Riwaayad Qosol badan || Sundus sacid oo gel jirihi Xafis gaysay || abwan dhagafe agaasime ah || par3

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 312

  • @mahuraan143
    @mahuraan143 3 роки тому +74

    Libaax kabeeye Qombobnimo iyo jaahilnimaa laysku darsaday gabar baa Brother LA leeyahay

    • @LibaaxkChannel
      @LibaaxkChannel  3 роки тому +4

      hhhhh abwaankayga waa kuwata wlhi the best jilaa

    • @abdikafiibrahim8899
      @abdikafiibrahim8899 3 роки тому +1

      @@LibaaxkChannel aààààààaaaaàaàààaaàaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaàaaaaàaaaaaaaaaaaàaààaàaaaàaaàaààaaaàaaaaaaaaaàaaaaaaaaaaaaaaaaaaàaaaaaaaaaàaaaàaaàaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaiiaàààaaaaàaaaaaaaàaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaàaaaaaaaaaaàaaaàaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaàaaààaààaaaaaaaaàaaaaaaaaaaaaaaaaaàaaàaaaaaaàaàaaaaaaaaaaaaaaàaààaaaààaaàaàaaaaààaàaaààaaaaaa

    • @fcwiriqclub1680
      @fcwiriqclub1680 3 роки тому

      Nio Kan leh gabar weeye adiga zoo maaha

    • @sacdiyoheti5410
      @sacdiyoheti5410 3 роки тому

      @@LibaaxkChannel hhh

    • @hanan2336
      @hanan2336 3 роки тому

      😂😂😂😂😂

  • @mohamudmire4633
    @mohamudmire4633 3 роки тому +20

    😂😂😂 wlhi waan qosley waa riwaayad Fanny ah keep going libaax kabeye iyo sundus saa cid

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b Місяць тому

    Masha allah waa riwaayad aad.u qiimo leh.gabadhan.

  • @naasiregeh8575
    @naasiregeh8575 Рік тому +1

    Wallahi libaax kabeeye wuu ceebeeyey😂😂😂😂

  • @tamaaminadhiil3169
    @tamaaminadhiil3169 3 роки тому +3

    M.a lph kabaaye and sundus waanii wata from mòqdisho

  • @عايشهسعيدعثمان
    @عايشهسعيدعثمان 3 роки тому +1

    Manshaa Allah abti mcn waa ku faanaa abti jiro joog

  • @dhakalafyare308
    @dhakalafyare308 3 роки тому +2

    Zxb mcn riwaydaa noo badaiya qaybaheed jalnjigaaga inaba caadi maha adiga iyo sundus fani

  • @cabdirashiid1779
    @cabdirashiid1779 2 роки тому

    Ninkii ugu horeeyay oo gabar brather dhahay🤣🤣🤣

  • @xudeyfebean4638
    @xudeyfebean4638 3 роки тому +1

    libaax kabeeye wllhi waa ka baxsaty zhp waan idin wataa anu caawa intaa iga qosliseena ilaahy danbi dhaaf hydin ka dhigo sidookle meesha waxaan kasalamayaa abwaan maxamed dhagaafe cilmi all time we love you ;;;;;;;;'''''''''''''''''''''''''''''';;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;--------------------,

  • @seniorsamircde1725
    @seniorsamircde1725 3 роки тому +2

    War waxan riwayad lama oroni karo eee wa riwayad iyo badh..., Part4 daqso nosodeya please..., LIBAAX AND SUNDUS VERY FUNNY WLXI..., QOSOLKA AYAD NAGADAMEYSEN CAWA.., PART4 NOSO DAQSIYO PLEASE..., RIWAYADAN ILA PART25 TO 30 HAA SOCOTO PLEASE AFTER ONE DAY RIWAYADA NOSODEYA PLEASE..., THANKS A LOT...,KEEP GOING DEAR BROTHERS AND SISTERS..., LOVE YOU ALL.

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b Місяць тому

    Eesh calaa riwaayad.jilaayaal sax ah.❤❤❤

  • @updifadxi-vt9sl
    @updifadxi-vt9sl 4 місяці тому

    Tan ruwayad mahaa wlhi wa wax kle keep going ❤

  • @keysabshircali1948
    @keysabshircali1948 3 роки тому +12

    Sundus saacid hadalkeeda iska jeclahy👌❤❤❤

  • @ayaanusmaangurxan50
    @ayaanusmaangurxan50 3 роки тому +2

    Mashaallaalaaah sundus sacid iyo libax kabey waidin wata dad igu qaliye ana ad ujclahay horya usocoda asxabey dhamantin

  • @qaasimkaraama2006
    @qaasimkaraama2006 3 роки тому +4

    Waaw sxb libaax kabeeye majaajilaystaha ugu fcn walahi waan qoslaa markaan ku arko sxb guulayso

