DOORO NINKA AAD XAAS U NOQON LAHEY “ DAGAAL BEY ISKU BADASHEY “

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 432

  • @HeliwaaMedia
    @HeliwaaMedia Рік тому +83

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha ❤️❤️🥀

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +105

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝🕋😥

  • @tigerpowerofficial7578
    @tigerpowerofficial7578 Рік тому +29

    Illahayow Ramadanka nabad nagu gaarsii🌬️🥺🥰🥺

  • @fabdullahi2656
    @fabdullahi2656 Рік тому +91

    Abz is so funny . Please do more videos with him 😂

  • @zaarisalat143cawad9
    @zaarisalat143cawad9 Рік тому +28

    Wiilka timaha u tidcan yihiin wallahi is legend 👏 🙌 the way uu uhadlaayey series ay ahyd masha allah may Allah the man like you ❤️ bro maxamed

  • @zakiahmed4134
    @zakiahmed4134 Рік тому +48

    THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGEABLE AND THE MOST SHINE ALL ALLAH CREATED IS PROPHET MUHAMED SCW 💕💯

  • @HSH20233
    @HSH20233 Рік тому +29

    Jack iyo akafi waa daacad. Labada kale waa shabeel naagood. Dad masuuliyad qaadi karo ma aha. Horta kan jaakada cagaar. Kaas waa ma naxe. Kan kale tinta u daban waa qatar. Naago badan wuu soo xareysan karaa lakin been iyo dhibaato ku dilaa ma naxaayo. Waa barnaamij fiican. Waa ku mahadsantihin. ❤

  • @naliyah9415
    @naliyah9415 Рік тому +28

    Abz literally kills me every time.

  • @wadanisomali9675
    @wadanisomali9675 Рік тому +40

    Yarka timaha u tidcan yihiin runtuu hadlay wlhi inta kale suuro ayey wadaan.... Waana runtiis investment la sameyo ee 100℅ faa'iido leh waa bani'aadamka ✅

  • @yasminnadir4537
    @yasminnadir4537 Рік тому +5

    I would choose qurux kudhiigle 😊

  • @SamiaAhmed-q2e
    @SamiaAhmed-q2e Рік тому +28

    Jack never fails to make us laugh ❤❤😂😂

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Рік тому +14

    Masha Allah mohamed iyo wiilka jacketka greenka ayaa ugu fiican

  • @muhiimkhadar7486
    @muhiimkhadar7486 Рік тому +21

    Akafi is husband material ❤😂

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 Рік тому +6

    I can't wait part two Qurux ku dhiiigle wan ku dooran lahaaa aniga waxad tahy wiil wngsan allaha ku barakeeyo 🙏❤❤❤

  • @ahmedidriss9306
    @ahmedidriss9306 Рік тому +3

    Alla edeb daranaa.hoyo iyo gabara laysgarab dhiga.war gabadha wa lafura. Hoyo wax ka qalisan majirto.bsl gabar wad heli karta❤❤❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +49

    😂Dad Afsomaligu dhibin markey meel iskugu yimaadan waaba Funny!

  • @naciimamaxamed2774
    @naciimamaxamed2774 Рік тому +2

    Anigu maxamedban dooranlahaa sababtuna waa daacad sidoo kle hdalkiisa wax ku jirta masuuliyad iyo raganimo wax kastana really ayuu uga hdlay isagoon hdalkiisa la cabsanyn he is my favorite keep up bro

  • @Badran_0
    @Badran_0 Рік тому +32

    Wiilka jacket cagarka inta qadatay salama 😂

  • @marishsulieman9669
    @marishsulieman9669 Рік тому +6

    M.a fartuun duvet caawa waa shidanthy ❤

  • @munishmohaz5928
    @munishmohaz5928 Рік тому +6

    Mohamed doortey lkn abaas iso funny😂😂

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel Рік тому +10

    Ninka timaha daban waa wada caqli keep going brother

  • @hamsekamiil6956
    @hamsekamiil6956 Рік тому +9

    Waxa ugu aqli badan ninka timaha dhadheer🥰

  • @bilanmahamed1070
    @bilanmahamed1070 Рік тому +2

    Mahamed is the best wlhi masha allah

  • @maryannuur7801
    @maryannuur7801 Рік тому +1

    Viva Abs factory 👍👍👍👍👍 Soomaali ayuu badinaa nin nool wax noolaa ku nooleeya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 Рік тому +7

