JENIFER AYADO QASRIGEEDA JOGTA MXA GEEYEY🤔QASHIN QUBKA YASE KU RIDEY😨

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • #ADNACHANNEL#ASADHAGIO#HODANONLINE#ARIMAHEENA#HODANONLINE#ADNAHENNA#ADNACHANNEL#

КОМЕНТАРІ • 579

  • @Hodanonline
    @Hodanonline  3 роки тому +57

    Qisadan Part 2 WAKAN so daawo 🥰ua-cam.com/video/YoWRh65p2rY/v-deo.html

    • @drshoniishmohamad1983
      @drshoniishmohamad1983 3 роки тому

      Alla hodaney samidey ka helidu dhibkey lee dahay Waan Soo marey wuu shidan saan ulahaa sanadkii 2018 heer waxan gaarey waalni aan noqdey iskuul wada dhiganeyney waqtigaas Waliba xili examkii 3 bilood ka dhiman yhy xaalkaan marey riwaayad wlhy laga Jili karaa

    • @safacabdi6260
      @safacabdi6260 3 роки тому

      @@lajecleey a

    • @tehomohamed3487
      @tehomohamed3487 3 роки тому

      Hambalyo hambalyo hodan for reaching 200k 🎉🎉🎉🎊

    • @yazminabdirizak6868
      @yazminabdirizak6868 3 роки тому

      Hamblyo my queen kun jeer farx malintad😍😘😙💖

    • @mawliiddugsiiye
      @mawliiddugsiiye 3 роки тому

      Wan ku xirnahay wax kaleba madhagaysto aan adi ahayn hodaneeey wlllo wlhi waan ku tagersanahay ❤

  • @sumayadahir4675
    @sumayadahir4675 3 роки тому +37

    Hir ayaan u aqaanaa from muqdusho❤️

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 3 роки тому +59

    Muslimiineey kheyrka u carara Waa Seben Aaqir Yaa Rabi qaatumada kheyr noogu Qatin 🤲😥🤲Aamiin Yaa Rabi,

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 роки тому +4

    Coming soon 200k insha Allah my sis keep going 🥰👍🙈

  • @Fariiha12
    @Fariiha12 3 роки тому +68

    Biri 4 mobile oo kaladuwan aan kusaaraa supescaribe Insha allah sidaa ugaar tid 2000k waan kulajecelahay 1 milyan inaad gaarto

  • @Fariha-np8pn
    @Fariha-np8pn 2 роки тому +3

    Hir aala dhahaa abayo mcn muqdishana wa ka salamaya dar alla ku jclhy mcnteyda keep going

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh286 3 роки тому +5

    Masha Allah c/raxman Habo soo barbaar Allaha ku dhawro Hodan Online awlaada Allaha kuu xafido, Allaha kuu dhawro, Dhammaan ilmahaaga waxan leeyahay Habo soo barbaar. ❤❤❤🥀🥀🥀💋💋💋

  • @ismahaanmohamed5990
    @ismahaanmohamed5990 3 роки тому +4

    Waan ku salamay hodan wllo waan kugu xidhanahay wax ugu dhacay wllkay ayan waynay mudo weega waxan soo xasustay qisoyinkad ka shekeyso wllo noso duce in alee noso dhaweyo hodan family na u gudbi haso duceyan mahadsanid

  • @abdulkaadirmohammed2073
    @abdulkaadirmohammed2073 3 роки тому +29

    Like farabadan iska saar free ma ahino
    intaaz ka jeclhy horomar ku rajeyna wlsheY

  • @fahadabdishakuur8868
    @fahadabdishakuur8868 3 роки тому +5

    Abayo Mowjad baa ladhahaa horey usoco hodan Insha'allaH guul bn kurajeenaya

  • @fadxiyamohamed150
    @fadxiyamohamed150 3 роки тому +7

    شكرا حبيبتي والله انت علمتني شقلات ماتعلمتا حت من مدرسة شكرا بتمنالكي حيات سعيد يحياتكي وكل نجاح وجنت فردوس ✨🤩😘♥️♥️♥️♥️♥️♥️💘💘💘♥️♥️♥️♥️

  • @aaryan_poi2730
    @aaryan_poi2730 3 роки тому +21

    Wcs like na waa saaray abaayo Hodoney 😘🙏🏻and I liked when u say Like farabadan saar hadaan awoodo makaa hagradeen my old abaayo keep it up🥰

