Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Waayojoog: Mucjisadii uu la kulmay Sayid Maxamed Cabdile Xasan xiligii uu weeraray tuulada Xaaxi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 кві 2023
  • Waayojoog: Mucjisadii uu la kulmay Sayid Maxamed Cabdile Xasan xiligii uu weeraray tuulada Xaaxi ee duleedka Oodweyne.
    Odey Maxamed Cabdiraxmaan ayaa ka sheekeynaya.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 16

  • @samatarcabdi5842
    @samatarcabdi5842 Рік тому +1

    Reer iidlana waa aadan ciise muuse ,waana suber awal

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 10 місяців тому +1

    Yaa Ina Cabdulle xassan ka warami kara boowe

  • @Pinky..pie06
    @Pinky..pie06 Рік тому

    Waa suufi qaad dhacay ka dhergay oo marqaan hadlaya

  • @cilmiyool8241
    @cilmiyool8241 Рік тому +2

    Meesha ay doonayeen maxaa loogu sheegay ? Maxay kaga dywanayd dhulka kale? Yaa hagayey madax gacmeed ?

    • @ahmedmahamed5829
      @ahmedmahamed5829 Рік тому +1

      Wxu kuyidhi ciiday ursanayeen

    • @cilmiyool8241
      @cilmiyool8241 Рік тому

      @@ahmedmahamed5829 sheeko aan geedkaa gaadhayn weeye waxa uu ku sheekaynayaa shirkadaha shidaalka ee waxaan oo dhib ah marayaa maxay ciidda u ursan waayeen ee malaayiin doolar loogu sahamiyaa shidaalka

  • @samatarcabdi5842
    @samatarcabdi5842 Рік тому +1

    Cabdale sacad ku waa candle sacad muuse

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa Рік тому

    Waa war aan jirin malaha gumeysigii Ingiriiska ayuu ka hadlayaa

  • @Pinky..pie06
    @Pinky..pie06 Рік тому

    Huuhaa iyo sheeko Suufiyeed buu kani wadaa

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Рік тому

    Waar iska gooya garranwaaga waa dhulkii nabaad guuray dhirtii kale dhamaatay ee ha eeggnin geedku waa cadowe .

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Рік тому

    Jamhuriyada baridawayn Oo Beenti lagu yiqiinay buufineysa

    • @minursa02
      @minursa02 Рік тому

      Jamhuriyaada jeeclidaa, maxa kugudeex meeriyeey nacaasoow

    • @bashirmohamed474
      @bashirmohamed474 Рік тому

      Badhya culustu way idinraacde magac kale radio adeer

  • @KeyseGelle-qe6sr
    @KeyseGelle-qe6sr Рік тому

    Taariikh ma haysid meeshana waxba kamaad sheegin
    Warkaagu waa been iyo mala awaal

  • @canjeeljeenyoar5707
    @canjeeljeenyoar5707 Рік тому

    Odaygu waa Koran dhakhle waa is ka maa

  • @cajabfiqi
    @cajabfiqi Рік тому

    beenaale