GALAB: way kululaatay xaalada B/dhexe, Shiinaha oo sheegay inuu difaacayo iiraan, iyo wararkale

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 жов 2024
  • GALAB: way kululaatay xaalada B/dhexe, Shiinaha oo sheegay inuu difaacayo iiraan, maxaa dhici doona saacadaha soo socda. Warbixin xiiso leh.

КОМЕНТАРІ • 280

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 3 години тому +11

    Allow gurmada u so dir xaqa u dirir reer qaza xusbulahi xuutiga iiran Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 5 годин тому +54

    Hadad jeceshahay jabka yuhuuda like saar

  • @nuurismail3003
    @nuurismail3003 5 годин тому +16

    Nasrigii Ilaahey aya soodhawaday guushii reer falastiin way soodhawatay falastiin oo guulaystana waa islaamka oo guulaystay Allah guuleyo amiin yaa Allah

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 5 годин тому +49

    Reer Qaza waalays kugu tagay lkn alle ayaa lajira wayna guulaysan donan inshaa allaah

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 3 години тому +6

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

    • @allfurqaniyachannel6496
      @allfurqaniyachannel6496 3 хвилини тому

      اللهم آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم جزاك الله خير الجزاء

  • @awledsube3679
    @awledsube3679 5 годин тому +5

    Horaybaa lubnaan waan difaacaynaa waakey balan qaadeen sheekadani waaa madadallo gaal waa gaal uun

  • @yusufquresh9805
    @yusufquresh9805 3 години тому +5

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤ Walaalkey Ilaahey hakubarkeeyo Aqoontaada❤🎉❤🎉❤🎉

  • @FarxaanFargeto-x8d
    @FarxaanFargeto-x8d 3 години тому +6

    ❤❤❤ Masha Allah muslimiinta walaaha guul insha allaah

  • @Abdirahman83
    @Abdirahman83 5 годин тому +7

    NAdaara Show Congratulation 300k 🎉

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 5 годин тому +7

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud iyo mareykan cirib tir aamiin yaarabi

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 5 годин тому +11

    Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin

    • @allfurqaniyachannel6496
      @allfurqaniyachannel6496 3 хвилини тому

      اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم جزاك الله خير الجزاء

  • @AhmedAbdallah-n2t
    @AhmedAbdallah-n2t 4 години тому +6

    300k mashallah

  • @SOMGamer-yw3vr
    @SOMGamer-yw3vr 3 години тому +3

    Waaa hubaa inaaa sifiican ugu bogateen
    Maclumaaadki saaka❌️
    Xayaasiimihi saaka✅️

  • @ciyaarahamaantaJiro
    @ciyaarahamaantaJiro 5 годин тому +5

    Hambalyo wan la so dahey 300k ❤❤❤1m rajeyena inta la garin 2025 insha allh

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 5 годин тому +5

    shiinah turki waa beentood xisbullaah waa difaaceynaa maay difaacaan hada illaahow ugargaar islaamka siba falastiin xuuti xisbullaah iiraan aamiin illaahow burburi mareykan yahuud aamiin

  • @digaleomar6718
    @digaleomar6718 5 годин тому +6

    Khayr sheeg

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 5 годин тому +6

    Aniga kalmada 'Awlaada' ayaa iga qoslisa. 😃
    Mahadsanid Cabdulqaadir Nadaara.

