MAGAALO LA DEGAY 1943 .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • MAGAALADAN WAXA LA DAGAY 1943 .
    Waxay ahayd Waddo la maro oo ku taal meel qaadun aha AMA kayn jiqa.
    Marki gumaystihi ingriis iyo talyaani la kala wareegeen deeganadeena aya gacanta loo galiyay Talyaniga ‘ sababta mar kale ayaan ka warami doonaa maadama maanta taarikh iyo dhaqan ka waramayno .
    WAXAAN WARAYSTAY ODAYGA UGU DA’ADA WAYN DEEGAANKA JIRANA 93 SANO.
    Taariikh dhaadhi ah deegaanada soomaaliyeed badankooda maray ‘ aad u kala yaqaan.
    Wixi fikir ama sual ah comments nagula wadaag hadad si gaara rabto inaad iiila wadaagto instegramka iyo Facebook snaps intuba wakuwa xaga sare yaala mahadsanid.

КОМЕНТАРІ • 44