War liicaato waa mixnad oo qosolka loo abuuray San u qoslaayay sariirta la nacay allow sumayo ciyaw ukeen aamiinga badsha liicaato iskaabuldhimada wuu dhacaye🤩🤩🤩🥰🥰🤣
Fj wallhi si fiican ayad iga qosalisey walalhey kale wan idin salaamey liicasto fadil hanad muniir abdiqani yaxye cumeer dhamaantiina wan idin salaamey idima waayo👏👏👏👏👏
😢alla cumer yaree walhi wa cunug yar jah gadala ku rixden wilkaa❤ mantaneh o sandka yahy 2023wa nin her sare garey m.a keep going boowe walhi wynada wangsando
Walaheyga somaliyed Allah haidin xafido marwalbo waad iga qoslisan sidad jeceshahin Allah haidin yeelo adinko raali ah waqtiga Alle ilaaliya waa iga waano walaheygiyow
la xawla wllhi waan beer cadaadey saan u qoslaayey laahilaha video gii igu qoslka badnaa waxan dawadayba hhhhhhhh waan ilmeeye saan uqoslaayey subxana laaah
Hunter lii caato iyo axmed in the bilaa taqwa😂😂😂xaafadii wey yaabtey tolow miyey walatey tii ayay ku leyiin anina uma jeedo kolba waan ku soo ceshanayaa😂
Aniga hadii aan qosol dartis u dhinto adinka ayaa u sabab ah 😂😂😂😂kilyo xanun igu dhacay saa u qoslayay lkn waan idin jeclahay horey u socoda guys ❤️❤️❤️❤️❤️
Meeshaba waxa ugu dheer #lii #caato iyo wiilka kale #hanad miyaa la dhahaa raga dhadheer ilahay ha INOO badiyo nin gaban xaran bay iga tahay aniga 😂😂😂 25 DECEMBER 2019 💥💥💫💫🤣
Faadil dum dum Liibaan liicato Muniir aqaaa Hanad Omar Ahmed FJ Yahye Hunter Abdiqani abeera Cumeer yare One year ago muqaalkaan yakusoo laabtay oo daawanayo 2/November/2021😍🥰
Wlhi daawashada video gaan kamadaalo inan daawaday ba uma maleeyo allh din xifdiyo wllahy aadbaan idn jeclahy dhamaantiin il cadow alle idnma tuso insha alllh ❤🙏
welcome back to another video .. macsalaaaaaaaaaaamah
Anaa u horeeyo share out iisame fadilow👏🤚
Faadil ku slmy zxp munir salan iga garsiii
M.a wallkey Qoslaye faadil dum dum iyo dhamn wilasheena sln gobeed🥰🥰
Faadil dum dum lagen hore usoco 😍
Adi naftirkaa macsalaaaamo DumDum kkkkkkkk
Wlhi qosolka iga dhamaaday inta ijecel rasuulka (n.n.k.h ) like Saara alle dartii
😍😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄
Scw
Wlhi qosalaka ika dhamaaday
Ķkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkk
ilahayow dhamaantooda ilaahey hadaayo
Inta Ahmed fj hadal kiisa Ku qososhy like saar
Afsomaliga Ahmed fj ayankuhasta...😘😂 macan weeye
Waa af somaaliga reer Hargaysa hadh-macaan
MashaAllah
Intii faadil uhiistay like saar
Kkkkkkkkkkkakkkkkkk
Hhhh axmed wajaale umadeena ma aha beerka I cadeeyay wllhi inta igu raacsan like ta
Wlhi saa uquslaayey gaasaa igu dilaacay😂😂 ee like like hala idhaafin waa ganiiniga gaaska😜
Caadi maaha wlh waa ilmeeyay qosol lee
ua-cam.com/video/I4cS72lXN0M/v-deo.html midkadaran daawo
Gaas igu dilaacey kulahaa adaaba reaction u baahan
@@sportstody7614😂😂 masuul❤🙏
Hhhhh yahye hanta anaa lawareery fadil fj muniir liicato dhamN tiin love ayan idinku ahy hory u socda
Fadil inta uu xistay. Like hazaran meshan👇👇
Sln zrre epow cdde
Zln zrre epow cdde
Wllhi qosolka iga dhamaaday fj alfanan bilaa taqwah kulahaa🤣😅🤣😅😂🤣😂😂😅😂😅keep going yutube barlayda malaysia 🤩😍🥰🤩😍🤩🥰🥰🇸🇴somali hanolato
Wlhi HANAD reer somaliland wuu jecelyahay maalinban kuyara raftaye sorry bro
From burco
Dameer dabaalanaya kulahaa ar axmed fj yaaa qosol wllahi😂😂😂