  • @kingartshargeisa
    @kingartshargeisa 5 годин тому +8

    Masha alaah guul insha alaaah

  • @anasyare4749
    @anasyare4749 5 годин тому +5

    اللهم انصر الاسلام و المسلين❤❤❤❤

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 5 годин тому +6

    Hambalyo 🎉 300k Nadaara inchallah guul falastiin iyo iran 🇵🇸 🇮🇷 ❤

  • @MahadYoolax-lc9dy
    @MahadYoolax-lc9dy 5 годин тому +6

    Allaahu akbar yahuuda balaayo xasuuqda alle ha u soo diro insha allaah

  • @AdanMohamed-i6k
    @AdanMohamed-i6k 5 годин тому +7

    Guul iyo gobonimo Falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

    • @RaxmoQueen-g5p
      @RaxmoQueen-g5p 4 години тому

      ❤❤❤❤😂😮😮😮😊😊😊😊

  • @MuxammadCali
    @MuxammadCali 5 годин тому +4

    Wcs Nadaraha danahaaga guud iyo kuwa gaarka ah rabbi ha kuu fudeydiyo amiin
    Muslimintana rabbi ha u hiiliyo

  • @SalmaanAadan-k3g
    @SalmaanAadan-k3g 5 годин тому +3

    Nadaara shoo wariyaha kaliya karun sheega warka U sheegayo💯👏 Guulayso imbadan

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 5 годин тому +14

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @LaulaOmar
    @LaulaOmar 2 години тому +2

    Allahaa. Gargaaro. Guusha. Waay. Dhowda. Hayee. INSHA. Allah

  • @قطرهقطره-ت6د
    @قطرهقطره-ت6د 5 годин тому +5

    Habalyo nadara ❤❤❤❤❤❤

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 4 години тому +3

    Illaahay ha ku saaiduyo Wariye nadaare adiga iyo tiimkaaga

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 години тому +2

    MAHADSANID USTAD

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 5 годин тому +4

    Wcsww wll mahadsanid guuleyso ❤

  • @nazrafarah5342
    @nazrafarah5342 5 годин тому +2

    Walalo horta waxaad tahay caaqil Somali waxaan ku leeyahay guuleyso waligaa. Adoo kale oo Iman badan ilahey ha nasiiyo nsdara

  • @guestibro
    @guestibro 3 години тому +2

    maanshalaa alaah hambalyo hanbalyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdourahmanfarah8440
    @abdourahmanfarah8440 5 годин тому +4

    Mashallah guul

  • @xasancabdiraxmaan7126
    @xasancabdiraxmaan7126 Годину тому

    Yahuudii musiibada aan ilaahey ugubarinayey ayaa kudhacaayo
    Alxamdulilaah

  • @CabdulaahiAadan-i3i
    @CabdulaahiAadan-i3i 5 годин тому +2

    Guushii reerfalastiin ayaasoodhowatey insha allh guul qaza

  • @AbdulrahimSufi-q3s
    @AbdulrahimSufi-q3s 5 годин тому +4

    Allahu akbar ❤❤❤

  • @MANCITY2025
    @MANCITY2025 5 годин тому +1

    Hanbalyo 🎉🎉❤🫵🫶🫶
    300k kabadanna waad 'uqalantaa adeer nadaara show. Guuleyso guul wanagsan🫵🤝🤝🤝🤝🤳✍️

  • @halimahassan6493
    @halimahassan6493 4 години тому

    Wcd Masha alaah Hambalyl 3 bowol Anobuuxsantay Cadawga ilaheey akaqabto Muslimiinta

  • @muuseaadan7458
    @muuseaadan7458 5 годин тому +3

    Skukran
    Nadaara

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 4 години тому +2

    Insha Allah Waa Guuuleysanayna🇵🇸🥰🇵🇸

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 3 години тому

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @Jameeco
    @Jameeco 4 години тому

    Salaama caleykum Saaxiib sare USTAAD NADAARA.

  • @lulomar5397
    @lulomar5397 5 годин тому +1

    Mash allh keep go abti 🎉

  • @sabrinayounisaden7238
    @sabrinayounisaden7238 4 години тому

    JazaakAllah khairan.

  • @BashirCabdiqadirbashiir
    @BashirCabdiqadirbashiir 4 години тому +2

    Asc..saxiib.cabdulqaadir.alaha.kuxafido

  • @GurriGurrichannel
    @GurriGurrichannel 9 хвилин тому

    Nadara your good guy,
    Wallahi erayada ad istcmaasho ayaan jeclahay, sida adeegasho,
    Macalinka weyn iyo awlaada eeraan.

