Wasiirka Warfaafinta SSC Khaatumo Najib Barkhadle oo ka Waramay Safarka Jabuuti Madaxda SSC Khaatumo

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 24

  • @abobasement346
    @abobasement346 18 днів тому +2

    Good job mr firdhiyeh iyo ssc waxan u rajeyay horumar

  • @rnuura334
    @rnuura334 18 днів тому +5

    GuuL SSC-KH⬜️🟦⬜️🟦🐎🔥💪

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 17 днів тому

    Somaaliland ❤❤❤❤loov❤guul❤

  • @rnuura334
    @rnuura334 18 днів тому +4

    SSC-KHAATUMO STATE🟦⬜️🟦🐎🔥💪

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 18 днів тому +1

    SSC Guul iyo Gobonimo

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 17 днів тому

    ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏💯 SSC Khatumo waa dulka oo dhigayaga kubaxay hadanahaay ssc iyo Hiilwalal! tasi waa mid cadawga meel ayan ugujeedna agiga waxan amisanahay Gule dhibato xogleh ayu ugeestiy shacabka SSC Khatumo tas waa lamailoban.xaga siyasada waan ku racsanahay madaxweyne SSC to build relationship between two States Djibouti and SSC Khatumo Staat Of Somalia. Thank you very much the president of SSC Khatumo Staat Of Somalia he's a man who know where he stand SSC Khatumo GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rnuura334
    @rnuura334 18 днів тому +1

    GUUL SSC-KH STATE🟦⬜️🟦🐎🔥💪

  • @cabdiwaliaxmednuurcabdale7555
    @cabdiwaliaxmednuurcabdale7555 17 днів тому

    wan arkaynaa faa,iidada ad kala kulantaan ismaaciil marna igeli mayso inuu raali kanoqdo ssc oo horay usocod samaysa wana sugnaa najiidada aakhir

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 17 днів тому

    Guul iyo Gobonimo ssc khaatumo

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 18 днів тому +1

    Saffran o xargo ku jirto ayu hadalay mahadsanid

  • @Qiirajabaan
    @Qiirajabaan 17 днів тому

    Waan qiira jabaanaysanahay baad moodaa. Liidnimo ayaan u arkaa in ina cumar geele loohoydo, asagu inuu soo hoydo inay horreyso bay ku hagaagsantay. Kadib waxii wada xaaja ah halkaa laga furo. Iga qor lugooyo maahee wax Dan ah lagama keenayo ina cumar geelle, war jiraaba cakaaruu iman.

  • @Umo580
    @Umo580 18 днів тому

    ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @mowuildmeash9106
    @mowuildmeash9106 18 днів тому

    😢IN NABAD LAGA HADLAA MEESHA MA TAALO WAXA LAGA HADLAY DADKU WAY OGYIHIIN WIXII SAXAFADUNA OO GOONI

  • @JamaJama-lo3wx
    @JamaJama-lo3wx 17 днів тому

    Asc ka daa nabadgelyada geeska afrika sax maha ,matihid dowlada fedelerka ah gobol baa tahay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 днів тому

    jabuuti waxay kukhasabtay firdhiye inu been sheego oo jabuuti kuma jirin yidhaahdo iyo in maxakameynta maxaabiista snm meesha laga saaro

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 днів тому

    xata hadi lasiidaayo maxabiista snm waxa qaarijiraya muuse waayo maba rabo inay kuso laabtan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 днів тому

    hadalka jabuuti 3 arimood oo khatar ku ah ssc ba kujira kow in isaaq iyo ssc layskufuro labo in maxaabiista snm lasiidaayo sadex in dhaqaalaha lagala dagaalamo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 днів тому

    ma hubka jabuuti ee lagu xasuuqay lascaanod oo yaala lascaanod miya fadhi kudirira lacnaad ba kugu taale waxa laxasuuqay soo dadkaaga maaha

  • @mouhamoud5605
    @mouhamoud5605 18 днів тому

    Ismail waligiiba nabad kama shaqeyn, ee yuu bundo idinka dhigan.

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 17 днів тому

    Geeska Africa 😂 iyo iskaashi

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 днів тому

    ismaacil horor dagaalka wuu kujiray hubka lascaanod lagu xauuqay jabuuti ba soo dal dalaysay ee in laqariyo dulmi bay kutahay reer ssc iyo shuhaadadiba

  • @____0934
    @____0934 18 днів тому

    😂😂😂 War ismacil walhi kaftan magalo kabtisana lama gashankaro wlhi gacan aya utagay geele

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 17 днів тому

    Ismaaciil Horor dagaalkii Goojacadde ninka Muse Hubka iyo Saanabda ka taageerayay ayuu ahaa maxaad beenta u sheegaysaa Najiib Barkhadloow adeer dad baaa ehelkoodii maqayihiin ruwaaayadan firdhiye lagu wado inuu fahansayhy ilama ahan ee waxaad moodaa ilmo yar oo tukaan nacnac ah algu sii dhex daayy waa uuba dhareerinayaa!!!

  • @aliabdi8873
    @aliabdi8873 18 днів тому

    Beenaale