Anigu horta waxan la jiraa dadka leh waar dalka haynaga waalina dhaliilo way jiraan lakin cadowga wado haw furina, lakin hadaan si daacada gabayada u qiimeeyo weli gabayga mustafe khaliiji gabay la qiimaa kuma hayo labada dhinacba
Weriye waad mahadsan tahay waxaan kugu kordhinayaa maansadu way wanaagsan tahay laba gabay midna ha Soo deyn gabay qabiilaysan iyo nin aan magaciisa xusun . ,
Manshaa Allah manshaa Allah manshaa Allah afku ku go,waa
Maasha allaah somalilan wa wada abwaano ilahayow wadanka noo barakee
Cidi gabay macquuka haysaa marba abwaan nosoo gudbi habeena mucaaradka hbna muxaafidkaad
Noogu wad habkihiina ha ilaawin
Kuso abwaan cabdiraxmaan xasan si wacan ayaan ugu taxanahay barnaamijkan waxaanaad uwadaa ilaa hada si dhex dhexadaa sidaas noogu wad
Kkk
Waay kagabyaya mayalo mesha haben qofla xidhaydlka haloburburio awaabay hunguri iyo qabyalad iyo muardad wa inta
Anigu horta waxan la jiraa dadka leh waar dalka haynaga waalina dhaliilo way jiraan lakin cadowga wado haw furina, lakin hadaan si daacada gabayada u qiimeeyo weli gabayga mustafe khaliiji gabay la qiimaa kuma hayo labada dhinacba
Musdafe khaliiji gabay yahan dheh
Plz magaca saxa: liinta xoorta leh
Weriye waad mahadsan tahay waxaan kugu kordhinayaa maansadu way wanaagsan tahay laba gabay midna ha Soo deyn gabay qabiilaysan iyo nin aan magaciisa xusun .
,
Haadu qaranku dumo meel xuunba lagu damveya
Ciyaal xaraabaysanaya uun dheh..waayo? Dhaliilo way jiraan lakin S.land belaayo laala cabaadaa ma haysaa manà jirto,
asc waa abwaan khadar, tixdan ila wadaaga,
ua-cam.com/video/W9-WeBj0DN8/v-deo.html