MOHAMED TOBANLE | HA MAQNAATO WELIGEED | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 тра 2021
  • NAFTA MAALMA KU MASHQUUSHAY
    MASLAXADA JACAYLKAAGAA
    MUSHKILADAN DHAMMAANAYANIN
    MUDDA BADAN KU MIYIN BEESHAAY..
    MAAWEELI NOLOSHEYDA ……
    QISO DHAB AH ..
    ------------------------------------
     EREYADA: LIIBANA DOOR
     LAXANKA : MAXAMED TOBANLE
     MUISC + VR : MUSTAF KARAAMA
     CODKA: MOHAMED TOBANLE
     EDITED BY: KABACADDE
     CAMERA CREW - KABACADDE STUDIO
     ©ABDIASKARITUBE 2021
    -------------------------------------------
    SHOWGA XAMAR
    DABAALDE-GGA CIIDDA & HOBOLLADA DALKA
    CIID WANAAGSAN --
    HOBOLLADA DALKA
    CABDIFITAHAA YARE
    ISMAACIIL AARKA
    MOHAMED KAADHEERI
    MAXAMED TOBANLE
    YUSUF XAYABRO
    XUSEEN CISHQI
    SHAADIYO SHARAF
    AYAAN WADDANI
    PRINCESS ISTAAHIL
    FARTUUN MAANTA
    IQRA INDHO DEEQ
    NIMCO HAPPY
    BILKHAYR AHMED
    --------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
    Instagram @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube​
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 134

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 3 роки тому +61

    Ninkaas Erayada Heestaan sameeyay waa nin dhalinyaraa Legend ah wakhtigiisa kujira kana cod mcn fanaaniin badan runtii balse wakhtigiiisa Sixirka fanka noqonlahaa ayaan lagaadhin LEGEND LIIBAAN DOOR🙏

    • @DrHanii
      @DrHanii 3 роки тому +1

      💚❣️💚❣️💚❣️

    • @abwaanbarreofficial3472
      @abwaanbarreofficial3472 3 роки тому +2

      Waa sax abdi askarow lkn barnamijkan maxad ugu soo dari waysen ana waxan ahay wiil da'yar goor dhaw erayadeyda wad maqli donta misna arki donta

    • @umaxanan1360
      @umaxanan1360 3 роки тому +1

      999

    • @umaxanan1360
      @umaxanan1360 3 роки тому

      999999

    • @umaxanan1360
      @umaxanan1360 3 роки тому

      999999

  • @ciidankaqabta9725
    @ciidankaqabta9725 3 роки тому +60

    Nabi maxamed kusalli scw

  • @Daljir143
    @Daljir143 3 роки тому +28

    Wiil Xawaadle ninka fanaaniinta Soomaalida ugu degen❤🙏

    • @Daljir143
      @Daljir143 3 роки тому

      @@ismaaciilcaaqil289 haa wll

  • @ifrahjamac6749
    @ifrahjamac6749 3 роки тому +17

    InanKan legend weyan codkiisa m.a ❤

  • @baabiyare713
    @baabiyare713 3 роки тому +14

    Tobanle waa fanaan dhamestiran lkn aan karab heesan wlhi🥰

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому +15

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞

  • @ubahhayaan6000
    @ubahhayaan6000 3 роки тому +14

    Lamanayashow Single Ka Kadaya Dhoola Tuska Anaaba Hinaasaye🤣🖐

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 3 роки тому +6

    wlhi heesta ineey aniga igu socotaa modaa 😢😢aloow qalbiga ii qabooji oo waxaan donaayo iiso dadaji iiso duceeya somaliyeey in ilaheey oowlaad baari ah isiiyo si aan uga boxo noloshaan mugdiga ah oo leeygu ciilaayo

    • @abwaanbarreofficial3472
      @abwaanbarreofficial3472 3 роки тому +1

      Allaha kaa bixiyo wll nolosha mugdi ah wax walbood jeceshahayna allaha ku siiyo

  • @deeqamahdi8964
    @deeqamahdi8964 3 роки тому +9

    Mohamed toble fanan degan

  • @abdinaasirofficial3676
    @abdinaasirofficial3676 3 роки тому +20

    Saan usayay shalay iyo maan inta ila sugaysay liketa

  • @mubaariktiger4929
    @mubaariktiger4929 3 роки тому +31

    Yusuf xaybaro Yaa ila arka marku arky abdifatax iyo shadiyo isku dhegsaN su yidhi yaa iskabula midhisi yareyd isna soo kicistaY😅😅😅🙄

