Kaalaya soomaalaay horta waa see xaalkiina bal fiiri inta qof ee daawatay iyo inta like saartay farqiga u dhaxeeya weynankiisa wiilka like u soora waxba idinkama dhibeysee
DiLayasha badankod😢❤maha dad xun e wa dad wayay dren io nxris inta badana wakuwo ku fashilmay jacyladoda ama dhanka familkda sida an qisoyin badan ka arkypa
Barbara Waxaa OO UU U Dili Waayay Teedii Ayaa Wax Ka Dhineed Allaah Kama Dhigin Waqtigeedii Waa Tii Hore Loo Yiri Ama Loo Yidhi Cidina Waqtigeeda Kamana Hor,marto Kamana Daba Marto Kulu,Daa,Iqati Mood ⚰️Gar, IYO Gar Daro.Waa Yaab Iyo Yaabkiisa allaahu Ma Najeeynaa Nuucaas.
Kaalaya soomaalaay horta waa see xaalkiina bal fiiri inta qof ee daawatay iyo inta like saartay farqiga u dhaxeeya weynankiisa wiilka like u soora waxba idinkama dhibeysee
Mhdsanid wll
Aad iyo aad libaaax
Jaceyl dhab ah ayuu uqaadey ❤❤❤❤
Gabar wariyad ayay ahayd ,wariyahana arimaha bulshada ama tuugada wuu ku dheereeyaaa❤❤❤
I liked that
Unknown
Dudaye qisooyinkaa soo warisaà wa iga gadan yihiin
🙏
Aniga marwalba like waa kuu saaraa sxb sare
Much respect 🙏💯
Wllo video yada iskudey inaa soo yareyso adigo so kobaya nuxurka shekada muhimadana ka qadanaya ❤
wa sax wad qumantahay qisooyinka carabta un naga da anaguna dalabkaga wan fulinayna o like iyo share ba wan ku nidhi
🤝
DiLayasha badankod😢❤maha dad xun e wa dad wayay dren io nxris inta badana wakuwo ku fashilmay jacyladoda ama dhanka familkda sida an qisoyin badan ka arkypa
Badankood
The talent youtuber
Much respect 🙏💯
LIVE
Bogasho channel is my favorite channel
Respect 🙏💯
ASC AZXAABTA QAALI AH ZXB ZARE DUDAAYE MY DEAR BROTHER KEEP GOING ❤❤❤❤❤
Much respect 🙏
Wllkey dudaaye noso badi wan jeclhy tabintada❤
I.a
Jacaylka ma sidaan ku ogaa ayaa laga bedelay
Ninkaasi hadafka kaliya ee uu lahaa
Ayaa ahaa inay qisadiida qorto
Oo uu caan noqdo filimaan iyo ducument tariyana laga diyaariyi😂😢
Mr dudaaye waad mahadsanthy zxp qli reply coming zoon
🙏
Waxan ahan laha qofka ugu horeya comment bixiya lkn majecli inan comment bixiyo ilaa io an dhageysto shekada o dhan barbara qadarteda ayaa dhineed ma.ahane isxan uma hynin😂
Dhegeyste fcn bad tahay 😂
Waxaa bilaa shaki aha sababta uu udili waya barbara waxeeya aheeda enaya qortoho sheekadisa madama eey sheekoyina kuwisa lamida aha uga sheekeysay keep going wllo👏👏👍
🙏
Where are you❤
SHARE
Masha allaah, sheekooyinkada waa cajiib ❤ keep going sxb
🙏
LIKE
Dilay miya wax jeclan karo
LEGETA
Mhdsnid wllo 🎉
🙏
Bogosho
😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
First person mahadsanid walaal aniga calaf u yeeshay qofkii ugu horeeyay lovta ii saar mahadsanid❤❤❤
🙏
SHORTS
Sxb soo badi deee maalinkasta hal vidéo soogali
Waa tagerahaka koobaad macalin avance toi🎉🎉
Respect 🙏💯
My friend my friend 👑👑👑👑👑
Haye ❤❤
🙏🙏
28 jir imnla ayu aha
ASC❤MAMO❤
Wcs
Mhadsanid wl ❤
🙏
Waxuu rabay inay qiso ka qorto
Barbara Waxaa OO UU U Dili Waayay Teedii Ayaa Wax Ka Dhineed Allaah Kama Dhigin Waqtigeedii Waa Tii Hore Loo Yiri Ama Loo Yidhi Cidina Waqtigeeda Kamana Hor,marto Kamana Daba Marto Kulu,Daa,Iqati Mood ⚰️Gar, IYO Gar Daro.Waa Yaab Iyo Yaabkiisa allaahu Ma Najeeynaa Nuucaas.