  • @abdulkadersubeerijaamac3749
    @abdulkadersubeerijaamac3749 3 роки тому +3

    Nadir iyo sundus si fiican ayay iskula heleen best actors

  • @IbrahimMohamed-fl7bo
    @IbrahimMohamed-fl7bo 3 роки тому +2

    Hhhhhh runtii riwaayadan waan u codeeyay

  • @madaxbuuskud7396
    @madaxbuuskud7396 3 роки тому +2

    Wlhi waaa riwaayad igu socota noso bdiyaa

  • @MyPhone-kh6mu
    @MyPhone-kh6mu 3 роки тому +1

    Kkkk alla waan fuuray kkkk jecliyaa sundus iyo libaax kabeye waan idin jeclahay walahi 💞💞💞❤❤💗💗💕💕

  • @jeybinusam5004
    @jeybinusam5004 3 роки тому

    Dar magaalo waa la xidhaa lakiin daqan magaalo lama yeezho😀 liibax pin igu qabo

  • @c__rixmaanmaxamuud578
    @c__rixmaanmaxamuud578 3 роки тому +3

    Kkkkkk wallhy riwaayadan aniga waa iga gadan tahay reer mudug qosol lo daa

  • @zuweysmohan7341
    @zuweysmohan7341 3 роки тому +11

    Brother part four Soo dedejiya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Ustadahmeddheere777
    @Ustadahmeddheere777 3 роки тому +2

    waaa riyad cajiib ah, sundus and libaax kabeeye

  • @barkhadbestbarkhadbest4089
    @barkhadbestbarkhadbest4089 2 роки тому +1

    Qosolka iga dhamaday wllhi😁😁😁

  • @cabdisamedpoi8030
    @cabdisamedpoi8030 2 роки тому

    Gubabadhii yaaku yidhi brother intuu ku Oran lahaa sister 😂😂😂😂😂😂

  • @shakatachannel1729
    @shakatachannel1729 3 роки тому +4

    Ree baadiye maxaa uso doonatay xogtooda miyaa ogeed kkkkkk funny

  • @DARWIISHICHANNEL
    @DARWIISHICHANNEL 3 роки тому +1

    Sooraan ka dib Riwaayad Somali sidan uguma qoslin

  • @hassanlucky3513
    @hassanlucky3513 3 роки тому +1

    Sundus iyo lipaax kabeeye aad bee iigu baxdaa sheekadiina we love you wlhi keep going

  • @mohamedbashka170
    @mohamedbashka170 3 роки тому +2

    Ala ba'ayoo ba'ay xageen aadaa😂😁

  • @dhakalafyare308
    @dhakalafyare308 3 роки тому +3

    Zxb mcn libaax aduunka nin kaa fanisan ma arag keep going zxb taakeere khaasa ayaan kuu ahy zxb legen

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 місяці тому

    Ninkani waa funny

  • @highflyer215
    @highflyer215 3 роки тому +9

    Agasime; magacaa
    Libaax kabeeye; brother🤣🤣🤣🤣

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b Місяць тому

    Waa hinaasi ninkan reer miyiga jilayaa.

  • @cabdimudalibcali8067
    @cabdimudalibcali8067 3 роки тому +1

    M.a libaax kabeeye iyo sundus saacid

  • @lovesomalia4953
    @lovesomalia4953 3 роки тому

    Sundus masha alaah waka helay walal

  • @abdulaahimaxamed4089
    @abdulaahimaxamed4089 3 роки тому +6

    Waxaan salaan umarinayaa dhamaan intii ka shaqaysay hawshan adag ee aad bulshada u haysaan zhp LIBAAX KABEEYE io SUNDUS SAACID io dhaaman intii ka qeyb qaadatey
    Sidookle waxaan halkaan kasalamayaa ABWAABKEENA qaaligaa
    Mr maxamed dhagaafe cilmi io dhamaan bahda MAHURAAN BAND aad baan kuu la socdaa Ina Gumeedyohow PART 4 lasoo dhaqso
    Like comment io share
    Aniga shaqadeyda LA iima tilmaamo nio lkn adinku waxa ngasoo de dejiya😇😇😇. Team MUDUG ❤🇸🇱

  • @sayeidomar281
    @sayeidomar281 3 роки тому

    Brother iyo ok labadaasa laga isticmaala😄😄

  • @maxadyusuf3706
    @maxadyusuf3706 3 роки тому

    Op abwaaankii waynaa abwaan dhagafe aya kamuqda hasocoto

  • @superstar.19
    @superstar.19 3 роки тому +1

    Lipax kabeyey zxp qli horay u soco cawa qosolkii ba iga dhamadee
    Kala iga fur brother kulahaa🤣🤣

  • @maxgaroowe3732
    @maxgaroowe3732 3 роки тому +2

    Hormarku ma af english baa.?😂😂😂😂 Luuqadeena wax ka macaan maleh wlhi.