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 роки тому +1

    لَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ ، سُبْحَانَ اللهِ وَالْحَمْدُ لِلهِ ، وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَاللهُ أَكْـبَرُ ، وَلَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ رَبِّ اغْفِرْ لِي

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 3 роки тому +8

    Hodaney ilaa 9 bil baan kula socdaa waan kugu walacay wlh hada xiligaa dhali lahaay baa la maraayaa isbuucaan ama kan kale inaa dhalaa laga yaabaa hadaa isku waqti noqono 200k waa inaa cake 🍰 ina soo gaarsiisaa 🙈🤣
    Intaas waa iga kaftan waxaa rajeynaayaa inaa gaartid sida ugu dhaqsaha badan

  • @bashiirmaxmud4924
    @bashiirmaxmud4924 3 роки тому +1

    Sheekadu macne ma yeelato illaa aad taqaan sida loo gudbiyo. Gudbintaada wanaagsan ayaa halkaan nagu haysa. Mahadsanid walaal. Halkaa ka wad.

  • @safiyohussein7317
    @safiyohussein7317 3 роки тому

    Asc walashay Hodane waan ku Salama walashay qali waxaa ku soo darta qisoyinka Ambiyada iyo Sahabada adi MashaAllah sifican cad uu sharahi taqan qisoyinka.

  • @faatima2013
    @faatima2013 3 роки тому +2

    Naansha alaah wll curadka ala haynoo barakeeyo aamiin

  • @rahmanur5034
    @rahmanur5034 3 роки тому +6

    Masha allah tabaaraka horey usoco hodaneey ❤❤❤

  • @chouaibfadil6633
    @chouaibfadil6633 3 роки тому +1

    huuno hodan we love your kids please hanaga raali galin hodalkooda ciyaartooda waankufaraxsanahay inaan maqalno codkooda waana ilmaheeno kale fooziya and the boy 😍😍😍😍😍😍❤❤

  • @maryuumalhassan8945
    @maryuumalhassan8945 3 роки тому +2

    M.a xppti Hodan 💕 allah ku xifdiyo adiga iyo familykaga 🤲🤲

  • @filsangaabo3294
    @filsangaabo3294 3 роки тому +1

    Abyo plz waxaa ka soo hadashaa متحرش المطار

  • @awiyehelp4003
    @awiyehelp4003 3 роки тому +1

    Incha allah . This SATURDAY. 2K MACHA ALLAH . ALLAH KU BARAKEEYO A/RAHMAN YARE ABTI

  • @amalbashiir6630
    @amalbashiir6630 3 роки тому +1

    Mashalaah ilaah haku xafido adiga iyo ciyaalkada inshalaah waad gaaree 1milayan❤❤❤❤❤

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 роки тому

    Habo waan ku salaamay abdi raxman yare ilahay haku xifdiyo

  • @fadxamahmoud3267
    @fadxamahmoud3267 3 роки тому +2

    hodaney hno cawo dhana ku zugeyney wna 12.52 habenimo inkazton bari class laheyn on hurdayo incha alle
    azhpey congratulations 200k incha alle
    200K COMING SOON

  • @tawakalmohamed4877
    @tawakalmohamed4877 3 роки тому

    Adiga curadkaga iyo xaajigaga alle ha'din barakeeyo

  • @Hamda888
    @Hamda888 3 роки тому +11

    الف مبرووك حبيبتي ع 200 الف مشترك على قناتك 😊 احبك انا محبتك و متابعتك 😊😊

  • @iidoabdi1212
    @iidoabdi1212 3 роки тому

    Hoodan hore u soco wllshy waanku jeceylahay

  • @shukriahmed1004
    @shukriahmed1004 3 роки тому +1

    Wan ku amin sanahy hodan Uganda ayaan joga waxan ubahanahy cabitankii aad dhahaysay wuxuu uroon yahay timaha da danayuu uroon yahay aad ugu baha nahay please

  • @xakiimoabuukar9784
    @xakiimoabuukar9784 3 роки тому

    Wiilkyga c/raxmaan wan salaamy io foowziyo yarisy

  • @musalsaltv24
    @musalsaltv24 2 роки тому +1

    Haa woo jiraa qof markaa aragtid misa hal mar lahadashid inoo ku soo jiito arintaasna wey dhacdaa

