Idiriska huguri jeclka dhaf sxbada ixitiram meqa waxa dodow cunese basto qalela iyo baris aya wexe mo oho ku jirta aqali intee lugu gada aaa kaga so gadee
Waxaan la yaabey dadka dhahaayo idiriska ii taabo dartiisa u daawa markuu janaalada kale uu ka soo muuqdo aad ayaa loo daawada lkn kiisa sidaas looma daawado sababta hala ii sheego
Idiriska Marka hore waan kusalamay adiga baba jey iyo kabtanka Marka xiga telkiina studio ga plz maqabataan iisoo qor tell laidinka helo waxaan ahay tageerihiina kunool Qurbaha Thank u 🙏
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله ❤💖❤💖💖❤💙💓💙🧡💙🧡💙🧡💙🧡
idriska kalikas cune waayey naga bixiya qof kalikas cune eh sidan u nacbahey war raga waa laku darsada fadreshin aa laka dhiiga waxan dey us weeynka kan
Lkn adirska sidaaa da kale nin qosol badan ba tahay lkn dhaqan xumada jojji biri ka malin way ku dhibi donta wayo nin dhalinyara ah o mustaq baleh ba tahay bal iman la anta joji sida raga akhalqda leh u dhaqan
Kani aaqirkisa rashin ayu u dhimanaa war san wax ka badal mideda kale misankada wu si kordhaya. Si ragnimo leh u dheel plz asxabtada kama dabo qeyliyan cuntadoda way aad ugu dabo oysa uf
Idiriiska saan iska badal, waxaad ku socotaa wadadii dadka kugu nici lahaayeen. Dad dhan wax uma ogolid maxey tahay xitaa raashinkii. Baaquli boy wejigiisa laga dareemaa fiiri ayagoo 3 ah ee baasto isla cunooyaan
Inta jiif ku daawanooso guul team b.b.d💪💪❤
Ninka iga Qosliya waa idiriska ii taabo Hada ila tageerto Liike Ha La Dhafin Hee
🤣🤣😁😁
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠
walal cayda sethy wll mcn😢❤
mar ilahadal
Pro Fcn Setahy adi
Wllka Isoo Booqo zxp
@@mohamedabdiwaahid7825 king ceyda ma ahan
Nabi ku suliya صلى الله عليه وسلم
Scw scw scw
Scw
Scw scw scw
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد!
Scw
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan….:.
Idiriska iitabo inta ila tagerto fadlan like sar 🥰🥰
Ani🤩😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wllhi saaid ayaan uqoslay caawa waligee sidaan Uma qoslin idiriska soobadi challenge keep going
Walahay ceeeb idirska SORTALAGUMAHADLO
Aar idiriska sxb amateedkii iga xidhnaa adiga sidaan kuu daawanaayey wuu ii furmey mahadsanid team b.b.d.m.from hargeysa 🤩🤩🤩😍😍😍😍😍
Acuudu reerka badarka haka dhameen kkkkkkkkkkkkk
Idiriska waxaan ku nacay hunguri badnida raashin uu tartan u keenay ayuu leeyahay waa qaadanayaa
Woo kaftamaa in lagu qoslo rabaaa maskiinka iska dhaaf halhees ka dhigty
Anaa gula nacay kaliga mahn sid kale wn tageraa lkn cuno markii dhaho wuu ia cebenaa
@@ramloxuseen5829 wlo kaftan
The best person ever the most knowlceadge able and shine All Allah created is prophet 🎉🎉🎉m😊
Saas waaye idiriska iitaabo waa dhadhawdahay challengii Canbuulada we wait bro
Idiriska funny waaye wllhi😂😂😂😂🙏❤️
Drtii uma dawado teamka dhan dawadaa
Waan idin wataa wllhi m,a kaptan paara deeqsi inu yhy xilkas ah wan aragnaa idiriska Wll qaali iimanka isgali Saan ceeb waaye waxna kuma so kordhineyso funny no sameey lkn ugu danbeyn dadka wax kasii waxaaga iimaan daro iyo bakhiilnimo ayay ilmaha kaa baranaayaan Wll Saan isku dhaan igana raali ahaaw way dhici kartaa ina funny kawadid lkn hadana tan funny uma eka pls Saan wax ka badal asc♥️♥️♥️♥️🥰
abyo waa runtada
Niyow asxabey markasto aan daawanayo video yadiina qosol isku ma celin karo Allah ha idin barakeeyo hiigsigiina na Allah idin sahlo. Thanks all
Idiriska itaabo iyo Albiitar maxaa kala heeesto😅😅😅😭😭
WlHI sdexdan nin hdaan number youtubers somali ka dhigi kro waa ka dhigi lhaa keep going prothrs BBD
Idiriska dartii ina uu dawto like 👍 sara
🤣🤣😁😁
