Dhiiri galiye. Ninkan xigmad iyo taariikh Aad u weyn ayaa ku aasan oo waa expert in history and alliance. Please buug/books inoo soo qor Insha Allaah. Doctorate level master class and motivator.
Ma Basaas la soo diray ba tahay sxb. Garxajis wa Reer Somaliland iskaba iloow taas . Adigu u jeedada . ISAAQ soo fur fur miyad lacag kuso qaadatay. Oo is Cuqdadee. 😂😆😁
Waa lagu Guurey & wa la gumeeyey wa ka labbo. Garxajis ma isaga wax ku Guurey mise isaga lagu Guurey ? ISAAQ cidii diida iyada Dhiban. Somali & Geeska Africa & Caalamka ayuu Macduun ka yahay 😁😁 is daad raaci.
Bal nimankan owoowgood Sikhraan dhubahante ahi ka Dhaadhicinayo isnmuu dhalan Ee ku qanacsan in ay garac meel Ay ka timaadeen aan la garanayn Wallaahi waa garxajis jab Dagaalkii sokeeyana isinkaa Bilaabay 1994. Nacayb aad u Haysaan h awal iyo h jeclo Imikana waxaad wadaan Waxaynu ku sii kala fogaan Lahayne waa waxaad ka heshaan
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد Adigoo iga raali ah markaan hadalkaaga dhagaystay waxaan iiga soo baxay in aad bugto oo uqdadi kaa buuxdo, waxaad kala garan la dahay deegaan nimo iyo wada dhalasho, halkan ila eeg Jibiir Abokar iyo Samaroon may wada dhalan laakiin degaanka ayaa walaalo ka dhigay, Ciise Muuse iyo Haber joonis deegaanka ayaa walaalo ka dhigay. Markaa Sheikh Somalidu waxay ku maahmaahdaa OODI ABB KA DHOW maahmaahdaa maro, Harti Somaliland waa walaalo, Dhulbahante Sheikh Isaaqbaaba Awoow u ah..Ee markaa mee shaqo laanbaa ku haysa ee shaqo kala daydayo...Odey weyn baad tahay ee aakhiradaada u tudh oo iskadaa FITNADA.. Raali iga ahaada haddii aad hadelkaya aad dhibaati u aragtaan waxaan ahay odey reer Somaliland ah oo jecel dadka reer Somaliland Guul iyo Gobanimo Somaliland
Garxajis waa nin ka yimi Iraaq habar awal nah waa oromo
Garka ku xeji
Hadalkaaas wxbaa la jira mnta uunbaaan wx ogaaanay Hassan garxajis nahay isaaqnimo shaqayn mayso haday hore u shaqaysay wn is ogaaanay
Maaanaaan ilaaaabin dagaaalkiii Maryo alooolka eee la izku kaaaya bahaystay wx isaaaaq la yidhaaa ma jirto
😂😂😂 Isaaq sultanate was in 1750 and the sultans were Garxajis Cidagale yecne before SNM YA Sakhraan😂😂😂😂
Ciidagale waa saldanadii Isaaq ee gabowdey ! Waa gob gobteed.
iimaanlaawe
Dhiiri galiye. Ninkan xigmad iyo taariikh Aad u weyn ayaa ku aasan oo waa expert in history and alliance. Please buug/books inoo soo qor Insha Allaah. Doctorate level master class and motivator.
Magaca inoo daa adeer garxajis haku mashquulin
Ninko wa Xarood malaha ee wa reer fitnada jecel bela fitnah waaligod Isaaq kama adkaan karan
Kuwaalo duriyada ilaahay sharafsiiyay isaaq hakalagurin
Adiga ayaa xanuunsan ee waxba haku qaraabanin isaqism anigana magaca land kan waan kaaga tagay maanta laga bilaabo.
Oday aad u aragti Dheer.
Dadka xaqdarro lagu hayo Allah haka qaado aamin.
Ķ
KKKK,This one is are HEAVY DRINKER😅
Ma Basaas la soo diray ba tahay sxb. Garxajis wa Reer Somaliland iskaba iloow taas . Adigu u jeedada . ISAAQ soo fur fur miyad lacag kuso qaadatay. Oo is Cuqdadee. 😂😆😁
Markaad arima uu ka hadlayo jawaab uu heyn karaynin waxad caay iyo baroortan isku dari lol Viva garxajis.
Caadi ma jiraa horta qofkani ma fayawyahay horta
😄😄😄muuji
INAABTI TAARIIKH RUN AH BAAD KASHEEKAYSAY MAHASANID .FROM LASCANOD 👍
👍 wan qadanay Hadan nahay cidagaee
Kkkkkkkkkkk isxaaq ilaahay baa naga dhigay
Waa lagu Guurey & wa la gumeeyey wa ka labbo. Garxajis ma isaga wax ku Guurey mise isaga lagu Guurey ? ISAAQ cidii diida iyada Dhiban. Somali & Geeska Africa & Caalamka ayuu Macduun ka yahay 😁😁 is daad raaci.