    Gabar walba waxey idin weydiisey waa wixii u daran iyada wiilashana the best answer waxaa bixiyey kaafi walaalkiis wiilka timaha u tidcan yihiin by the way it's very interesting program well done guys

  • @waarechannel3173
    @waarechannel3173 Рік тому +5

    Officially yarka timaha badan legend waaye waxaan kale ciyaar ciyaaar ayeey hayaaan War 10 ayeeyna raba haduu alle isiiyo caruura mida kale waan kuqaadan lahaa cunta karinta hadey inta kale perfect kutahay tan maamadana hadeey hooyadeey ku qanacsanan weeyso masheegi karo sidaan kusii wado wax kasto on hooyadeey kuqancin karo waan sameeynaa lkn hadìii ay intaaas xalkeeni waayaan xalku waaa inan sameeyaa sideey hooyadeey ku qanacsan tahay that's it

  • @Theacademichouse
    @Theacademichouse Рік тому +5

    Akafi Ali Mashallah is the ideal Husband ❤️

  • @xamdaqueen5344
    @xamdaqueen5344 Рік тому +4

    Qurux ku dhigle wllhi wllo anu wan ku doran laa sababtuna wax weye inad tay wil marwalba hablaa ilaliya raga nimo dhamys tiran mansh alaah wllo qali sharaf ku nolow

  • @QuadsYouTube
    @QuadsYouTube Рік тому

    Allaahuma salicalaa Mohammed sayidinaa xapiipina napiyinaa

  • @carabhagio
    @carabhagio Рік тому +20

    Legenow muqladan so badi funny 😂😂😭

  • @mukhtarahmed-mv1bx
    @mukhtarahmed-mv1bx Рік тому +8

    Keeping going legend qurux ku dhigle

  • @mohamudkodah
    @mohamudkodah Рік тому +10

    I can’t stop laughing subhanallah 😂. Abz is hilarious.

  • @abdimalikmahamed287
    @abdimalikmahamed287 Рік тому +15

    Abz killed it 10000000000000000000001%

  • @hananabdirisak809
    @hananabdirisak809 Рік тому +3

    Never left a comment on a UA-cam video before but this guy Abz 🤣 wan ku wata 👏

  • @mobaar5767
    @mobaar5767 Рік тому +5

    legendka meel walba uu tago group sameysta legend

  • @jawahirjalaqsn4723
    @jawahirjalaqsn4723 Рік тому +6

    Jack abowe kep goin legend

  • @prettyinacumar3894
    @prettyinacumar3894 Рік тому +26

    Wiilka dharka cagaaran he is funny xita hadal kama baqo kulaha labo labo lo heyna 😂😂😂

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 11 місяців тому

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️

  • @hodanahmed975
    @hodanahmed975 Рік тому

    Akafi he's very honest ilmaha investment mahan wa run ha murjininia

  • @naciimosaafi6066
    @naciimosaafi6066 Рік тому +3

    M,allah thank you so much quruxow in, allah

  • @akramlugason
    @akramlugason Рік тому +4

    Akaafi aa igu daran 😂😂 he is like candho weyn.😂😂 war who says that word infront of girls. Wlhi he is so daacad 😂😂😂😂😅 Lmfao

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 Рік тому +5

    Ali kafi bn doran laha, dacadnimo 😊

  • @demohazo6853
    @demohazo6853 Рік тому +10

    Bro keep going we need more content like this

  • @Djtown
    @Djtown Рік тому +2

    11:38 😂 the middle lady checked out completely. Her face was like “boy bye”

  • @misss3461
    @misss3461 Рік тому +7

    It IS an investment even for your akhira because when you die your children can make continuous dua for you