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 5 годин тому

    Maasha allaaah iran iyo xulufadeeda

  • @aftaxyassin1265
    @aftaxyassin1265 3 години тому

    Maasha Allah guulaysta nadaara show

  • @alqasasmedia
    @alqasasmedia 4 години тому +1

    Hambalyo 300k❤❤

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 37 хвилин тому

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @farahcarlos3669
    @farahcarlos3669 5 годин тому +2

    👍💻 congratulation
    Nadaara media
    👉300k subscribe
    👍💻Waanu sugaynaa
    one million subscribe
    🧏‍♂️ calaashan
    Million subscribe
    🧏‍♂️💻Nadaara waa mediyaha Xaqiiqda
    Ku salaysan
    👍Warar la hubo
    👉 Warar Runa
    🧏‍♂️ 💻keep going
    Nadaara media
    🔴🟡🟣🌏🟣🟡🔴

  • @mokocisman5386
    @mokocisman5386 5 годин тому +1

    mansha Allah

  • @AAli-g1p
    @AAli-g1p 3 години тому

    Waxa soo dhow burburkii yuhuudda kibirtay iyo gaalada lasafan insha Allah. Noloshu qiima malaha inta muslimiinta Qasa yuhuuda iyo maraykan garacayan. QASA waa ay tol beeshay. Laakiin Allah aya u hiilan. Waa imtixaan.

  • @naimo133
    @naimo133 5 годин тому +2

    Hamblayo 300k

  • @AhmedAbdallah-n2t
    @AhmedAbdallah-n2t 4 години тому +1

    Mashallah

  • @osmano68
    @osmano68 2 години тому

    Hi Nadaara,
    A huge congratulations on hitting 300k subscribers on UA-cam! This is an incredible milestone, and it’s a testament to all your hard work and creativity. Wishing you continued success and growth!

  • @ShamsaMohamed-n9k
    @ShamsaMohamed-n9k Годину тому

    Allahayow ugargaar walaleheen musliminta melwalboy joogan allow garabkooda buuxi

  • @SalaxAden-j6n
    @SalaxAden-j6n 2 години тому

    Asc ustaad nadaara salaan kadib waxaan kulasocday 14 bilood inta uu socday xasuuqa qaza qeyr Allah hakusiiyo sida runta leh ee aad noogu soo daadihiso waraarka islaamka.

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 5 годин тому +1

    Congratulations three hundred thousand nadaara

  • @AbdichakourNour
    @AbdichakourNour 4 години тому

    In sha alalh farasti guul

  • @MuseMucad
    @MuseMucad Годину тому

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu

  • @UmuSara
    @UmuSara 4 години тому

    ماشاء الله تبارك الرحمن wad u qalanta inta iyo in ka badan

  • @MaxamadGaciye
    @MaxamadGaciye 2 години тому

    Masha allah wad istaahisha kabadan inaad gaartid banu kugu ducayn

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 37 хвилин тому

    Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah

  • @sahidaarush
    @sahidaarush 5 годин тому +1

    Most welcome Nadara.

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 4 години тому +1

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @mawlidhussein
    @mawlidhussein 5 годин тому +1

    Asc Nadaara waan kusalaamay
    Mahadsanid sida aad xogta noogusoo ururiso

  • @WiilkaHooyoSowdo
    @WiilkaHooyoSowdo 5 годин тому +2

    🎉 congratulations for 300K

  • @ubahhussein1925
    @ubahhussein1925 Годину тому

    Thank you for sharing ❤

  • @ZamzamAxmed-l5d
    @ZamzamAxmed-l5d 5 годин тому

    Masha Allah Hambalyo Nadaara Shaw 300k 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dekoosman22
    @dekoosman22 5 годин тому +1

    Congratulations🎉🎉🎉 to you and nadaara show team for the 300k subscriptions you deserve one million subscribers❤🎉.