    • @saiddiiriye6800
      @saiddiiriye6800 3 роки тому +3

      Kkk ana arkay waliba waxad moda inu qalbigayga kujidha sa marka uidhi warmuxu haybaro ukeni wayey sxbda nosoqabo mise waba donay ana yabay iga shida dheh

    • @fadhiahmed1123
      @fadhiahmed1123 3 роки тому +1

      Ana wankula arkay 😂

    • @koosmaxamednuur4708
      @koosmaxamednuur4708 3 роки тому +1

      Kkkkkkkk

    • @koosmaxamednuur4708
      @koosmaxamednuur4708 3 роки тому +1

      Caaajib sheekhawo

    • @mubaariktiger4929
      @mubaariktiger4929 3 роки тому +1

      @@koosmaxamednuur4708 cajiib 😅🤩

  • @Somali_Lyrics1
    @Somali_Lyrics1 3 роки тому +3

    Ruux Qudhoon Ka Maarmayo
    Maahsane Unoqon Maayo
    Nolol Muran U Joogteysan
    Ha Maqnaato Waligeed
    ABDI ASKARI IS THE BEST
    @Somali Lyrics

  • @thecoder5727
    @thecoder5727 3 роки тому +10

    Tallow manaa leysameeyay hestan maqnow waligaa mar mar niyada guureesa🥺🥺

  • @jeylaanicumar6227
    @jeylaanicumar6227 3 роки тому +3

    Xawaadle kanaa usoo baxay faladagan iska daa

  • @mohamedninile4962
    @mohamedninile4962 3 роки тому +2

    Intii calaf iskuleh Rabbi qalbiyadooda isfahan haku abuuro, intii isku dhibanoo isjecelna Rabbi qalbiyadooda dhib la'aan ha ukala saaro.

  • @abdi-yarenouniho9386
    @abdi-yarenouniho9386 3 роки тому +7

    Naftu maalmo ku mashquushay
    Maslaxada jacaylkaaga
    Mushkiladan dhammaanaynin
    Muddo badan ku miir beeshey
    U ammaanay muuqaaga
    Qalbigaygan mudan waayey
    Maaweelo nolashayda
    Marbadan udoon-doonay
    Ruux quruu ka maarmaayo
    Maahsanee u noqon maayo
    Nolal muran u joogtaysan
    Umahoyoto meel wacane
    Ha maqnaato waligeed
    Naftu mooral heli wayday
    Mahadhada xusuustaada
    Mar mar niyadda guuraysa
    Farxad matalis been beena
    Qosol muuji ruuxdaydu
    Ma hamoonin maankaygu
    Macsalaamoo tagistaadii
    U maleyey mawd kaygii
    Ruux quruu ka maarmaayo
    Maahsanee u noqon maayo
    Nolal muran u joogtaysan
    Umahoyoto meel wacane
    Ha maqnaato waligeed.
    Wallahay waxaad moodaysaa inuu qalbigayga ku abwaanku ku jiro dawo Eebbe iisoo diree tahee mahadsanid.
    Farshaxankii:-AbdullHi Burcaawi(Nouniho)

  • @nadarnuur4910
    @nadarnuur4910 3 роки тому +3

    This is the best song I ever hear somali singer it tach me so deeply thank you very much

  • @cabdinajiibhussein8864
    @cabdinajiibhussein8864 3 роки тому +7

    Show iga dheh mashalah keep going

  • @abdirizackmohamed4426
    @abdirizackmohamed4426 3 роки тому +1

    Masha allah boqorka codka m tobanle jiroo joog imbow

  • @manshaallhmohamed7881
    @manshaallhmohamed7881 3 роки тому +3

    waryaa ninkii liibaan door ahaa abwaan iyo mulaxan buu isku badalay inaba caadi mahaa

  • @fahiimaiskufilan9105
    @fahiimaiskufilan9105 3 роки тому +5

    Esh calaa hees ❤

  • @hamdimohmed89
    @hamdimohmed89 3 роки тому +2

    Waxaaa naguu sameenosiin waan adareemonaa. Intaa ilmidka ah oo lamanha kaa maseertay 😥😜😅

  • @thedreamgirl7022
    @thedreamgirl7022 3 роки тому +2

    Shaadiyo iyo Abdifatah
    Xaybro iyo bilkheyr
    👊👊👊😅lamanayasha halisku dhelo bee wadan