Idiriska hunguri xumada iska dhaaf wxn wa ciyaar wadaaga ayey ku fcn thee
Idiriska wilasha Cubaa galisy wllh bisinka wey oyn raben kwrn🤣🤣🤣🤣🤣🤣👌
Idiriska raga asxaabtaada waligod waxeena kuma dhihin marka wixii ad keentid jooji inaad dhahdid waxeyga
Maasha alah walhi kabtan baara deeqsi iyo asxaab jaceyl
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤💚💚💙💙💙
Idiriska waxaad iska daysaa waxan waxaygi waaye kalmadaasi ma ficna
Deeqsinimada bara idriska raga wax la qaybso bro😊
Saas waye Gacn Adeeg mafiicno waleysgu nacaa ileen
Wlhi caawa kal iyo laaab aa quslay 1 xabo haduu dhaco waa eber wlhi waa dhib barnaamijkan soobadiya😂😂
Idiriska huguri jeclka dhaf sxbada ixitiram meqa waxa dodow cunese basto qalela iyo baris aya wexe mo oho ku jirta aqali intee lugu gada aaa kaga so gadee
Kkkkkkkk kkkkkkk Waxaan geem waa dhaafeen wllhi san uqoslayay waan daalay thank you guys BBD LOVE ❤️ 😍
Idiriska alle maad ka baqtid qamaarkaa aad xayeesiinaysid maad iska daysid waxaan waa aduun waa laga tagaa
Idirska waaan ku tageera lkn iska daa inaad manta dhan waxaygan ceshan ku hayso Baba jeey iyo baara wax kasta ooy keenan wad cuntaa 😮 ceeb 😂
Wallhi kabatan bara waa fani qosolka iga dameya hhhhhh
Waxaan la yaabey dadka dhahaayo idiriska ii taabo dartiisa u daawa markuu janaalada kale uu ka soo muuqdo aad ayaa loo daawada lkn kiisa sidaas looma daawado sababta hala ii sheego
Waa bentod ufiiri kaligis hadii wah so duubo madaawanaayn
Idiriska ii taabo taageero number one keep going
Idiriska asxabtada ka xishoo si ficn ula dheel cubtada haku gumaysan nio islayaab
Mashallahi best challenge move forward
Three legends🙌🙌💪💪😀
Idiriska Marka hore waan kusalamay adiga baba jey iyo kabtanka Marka xiga telkiina studio ga plz maqabataan iisoo qor tell laidinka helo waxaan ahay tageerihiina kunool Qurbaha Thank u 🙏
Aniga kushegayo abayo numberkaga isoqor ama snap chat ka
Idiris Dadkan ku leh waad saxantahay way ku walayaan ee nin waynbaad tahaye ubadkaga ku dawanaya ee sharaf ku dar ciyaarta
idirska baaba iyo baara wd idin salamayaa
from borama
Mashallah Madax Sare Waa Idin Wataa Waqtiga Idinma Xumayo
idiris wani wata soo badiya wlh wad iga qoslisan Allah hani xafiido
Idirs boonimadan koormaa deeyheezxp walahi babajey iyo kabtanka walahi waadul qaadbadan tihiin ninmarkasta inoowixiisa ceshto ayuurabaa idiriska
Qofkii ugu horeeyay ahay idirka hore usoco ❤
Kkkkk Bariisaa kaa dhacay kulahaa 🤣🤣🤣🤣✌
Wllhi challenge ga beelo wye nosoo badi blz
Bart two😀😀😀🙌🙌
IDRIISKA WAN ku wataa sxb😁😂😂
Wllkayi iyo wllshayi halmar ducada igu kalme hamiban leyahayi
inu alle wayine irumeyo wllhadi aad aragto qoralkayiga plz iduce 🥺🤲
Alle haku rumeyo walaka 😭🤲🤲
Idiriiska cuntaada ad ugu xun thy waxas ceeb waye mida kle gacanta dhuqeso iska daa wax hesho ila xuna dheh sxbadaa
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Keep going wllky mcn form marka cadey 🥰
War wxan idirska ladhahayo dhuni sana. Subxnllah ciyaal yara mooda badar ku diin ah. Subxnllah
Aniga iyo iyo aqrinayo qoraalkan beer beer janaha kmd ah ah dhig pls pls respect 🙏 😢
idiriska iyo cono maxakalahaysta
صل الله عليه وسلم
Kan idiriska la,leeyahay wuxuu rabaa inuu dadka,waxooda cuno,wixiisana,aan lataaban,hunguri,xumaa,wuxu.maanu bini aadam.ahaayn🤭😁😁😁
Wariskabada sidaas hormar lagumagaro idirisow zxp rakaada waxlaqeebso zxp
kkkkkkkkkkkkk idiriska caadi maaha kulaha yes saxankiiba wuu qaatay 😂
Idirka blz wll waxaan funny hada ka wadid iska daa wllo. Maxa yeley wa is cebenosaa adoo daremeynin. Wlibo wllalaha ayan nahay marka naftaada ixtraam. Blz
Idiriska aan garab istaagno😭😭😭
Inta xayeeysiinta qamaar ka iska gudbisay like saar😂
