamdaMaxamed-zx8sh
    @XamdaMaxamed-zx8sh Місяць тому +8

    Hooyo mcn ilaahayow danbikeeda dhaaf ilaahayow hooyaday mcn unaxariiso

  • @rahmoabdiaadan
    @rahmoabdiaadan Місяць тому +2

    Aan kuwada salino nabia scw scw

  • @user-kn2gi2cn6c
    @user-kn2gi2cn6c Місяць тому +6

    1m coming soon insha allah 6kun aya ka Hartey plz asxabey garsiya 1m iyo ka badan wu u qalma abukar mahdi hamplyo abti ❤❤

  • @user-tl1hm8nj8e
    @user-tl1hm8nj8e Місяць тому +6

    SAL'ALLAHU caleyhii waa salam Sal'Allahu Aleyhi Wa salam Sal'Allahu Aleyhi Wa salam ❤❤❤❤❤

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 Місяць тому +4

    MAAMA FAYNUS WAAN KU SALAME ALLEY AYAA MAHADA LIH CAFIMAD KU SEYE ALLEY HA KU SEYADIYO ARAKDIDADA WAAN KU FARXAY ♥

  • @qaasimyare4715
    @qaasimyare4715 Місяць тому +2

    ❤❤❤ teams baxsan iyo maxmed amiin is muujiya

  • @sarhocali2945
    @sarhocali2945 Місяць тому +7

    1Milyan wax yara kadhiman kudhaqsada pls🎉🎉

  • @cabaasjeejeey4813
    @cabaasjeejeey4813 Місяць тому +2

    Welcome maama feynuus cafimaad taam ah Allah ku siiyo

  • @Kadraladan12
    @Kadraladan12 Місяць тому +5

    Maamo faynuuus sh daahir aragtidaadu waa noo abshir mamo mcn 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤cfmdka alle ha kuu ziyaadsho maamo❤

  • @user-un1hb5cv7y
    @user-un1hb5cv7y Місяць тому +2

    Kibirka joji soo qor saliga nabiga scw scw ❤❤

  • @abdullahiibrahim1555
    @abdullahiibrahim1555 Місяць тому +4

    The part of hoyo feynus makes me to shed tears 😭

  • @Abdiwali2
    @Abdiwali2 Місяць тому +2

    Come soon 1M🎉 walalka abukar mahdi

  • @dekaayaan758
    @dekaayaan758 Місяць тому +12

    Inta ku faraxday mama faynusa alx

  • @haboncabdilahi-iv3ix
    @haboncabdilahi-iv3ix Місяць тому +2

    WEIICOME back mama faynus

  • @KhadraYUUSUF-oc8qi
    @KhadraYUUSUF-oc8qi Місяць тому +18

    1M coming soon 🎉❤

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Місяць тому +2

    Masha allha
    mama feynus oo la way wan ku xiisney welcome back mama ❤❤❤

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 Місяць тому +10

    Masha allah mama feynus IS back yessss yesss yesss ❤❤❤❤❤ runtii I m so happy from🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @QaalicabdulaahiAadan
      @QaalicabdulaahiAadan Місяць тому

      7:01 7:01 7:01 7:01 7:01 7:01 7:01 7:01 7:01 7:01 7:01 7:01 7:01 7:01 7:01

  • @abdulkadiromarjoole3440
    @abdulkadiromarjoole3440 Місяць тому +2

    Congratulations 1m🎉🎉🎉 insha Allah

  • @user-kk8tf6hq5k
    @user-kk8tf6hq5k Місяць тому +4

    Filing wawanaqadasho gabdho waxaqarsado waykuqarsadan sumayo kuwanaqada😢😢😊

  • @qadromaxamud-sr3mg
    @qadromaxamud-sr3mg Місяць тому +13

    Jimca wanaaagsan rer comments 😂❤😊

  • @nasraali511
    @nasraali511 Місяць тому +7

    Alaw hooyooyinkeena cadaabta kaxoree 😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmancabdirizaq465
    @cabdiraxmancabdirizaq465 Місяць тому +10

    14 aad thanks reer filo

  • @AxmedRosa
    @AxmedRosa Місяць тому +4

    Filmka wax yabo
    Badano qurbaha
    Kadhaca ayu kahadla
    Wana lawada socona culeyska
    Jira
    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Місяць тому +3

    Welcome back Eedo Faynuus Sheekh Daahir caafimaad sareecan Ilaahay kaaga baryaaya❤️😍

  • @FuAad1
    @FuAad1 Місяць тому +8

    Waxa uu yidhi Nebi Muxammed SCW, shantaas shay ka faa'idaysta:
    1: "Nolosha ka faa'idayso inta aanad dhiman".
    2: "Caafimaadkaaga ka faa'idayso inta aanad xanuunsan".
    3: "Wakhtiga aad firaaqada tahay ka faa'idayso inta aanad mashquulin".
    4: "Dhallinyarnimadaada ka faa'idayso inta aand gaboobin".
    5: "Hantidaada ka faa'idayso inta aanad faqriyin".

  • @AliishaHassen123
    @AliishaHassen123 Місяць тому +23

    First AA noqday maante jumca waye
    Aan kusalino xabiibka salalahu caleyhi wasalama

  • @MaxabaRashiid-zl2pi
    @MaxabaRashiid-zl2pi Місяць тому +4

    60kun kutuura yaaqay team filo intaan sabtida lagaarin 🎉

  • @doceysaneleewaaye0fficial906
    @doceysaneleewaaye0fficial906 Місяць тому +2

    Halmar ku Sali nabiga scw 🥰

  • @fadumoladan
    @fadumoladan Місяць тому +4

    Wow maama come back mansha Allah
    Abti Abukar mahdi hambalyo hormaris ah abti 1m coming soom insha Allah.

  • @Hanimahamed-vx9xq
    @Hanimahamed-vx9xq Місяць тому +2

    Mnsha allah mama faynus ale hakuxiftiyo iyo dhamaan hooyoyiinkeen inti dhimatay alle ha unaxariisto

  • @aminaahmedaminaahmed8554
    @aminaahmedaminaahmed8554 Місяць тому +12

    Alxamdulilah mama faynuuus sheekh daahir ilahay cimriga iyo cafimadka hakuwdhereyo waku xiisnay wlhi mama❤🎉

  • @samsammaxamed8579
    @samsammaxamed8579 Місяць тому +3

    Heeati hooyo ma dhageesan karo😢😢😢ya rabi hooyadey unaxriiso

  • @NastehaAbdiaziz
    @NastehaAbdiaziz Місяць тому +3

    inta saan u joognay waan dalnay sabarin iyo nayf noo celiya yaqey😂😅

  • @user-hh5ug9xe7j
    @user-hh5ug9xe7j Місяць тому +2

    Hal maalin baad nag jarteen filimka maamo feynus caafimaad taam ah allah siiyo

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Місяць тому +4

    M.allaah mama faynuus 💚🤍❤

  • @Hamdi-oj1oz
    @Hamdi-oj1oz Місяць тому +2

    MshaAlh mama feynuus sh dahir welcome back we miss you