  • @naimomohamed7332
    @naimomohamed7332 3 роки тому +1

    Thank you Abdiaskari tube la aantaa 12 hours Amazon shift adiga igu haayo 🙏🙏one day mashaqesteen fanaano cod macan mabarateen so thank you 🙏

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 3 роки тому +3

    Mahomett Tobanle wxkle 😍

  • @Yartii12345
    @Yartii12345 3 роки тому +1

    Macsaalaamah tagistaadii umaleeyay mawdkayge💔😥

  • @MaxamedlaascanoCaalim-ce9vv
    @MaxamedlaascanoCaalim-ce9vv 9 місяців тому

    Nice song mohamed good 👍 thanks

  • @mahamadabdinuur8492
    @mahamadabdinuur8492 3 роки тому +3

    walakayga waa sax ana wada dhalanay aan wada kornay heestaada wan sugi weynaa wlla hada waxa ku leeyhay hore u soco ana waan ku soo xigaa tan teeda kale waa aniga
    igu soo yaaca

  • @darwiish
    @darwiish 3 роки тому +2

    Gabadha garbasaarta madow iyo abdfitaax heesta ay wada qaadayaan noo soodaa abdiaskar

    • @naimahassan6113
      @naimahassan6113 3 роки тому

      Fartuun manta plz heestedii ayasda iyo fitax so daya

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 3 роки тому +3

    Kal io laab🥰

  • @samatarahmed147
    @samatarahmed147 3 роки тому +1

    Fanan aan aad u taageeeo

  • @apdikadirpirlo5381
    @apdikadirpirlo5381 3 роки тому +1

    The one and only tobanle

  • @galladpulshaawi184
    @galladpulshaawi184 3 роки тому +1

    Pro Moha Tobanle Keep going

  • @maxamedindhacade7767
    @maxamedindhacade7767 3 роки тому +1

    Ninkaan codkiisa markaan maqlo waxaan ogaadaa inaysan wali dadkii fanka heybadda ulahaa aysan wali kadhamaan dhalinta reer muqdisho

    • @abwaanbarreofficial3472
      @abwaanbarreofficial3472 3 роки тому +1

      Saxiix wlhi ani waxan dhihi karaa waa ninka ugu codka macan wlhi hadan la is xaqireyn

  • @ikramahmedabdi4946
    @ikramahmedabdi4946 3 роки тому +2

    Ishcalaa🥰maqnaw waligaa nio😁

  • @anabadan9226
    @anabadan9226 3 роки тому +1

    Heela xaaskiisa waa fanaanada badayda iib maaha ee muxuu usoo wadan

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 3 роки тому

    mar idaga allah dago malrabaad anaa isdagay

  • @adeshkadiye1603
    @adeshkadiye1603 3 роки тому +3

    Xaybaro wlh wu maseeray gacanta ayu so qabsaday

  • @aamiinciiltire3143
    @aamiinciiltire3143 3 роки тому +1

    Illalinaal gabadhii dhimatay ayaa Ku jirta subxana llah

    • @iphrah7860
      @iphrah7860 3 роки тому

      Uma jedi wll mxay wadata

  • @hamdazania4733
    @hamdazania4733 3 роки тому +3

    Hesti shadiyo sogwliya
    Sanadku zanadkeygi weeye😪

  • @cabdullahicamacade4229
    @cabdullahicamacade4229 3 роки тому +3

    Mahamed tabanle wiil qaran

    • @fatumahassan1441
      @fatumahassan1441 3 роки тому

      Hhhh xawadle oo dad anfanan iyo waxas aqoon uu ka dhashey maskinka

  • @daacadsharaf9293
    @daacadsharaf9293 3 роки тому

    Hore u soco ayan ku leyahay

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому

    Eid Mubarak

  • @hassanmahamed1141
    @hassanmahamed1141 3 роки тому +1

    Fanaanka fanaaniinta

  • @muktarmusics1069
    @muktarmusics1069 3 роки тому

    Keep going on all my friends nice song

  • @abdirahmanahmed5939
    @abdirahmanahmed5939 3 роки тому

    Keep going M.tobanle

  • @abwan-qarami8267
    @abwan-qarami8267 3 роки тому +1

    Hore u soco sxn sare

  • @qoodhitube727
    @qoodhitube727 3 роки тому +3

    Anthe Level

  • @samatarahmed147
    @samatarahmed147 3 роки тому

    Showgii kalaa ka shidnaa

  • @abdullahishireali6797
    @abdullahishireali6797 3 роки тому +2

    Xeybaro iyo cabdi fitax ku xumeyn miyey kawadan markey nin single ah oo calacalayo naagahooda kula hor niikinayan hhhh

