Gabarnimadeydii ayuu idhaafiyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 62

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 5 місяців тому

    Maasha Allaah

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 5 місяців тому

    Imika aduunbaa isfadeexadeeyay cidna kumay ogayn ilaahayow hanafadeexadayn waayaab ceebtaado qof ogyahay kun loomasheego .aduunbaa isfadeexadeeyay

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 5 місяців тому

    Aduunbaa isfadeexadeeyay waalidkaana adaa isnacsiiyay ilaahay utoobadkeen diintaadana baro kunadhaqan

  • @Farhiyo-m1r
    @Farhiyo-m1r 4 місяці тому

    Hada xageed joogtaa

  • @YuusufmohamedMuuse
    @YuusufmohamedMuuse 5 місяців тому +4

    Hada kahor nin aya indha la,aan kudhashay malin aya indhahisa u soo laabten wuxuu arkay waxar yar kadibna indhaha ayuu Beeley maroodi markii la,sheego waxar ma,la,egyahay ayuu dhaha adiga ragoo dhan waxar ayad umaleeysa ragoo dhan ma,wada xuma

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 5 місяців тому

    Soomali sharaf badanaa
    Soomaali asturaad badanaa
    Soomaali islaanimadooda fiicanaa
    Soomaali xanuun badanaa....

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 5 місяців тому

    GABARTA RAGA GURYAHA UGU TAGTA AMA U RAACDA SI WALBA HA AHAATEE GABDHAHA BAA KHALDAN . WAA BILLAAHI TOWFIIQ

  • @SabarinAbdulKadir
    @SabarinAbdulKadir 5 місяців тому +1

    Allaha badal qerqabo kasne xaqeda Allha uga spqafo ya Rabi inshallah

  • @ExmanarovaExmanarova
    @ExmanarovaExmanarova 5 місяців тому +1

    Soomalida dhan Wa Wada qooqan Yihiin.😂😂
    qof walba suug io liis haka shekeYo.😂😂 1:05

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  5 місяців тому +1

      Wll waa qiso cibro leh, gabar Somaliyed oo kale ineysan ku dhicin aa muhima, sababta aa dadka ula soo wadagnay.

  • @Farhiyo-m1r
    @Farhiyo-m1r 4 місяці тому

    Hada magursatay

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 місяців тому

    Baayo ceeb weeye xijabna wd xidhanthy mxy thy swirka foosha xun ee aad soo saarty teetalka.

  • @mohamudgesey7995
    @mohamudgesey7995 5 місяців тому +4

    Qeyr ka sheeka

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  5 місяців тому

      Qeyr ka soo baro wll, qeyr aadan aqone

  • @SawdaAxmed-v4g
    @SawdaAxmed-v4g 5 місяців тому +1

    Samir too bad keen raguna isku wada mid maahee hakawada sasin mid diinle ookhyr qaba ale haku siiye

  • @QeysQayaar
    @QeysQayaar 5 місяців тому

    Garab.yahey.xumaataad.dadka.hau.sheegin.waxay.ku.marqaati.furayaan.allah.hortiisa..adoo.qaawan.fayuus.waxam.kuu.taraayo.

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 5 місяців тому

    ❤❤❤

  • @mukhtaarismail4695
    @mukhtaarismail4695 5 місяців тому

    Alle ka cabso xumaanta lagama sheekeeyana walaalo wax walba waa ogolaansho qofna lama qasbi karona xataa qofka aad xalaazha ku wada nooshihiina eed is qabtaana hadaanu ku ogolayna waxba ka qaadi kari maysidna qof kalena hadalkiisa dhaafna in aad wax aanu ogolayn ka qaadidna

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  5 місяців тому

      Alle Xaqa kama xishodo xaqna lagama xishonayo wll, waa qiso dhacday qofkii ay ku dhacdana noosoo gudbiyay, in Walasha aysan ku dhicin oo gabarnimada ladhaafin awgeed ayaan usoo gudbinay ee muqalka walasha u share garey wll haku waana qaadate, mhdsnid

  • @Abahajaceylkawaaye
    @Abahajaceylkawaaye 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadxanuraInacllhi
    @fadxanuraInacllhi 5 місяців тому

    Zorry my zeztar❤

  • @ridwanciise9329
    @ridwanciise9329 5 місяців тому

    Waa la i wasay war maaha

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  5 місяців тому

      Walasha ina ayadana sida aan loogelin ayan raba wll, waana sababta qisan usoo gudbiyay