    • @kuu617
      @kuu617 Рік тому +1

      Ow yeah😊❤good point🥰

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Рік тому +9

    Wax Tabcada Waxaa Ugu Wanagsan Awlaad Maal Ka Qaalisana Majiro Ragan Leh 2 Canug Wa Fikir Reer Galbeed Warkas 🙏🙏🙏🙏

  • @tunayfartuny7500
    @tunayfartuny7500 Рік тому +2

    Ani ahan wahan qeymen lahay jaket black nd kan klee oo kofiga wato☺️

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka7391 Рік тому +10

    Wilka yar waa fariid wlhi😂😂😂😂

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 Рік тому +7

    Keep going legend Jack

  • @kingh.h4530
    @kingh.h4530 Рік тому +8

    Ilma badan inaa dhasha waa nimca Allah kusiiyay waxa ilmaha loorabana waa in walad saalixa ilahay kusiiyo mar haday kuubataan oowlada wanaagsan waa markasto ood wax wanagsan halaysid iyo khayrba

  • @sureeyocabdalla1716
    @sureeyocabdalla1716 Рік тому +3

    Wiilka abz la dhahaayo is so funny and he is handsome boy please wax badan la soo duub

  • @munamaxamed7621
    @munamaxamed7621 Рік тому +1

    Qurux ku dhigale ❤❤ one love inader mcn❤

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 Рік тому +1

    Mahammd 1 qurux ku dhiigle 2❤️❤️

  • @maawhaji1735
    @maawhaji1735 Рік тому +3

    Scw

  • @idilmaxamud7927
    @idilmaxamud7927 Рік тому +13

    Jack legend always keep going bro❤❤❤

  • @Qebtanolosha2577
    @Qebtanolosha2577 Рік тому +1

    Manta anoo xanaaqsan baad iga qoslisay legend qurux ku dhiigle❤

  • @faatimohusen4526
    @faatimohusen4526 Рік тому +2

    Nio abdi iyo Nawal halaysu balamiyo😅🤍

  • @sevdaomer4666
    @sevdaomer4666 4 місяці тому +1

    Video 2024 dawanayaa kaafi baan ka helay😂❤

  • @ikranikran468
    @ikranikran468 Рік тому +1

    anigu wiilka timaha daban dooran laha
    1. hooyadiis buu dortey
    2 . cunao karinta wan kugu qadan laha buu yrih
    3 owlad badan baa fican si hadad barbarin wanagsan ugu sameyso aad mustaqbalka ku xanaaneyan kaa war hayan kuu duceyan xaj ku geyan ❤

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 Рік тому +8

    I love jaakad cagaar 😂

  • @gabadhgabadhdhaaftynaagadg9813

    Su alaha mrka dadka wydiinesan qofka ugu horeeyo badala marba qof ku bilaawa hda Kafi unba ku bilaweesen mwcna👍🏾

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Рік тому +6

    Hooyadu waa Muhiim mrksta Gabadhii Ay kula jeceshahey La Guursadaa waayo Xaas waad Helleysaa lknse Hooyo kle Ma Heleysid

  • @najmamohamed2920
    @najmamohamed2920 Рік тому +1

    absolutely Kaafi habo fariid yar baa tahay.

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 Рік тому +5

    Kaafi iyo jack isku sibay hooyada khalad usaaran war gabdhaha yaryar inta Iska dhadhocinaysan hoyadiin xaqeeda ilaaliya wiilka 3 aaad baaa legend ah waleee ah naag lama waayo ❤🦁🦁🦁

  • @MuslimahTiktok
    @MuslimahTiktok Рік тому +1

    Allahumma barik feek.

  • @MrMunajayte
    @MrMunajayte Рік тому

    Mohamed ayaa ugu fiican waayo xaaska iyo hooyadiis no one waa hooyo ilmahana waa ilmo in la badsadaa hadhoow ayee ku anfacqayaan

  • @zeyyneb6467
    @zeyyneb6467 Рік тому +4

    Can’t wait for part 2😭

  • @ruun2359
    @ruun2359 Рік тому +15

    I can't wait part 2 😂😂

  • @YasmiinDaahir-n6z
    @YasmiinDaahir-n6z 5 місяців тому

    Wow qosol❤

  • @amranmahamud-8577
    @amranmahamud-8577 Рік тому +1

    Midhka dhucdaaa wlhi WA fariid hayska buurnaade 💗💗💗💗💗magicisa ma aqaneee lkn dadnimo ayuuu leyhhay

