Q 1aad DIRI DHABA IYO CALI KALA GEEYE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • Harla iyo DIRII DHABA waxay isu jiraan15km HARARna 12 iyo badh.
    Boqortooyadii ISLAAMKA ee AXMED GUREY AUN kolkii la jebiyey,oo Salddanadii Hararna ay liicda baa dalki waxaa wada qabsaday Oromo uu soo hubeeyey MInilik,haddaba xilligaa baa waxaa kacay HOGAAMIYIHII WEYNAA CALI KALAGEEYE ee taariikhda qaar ay sheegto min Harla ilaa DIRI DHABA UU isaga maamuli jirey,Oromadina isagaa kiciyey.

КОМЕНТАРІ • 22

  • @warsamemohud203
    @warsamemohud203 3 роки тому +3

    Masha Allah macalin xarla waa meesha aan donayay inan wax ka ogaado

  • @ab.d2536
    @ab.d2536 5 місяців тому

    ماالله وجزاك لله خيرا❤❤❤🎉

  • @caaliyashuceybchannel
    @caaliyashuceybchannel 3 роки тому +2

    Maasha Allah aabe macane ilaahey Haku xafido

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Рік тому +1

    Masha allah tariikhda waa muhiin

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Рік тому

    Mahadsanid.

  • @abishuceyb7067
    @abishuceyb7067  3 роки тому +2

    Xaafad SOMALI=Xaafad Boliis=Xaafad Ciise.
    Waa Soomaali dhalad ah Ciise.
    Waa gob.

  • @diredire9844
    @diredire9844 9 місяців тому

    Dire dhawa Oromiya

  • @alidamey2276
    @alidamey2276 3 роки тому

    Maashaa,Allaah.Profisore Abdi Shuceyb.

  • @hawamohamudali2510
    @hawamohamudali2510 3 роки тому +2

    Ustad waan kaaga mahad celinaynaa taariiqaha iyo soo jireenka sida aad noola socodsiinayso qaas ahaan sida dhalinyaradu ay wax badan iga ogaanayso

    • @hawamohamudali2510
      @hawamohamudali2510 3 роки тому

      Ustaz waxan arkay qof soo comment gareyey somali ma lahane ciisaa leh markaas baan iri ciise miyanu somali ahayn

  • @abishuceyb7067
    @abishuceyb7067  3 роки тому +1

    Sabatanya=waa halkii saldhigga u ahaa CIIDANKA citka.

  • @anwarsadaadofficial8033
    @anwarsadaadofficial8033 3 роки тому +1

    Baba shuceeb mash allah

  • @kaderhoussein9161
    @kaderhoussein9161 3 роки тому +2

    Diri dhaba Ciise aya dagan hore na u daganajirey somalida kale na wa walala hod wana dadkodi

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  3 роки тому

      Dib u baadh.

    • @hawamohamudali2510
      @hawamohamudali2510 3 роки тому +1

      Ciisuhu somali maaha miyaaa

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  3 роки тому

      @@hawamohamudali2510
      Waa ASALKI WALIBA.

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  3 роки тому

      @@hawamohamudali2510
      Cidee u diidi karta Soomaalinimada.
      Ciise waa Soomaali.

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  3 роки тому

      Diri dhaba waxaahor iyo horaan degenaaCIISE,deetna,Dir, GERI IYO GURGURA.
      Oromo kol show baa la dejiyey.

  • @BacadweyneMedia
    @BacadweyneMedia 2 роки тому

    Dir dhabe micnihiisu waa Deegaankii Direed