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 3 роки тому

    Yes, wuu jiraa ruux aad aragto marka oogu horeysa indhaahaga qabtaan oo aad kuu jiido waana Cajiib 👍❤ mahadsanid abaayo

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur2534 3 роки тому +5

    12:55 hir wye abaaayo mrka biyaha is gadinaayan🌊

  • @canabdaud2132
    @canabdaud2132 3 роки тому +2

    Masha allah hodan qaali wan kusalamay xbbti waxan kuleyahay hambalyo inta iyo inkabadan ayan kurajeynaya wana kuxeranhy qisoyinkaga wana kutageraa hada ayu isodhacay videogan😍😘

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 роки тому +1

    ربي اشرح لي صدري ويسر لي امري واحلل عقده من لساني يفقه قولي

  • @shaalu5006
    @shaalu5006 3 роки тому

    Shakadan I watch and it’s a story for before yesterday hodan

  • @faaisaqaliizabela7675
    @faaisaqaliizabela7675 3 роки тому +6

    Hodaney aaway qeybtii labaad hee maxaa u kala rebtay huuno cadey sodhaqso wey nagu kala goday 😘😘😘

  • @MrMusic-pb1oy
    @MrMusic-pb1oy 3 роки тому

    Masha habo alla ku xafido hir ayaa ladhaha Markey bada biyaha

  • @sharmakedigeed6564
    @sharmakedigeed6564 3 роки тому +13

    You’re so pretty 😍

  • @sadiahsalim3694
    @sadiahsalim3694 3 роки тому

    Asc. Gacalo caruur baan dhalay dhwaaqoodana nafta ayaa ku raaxeysata ee hanaga raali gelin. Masha allah allaha inoo xafido. Allahuma Amii .

  • @firdowzfarah7070
    @firdowzfarah7070 3 роки тому

    Alla hodaney ilhy saad noga farxiso adna alle hakaga farxiyO 🥰🥰❤️ wn ku jclhy wlshay

  • @mynameaniisha7274
    @mynameaniisha7274 3 роки тому

    Thanks you 💯💥

  • @aaminaahmed4233
    @aaminaahmed4233 3 роки тому

    Abdirahman yare wlh waa wil qurux badan masha allh malin waxaa xasusta telfonka naga tuseyse shashada telfonku ku saarnaa habo mcn abdirahman allaha ku xafido masha allh allaha kuu daayo caruurta foosey 💋💋💋💋💋💋💋💋🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰❤️💯

  • @ameirahassan8058
    @ameirahassan8058 3 роки тому

    Hodan abaayo qisooyinka aad noosoo gudbisaa waxay Ku dhamaadan dhimasho. Marka qiso nolol Ku dhamaata noo soo raadi adoo raali ah.
    Congratulation 200k

  • @deeqageeljir6896
    @deeqageeljir6896 3 роки тому

    Mansha Allah allaha ha isku kin xafido

  • @najkayare7322
    @najkayare7322 3 роки тому +2

    Insha allaah 200K Hodan online ❤❤✊✊

  • @rihaamali6221
    @rihaamali6221 3 роки тому

    Hodaney indr sidan naga daa plz part 1 iyo 2 haso kala rebin qisoyinka

  • @hibogulee220hibodeeqa6
    @hibogulee220hibodeeqa6 3 роки тому

    Hir aan u aqaanaa frome muqdisho👍🏻❤️❤️

  • @zuhuur8067
    @zuhuur8067 3 роки тому

    l love you hodon online ❤ 💕 ♥ 💗 💖 💓

  • @dagganahmed7857
    @dagganahmed7857 3 роки тому

    Wll hodane wan kusalmy mahdsnd sa qisoyinka nogusoogudbineyso 💝💝 mahmah somalida dhaheyso naag naaglofuray madaxeed furan

  • @nasrodagan7293
    @nasrodagan7293 3 роки тому

    Xabiibti farxad iigu noo low form kismaayo cadey 💯⚘💯⚘🌹❤

  • @nadiaabdirahmannadiaabdira7059
    @nadiaabdirahmannadiaabdira7059 3 роки тому +1

    Qaf ayan bari jeclade wana ushegi waye darisna wan ahayn mar xafadoda murat jire ayey hoyaday o jogte mesha iyertay mar kaan wilki arke indaha ayan kawarejiwaye lkn dibka jire xisa leey ayan aha ano wax ushegin ayan kaxisa jabaay