1x bet hebaloow ex bet
Idiriska aad iska dhig oo waxan iska dhaaf iiman li iida bisinka raga sifican ula jooog 😢😢
only funny laga rabaa ee dhab ma ahan✌️
War waxan duunisaa wa laqada kulaha washamsi halgu qaado 💀😂😂
The best challenge so far
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله ❤💖❤💖💖❤💙💓💙🧡💙🧡💙🧡💙🧡
Idiriska plz iska dhaaf erayga ah waxeyga waaye waa ceeb dad walalaha ah aya tihiin oo wada sheya
Idiris caqli xuma laso baxdo waxeyga waxeyga maxey tahay meqa jeer baroosto lagu siyay cid waxeyga ku dhahday malahan saan iska badal
Oh lol Idiriska very funny. 🤣🤣🤣
Masha Allah 👍 Masha Allah 👏🥰❤❤💖❤🥰
Habartede katahay inad labo boqol garto dhakaryahow anashaxa baro idiriska
Nio idiris waa damav miirn raganimo mleh wllhi. Rag hda ku dhex jirtid rganimo lahow
idriska kalikas cune waayey naga bixiya qof kalikas cune eh sidan u nacbahey war raga waa laku darsada fadreshin aa laka dhiiga waxan dey us weeynka kan
idiriska bahi maxaa uthy kly wax markat kento maxa dood iyo didmo ubilawdah wax dadoow Lee rabtah miya inat ruukto cadi iska dhik niyow
😅😅😅funny wllhi idiriska
Idiris ii taabo Ma jadka Ayu Cunnaa, tallow mar mar wajigiisa mirqaan Aya ka muuqda
WAXAN UMALEYNA IDIRISKA MARKA UGU DANBEYSO INUU CUNO GACANTA BAABA JEEY AMA KABTAN BAARA
sxb idiriska cunowga jooji inta cayaarta kadhamaaneyso.
ceeb waaye sxbadaa inaad ku horcunto isku xishoo plaese.
First comment tag
Idiriska waxeyga muxuu ugu hayaa🤣
Walahi game 🎮 kaan waaa qatar hala soo badiyo asxaabta
Ani mayeelayi kadhacde waxeyga wax kacunaa idiriska waxuu taagan yahay waxeyga aan ceshto 😆😂
Idiriska itaabo waxaa kunacaay hungiriga Subxanallah 😢
WAXAAN IDIINKA DIGAYNA XAYEYSIINTA KHAMAARKA 1XP ILAAHAY KA BAQA
Lkn adirska sidaaa da kale nin qosol badan ba tahay lkn dhaqan xumada jojji biri ka malin way ku dhibi donta wayo nin dhalinyara ah o mustaq baleh ba tahay bal iman la anta joji sida raga akhalqda leh u dhaqan
idiris jareer qof ka iimaan l'a waligay ma arag waar nio waxan iska daa nacalaa aqligaaga liita kuyaale idirisoow mise waxan waanu kaa jabsanaa micnaha youtube ka
Bisinka idiriska iyo hunguri maxa kala haysta ma oga miyaaa in ay dad dawanayaaan waxu uu samaynaayo sida nin gaajo ku soo korey oo kle wale waa yaab
Idiris imaan la aanta iskada walaahi sidane ceeb weeye sharaftaad ilaasho baba iyo kabtin walaahi si fican ayay ku la dheelayan ee xishood bisinka
Dirisle iskdaa wll imaan la aanta 😂😂
Keep going pro ❤❤❤❤
_Idirka Ninyhow dartaa aYaa u Dawanaa Hadaa NahaY Shacabka Badankood Ninyhow Aqlaaq darada pls iska dhaaf iYo Haamaanimada Subxanallaah iYo Wax Walpo inaa adi isku rabto Jooji Waxaas Ma Fiicno_
Maasha allaah idiris kusoco ❤❤❤❤
Wan ka helay kan plz part two 😂😂😂io ciqabtan
Idriska halkaa nin an tegeroo keep going bro
Kani aaqirkisa rashin ayu u dhimanaa war san wax ka badal mideda kale misankada wu si kordhaya. Si ragnimo leh u dheel plz asxabtada kama dabo qeyliyan cuntadoda way aad ugu dabo oysa uf
Idiriska walaalow ma soo tuugsatay raashinka
Ar idiriska amateedka ufuran saxan lama tusi karo😂😂😂
idiriska reer magaal iska dhig niyoo.. no inaa cunto aad keentay kadabo hadashaa waa ceeb raganimo... wiligaaba nin rag baad eheed ilmahiisa u shaqeysto..maxaa dhulka isku dhigee ceeb niyoo dhulka ka kakac sxb
That’s good idea🙏🙏🙏🙏❤️🥰👍
Idariskoow baahida iskadaa
Tankle 1xpt waa xaram
Goat idirska👑😂
Idiriiska saan iska badal, waxaad ku socotaa wadadii dadka kugu nici lahaayeen. Dad dhan wax uma ogolid maxey tahay xitaa raashinkii. Baaquli boy wejigiisa laga dareemaa fiiri ayagoo 3 ah ee baasto isla cunooyaan
Legend idiriska 🥰