Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Allah ku aasturo xilkaa culusee amiin ya rabi
Mmtv 1m gaarsiiya wa tv aad aad u jecelahay wariye maxamed ilig ALLAH cimri dheer siiyo Aaamin ❤❤❤❤❤❤❤
Best wariye in Somaliland baad tahay I love you mmtv brother ilig
Mashaallah tabarakallah madaxweyne Allah kugu asturo xilka qaadey ❤❤❤❤❤
Guul baan u rajaynayaa m//weyne biixi
Masha allah guul iyo gobanimo reer Somaliland madaxwayne hore muuse biixi khayr baan u rajaynaya madaxwaynaha cusub cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirrona kii lagu badhaadho ee dalka iyo dadkaba bash bash iyo horumar iyo barwaaqo u horseeda ilaahay haka dhigo ilaahay madaxwayne xilka hakugu asturo🤲🤲🤲
Nabad gal adeero biixi ❤
Mash Allah Guul somaliland
xil wareejinta madxweyne muusa, xil la wareegidda madaxweyne cirro. saxo waa xil kuwareejinta madaxweynaha la doortay , xil wareejinta waxa leh muuse, la wareegiddana waxa leh cirro
Nimakan maxaa ka si ah? Wadadii ayey dhex taaganyihiin 😂
Guul iyo gobanimo somaliland
guushee Sootii dhimatay Somaliland Markii muuse Lariday Siilanyana dhintay samir iyo imaan Somalilad Alle hanaga siiyo way dhimatee
Isku bax adiga iyo intii xumayd oo dhan aya dhimatay guuuuuul Madaxweyne Cabdiraxman Cirro of SOMALILAND ❤❤❤❤❤
Xaflad yar oo xilwareejin ah ayaa lagu sheegayaa wax laa yaabiya.Nabad galyaa jirtaShaqaa socotaGuulbaa la gaadhayWaaa la fadhiistayWaa la kacayWaa la qoflayWaa la qoslayKkkkkkkkkkkk
Intaaba ma haysaan idinku cawrida nagala hadh Allah Haku nacee😅😅
@@GuleedMohamednagala Hadha oo soo gaadha somliland ❤❤❤❤
Ar waxa naga bilaaba hadlka badn naga joojiyo😂
ma hiliblii bad tahay maad la degdegi ma inaad taajiraysaad mooday
Hampalyo
Allah ku aasturo xilkaa culusee amiin ya rabi
Mmtv 1m gaarsiiya wa tv aad aad u jecelahay wariye maxamed ilig ALLAH cimri dheer siiyo Aaamin ❤❤❤❤❤❤❤
Best wariye in Somaliland baad tahay I love you mmtv brother ilig
Mashaallah tabarakallah madaxweyne Allah kugu asturo xilka qaadey ❤❤❤❤❤
Guul baan u rajaynayaa m//weyne biixi
Masha allah guul iyo gobanimo reer Somaliland madaxwayne hore muuse biixi khayr baan u rajaynaya madaxwaynaha cusub cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirrona kii lagu badhaadho ee dalka iyo dadkaba bash bash iyo horumar iyo barwaaqo u horseeda ilaahay haka dhigo ilaahay madaxwayne xilka hakugu asturo🤲🤲🤲
Nabad gal adeero biixi ❤
Mash Allah Guul somaliland
xil wareejinta madxweyne muusa, xil la wareegidda madaxweyne cirro. saxo waa xil kuwareejinta madaxweynaha la doortay , xil wareejinta waxa leh muuse, la wareegiddana waxa leh cirro
Nimakan maxaa ka si ah? Wadadii ayey dhex taaganyihiin 😂
Guul iyo gobanimo somaliland
guushee Sootii dhimatay Somaliland Markii muuse Lariday Siilanyana dhintay samir iyo imaan Somalilad Alle hanaga siiyo way dhimatee
Isku bax adiga iyo intii xumayd oo dhan aya dhimatay guuuuuul Madaxweyne Cabdiraxman Cirro of SOMALILAND ❤❤❤❤❤
Xaflad yar oo xilwareejin ah ayaa lagu sheegayaa wax laa yaabiya.
Nabad galyaa jirta
Shaqaa socota
Guulbaa la gaadhay
Waaa la fadhiistay
Waa la kacay
Waa la qoflay
Waa la qoslay
Kkkkkkkkkkkk