Kuye licaato subxi mrka sokaco macawusta fadil dum dum lee arkaa inta daawatay👍👍
War liicaato waa mixnad oo qosolka loo abuuray San u qoslaayay sariirta la nacay allow sumayo ciyaw ukeen aamiinga badsha liicaato iskaabuldhimada wuu dhacaye🤩🤩🤩🥰🥰🤣
@@qaaliladan7193 amiin lamane walbo oo kla dher alle ha isku keeno🥰
أللهم صل وسلم على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم سبحان الله والحمدلله ولا إله إلله ❤️والله أكبر ولا حول ولا قوة إلا بالله💓💕❤️♥️❤️💓💕❤️💕💓❤️❤️
Wajaale cadi matihid mahmahda Hobiye la dhacysa😂🤣
Fj wallhi si fiican ayad iga qosalisey walalhey kale wan idin salaamey liicasto fadil hanad muniir abdiqani yaxye cumeer dhamaantiina wan idin salaamey idima waayo👏👏👏👏👏
Qofka kowaad ayaa ahay like dhac dhac igu siiya hee aboweyaal wallahi waa nikeclaahy qalbikeyga ayaa ku jirtiin ee nafta nima dhibto dhamaantiina ee faadilow abti lii caato igu salaam lkn waxaa u xiisa walkeyga seyga cade miss u abowe macane😭😭😭❤️❤️❤️❤️😭😍😍🙏🙏
gold
macasalama subscribe
iqra naleeye walaahi waaan uxiisny sayga cde dhamaan tiin waaan idin slmaamin😍😍😍😍😍😍😍😍
Filsan Fariid wallahi marakday saaid ayaa u gu xiisnay walkeyga seyga cade 😭❤️❤️❤️
"Bilaaa taqwa tahy" aaaaa Wajaale funny tahy
Maasha alah
Asc abayo
@@ibraahinsalaad794 wcs
Wllhy wn xanuusanayey wn jifay sida uqoslayey wn cafimadayba 😂😂😂😂😂😂😂
Illhy haku cafiyo sis
Wlhi waa Qosolka 😂😂🤣🤣🤣 keep going guys you guys make my day 😂😂😂😂❤️❤️
Wlhi saa u qoslayay feeraha i xanuunay muniir inta ku qososhay like igu cimamada plz
Muniir iyo liicato iyo asxabtoda wilasha kaliye iga qosliyo Allah haidin dhowro walalheyga somaliyed
Wllo wn ida salaamye lkn wllo yaxye mayey
Kkkkkkk Walahi wad iga qosolsisen
adna wak
@@raxmoqaxayfatheema4333 kkkkkkk
Sidaan uqus laaye madaxaa ixanuunay
inta hunter so udhacey ka qozolsiisey like dhac igu sii😂🤣🤣🤣
Ciyaal pubg like isaara inta drop fahmeyso cml😁
AWM 😎
I like groza
Awm🖐
M416+AWM inta isku jecel ❤🔥
😢alla cumer yaree walhi wa cunug yar jah gadala ku rixden wilkaa❤ mantaneh o sandka yahy 2023wa nin her sare garey m.a keep going boowe walhi wynada wangsando
Teamkina ck kusoo dara yaqey dad qalbi wanaagsan aatihin🤣🙏
Waan fuurey qosol darteed. UA-cam teamkaan dartisa aan usoo gala everyday keep going brothers😍😍😍❤️❤️
Manshallah team mlysia goforward
Dump Dum
Kkkkkk
Hhhhh qosol kalaba iisi dhiman reaction ka CK🤣🤣🤣😂😂😂
fadil walhi siniyada ayan kugu qosla ale haku xifdiyo wn jecely fudayidkaga hore u soco wlloh mcn😍😍😍
Walahi dad qosolka loo abuura tihiin
I lahay haydin daayo liicato iyo muniir
Alla hooyoy waligey saan uma qoslin istaqfurallh 😂😂💚
Walaheyga somaliyed Allah haidin xafido marwalbo waad iga qoslisan sidad jeceshahin Allah haidin yeelo adinko raali ah waqtiga Alle ilaaliya waa iga waano walaheygiyow
Qosol ikuma harin wlh
Wajaale qosolkii iga dhmysay wlhi😂😂😂😂😂
Funny weeeye
🤣🤣🤣🤣😂😂😂🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Mansh alh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Wlhi waad iga Qosliseen
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
ilahay Haykiin dhaafo
Sad mar walba nooga farxisaan
Ilahay haydinka farxiyo😂😂😂😂💖🥰💋
plz bro prt 2 soo samey dariiskii qoslkeyga waay ku keceen waan is xajiin wayay
