Allow kale Firdhi Allow Baba Iyo Balayo Madow ku Dalaad Allow Maskaxada Iyo murqaha ka Qabo Sahyuniyada Kibirtay illaheyoow Rer Falastiin Gaze ha Dayiciin Ya Rabi Ya Allah Ya Waduud😢
Maliid iyo max'd max'uud cade waa mahasantihiin waxaan raba cade in aan hal su,aal wediiyo oo ah waxaad sheegteen in aan xibulaah sidii la rabay aysan u aargudan hadaba malaga yaaba hadalada hanjabaada iiraan ay tahay istus oo uu jiro heshiis hoose oo ka dhexeya mareykanka iyo israa'iil
Beer jilicsanaa imisa reer falastiin oo kumaan kun ah ayaa la gumaaday May dhahaan madaafiicda ayaan isu dhigaynaa haday rabaan dadkooda intaas na ha qabtaan
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
❤❤❤❤❤
Yaa Rabbi Reer Qaza ! Reer Qaza !
Wad mahadsantay
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Allah akbar,
Allaha ugargaaro xaq udirirka palastiin
🎉
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega ❤❤❤
Cadaw ! Allaah iyo Cadawga Muslim kaba Ayagaa Ah Eey koor-
Leh Anacla
Allow kale Firdhi Allow Baba Iyo Balayo Madow ku Dalaad Allow Maskaxada Iyo murqaha ka Qabo
Sahyuniyada Kibirtay illaheyoow Rer Falastiin Gaze ha Dayiciin Ya Rabi Ya Allah Ya Waduud😢
Baariyoow illaahayow baaba een Palestine badbaadadadayna rabaan
Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤
ALLAHA UGARGAARO XAQ UDIRIRKA REER GALASTIIN
AAMIIN
Allaahuallaahuakbarallaahuakbarfalastiininshaalahallaahuakbarallaahuakbarguulguulguulguul
Legend man
Allaha u gargaaro falastiin.
Moledow waa ku salamey saxib mar welba israil gerideda noso tira koob
Dagaalkas wakii islaamka gushu kuraacaysaey gaalada iyo yuhuud kubaabaaysay
Waa Garranay mawliid Ciidamada Yuhuuda inta kadhimatay waad Noo sheegtay .Shacabka Reer QASSA 40.000 kun in Dhimashadodu Gaadhay wa maqqalay Haddaba kuwan Xamaas miyan iyaka waxba kadhiman 10ka Bilood mise shacabka 40ka kun ahba lagu Tiriya
Waannu la soconaa inaadan weli ka tanaasulin ereyga HOWLGALO oo aad ku tilmaantay weerarada ay Sahyuuniyadu qaado
Allaw yuhuud ha noo jabin waayo waa gun guni hadii kaa adkaato kaama kacdo
David Cohen Wuxuu la saftay reerkooda sida wasiirka arimaha dibada oo diin ahaan ula saftay Israail
😢😢
Balabaxa israii laqfash lagorgorto maxafiskaley
Hello HBN ,
Error of typing
SIRAAIIL is not right
Plz HBN Correct .
❤❤
Maliid iyo max'd max'uud cade waa mahasantihiin waxaan raba cade in aan hal su,aal wediiyo oo ah waxaad sheegteen in aan xibulaah sidii la rabay aysan u aargudan hadaba malaga yaaba hadalada hanjabaada iiraan ay tahay istus oo uu jiro heshiis hoose oo ka dhexeya mareykanka iyo israa'iil
Yey Sahyuuniyadu warkaas u sheegeysaa, waxa jira ayay doonaysaa inay dhinaca kale u rogto Kabaweyne aad buu u fashilmay
Yuhuuda warkedu wa iskhilaafaya Bishii Ogost ba ugu Dhimasho badnayen Ciidanka yuhuudu 15 Askari ba dhintay.ilaa 7dii Oktobar 10ka bilood Geerida Geerida Asksrta yuhuuda Guud ahan wa 704 Askari Sax 704 u Qaybi 10 bilod bishiiba 70 Askari ba dhimanayey Siwmaha
😂😂😂
Israeli xasuuq ayey wadaa aduunkana wuu ka aamusay
Xasiin aa nugu washay ee xayeesiinta gooni kadhigo
midowga yurub waa shimbura yohow heesa hubna waa geeyneynaa waana garab taaganahay yuhuud iyo 2 nin aan cunaqabateen saareynaa munaafaqda reer yurub iyo mareycan
maraykanku in uu yahay gacanta koobaad ee yahuuda wuxuuna caalamka oo dhan marqaati ka yahay in yahuudu ayna dagaalateen maraykanka la.aantiis hadalka koohina waa mid horay looga sugaayay waayo maraykanka iyo yahuudu hishiiska ay rabaan waa in lagu hishiiyo sidii yahuuda loogu wareejin lahaa qasa muqaawamaduna waa diiday in ayaga oo nool qasa yahuuda lagu wareejiyo maraykankuna wuxuu gadayaa dacaayad raqiis ah oo caalamku ka dhararagsan yahay
Galada Allah hajebiyo😅😅😅😅😅😅😅
Beer jilicsanaa imisa reer falastiin oo kumaan kun ah ayaa la gumaaday May dhahaan madaafiicda ayaan isu dhigaynaa haday rabaan dadkooda intaas na ha qabtaan
Ma aha iney qaadi doonto ee waa in lagu qaadi doono
Maraykanka siduu ku ogaaday xiliga iran wax weerarayso,hadaanan wada shaqayn jirin ,iran iyo maraykanka iyo israel ba waa is ogyihiin
Mxay ugali wayeen qasa maxabis cusub ayanba heli lahyn
Uskag gormay xamas diday sawkii. Taniyaahu diday
Furaxaa dagalka qasa waxa gacandaa ku cayoo mareinka.
ln
Maraykan waa beenaale argagixiso nabad diid waxba kama oga weerarka iiraan ay ku qaadi doonto yuhuuda wixiisu waa mala awaal