Wararkii Ugu Dambeeyay ee Dagaalkii lagu Ciqaabay Canfarta Iyo Dhulkii Ugu Badnaa oo laga Qabsaday.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 52

  • @abdisalamdirir5904
    @abdisalamdirir5904 3 місяці тому +1

    GUUL SOMALIA. Dadkaygoow meel walba aad joogtaanba WAAN IDIN JECLAHAY. ILLAAHAY HANA MIDEEYO. AAMIIN.SIDAAN KUMA SII JIRI KARNO.

  • @AliWarsame-rl9pj
    @AliWarsame-rl9pj 3 місяці тому +1

    Guiled iyo nuur please continue the information fight it is very importabt sitti will be for future the seconf capital of kilil 5

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 місяці тому +1

    HAMPALYO HAMPALYO 😂🎉😂. GEESIIYAAL. SOMALI GALBEED

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 3 місяці тому +1

    Waa lagu digtaa ruux haduu daraan jiraye baldayaay ilka dheer waa isku xaaraye

  • @saidomar9178
    @saidomar9178 3 місяці тому +1

    Guuleysta guesiyaal Somaliyeed ee Sitti

  • @Haashaar
    @Haashaar 3 місяці тому +1

    Lagama qabsan ayaguna malahayn ee waa laga soo ceshay walaal anagaa awalba lahayn mahadsanid

  • @AxmednuurMacalim
    @AxmednuurMacalim 3 місяці тому +1

    Sifiican urusheeya danaakilada

  • @hassanwais2921
    @hassanwais2921 3 місяці тому +1

    Masha allah guul somali galbeed guled & nuur tagero wacan walalayal wan idiin jecelahay wa aniga o nuugaso salamayo jabuuti

  • @ALIMOHAMUD-dl2tu
    @ALIMOHAMUD-dl2tu 3 місяці тому +1

    Waxfiicanbaad sheegteen

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 місяці тому +1

    Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte

  • @AxmadXurey
    @AxmadXurey 3 місяці тому +1

    Guul ciidanka Somaliyed iyo shacabka difaca deganka canfar magacaa Somali haku qar wan ❤❤❤ guul

  • @IbrahimIsmail-o3t
    @IbrahimIsmail-o3t 3 місяці тому +1

    Wa runtaa walahi wadani ayu ahaa gull ban rajeneyna

  • @ayanadam4102
    @ayanadam4102 3 місяці тому +1

    Mashallah Mashallah ❤❤❤❤❤

  • @YusufYusuf-z9i
    @YusufYusuf-z9i 3 місяці тому +1

    Asc

  • @hassanyussuf6957
    @hassanyussuf6957 3 місяці тому +1

    Ascwr

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 3 місяці тому +1

    ALXAMDULILLAAH OGAADEENIYA HORE U SOCDA ALLAAHU MACAAKUM

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 місяці тому +1

    Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte

  • @Maxamuud-lm9sq
    @Maxamuud-lm9sq 3 місяці тому

    Waan gulaysaney lkn maxabiista yaan ladhibatayn waa muslimine hadan dulkeni kaqabsanay

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 3 місяці тому

    Deegaan dambe oo soomaalileedahay yaan canfar gorgortan lagula galin soomaali ha midowdo oo diinteeda iyo dhulkeeda ha ilaashato,

  • @abdulqadirhagimohamedtallm1653
    @abdulqadirhagimohamedtallm1653 3 місяці тому

    Soomaalidu ha iska jirto in beenbeen loogu jabo oo hadhow si' lama filaan ah loogu biyo keeno.

  • @macalinyacquub7728
    @macalinyacquub7728 3 місяці тому

    Illaah ha jebiyo maha muslin saxa nin banaystay dhiig muslin oo ku soo duulaya dhulkoodii isaga oo aan waxba laga haysan illaah ha jebiyo canfar iyo intii dulmiga kula jirtaba dhamaan tood illaah ha jebiyo intaasuba waa dhul somaliyed iyo magac somaliyed horay bay u dhaceen oo u laayeen dadkii ku noolaa illaah ha jebiyo oo ha jebiyo oo ha jebiyo

  • @cabdulahimaxamed-qi9di
    @cabdulahimaxamed-qi9di 3 місяці тому

    Asc sstv waad mahad santihiin warkeygu gaars siiya soomaali galbeed waxaan jecelahay dagaalka saldhig yadooda hala xasuuqo hala gaado saldhigyadooda gaadmada wey kugoidoonaan marwalbo halagaado saldhigyada halagu xasuuqo saldhigyadooda inla weeraro waamuhiim markasto oolaweeraro dib halooga gurto waayoo doolada ayaadagaalla kujirto canfarta ookalii halkaan masoogaarteen dagaalka kudhifa ookadhaqaaq halaga dhigo