Al fanaanu bilaa taqwa بلا تقوة
Kulahaaa Hhhhhhhhhh 😂😂😂😂
Fj funny weeye wlhi
دوم دووووم ضحكتوني كثير والله لحد ماعيوني دمعت😂😂😂 وشكرا للأصدقاء كلهم استمرو ونحن ننتظر جديدكم دائما❤❤❤❤
Dum dum 💕💕💕
One love dhmtin🙋🙋
Hhhhhh arkuwaan dhibadanaaa wlhi anaaba wareeray farxadiida wa farxadeeyna hhh😂😂😂😂😂😂😂 geeraara hiya hhhhhh keep going ship iska dheh afkii baa juuqda gebay🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭
Lkn wllhi qosolka iga dhamaday inamadan yar ee dhalinyarada ah wllhi wada xaraabo 😂😂😂🤣🤣🤣 hore usocda💥💋❤
Aar wajale wlhi waa qosol miran🤣🥀
Haaa wlhi😁😁😁😁😁
🤣🤣🤣🤣alla manooli wajaaale kulahaaa fadil io liicaato waa 20 20 kiilo baaldiga waa 150 🤣🤣🤣🤣 dhulka wlh🤣🤣🤣🤣🤣
Algudoomiye all hanooniye kulaha 🤣🤣🤣🤣❤❤
la xawla wllhi waan beer cadaadey saan u qoslaayey laahilaha video gii igu qoslka badnaa waxan dawadayba hhhhhhhh waan ilmeeye saan uqoslaayey subxana laaah
Dum Dum keep going Pro The legend 💪💯❤️❤️❤️❤️✨✨💥💥 guuuuuullllllll
Walalaha qaliga ah Allah Dartiis subscribe igu saar 🙏🙏🙏🙏🙏
Kkkkk wllhi anigii dawanayay ayaa wareeray subxanallah wilashaydi iska daya ciyartas waxaa ka dulaysan mel daran oo ad wax noqonaysaan waan idinka naxay siba muniir wu idinku horeyay se waa qatar markad warerto hore u socda se iska ilaliya waxa idinku ah khatarta guul iyo gobo nimo Alle haydin xafido inshaa Allah👍👍👍
Mamo jiliin ayey ku darayaan ee wey sameen si dadka ay kaga qosliyaan keep going team wrong target
Hhhhhh mansha Allah wlhy way IgA qoslisen san u qoslayey wan suuuxay wlhy
😂😂😂waaa bilaa taqwad waaye kulahaa😄😄wajaale qosol miran😂😂😂
Asc fadili waako selami
Qosolka adunka😹😹😹🤦
Keep going prothers😹🤦💋💙
ManshaAllah fadil Wallhii markan arko fadil wan iska qoslaa 🤣😂😂😂😂😂fadil sufii 🤣hoyar usoco
Waxgaradyaala tihiin wlh wiilka yarkaa saa 10 uga dhigteen oo biyaha uga yareyseenaba kahelay😍
Alfanan bila taqwad kulaha wlhi wan qoslay😂😂😂
Inlyn qosol lomadhinto manooli walahi😂😂😂😂♥️🙏
hhhhhhh wlh kama daalo video kan waan ku heesta reer malesiya horay u socda ❤❤❤❤🙏🙏🙏✌
Wlahi saaan uqoslayay wlahi waan ilemeyey xaqiiiiq qosol daarti qosol iguma hariiin keep going brother's full respect wlahi 💯💯✅👏
Kiin wareere😂😂😂😂😂bilaa taqwaa tahay Wajaale😂
Cabdi qani miskiin wajale iyo muniir liicato faadil mucjiso waaye😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkmkkkkkkkkkk
Wlhi dacad bn u qosly ar kuwaanaa Allah nokiin xafido xaraabo Miran bd tihin 🤣🤣🤣😂
inta liicato qoslkisa ku qososhe liketa dhac igu sii😂😂😂😂😂
Hhhh Wlhi waan kahele idkan lamid ah ma arkin wlhi m.a walalkey fadil iyo asxabta kale waa na ku mahadsantahin Thnsk walalaheyga 👌❤❤❤❤🤩👌
Ahmed fj loma duceen wlhi qosol igu ma harin
Hunter lii caato iyo axmed in the bilaa taqwa😂😂😂xaafadii wey yaabtey tolow miyey walatey tii ayay ku leyiin anina uma jeedo kolba waan ku soo ceshanayaa😂
War lii caato war adiga zhpw mxaa laga rawayne adiga io ahmed fj iga waazhin wlh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂i keep going praders❤❤❤❤
Wlhi saan u qoslayey mar bay kadidi iga fakan gaadhay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wajaale qosolka ayuu ika dhameeyay😂😂😂😂
Wan idin wada taagera dhamantin specially yaxye hanter iyo axmed fj
Asxap an jiclhy Allah idn xafdo nolashana idn maxumysa😍💗