Ninka nasabadiisa diidaa waa garac
Lax waynaatay kkkkkkkkkk
Waxaan maqli jirey halahoo yidhaahda alla curad harti iyo carro Siciid. Carro David waa habaryoonisg
waar reerka ha caayin nacasyahow
Runta ma reer bay noqotay?
Thank you sxb taariikh ayaan maanta
Runtaadu mataasaa bilaa sh raaf makaa caqlibaa m waa halagaasheego
Masha'Allah
Taariikh
Ma iyagii baa kusoo diray imisay ku soo siiyeen kaagan xanuusanaya
Waxaad.ku.hadlaysaa.wax.jiro.ma.ahee..
Walall Guull🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Abtyo Ina cabdi cayanasho xagan xirsi cisman bada utahy xaga hoye rer muse Yuusuf bada kaa tahy noshog boramad
Ila Soo hadal sxb
Aqil respect
Mansh aalah
Adigu garac baad tahay aan garxajisba ahayn
Maxad ku Cayn? Hadalkiisa miyaa ku gubaya OO karkarka kaa keenay 😁
Bal nimankan owoowgood Sikhraan dhubahante ahi ka Dhaadhicinayo isnmuu dhalan Ee ku qanacsan in ay garac meel Ay ka timaadeen aan la garanayn Wallaahi waa garxajis jab Dagaalkii sokeeyana isinkaa Bilaabay 1994. Nacayb aad u Haysaan h awal iyo h jeclo Imikana waxaad wadaan Waxaynu ku sii kala fogaan Lahayne waa waxaad ka heshaan
Adi go ma hdsn idor maxu yahy isna
Alla walleee wax baa soo bax baxayo beryahan😂
waar garxajis issa maaha haliman ee wax kale cusko duliyahaw
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد
Adigoo iga raali ah markaan hadalkaaga dhagaystay waxaan iiga soo baxay in aad bugto oo uqdadi kaa buuxdo, waxaad kala garan la dahay deegaan nimo iyo wada dhalasho, halkan ila eeg Jibiir Abokar iyo Samaroon may wada dhalan laakiin degaanka ayaa walaalo ka dhigay, Ciise Muuse iyo Haber joonis deegaanka ayaa walaalo ka dhigay. Markaa Sheikh Somalidu waxay ku maahmaahdaa OODI ABB KA DHOW maahmaahdaa maro, Harti Somaliland waa walaalo, Dhulbahante Sheikh Isaaqbaaba Awoow u ah..Ee markaa mee shaqo laanbaa ku haysa ee shaqo kala daydayo...Odey weyn baad tahay ee aakhiradaada u tudh oo iskadaa FITNADA..
Raali iga ahaada haddii aad hadelkaya aad dhibaati u aragtaan waxaan ahay odey reer Somaliland ah oo jecel dadka reer Somaliland
Guul iyo Gobanimo Somaliland
😂😂😂😂😂
Adiga maxaadalka kaakexeeyay hadaad dalka wax kaqabankarto cuqdqd isaaq baakuhaysa
Yibir
Soo baro sida hadalka loo jeediyo,saaqid caqli gaaba .
Xishoo waxaad ku hadleysid wax jira maha
😁😁😁
Kkkkkkkkkkkkk cartaneey camuud layska qaad ceelkii reer magane........
.
Waaryaa kii sakhraanka ahaa baa soonoqday, malaha wuu xidhnaa
Sahra cali maxaad mantana tidhi garxajis isaaq maaha cajiib waxaan maqanli jiray qudhun laf weyn
lamoodkow imika maxaa ku xiijiyey
Katie miyuu kabaday hakuwaalan duriyada ciyaal inaad tihiin ayaad sheegtay
Abti ha degdegin isaaq waa isaaq kheikhu wuu dhalay ilama sheikh abtiyoow ha majara habaabin garxajis waa ina sheikh isaxaaq hayna waalin abti
Kkkkkkkkk
Munaafaq ey ah
Bal wuxuu ku hadlaayo eega
Ninkan warka sheegsyaa veaxa tidhi waa Huf iyo Been, CV waxaad Is mooda inaan Ka mid tahay daxaafada balse va waxaad tahay Calooshiisa u shaqayste kolba kii jeebka wax u geliya dabad Ka keefa,
Doqonimo waa shil
Sahra Cali dheere oori faqash
😂😂😂😂😂😂😂
Garxajis cidkastaa wey iska sheegataa imika magaca noodhig ader
Beenaale
Aamus nacas waalan oo cabsan weeye kani
Daarood inay dadka been ku kala qaybiyaan bay rabaan.Ninkan waa nin la soo diray
Xishod
Adigu qadhmun matahay waxad tahay ninki farmajo digtetara lacagta xararn ta a kulashaqanayay
In lacag la siinaaye ma adigaa og
AFKA KAMA HADLAYSIDE MEEL KALAAD KA HUGMAYSAA JAAHIL
Marnodarod