Kacdoonkii oo bilowday, booliiska oo leynaya Dhalinyarada Muqdisho, xaalad xasaasi ah oo taagan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 35

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 місяці тому +9

    Xasan shiekh ha dhaco

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw 2 місяці тому +4

    Balwaan soomaaliya dawlad kama jirto, mooryaan,, ayaa ,jajirta

  • @saafifood6518
    @saafifood6518 2 місяці тому +4

    Dawlad ma jirtee, ilahey hanaga soo gaaro, amiin

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi8090 2 місяці тому +3

    Subxaanllah Allaha ka qabto garguurte

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 2 місяці тому +2

    Ebow dawlad majirto waxaan waa sharciga duurka.

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 2 місяці тому

    Bismilah dadka waxa iskudiraa yuotubleyda ugu horeyda rizaq fiican raadsada oo ilaahey kabaqa reer sosielmedia

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 місяці тому +2

    waa mooryaan waxaan daawlad maaha

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 місяці тому +3

    Ilahaw nin khayr qabta no dhib

  • @MohamedAliShiino
    @MohamedAliShiino 2 місяці тому +1

    Balwaan shacabka xamar waa dhiban yihiin maheystaan dowlad iyo ciidan

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +2

    War waxan dowlad maha xassan munafaq tuuga Bahan dowlad nimadii Sidan Aya U danbeysey😮😮😮

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 2 місяці тому

    Wlhy Reer Xamarku hadday Talo ka waadan lahaayeen Balwaan iyo dhakinyarada la mid ka ah Xamar nabad bay ahaaan kahyd lkn waa dad qabyaalada khaldka fahmay

  • @FartuunSugaal
    @FartuunSugaal 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @nboss8028
    @nboss8028 2 місяці тому

    Shaqaalaha xalane uma xumo

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 місяці тому +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan farinta iga garsi madaxweyna yashi hore sheikh sharif maxamed abdulahi farmajo labadi madaxweyna puntland abdiwali gas faroole rwsr hore cumar abdirashid Xasan cali khary madaxweyna yasha mamul gobalad yada madaxweyna puntland siciid abdulahi dani qoor qoor ahmed madobe lafta gare cali gudlabe wlkn abdulahi balwan dhaliyada somaliyad ee muqdisho jogan hubka qada iska caliya dowladan bahalodey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay hantidi umada somaliyad qaburihi meydki dadki dhintay qufanayo suqyadi muqdisho bakaraha xamarweyn sinay cargab boobeyso hubka sharci darada qamriga iyo xashishka ka ganacsada xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza liban shuqul mahad sanbolshe sadaq jon culumada argixisada shbb dacish damajid

  • @KhaliifMaxameed-ln7fe
    @KhaliifMaxameed-ln7fe 2 місяці тому +1

    Balwaanow fahamku waa qaali waxaa dhacayaa waa camalkii hawiye iyo juhuladii daba socotey aar hooy soo bax kadib markaad riden dawlad ood doorateen koox maafiyo ah camalkiinii baa qoorta laydiin sudhaywaad ceebowdeen welina waad difaacaysaan goormaad caqliyeysanaysaan hawiyow idina baaba ade ummaddii kalana baaba aday soooooorrrrrryyyy😢

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому

    waxaa wajibah in Qorigah lah qatoh war galah ✌🏿 dagalkah

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому

    Dowlada ayeey magac ugah cayaren. Waa dad bahan oo dhac & boob ku aqliyestay

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому +1

    Dhalinyaro xasan wuxu idin leeyahay I buriya si kale kuma baxaayi idinkana iinka naq aad ku jirtiin war is xoreeya uf.

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 2 місяці тому

    Odayagan wadanka halaqabato hadikale waxakadaran wadanka kuwadaa

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq 2 місяці тому

    asc xamar waxaa qasayo waa diir hala ogado

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 2 місяці тому

    Subxaanallah how come the police do that?????😂😂😂😂😂😂

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 2 місяці тому

    👍👍👍👍👍

  • @ShariifNahar
    @ShariifNahar 2 місяці тому

    Wey billaabatey

  • @AhmedsirajeIssack
    @AhmedsirajeIssack 2 місяці тому

    Hhhhhhhhh balwanow moos 😮😅😅 secml dadka madanyer bey isku badalen

  • @ShubShib-y2b
    @ShubShib-y2b 2 місяці тому

    ARYAA ISKA QABTA XASAN MUNAAFIQ DAMEER DOOWLADNIMO MAYAQAANEE QANDHO FILDARAN HA DISHEE

  • @ShubShib-y2b
    @ShubShib-y2b 2 місяці тому

    ARYAA ISKA QABTA XASAN MUNAAFIQ DAMEER DOOWLADNIMO MAYAQAANEE QANDHO FILDARAN HA DISHEE.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 місяці тому

    Boliska miyany shacabz ahayn

  • @ShubShib-y2b
    @ShubShib-y2b 2 місяці тому

    Aryaa iska Qabta XASAN MUNAAFIQ DAMEER DOOWLADNIMO MAYAQAANEE QANDHO FILDARAN HA DISHEE

  • @abdi5852
    @abdi5852 2 місяці тому

    Baarlamaanka beenta ah in la laayo weeye

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 місяці тому

    Polismaaha waa ciyaalsuuq iyo axmaaro isla socdo masood afrikaa

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 місяці тому

    🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому +1

    Inuu is waalo oo ay dilan ayey raban wuxuu haystana ka qaatan xasan ayax wuxu wado waa is dhaca is dila nin walba meeshuu ka gaaro wax ha ka qaato war kaco iska saara maxa idin haray yaahuuu

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 2 місяці тому

    Z
    Xasan sheekh qandaraas ayuu ku soo qaatay in la baabi-iyo😂dhalinyada la barakiciyo dadka soomaliyeed la dhameeyo dadka ama qeeyli ama Ha qeeylinin qandaraaskaan wuu nagu socdaa ee aan kacno iskana qabano madaxda qandaraaska nagu soo qaateen hadal wax mataro ee kacdoon isbedel ayaa loo baahan yahay

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 місяці тому +1

    Ma Israa'iiliyiin Falastiiniyiin Ciqaabayaa see cml yaaqeeyoow

  • @ShubShib-y2b
    @ShubShib-y2b 2 місяці тому

    ARYAA ISKA QABTA XASAN MUNAAFIQ DAMEER DOOWLADNIMO MAYAQAANEE QANDHO FILDARAN HA DISHEE