  • @abdirazhiidahmed5724
    @abdirazhiidahmed5724 3 роки тому +2

    War brother kaas baan lahadlayaa wlahy libaax kabeeye legend weeye🙏🙏🙏🙏

  • @levinho296
    @levinho296 3 роки тому +6

    From Sharma Boy ❤️

  • @dharkayncabdiraxmaan3662
    @dharkayncabdiraxmaan3662 2 роки тому

    Wax ciyaalaa tihiin abwaanka bosqaldan baa kasiiseen filimkah ABWAAN MAXAMAD G.C WAAN KU SALAAMAY SXP QAALI

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 роки тому

    Kkkkkkk libaxow wllhi wad iga qoslisaa ninyahow markan ku dawadaba

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 3 роки тому +1

    Ma waxaas baad ii sheegtay kula haa hhh waa runtiis brother bas bay afka ugalisay

  • @SKY........63
    @SKY........63 3 роки тому

    Dhaaf wuxu doono hasameeyee hhhhh
    Cunug miyaaa sunduzeey

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 3 роки тому +2

    Wlhi waan Qoslay Brother Baan La Hadlaayey Buu Yiri Libaax kabeeye

  • @abdisamadabdullahi2519
    @abdisamadabdullahi2519 3 роки тому +1

    Kulahaa yaa reer baadiye ah wuuba dafiray😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @naimanalka9693
    @naimanalka9693 3 роки тому +1

    Filimanti cartonka ahay bu uegyhy 😊😂😂😂😂

  • @mohacamale8143
    @mohacamale8143 6 місяців тому

    nio Libaax kabeeye waba garac😂😂

  • @mohafaysal5623
    @mohafaysal5623 3 роки тому +3

    Karbaash baad noo xirtey kulahaa waa qosley walahi
    Labadaan shaqsi waa igu baxdaa

  • @mabaarakxasan4687
    @mabaarakxasan4687 3 роки тому +3

    Wlhi kwn qslay run ahantii waa riwyad kla kcsan horay usocda

  • @roblesolad2741
    @roblesolad2741 3 роки тому +9

    Brother wad iga qosliseen😁🤣

  • @saarabdulhi1273
    @saarabdulhi1273 3 роки тому +1

    Wlhi waan qoslya

  • @cabaasmoha4464
    @cabaasmoha4464 3 роки тому +7

    Lasoo carara Qeybta kle wlHy wn Qosley brother baa Gabar lagu leeyaHey lipaax kapeeye wd iga Qoslisey

  • @kingmuhanad6746
    @kingmuhanad6746 3 роки тому +1

    Maxuu ahaaa nin ki biyahee boyada shubaye😀😀😀😀😀😀

  • @KhaalidcabdiraxmaanXaashi
    @KhaalidcabdiraxmaanXaashi Місяць тому

    Riimiiyoow xaalkaado😅😅😅😅😅

  • @wanaag-sheegmedia6289
    @wanaag-sheegmedia6289 3 роки тому +2

    waa funny sxp qaybta kale mxaa noogu soo gelin weyday sooo dheeraya

  • @jeybinusam5004
    @jeybinusam5004 3 роки тому +1

    Sundus umadeena maaha ana kuqaba kjlaha😄😄

  • @nimcoabdulahi3465
    @nimcoabdulahi3465 2 роки тому

    Walhi wan qosley 😂😂😂😂😂sundus umaden mah 😂😂😂

  • @aarkaofficialchannel4999
    @aarkaofficialchannel4999 3 роки тому +6

    Prother kas aan lahad layaa aa gabar lagu leeyahay libaax kabeeye umadeena maaahan1🤣🤣🤣🤣

  • @jabijeekey4762
    @jabijeekey4762 3 роки тому +1

    Manooli libaax kapeeye waan kuwadana🔥😂😂😂😅

  • @axmadxaashi9718
    @axmadxaashi9718 2 роки тому

    Kkkkk wax ladaawadha istaahi shaan rutii soowada

  • @asadjoocaar8537
    @asadjoocaar8537 3 роки тому

    Xitaa gabadha bro

  • @safiyamahomedmuse9172
    @safiyamahomedmuse9172 3 роки тому +1

    Wlhi libaax kabeeye waa fani in aan aad utaageero 😍😍

  • @jaallesaid5979
    @jaallesaid5979 3 роки тому

    Kkkkkkv libaax kabeeye keep going

  • @mirejr484
    @mirejr484 3 роки тому +4

    Sundus iyo diraac iney ISU egyihiin ya Ila dareemay??

