Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Hore usoco sheeq abdirahman
Maashaallaah illaah ku barakiyo Sheikh Abdirahman Sharif Jzkllh kheyr
Umad somaalida iyagaa caqligooda iyo maankooda kugartay qaladnimada waxay kujireen ee cid qasabtay ama xoola kusoojiitay majirto qofka soomaliga markuu fahmay quraanka ayaa ucadaatay inuu lumiyay dowrkii ilaahay waxay ahaayeen (culamadoo lagaarsinayay ilaahnimo qoraafatka sixirka iyo jinka oo laga danbeeya shuuciyada oo laraacay asturkii iyo salaadii oo lagay)marka qofkasta isaaga ku qancay fikirkani kadib markii loo sheegay shirkiga iyo shuyuucida iyo islaamka waxay kala yihiin.
Ninkan cadeen buuxdo buu kuu keenay ee adiga cadeemo noo keen Mida kale yaa kugu dhahay umada somaliyeed ko dhan ka hor heesatay suufiyada Umada haday diidan diinta maxamed binu cabdi wahaab mala qarxinayaa
Hore usoco sheeq abdirahman
Maashaallaah illaah ku barakiyo Sheikh Abdirahman Sharif Jzkllh kheyr
Umad somaalida iyagaa caqligooda iyo maankooda kugartay qaladnimada waxay kujireen ee cid qasabtay ama xoola kusoojiitay majirto qofka soomaliga markuu fahmay quraanka ayaa ucadaatay inuu lumiyay dowrkii ilaahay waxay ahaayeen (culamadoo lagaarsinayay ilaahnimo qoraafatka sixirka iyo jinka oo laga danbeeya shuuciyada oo laraacay asturkii iyo salaadii oo lagay)marka qofkasta isaaga ku qancay fikirkani kadib markii loo sheegay shirkiga iyo shuyuucida iyo islaamka waxay kala yihiin.
Ninkan cadeen buuxdo buu kuu keenay ee adiga cadeemo noo keen
Mida kale yaa kugu dhahay umada somaliyeed ko dhan ka hor heesatay suufiyada
Umada haday diidan diinta maxamed binu cabdi wahaab mala qarxinayaa