  • @خديجهمحمد-ض7ط
    @خديجهمحمد-ض7ط 5 місяців тому

    سحا ن لله 😢😢😢

  • @Farhiyo-m1r
    @Farhiyo-m1r 5 місяців тому

    Walaashauy

  • @farhanabdi7694
    @farhanabdi7694 5 місяців тому

    Sabab❤❤❤

  • @shamsoahmed9974
    @shamsoahmed9974 5 місяців тому

    Imsoory

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 5 місяців тому

    Sharax intaa leegi waaxay

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 5 місяців тому

    Waxaan sheeko ma ahan ee kabixi meeshaa

  • @Farhiyo-m1r
    @Farhiyo-m1r 5 місяців тому +1

    Sorry Sorry

  • @IsmacilACabdi
    @IsmacilACabdi 5 місяців тому

    Gabadhaas hanala soo xiriirto

  • @AhmedDiig
    @AhmedDiig 5 місяців тому

    Adiga laftada Aya na khiyamay ma tihid qofki qisadu ku dhacady lkn I inatasi iyad Aya khaldka lahayd may ahayn inay u sheegto ninka gursaday wayo qof kasta ilahay ba og wuxu sameeyay Kalana xisaabtamaya

  • @abdibirre4281
    @abdibirre4281 5 місяців тому

    WALAAHI SOOMALI INKAAR AYAA KU DHACDAY BAL HADA WAXAAN ARKA WAXAY KA SHEEKAYNAYSO MAXAY U KORDHINAYSA HADA

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  5 місяців тому

      In aysan walasha ku dhicin aa raba wll, sida darted uga shekeyna

  • @user-tx5wy6tc2s
    @user-tx5wy6tc2s 5 місяців тому

    Gabdha sawirkeeda ka qaad bisnkee

  • @JamacDahir-ri1oh
    @JamacDahir-ri1oh 5 місяців тому +1

    Abyo too bad Ken raguna isku midma ahan

  • @laqlaajisnugal2756
    @laqlaajisnugal2756 5 місяців тому

    Mashruucaan wuu soobadanaa waxaana lagula dagaamayaa akhlaaqda waxaa labarayaa xishood la,aanta balgabadhaan yar fiiri indha adeygeeda ,, maxaa fa, iideysa hadaad ceeb kugu dhacdey ka sheekeysid ,, ogow hadaad ku socoto shaqadaan waxaad kamid noqoneysaa kuwa filamada xun xun jila

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  5 місяців тому

      Wll Mashuc maad ka dhigtay qisadi asn rabnay in bulshadu ku cibro qadato oo gabar kle sidan lo qiyamin, koley yaab malihid fikirkada ka hadadhe lkn Xishod aa ka hadleysa la yabay, Xaqa laga xisho maa, maxa yele Alleba kama xishodo xaqa, ee mashruca aad shegeysid melaha la aad, hadeysan ku anfacen qisaskan isaga tag wllo

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 5 місяців тому

    Uf uf uf uf uf uf adigaa wasaq ahaaa

  • @ImanOnline-s5y
    @ImanOnline-s5y 5 місяців тому

    Yaahuu adiga ayaa isbaylihiyay

  • @idrissabdillahi876
    @idrissabdillahi876 5 місяців тому

    Wll horta waan kou salamaheh ruunti waa arianne naxadinne badan oo xunn hataba wll numberka maad isinne karta fadlann wll

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhi 5 місяців тому

    Cajib

  • @iqbal98
    @iqbal98 5 місяців тому

    Waxaas oo kale lama soo sheego walaalo

  • @Farhiyo-m1r
    @Farhiyo-m1r 5 місяців тому

    Quurrsiga daa

  • @GuuledAakhiro
    @GuuledAakhiro 5 місяців тому

    DHILO

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 5 місяців тому

    Sry my sister 😢

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 5 місяців тому

    War xishoo,soow dad kama dhalinoow oo rag kulama dhalan miyaa,
    ??....hadaad Aljazeera,cnnka xataa aad waxaad sheegaysid ka soo daysid ceeb adiga iyo qoyskaada mooyee maxaad ka heley,war xishoo oo waxaan qurunka ah na meesha ka bixi.

  • @AbdulaahiAbdi-l4e
    @AbdulaahiAbdi-l4e 5 місяців тому

    ❤❤❤

  • @Farhiyo-m1r
    @Farhiyo-m1r 5 місяців тому +1

    Sorry Sorry

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 5 місяців тому

    Sry my sister 😢