Absolutely good point💯
Shukla zhp
🙏
Mhdsanid ugaas sare
You're welcome
Keep going pro❤️❤️❤️
🙏
Inay qisadiisa qorto wuu rabay waanu ka helay
😆
Berbera teeda baa wax ka dhinaa oo alle ayaa wax dilay
Ninka waalana damacna waa ku jiray in sheekadiisa waalana ay qortona wuu rabay
Calaa iyo xaal illaah baa baxshay berbera
💯
😢😢😢😢
Qisada mareykanka markaad dhageysaneysid waxaad moodaa inaa film fiirsaneysid xiiso ayee leedahay
👍
❤❤❤❤❤❤
Wll dudaaye meeyay qisooyinkii cabsida ahaa wn kaa sugaynaa😢
Nabadda miyaa ku dhibeysa 😂😆
@@bogasho898 haaa🙂
Sida kamuuqato hadalkaaga qisadaan waxey dhacday 1974 ilaa 1975 maadaama berbera aad sheegtay iney guursatay April 1968 SAAN FILAAYO XILIYADAAS DNA IYO FARO MEYSAN AQOONIN KOOXAHA DEMBI BAARISTA ADUUNKA OO DHAN KA HOOL GALO SIDEE EY DILAAGA BAABUURKI UUU WADAY FARO LOOGA HELIKARAA XILIGAAS ADOO RAALI EH SXBKEEN DUDAAYE ❓️❓️❓️
😊
Berbera ayaan mooday ninyahow e da A KUBADAYSHUKRAN
🙏
Wxan ku rajaynayaa inaad gadho malyanka🎉
Gobbonimo 🙏
Qofta waqtigeda wax kadhina mida kale hadalada jilicsan ee ey kula hadashey baa dajiyey ninka
Yeah
Teeda ayaan galin xiligaa ee isagu nolol uguma talagalin.
Possible 🙏
Maxaa aragti Kula wadaagaa waaban baqey intan dhacdo Dil ah maqley tan oo kale ima soo marin xitaa askartii buu xidhxidhey 😢
😂
Dudaayow naga hubso shekada maxayelay todobatanki maxaa layska wicijiray balnosheg iskada laylaynka iyo tarkii laakin Malin walba wuwici jiray magaran taa
🙏
Ala ninku waba cabsi wlhi omg😢😢wlhi hadan arko inan sasabto iska dhafe waba argagixi laha
😆 naf isgeli yaaqey 😂
Sxb dudaye sheko carbeed nosogudbe pls
I.a
Barbara waxaan anigu orankaraa nololbaa udhimanayd mahadsanid
Xaqiiq
Sbbta u u dhili wayey Barbara waxan u maleeya Mel ku dhilo iyo Fursad ayu wayey wayo waxay ahayd inta u wadaada socday iyo inta u hotelka sexdeen
Good point
Ino so badi serial killer
I.a
Somali Naago Naago Dhaleen Waaye War Ninkan Like U Sara Mise Ma Taqanan Like Mesha Ku Taalo Wtf
Makaa xanaajiyeen 😂
Naagnimo maad cay moodaa duli baa thy qashina ee afkaada huurada leh dumarka ka saar
@@bogasho898adna waa usii camiree miyaa lamid baa thy
SHARE
LEGETA
SHARE