  • @marielmikayad9964
    @marielmikayad9964 3 місяці тому +1

    ❤❤❤🎉

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 3 місяці тому +2

    Iska dhiciya cadowga hantida somalida qaadan rabo cagta hala mariyo🦁guul iyo gobanimo somaligalbeed somaliweyn
    Waa tan miraha midnimadu ay leedahay Guul iyo gobanimo from Galbeedka Hiiraan Beledweyne ayaan idinka so salaamaya somaliweyn🇸🇴❤

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 3 місяці тому

    HOGAAMIYE KASTAAACA CAYNKAASUU U FIKIRAA

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 3 місяці тому

    Dawladaa dagaalkaan wada canfara Ku shaqysanaysa

  • @AnissAnisa-d3d
    @AnissAnisa-d3d 3 місяці тому +1

    Masha allah guul gull Somaligalbed gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 місяці тому

    Ka canfarta ka madax weynaha u ahi waa mid dhiman

  • @abdilahiaden5401
    @abdilahiaden5401 3 місяці тому

    canfar waxa jabiyey gardarada waa nabad diid

  • @xasandeeq1743
    @xasandeeq1743 3 місяці тому +1

    Guul insha alaah

  • @maxamedfaarax6419
    @maxamedfaarax6419 3 місяці тому

    war magaalooyinkii ma la hayaa. faanka joojiya

  • @IkraanCabdi-i5u
    @IkraanCabdi-i5u 3 місяці тому

    Guul iyo gobanimo liyu poolice

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 3 місяці тому +1

    Guul somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 3 місяці тому +1

    Guul iyo gobonimo ❤❤❤

  • @feyrussiad9549
    @feyrussiad9549 3 місяці тому

    guul manshaallah DDS♥♥

  • @Moussa-sr7xb
    @Moussa-sr7xb 3 місяці тому +1

    Waa guull somaaliyay guull

  • @CabdiraxmaanCali-u6x
    @CabdiraxmaanCali-u6x 3 місяці тому

    Manshalah

  • @Asha-p4q
    @Asha-p4q 3 місяці тому

    Kkkkkkk

  • @AadanBashir
    @AadanBashir 3 місяці тому

    ❤❤❤gguuuuul

  • @Asha-p4q
    @Asha-p4q 3 місяці тому

    Sax

  • @roblehdarar
    @roblehdarar 3 місяці тому

    Asc midnimo somali guul ruti horta wx laya ita la hesto xideni nama banano wayo wa dhulkeni wxan ku jihadeno wali balse wa guul mata dhul ey horey ay uhesatey gacateny ku jira balse geesiyasha somali galbed halaha la jiro

  • @Asha-p4q
    @Asha-p4q 3 місяці тому +1

    Masha Allah guul DDs

  • @mohsheik8903
    @mohsheik8903 3 місяці тому

    Meeshaan wexeey isku badashay meel habraha ku caaytamaan 😅 ragga ogaadeen badan kood faanka iyo tabar xumada waalagu yaqaanaa, war canfar waa dad irir samaale ah, ee maxaa idinka galay walaalaha is dagaalaayo.

    • @farhiyohashi236
      @farhiyohashi236 3 місяці тому

      Hhhhhhhh wale selagu hayaa xagemaraysa

    • @Somali.National.Movement
      @Somali.National.Movement 3 місяці тому +1

      Canfar waxba isuma nihin ee beenta jooji oromyahow

    • @mohsheik8903
      @mohsheik8903 3 місяці тому

      ​@@farhiyohashi236 hahahhahha meeshaan Ayaan marooyaa, ee ogaadeen fuleey ah ha igu soo dhisina, ciisa hadii in yar oo hawiye ah lagu kabo canfar meel eey saaraayaan.

    • @mohsheik8903
      @mohsheik8903 3 місяці тому

      ​@@Somali.National.Movementoromka ayaa iiga kaa dhaw qurun yahoow cadaw aan ogaadeen eheen malahan soomali.

  • @kawsarmed686
    @kawsarmed686 3 місяці тому

    masha Allah guuul iyo gobanimo alahaa cadawga burbur iyo baaba alahaa kadhigoo inigunaa wad mahadsantahay ee halka kawadaa jihaadka inkaston mantaba waar iniga suugaynay ❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @ainanainan6195
    @ainanainan6195 3 місяці тому

    Guuled iyo Nuur guleyysta

  • @hassanyussuf6957
    @hassanyussuf6957 3 місяці тому

    Mahad sanidin

  • @AsadAbdirizak-jn4su
    @AsadAbdirizak-jn4su 3 місяці тому

    Guuul