  • @rmondeck
    @rmondeck 3 години тому

    Nadaara, you are worth it brother.

  • @Naciimomaxamednuir
    @Naciimomaxamednuir 4 години тому

    Allah jabiyo yahuuda iyo marekanka

  • @DheemanDheeman-q5n
    @DheemanDheeman-q5n 3 години тому

    Illaahay hafashiliyo shirqoolkooda
    Nasriga iyo guushan ha innoosiyaadiyo

  • @AhmedAbdi-w6i
    @AhmedAbdi-w6i 4 години тому

    mansha alaha khayrbaad sheegeysaa

  • @shukrimohamed1999
    @shukrimohamed1999 Годину тому

    Hambalyo 🎉🎉 intaas iyo kabadan ayaan kuu rajeynayaa insha allaah

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 4 години тому

    ❤❤❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar Show khershega Ale haku barakeyee ❤❤❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤❤❤❤

  • @SchagenGorod-ll5zs
    @SchagenGorod-ll5zs Годину тому

    Thanks bro

  • @OumarOubed-oi2hy
    @OumarOubed-oi2hy 4 години тому

    Hambalyo 300k nadaara from djibouti

  • @axmedcali9128
    @axmedcali9128 Годину тому

    Allahayoow falastiin malaa igtaada ku xooji hajabaan cadawgoodu yaa casiisu al raxmaan

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 5 годин тому +2

    IFAHMA OO IDAREEMA 4K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Libax962
    @Libax962 4 години тому

    300 congratulations 🎉 Gaza 💕🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @SalaxAli-s2s
    @SalaxAli-s2s 5 годин тому +1

    guul flastin inshaa allaah

  • @hibo6578
    @hibo6578 3 години тому

    Waad uqalantaaa intaas iyo kabadanba hanbalyo nadaara❤

  • @qaalidcolaadBarre
    @qaalidcolaadBarre 4 години тому

    Allahu akbar Allahu akbar

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 години тому +1

    THAD, XISBULLAH, XUUTI IYO XAMAAS AYA MAALIN KASTA KU CAYAARA.

  • @madiinocaraaymaxamed7445
    @madiinocaraaymaxamed7445 3 години тому

    Anaga Muslim ayan nahay reer Gazana dhimasho waa sugaayeen Guul allaha siiyo Israel jabka maanta heesta mid ka daran allaha ku rido insha allaah

  • @haawomaxamed7408
    @haawomaxamed7408 3 години тому

    Cogratulation nadaara 300k🎉

  • @abdirizakhassan1204
    @abdirizakhassan1204 42 хвилини тому +1

    Gargaarka alle wuu dhawyahay.

  • @babamx8135
    @babamx8135 5 годин тому +1

    I was waiting the news

  • @parkhadmahamed4086
    @parkhadmahamed4086 3 години тому

    HAMBALYO MR NADAARA 300K

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 19 хвилин тому

    Machaallah

  • @MohamedAAdam-en8rx
    @MohamedAAdam-en8rx 5 годин тому

    MAANSHA-ALLAH NADAARA. 300K

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu 4 години тому

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970 5 годин тому +1

    Tijaabada hubka ee galbeedka iyo ruushka ee lagu ee lagu tijaabiyey wadamda dunida muslinka sida:- ciraaq,suuriya,Afghanistan hada waxaa dhiman shiinaha oo dooneysa iney xaqiijiso gantaalaha difaaca

  • @syadabubakar3021
    @syadabubakar3021 2 години тому

    Mashallah 🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳

  • @OsmanIbraahim
    @OsmanIbraahim Годину тому

    300k hampal hampalyo
    Guul wacan ustaad nadaara

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 5 годин тому +1

    Ilaahoow falastiin askartaada jini insi u soo dir falastiin waa la yaryareeystey

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 4 години тому

    Adigaa mahadsan

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 5 годин тому +1

    Wc nadaara show