"Anagu kama qaybgalayno Doorashada...."Gudoomiye Cabdilahi Darawal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лип 2024
  • #SKY_CABLE_TV
    Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
    Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
    Facebook : / skycabletv.tv
    UA-cam : Https://ua-cam.com/channels/dql.html...
    #Skycabletv #Skycablesports

КОМЕНТАРІ • 5

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 28 днів тому +1

    Adeer. Oday weyn baad tahaye qaska wadanka ka daa

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 28 днів тому +1

    Dee waa yeelkadaada muusihii kusoo adeegsaday u doono wixii uu kuu balan qaaday

  • @hodanaxmed9324
    @hodanaxmed9324 28 днів тому +1

    Muse wakii yidhi laysu joojin maayo ee adeer dadkaag dhinac karaac hadii kale gurigagii iska joog

  • @MubYus
    @MubYus 28 днів тому

    Hadaanad doorashada ka qayb galayn Buuqa iyo qaylada jooji , oo iska aamus.

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 28 днів тому

    Odaygan,Muuse Biixi,Maxamed Kaahin iyo Saleebaan Gaal waa afarta nin ee Soomaaliland halkaa dhigay.waa la iska kiin qabanayaa waddankana waa la idin dhaafinayaa maalin dhow