  • @aixavariitha713
    @aixavariitha713 3 роки тому

    Hodan wxn kula jecladey ind noqoto qofkii somali UA-cam ah ugu horeyey ee gadha 1m
    😊

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan6773 3 роки тому +1

    Anaa u horeeyo 🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 роки тому

    اللهم انك عفو كريم تحب العفو فأعف عنا

  • @dantella5945
    @dantella5945 3 роки тому

    12:06 Tathaloj waa barafka🙊 bada mahan

  • @zunduzayuup4552
    @zunduzayuup4552 3 роки тому +1

    Hodan online 200k comin soon 💖💖💖

  • @hape5288
    @hape5288 3 роки тому

    Hodaney xarabadaadan jeclahy walashayey alle haku xifdiyo

  • @guusha9655
    @guusha9655 3 роки тому

    Aniga aad ugu xeel dheeraya xalka badhista marka dhamayso qeebtab kaleh aad soo galiso ayaan waxii warbixin ah kula wadaagi doona

  • @xayaadmohamed2889
    @xayaadmohamed2889 3 роки тому

    Plz hodan aan garsiino 200k wax yar ugadhiman🙏

  • @iqroomar7464
    @iqroomar7464 3 роки тому +18

    I love you 💞💞💞💞❤️

  • @bashramlyrics
    @bashramlyrics 3 роки тому

    Maashaa allaah walaashey aan aadka ujaclahay horay usoco

  • @nawalofficialchannel8023
    @nawalofficialchannel8023 3 роки тому

    Masha allah hosanna cadeey waan kugu xiranahay wallal subscribe waa horaan kugu dharbaaxay adna fadlan pinka inaad igu qabato allah hakugu duwo lol 😄😄😄✌️❤️💐🙏

  • @farhiyaabdikero7201
    @farhiyaabdikero7201 3 роки тому +1

    Asc Hodaney igu salan AbdiRahman wilkeyga ayey isku magac yihiin Allaha nodayeee a naga iyo intii muslim ah ba Allahuma amiin

  • @Mazbal
    @Mazbal 3 роки тому

    Yes

  • @CEEBLASTORIES
    @CEEBLASTORIES 3 роки тому +1

    Love this Hodan. Mowjka amuu daadka yahay? 200k is coming very soon InshaAllah.

  • @Noloshamacaan
    @Noloshamacaan 3 роки тому +1

    Masha allha congratulations almost 200k huno I was watching the movie they made about this lady last Saturday

  • @iqraali9635
    @iqraali9635 3 роки тому

    wllhi hodaney qisoyinkaga ada u jeclahy😘😘😘hore usoco

  • @siciidindho7910
    @siciidindho7910 2 роки тому

    Yes ha wa jiraa

  • @macowchannel8842
    @macowchannel8842 3 роки тому +1

    Maasha Alaah Alaha ku xifdiyo cadowgana Alaha kaa qabto.

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 3 роки тому +2

    Hodan qurux Alle haku xafido aamiin ❤❤❤❤

  • @tahraanabdiqeystahraan5334
    @tahraanabdiqeystahraan5334 3 роки тому +1

    Jenefer awalba ninka nag aye ka furaty mrka hadi nag laga daba keno wey u qalanta

  • @amlaxasan3958
    @amlaxasan3958 3 роки тому

    My favourite 😍 UA-camr

  • @sulekaablsiyeh1462
    @sulekaablsiyeh1462 3 роки тому

    Asc hodan wan ku sugaya sabtiga qolka umuhatulkair qisaska see you inshallah there

  • @caishadoobiyochannel343
    @caishadoobiyochannel343 3 роки тому

    Wcs cadey ilaah ha ku xafido adi iyo carorteda

  • @amiirabadriitah4176
    @amiirabadriitah4176 3 роки тому

    Mshalallah hbo cabdiraxmaan yare alle ha ku xafido so barbar

  • @dr.mohamedsalaad6500
    @dr.mohamedsalaad6500 3 роки тому +1

    Hir AAA ladhahaa moojka somali ahan
    Abayo

  • @MUNASARR23
    @MUNASARR23 3 роки тому +2

    Inbadaan Ayan tageero kuu aha ee hadiyad mobile ma isisid please Hodan Online

  • @anfacbeautyofficial7381
    @anfacbeautyofficial7381 3 роки тому

    Queen Hodan online love🥰

  • @bishaaroaden7165
    @bishaaroaden7165 3 роки тому

    Hodaney siyaado miyaa jirto walaal allaha ku sharfo

  • @ayaanabshir9641
    @ayaanabshir9641 3 роки тому

    xppti markan ku arko faraxadeyda lama kobi karko m.a illhay hanoka xifdiyo xppti waxad noqabatay abalkeeda ma gudi karno love you 😍😍😍😍

