Ruushku uuni haguulaystoo raashiya waa lagu soo duulay waxaa heshiisku ahaa in aan derbiga baaliin halkii laga dumiyay aan lasoo dhaafin yaa xadkiisii loo soo dhigay nokler waan dhab in nato ay ku furtay duulaan ka yukren oo cida dagaalamaysaa waa naato ee maha yukren raashiya guul😢😢😢😮
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu 😍
mahadsanid h b n tv
Ruushku uuni haguulaystoo raashiya waa lagu soo duulay waxaa heshiisku ahaa in aan derbiga baaliin halkii laga dumiyay aan lasoo dhaafin yaa xadkiisii loo soo dhigay nokler waan dhab in nato ay ku furtay duulaan ka yukren oo cida dagaalamaysaa waa naato ee maha yukren raashiya guul😢😢😢😮
Asc wll mareykanka iyo hulafadiisa awoodii ay ugu faanijireen aduunka intiisa kale waa la ogaadey waxay tahay iyo intay la egtahay uma malaynayo cid hada kadib dabada kadaboolan doonta mahadsanidiin
Mareykanku waa Awooda Caalamka lagama yaabo in ay Wiiqanto.Awooda Allena meesheedeey taashaa
Labada khabiir maxed maxmhd iyo mowlid xaji hadii uu ka awod badan yahay rergalbedka muxuu ,u soo afjari wayey yukureyn waa iga so,all?
Waxaad war ka keentaaa. Gantaalkii ruushku samaynaayay s500 mr mowliid
waa buloowday dagaalkii sedexaad koormaan sheegnay
ruushku waalibaax nagarid naato kibirkooda batee
uma malayn maayo in waqtigan la joga oo Aduunka ka qarxaayo dagaal wayn aduunka
dal walba xaq buu u leeyahay inuu is difaaco