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Рік тому +13

    Hooyo cidna lagama dooran karo bro Hooyada hadii xaskada ay necebtahay qasbiyan waxa ah waxey kuqanacdo inad sameysaa sababto ah Hooyo labadeda lugood aya janada ladhihay walow xaaskuna xaq ilahey siyay leedahay hadana amarka Hooya cidna kama weyno lkn ilahey Hooyo iyo xaaska iskama hor keeno dheh 🥰🥰🥰 nimanka xasaska tirada badan cudurey leyahin ee hal xaas ku ekada wlloyal 😂😂

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Рік тому +6

    Legend ❤qrux ku dhiigle ❤

  • @muhanettdhahir4214
    @muhanettdhahir4214 Рік тому +11

    Akafi the comedy one🤣

  • @saafimaxamed9119
    @saafimaxamed9119 Рік тому +5

    Wiilkaan idiin ku yar magicii makasaayiye waa qof nool waayo runtuu kahadlay

    • @abdiqaadir7729
      @abdiqaadir7729 Рік тому +3

      ᴍᴏʜᴀᴍᴇᴅ ʙᴀ ʟᴀ ᴅʜᴀʜᴀᴀ🥰

  • @NajmoMaxamedaxmed-bf4br
    @NajmoMaxamedaxmed-bf4br 2 місяці тому

    😂😂😂😂fartun iyo groupkeda mesha hday kujiran haka shakin waa funnny😂😂❤❤❤

  • @Muslimah1186
    @Muslimah1186 Рік тому +1

    Qurux kidhigle ♥️♥️

  • @mariaabdiasiis
    @mariaabdiasiis Рік тому +1

    Qurux ku dhiigle and akif raganimo❤❤

  • @ayanyusuf263
    @ayanyusuf263 Рік тому +6

    Wiika yar with green jacket he us Hilarious

  • @faraxabdalla4596
    @faraxabdalla4596 Рік тому +6

    Wllhi waa funny kuwan quruxow waxad utaktay dad aad isfahan kartan

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +5

    Legendary qurux ku dhiigle another's levels families 😎👍💯😅😆♥️

  • @ramlafuad9731
    @ramlafuad9731 Рік тому +8

    Wiilka jaked ka cagaaran wata >>😂

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Рік тому +4

    Wax lagu farxo mar walbana lagu hamiyo waa awlaad hdii uu allaha isiinayo 30 wlh wan rabi laha according these reasons
    1)hdi aad dhahdo 2aya raba ma ogid in uu caaasi naqonayan 2dooda xikmada aya ku jirto qofka waalidka eh marka uu geeriyoodey waxa uu baahanyahy awlaad usoo duceeyso sadaqa ubixiyo so hdlada qaar Allaha yuusan idin qaban oo ciqaab idinku noqon

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 Рік тому +1

      Horta been mahan taas lkn 30 aad dhashay oo midba habar ku dayacdaan baa taqanaan ee waxa ka wanagsan 4 aad galgacal ku koriso oo qiimaha aabanimada barto bari ayaga ku anfacaa aduun iyo aaqaro iska dhal maaha ilma kasta masuuliyad gooniya iyo jaceyl gooni ah buu u bahanyahy marka haduu ilahey 4 kusiiyo kaa badan kuwaas ilmahana wa hadba sidaad u koriso oo saaxiib ula noqoto

  • @HamzaOnline10
    @HamzaOnline10 Рік тому +5

    Factory ba dhisenaa 😂😂😂 he funny wllhi 😂😂😂

  • @abdikhaliqmohamed7361
    @abdikhaliqmohamed7361 Рік тому +3

    Mohamed big fan from burco

  • @abdikhalidbilal8399
    @abdikhalidbilal8399 Рік тому +8

    Legendary 💪🔥🔥

  • @mrmillioncupcups5554
    @mrmillioncupcups5554 Рік тому +4

    Ninkan ck uu eg maxaa waaye😂😂

  • @onabeat6352
    @onabeat6352 Рік тому +1

    BARAVO WIILKA DIMAHA DABAN.
    WANIN GARANAYA XUQUUQDA DIINTU SIISAY HOOYADA.
    ALLAH KU BARAKEEYO ILMO BAARI AHNA KU SIIYO.