  • @nimcomahamed6704
    @nimcomahamed6704 3 роки тому

    Mansha allah habo Abdirahman so barbaar habo from hargeisa 💚💚💚

  • @saynabsiciid8931
    @saynabsiciid8931 3 роки тому

    Hodoney nuunayaasha noo daa waa ubuxiiye ha noo ciyaaro illaahay awlaada haynoo daayo hana noo hanuuniyo

  • @Zano_10
    @Zano_10 3 роки тому

    Mashallah sister I love you I shared this video of sum of my friends buzo of you great vids

  • @halimodahir7600
    @halimodahir7600 3 роки тому +2

    Mansha allah 👸❤️❤️💯🥰🥰💯

  • @maankaqadra2048
    @maankaqadra2048 3 роки тому +1

    حبيبتي الف الف الف الف الف مبروك على 200,0000 وان شاء الله الله يوفقك ويسر امرك و احنا نحبك و دائما نكون معك يا عمري ان شاء الله المليون💟💯💯💕💞💓💖💖💞💕❤❤❤❤❤❤❤🎆🎇✨🧨🎉✨🧨🎉🎑✨🧨🎇🎇🎇🎆🎆🎆🎆🎆💥🎆💥🎆🎇🧨✨🎇🎆

  • @nihaalAb7273
    @nihaalAb7273 3 роки тому +1

    Hodon cady one milyan baa u qalanta hore u soco 😍🥰😍🥰🥰😍😍😍🥰

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 3 роки тому

    Aslm asaxabta hodan online walalayaal iso duceeya manta ila xalay wan jiranahay

  • @ggfff1048
    @ggfff1048 3 роки тому +2

    القصه حلوو زي وجهك الحلو ربي يسعدك 😘

  • @awaleyare4893
    @awaleyare4893 3 роки тому

    Fast comment 💯 waan hodan online 💯💯💯💯💯💯💯

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 2 роки тому

    Gabadha waxay dhalatay 1976kii Sidee ku qalin jabinkartaa jaamacad 1990kii. She was only 14yrs old

  • @jowharamuxumed5343
    @jowharamuxumed5343 3 роки тому

    Haa waa jiray

  • @aragsanxasan6763
    @aragsanxasan6763 3 роки тому

    Xppti asc hodaneey marka koowaad
    Mar labaad waxn ka mid ahay dadka aadka kuugu xidhan ee ku daawada kuna jecel kuna taagera.
    Xppti maanta hal codsi ayaan wataa horta qisooyinkaaga 89%waa daawaday dhamaadkooduna waa wada murugo markaa manoosoo gudbin kartaa qiso dhamaadkeedu yhy farxad iyo wixii la mid ah adoo mhdsan😊😍❤

  • @hibomohamed2700
    @hibomohamed2700 3 роки тому

    Party 2 ga nooguso dhakhso pls hodaneey

  • @roodoabdirahman4997
    @roodoabdirahman4997 3 роки тому

    OMG abyo tnx walahi qisadan wan ka helaye 🥰

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 роки тому

    Hirka Bada waaye
    English waa Ocean waves ama sea waves

  • @luulabdullahi8498
    @luulabdullahi8498 3 роки тому

    Hir aa ladhahaa Hodaney wan ku salamey

  • @keynaanmusic349
    @keynaanmusic349 3 роки тому

    Hodaner bada.markey kacsan tahy 🌊🌊waxaa la dhahaa🌊 mowjad...ama...hirar 🌊🌊
    Waad fhanty aan filaa hadaneey
    🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊

  • @hanamaxamed4391
    @hanamaxamed4391 3 роки тому

    Haa hodaney wuujiraa qof aa markiiba jeclaneyso lkn aniga weligeey ma arkin

  • @basrobisharbulle629
    @basrobisharbulle629 3 роки тому

    Mashaall hambalyo xabibti