  • @ayaancumar4476
    @ayaancumar4476 2 роки тому

    🤣🤣🤣sidan uqoslaya berki ixanunay wlhi sundusey

  • @drismailabdalla4185
    @drismailabdalla4185 3 роки тому +1

    Gabadhii xitaa prother miyaa🤣🤣🤣🤣

  • @munaboss211
    @munaboss211 3 роки тому +1

    Okey 😂😂💪💪💪💪💪💪

  • @fcwiriqclub1680
    @fcwiriqclub1680 3 роки тому +2

    Libaax kabeeye Umadeena maaha hadaa anaa imid kulahaa🤣🤣

  • @mohammedaydarus4086
    @mohammedaydarus4086 3 роки тому +1

    bart 4

  • @deeqcabdi1148
    @deeqcabdi1148 2 роки тому

    Asc barasho wngsan sundus inaad darawalad tahay

  • @ayanosman2485
    @ayanosman2485 3 роки тому +2

    🤣🤣🤣🤣 caadi ma aha 😂 from SHARMA BOY ✌🏼

  • @anasjama9908
    @anasjama9908 2 роки тому

    Wllhi waa fuuray

  • @haliimocabdillaahi8058
    @haliimocabdillaahi8058 2 роки тому

    Waalan

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 3 роки тому +1

    Sunduz indr Libaax kabeeye iskuul ku dar sida ugu dhakhsaha. Badan😹😹

  • @mohammedaydarus4086
    @mohammedaydarus4086 3 роки тому +1

    bart 3

  • @faatimaaadan1195
    @faatimaaadan1195 3 роки тому

    Waw tan riwayad lam Oran Karo
    abawan kii abawanada wanku salmay bati

  • @successadam8701
    @successadam8701 3 роки тому +2

    Qofkii nin from baadiyo to yurub shukansaday baa fahmi kara ninkaan actionkisa. Sikastood ugu labisto socodkad badalikarin. 😂

  • @abdihassan9440
    @abdihassan9440 3 роки тому

    😃😃😃😃😃😃 keep going

  • @marla_arag6880
    @marla_arag6880 3 роки тому +1

    Hhhh waa layska laa laadiyaa kulahaa🤣🤣🤣🤣

  • @zudkamohametcali1479
    @zudkamohametcali1479 2 роки тому

    Team aan TAGEROh

  • @عبدالقادرعلي-خ8ب
    @عبدالقادرعلي-خ8ب 3 роки тому +1

    Gawadhi xitaa brother miyaa hhhhh

  • @mohamedabdillahi8677
    @mohamedabdillahi8677 3 роки тому +1

    Nin rageed hhh

  • @amaalxuseenmuuse6639
    @amaalxuseenmuuse6639 3 роки тому

    Wllhi ma nooli qosol iga dhammdey

  • @mohamedhusen1935
    @mohamedhusen1935 3 роки тому

    Okay kulaha

  • @dalmarkiikoofficiallchanne5883
    @dalmarkiikoofficiallchanne5883 2 роки тому

    Ma buuq baa kuu hadhay sunduseey soo Adiga xabeebtay ee labiska kaliya aad Ku waalatay 🤣😂😂😂🤣🤣

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 роки тому

    Prother dhaqso dhaqso waryee😃😃😃😃

  • @DARWIISHICHANNEL
    @DARWIISHICHANNEL 3 роки тому

    Ninkan waa talent wllhi 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nimcodaahir2166
    @nimcodaahir2166 3 роки тому +1

    Horay waxaa looyiri wax lagufaray fariid lagumanoqdo

  • @indhofarasle19
    @indhofarasle19 3 роки тому +3

    Libaax k beye waa badalki jilayashi dhintay walahay waan kahela jilidisa🤣🤣🤣🇸🇱🇸🇱

  • @sharmaboy4101
    @sharmaboy4101 3 роки тому +1

    Okay

  • @ahmedashkir10
    @ahmedashkir10 3 роки тому +1

    Waxan riwaayad waa dhaafatay brother

  • @سبحانالله-ق7م4ع
    @سبحانالله-ق7م4ع 2 роки тому

    Qosol iguma harin ilkona warkoodaba daa sooraanka puntland libaax

  • @engasadkaarto9880
    @engasadkaarto9880 3 роки тому

    Hhhhhhhhhhhhh my brother khalimaanti maxad u keeni weyda. . Raga maxaa igu jibinesaa

  • @fatumamuhuyadin5049
    @fatumamuhuyadin5049 3 роки тому

    Meherkaygii kulahaa sundus waa intixaan

  • @saidmohamud9027
    @saidmohamud9027 3 роки тому +1

    Macalimad weeye siday gaariga u badaysaan ka helay

  • @alisultanali8855
    @alisultanali8855 3 роки тому

    Wa I baxareeysay kulahaaaaaaaa 😅😅

  • @haliimocabdillaahi8058
    @haliimocabdillaahi8058 2 роки тому

    Heerbaadiyw