😂😂😂😂ahmed fj wlh qosol iguma harin🤣🤣
*Dj Yahye Hantar Wllhi Si Daacadad Iga Qoslisay Pro* 😂🤣😂🤣
Muniir axmed fj axmed maraq sayga faadil cumer c/qani dhamaan tiin hore usocda ❤❤❤
Ahmed fj wlhy funny waye🤣🤣🤣🤣ha dehee gaal kkkkkkkk
Faadilow miss u 😢challenge so badi 😍argtitada jclhy io qoslka 😂mrkn ku arkow iska dhwlacdeya 😊keep going bro 🥰💖👍🏻
Wlhi yaxye hunter dacaad iga qosliyaay 😂😂😂😂😂😂😂
Hhhhhhhhh wllhi isdan iqoslayay beerkaa ixanunay 😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂🤣🤣🤣😂😂😂 si fcn baad jooga qosliseen asxabey thanks 🤣👍👍👍 shaqo wangsan baad qabateen. Makala dhacdaan Lkn Ahmed Wajaale 😂🤣 waaba xarabo socdo Qof kasta comment funny ah buu ka dhiibanayaa Hahahaha tafaatiraha barmaajika plz ciida danbe booskalad fiican soo iibso🤣🤣🤣
Aniga Lii Caato leeba ku qoslay wlhi funny waye😁😂😂
Qofka uguhoreya Ayan noqtay Cawa ❤️💪
Like masaaro video Yaasha lakin kan ayaan Amanta saaray ilin uuba igakeenay qosol keep going brother
😂😂😂😂😂😂Hah Lii Caato wllow san nodhaan reer bakoorad hadan nahay wd nacebeesaye😁
See cml nio baaldiga madaxa kula tagtaye😃
Aniga hadii aan qosol dartis u dhinto adinka ayaa u sabab ah 😂😂😂😂kilyo xanun igu dhacay saa u qoslayay lkn waan idin jeclahay horey u socoda guys ❤️❤️❤️❤️❤️
Ahmed wajaale wlhi beeerkii icadeysay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
muniir lii caato iyo apdi qani ☺wn idin jeclhy liketa ha dhafin
Wajaale from hargeisa
Fans
Faadil dum dum
Liibaan Aadan Ali
Keep going
Ahmed fj wajaale wlhi qosolku naga dhameyey wn furnay wawareey😁😁😁😆🤣🤣🤣🤣🤣
Wlhi aad io aad qosol kal io lab ah ayan qoslay run ahanti wllheyga qaliga ah alle ha idiin xifdiyo inbdn waan idiin jeclhy run ahanti keep going 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓❤❤❤❤❤❤❤❤💝💝💝💝💝💝💝💝❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴
😂😂😂yaxye hunter iku qosol badna 😂😂😂 fananka taqwada kafay
Wan kusalamey fadil wan ku tageraa bro❤❤❤🙏
I really love ur jokes😇❤️
Meeshaba waxa ugu dheer #lii #caato iyo wiilka kale #hanad miyaa la dhahaa raga dhadheer ilahay ha INOO badiyo nin gaban xaran bay iga tahay aniga 😂😂😂
25 DECEMBER 2019 💥💥💫💫🤣
Faadil dum dum
Liibaan liicato
Muniir aqaaa
Hanad Omar
Ahmed FJ
Yahye Hunter
Abdiqani abeera
Cumeer yare
One year ago muqaalkaan yakusoo laabtay oo daawanayo 2/November/2021😍🥰
Faadil part 2 keena funny wllHi videogaan
Hunter io Ahmed fj si xun bn ugu qoslay😀😀😀😀😀😂
#Ereryone watching this challenge don't try. becouce very dangerous.but I laughed so loudly.🤣👌
Prh faadil keep goin team wrong targeth dom dom ee suaalaha laguweydiinaayo masameynoosid beeh keep going
Wlhi daawashada video gaan kamadaalo inan daawaday ba uma maleeyo allh din xifdiyo wllahy aadbaan idn jeclahy dhamaantiin il cadow alle idnma tuso insha alllh ❤🙏
Kkkkk i can't stop laughing surely u guyz are so funny I really love ur videos keep going
Qosol iguma harin wlhi hunter so u dhacay le kkkkkkkkk
Qosol iguana harington wllsh hunter so u dhacay hhhhh
Fj igaqosliyaywalaHi Hhhhhhhh😅
Hhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂mnsha aallhaa asxaapta qali ah kul iyo gubanimo wlhi qosolki aduunka😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Nalka daara muniir wlai wan ku aaamin sanahy