  • @farhiasheik5107
    @farhiasheik5107 3 роки тому +1

    Manaxaaano fananiintaaan gabartiii asaxabta ahayeen okadhimataay Malmö kahor xitaa weyxushmeywayeen calool adkaa waxey eheed iney jojiyaan showgaa saxibtey dhimataay miyaan hesii karaaa yab waye

  • @taariikhyare6998
    @taariikhyare6998 3 роки тому

    Qisada Heskaan Dadka Og Maxemed ku dhalisay inuu so Qaado heskaan Ayaa ku jiraa Wax bdn baa ka Ogahy Qisada

  • @quenbilan8275
    @quenbilan8275 3 роки тому +4

    Legend mohan keep up prother❤✊

  • @ShafiQarasta
    @ShafiQarasta 3 роки тому

    Lagend sxbkay wlh wax kle

  • @aaminnourcunshur6821
    @aaminnourcunshur6821 3 роки тому

    top mohamed topanle

  • @sabirseyga9230
    @sabirseyga9230 3 роки тому +1

    Legend

  • @samatar4444
    @samatar4444 3 роки тому +1

    Intiina save tidhi idin mee dee 👌✌

  • @mihiimmaxamudaadan5436
    @mihiimmaxamudaadan5436 3 роки тому

    Shaawga ismaaciil ayy wacn ka najima waa madhaacis

  • @abwaanbarreofficial3472
    @abwaanbarreofficial3472 3 роки тому +1

    Naftu maalma ku mashqushay
    Maslaxada jeceylkaagaa
    Mushkiladan dhamaneynin
    Muda badan ku meer beeshay!

  • @samiramogueh2046
    @samiramogueh2046 3 роки тому

    Show wuxuu ahaa eber

    • @manshaallhmohamed7881
      @manshaallhmohamed7881 3 роки тому

      showgii caadiga ma ahaan miskiin yahay ee waa barnaamijkii ciida showgii xalay bu dhacay

  • @abdigarad3341
    @abdigarad3341 3 роки тому

    Cabdi fitax yare oo ku mashquulsan gabadha stege saaran

  • @foosabdi9221
    @foosabdi9221 3 роки тому +8

    Shaadiiyo vs umul khier
    Xeybaro vs c.fitaax
    Mesha haleysku dheelo ka dhigteen
    Iskaabulada hku kicinana wlly 🤣🤣🤣🤣

  • @hibocabdullaahiofficial8935
    @hibocabdullaahiofficial8935 3 роки тому +2

    Wooow ishcala

  • @asalibashir5886
    @asalibashir5886 3 роки тому +1

    Naga daya single ahya isku wara lamanahyasha shadiyo sharaf abdi fatah iyo yusuf iyo bilqeyr

  • @Mohamedibrahim-fi4cp
    @Mohamedibrahim-fi4cp 3 роки тому

    waa joogay maslaxaan balse halmar nin iyo naagtiisa is wabsadeen aniga wax xaas malaheyn waxana dhahay meshaan ma dadka isqabaa looga tala kalay

  • @maryanabdirizak3288
    @maryanabdirizak3288 3 роки тому +1

    Axsan sawd

  • @cabdiqaadir8034
    @cabdiqaadir8034 3 роки тому

    First coment waaye

  • @oubahmoussa
    @oubahmoussa 3 роки тому

    Somali oo dhan wa iga tobanle hadikale aajaanib aya lagu ogyahay hhh

  • @abdinasirdurow157
    @abdinasirdurow157 3 роки тому +1

    Zxb Mohamed tabanle mxaa kuhelay fananan tagero ayaa thy fanka cidleysee

  • @danbeledanbele2384
    @danbeledanbele2384 3 роки тому

    Ninkan heso xanuna le qaada fanan an war badnen

  • @saabiriinmaxamed1638
    @saabiriinmaxamed1638 3 роки тому +2

  • @siyadgarane9197
    @siyadgarane9197 3 роки тому +1

    Hamaqnato waligeed

  • @nuraomer4272
    @nuraomer4272 3 роки тому +2

    Ar saas hadhuhin waalesku bahanyahayee yeey maqnaanin gabdho is jilciya yaqay hadii la idinka maarmo dhibwaye