  • @cabdilaahimuuse9322
    @cabdilaahimuuse9322 Рік тому +2

    Okay

  • @naliyah9415
    @naliyah9415 Рік тому

    Fartun you’re stunning 🤩 allumma baarik

  • @najahmoh8465
    @najahmoh8465 Рік тому +4

    Team kafi 💯👌✋️

  • @HamzaOnline10
    @HamzaOnline10 Рік тому +7

    Naaah Hoyadeey hade kurabiin sooy soooy 😂😂😂 we aren’t negotiating about that!

    • @baxsan
      @baxsan Рік тому +1

      Mar koowaadkaba gabadh aysan hooyadaa rabin ha guursan waata labaade hadaa ogtay inay hooyadaa kulushahay qoftaaduna bilaa dulqaad thy isku guri hadajin ugu yaraan laba guri oo jaara deji

    • @HamzaOnline10
      @HamzaOnline10 Рік тому

      @@baxsan …haa waa saxantahay oo xal waa lazima in laradiyo lkn hooyo in lacawiyo oo loo imaado waaye

    • @baxsan
      @baxsan Рік тому +1

      @@HamzaOnline10 dhibaatada jirtaaba taas ah gabadhoon diyaar u ahayn inay caawiso inaa ku khasabtaan iyadna cuqdada halkaas ka bilawdo waata labaade wiilka gabdhaha la dhashaybaa jooga hdysan jooginna shaqaalaba waaloo qaban karaa jaarna way yihiin oo marwalba way utegi karaysaa hdy sodohdu sodoh qabaw oo u jilcan thna iyadaaba jeclaanaysay..lkn bdnka sodohyadu inay kulul yhn baa lagu tilmaamaa😅

    • @HamzaOnline10
      @HamzaOnline10 Рік тому +1

      @@baxsan maya 😂😂 sheekada wey dheraate lkn dhibmalahan. Hoyada wiilkeeda wuxu rabo aye la rabtaa. Marka maxumaan karto oo makala geyneeso wilkan iyo gabadhe isfahmeen. Dhibatoyinkan weyjiraan wan ogahay lkn ninka aye kuxiranthy sidu u xaliyo

    • @baxsan
      @baxsan Рік тому

      @@HamzaOnline10 waa runtaa gabadhu iyaduunbaa cidlo ka booda intaan ka arkay maadama aysan reerku dhiigeeda ahayn canaanta iyo isdhexgalka bdn uunbay diidaan😂hye inader

  • @lailamohamed3057
    @lailamohamed3057 Рік тому +2

    anigu c/kaafigyga waan jeclahay wiilkaa yar daacad waaye

  • @MumtazMohamed-fm4bu
    @MumtazMohamed-fm4bu 4 місяці тому

    Akafi is the best Man ❤

  • @naliyah9415
    @naliyah9415 Рік тому

    Nawaal your eyes are shining, alumma baarik.

  • @naliyah9415
    @naliyah9415 Рік тому +4

    Jack you are my favorite person now wlh! Caloosha i yaaratay saan kuu daawanaayay, six-back aa iga soo baxay🤣

  • @janjano6576
    @janjano6576 Рік тому

    I agree with akafi ali ❤

  • @aali7359
    @aali7359 Рік тому +1

    akafi ! he’s so sweet 😊

  • @ubaxaden2485
    @ubaxaden2485 Рік тому +2

    Nawal wan jeclahy ❤

  • @ibnuroble6393
    @ibnuroble6393 Рік тому +1

    First Question ⁉️ agree with the third person I would rather divorce her than hating my mom

  • @neymarjr8516
    @neymarjr8516 Рік тому +3

    Qurux ku dhigle teda kale gacana ku tageey zxbow inad so baxeyso aniga mar hore ogaa markad say wlhi isku kentaay 😅😅