  • @cabdifatxcabdilaahi7173
    @cabdifatxcabdilaahi7173 3 роки тому

    Abdi asker tupe wana ku tageara zxp qali hore uu sooco

  • @apdikhaaliqmoha693
    @apdikhaaliqmoha693 3 роки тому

    Waa adko ninkani

  • @ruweydaaamiin1861
    @ruweydaaamiin1861 3 роки тому +1

    shadiyo iyo cabdifitax waxn uqiraye ine yahin sharukhan iyo kajal

  • @salmaanbaala7295
    @salmaanbaala7295 3 роки тому +1

    yusuf xeybaro cadi mahan asiiikane quftiiso donty😂😂😂😂😂😂

  • @xasancumar9801
    @xasancumar9801 3 роки тому

    😊

  • @mohozman709
    @mohozman709 3 роки тому

    Hees habaar ah😂😂

  • @camaarmohamed5684
    @camaarmohamed5684 3 роки тому +1

    Uf horta shaadia ma xishooto biyaa dadka way is qabaan wayna xishosaane maxay ninka iskugu dgadgajisaa aniga walayaabee

  • @ismaaciilcabdullahi8347
    @ismaaciilcabdullahi8347 3 роки тому

    Aboot

  • @xamsuunihenna6230
    @xamsuunihenna6230 3 роки тому +3

    Waxan ahay hooyo soomaaliyed isoo boopda waa iga codsi

  • @hoodomaskar6672
    @hoodomaskar6672 3 роки тому +2

    Ha maqnaado waligiiba 🤦‍♀️

  • @aminasalaad2797
    @aminasalaad2797 3 роки тому +1

    Lyrics noga soo dhiga plz

    • @abdi-yarenouniho9386
      @abdi-yarenouniho9386 3 роки тому +3

      Naftu maalmo ku mashquushay
      Maslaxada jacaylkaaga
      Mushkiladan dhammaanaynin
      Muddo badan ku miir beeshey
      U ammaanay muuqaaga
      Qalbigaygan mudan waayey
      Maaweelo nolashayda
      Marbadan udoon-doonay
      Ruux quruu ka maarmaayo
      Maahsanee u noqon maayo
      Nolal muran u joogtaysan
      Umahoyoto meel wacane
      Ha maqnaato waligeed
      Naftu mooral heli wayday
      Mahadha xusuustaada
      Mar mar niyadda guuraysa
      Farxad matalis been beena
      Qosol muuji ruuxdaydu
      Ma hamoonin maankaygu
      Macsalaamoo tagistaadii
      U maleyey mawd kaygii
      Ruux quruu ka maarmaayo
      Maahsanee u noqon maayo
      Nolal muran u joogtaysan
      Umahoyoto meel wacane
      Ha maqnaato waligeed.
      Wallahay waxaad moodaysaa inuu qalbigayga ku abwaanku ku jiro dawo Eebbe iisoo diree tahee mahadsanid.
      Farshaxankii:-AbdullHi Burcaawi(Nouniho)

    • @aminasalaad2797
      @aminasalaad2797 3 роки тому

      Thanks wllkey

  • @farhiyaahmed217
    @farhiyaahmed217 3 роки тому

    M.

  • @fartaxudumey1275
    @fartaxudumey1275 3 роки тому

    Th

  • @ilwadcabdijamal7813
    @ilwadcabdijamal7813 3 роки тому

    Yaa ila aarka inu xaybaro shadiya io ku maqan yahay apdifatah🤣🤣

  • @New-zd6hr
    @New-zd6hr 3 роки тому

    kal iyo laab wuu shaw kala kacsan

  • @ahmetabdikarim
    @ahmetabdikarim 3 роки тому

    C fitax yare wa laga daba geeyay 🤣🤣🤣

  • @gethappywithnature5111
    @gethappywithnature5111 3 роки тому

    Horta gabadhan Xamda bilan ah maxay cunta maalin wa buranthy malin waa caato maxa jira fake fat miya yabaye🤔🤔

  • @fardowsoabdikarim8605
    @fardowsoabdikarim8605 3 роки тому +1

    Midwaliba iyo tiiisa wata lol

  • @libanomar1565
    @libanomar1565 3 роки тому

    Uf nagahan wada fuustada bisinka midan kaligeed mesha masraxa kori weysay

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 3 роки тому

    Nio. Xuseen cishqi. Fanankeyga qoftadii awadey
    😂
    Shadiyo iyo fitah wan aragnah
    Haybaro iyo xaskisan wan aragnah
    Wanah salamaynah
    Xuseen maimaqlaysah zhp😂😂😂😂