HAL MAALIN OO NOLOSHEYDA KAMIDA IYO SHAQADA AAN QABT//DAY IN MY LIFE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 116

  • @AnwarAndHawasFamily
    @AnwarAndHawasFamily Рік тому +18

    Ugu damben maso tuurti bacdu shida wa tacab 😂🥰🥰

  • @gediosoble
    @gediosoble Рік тому +36

    Wuxuu Ahaa naxariis badane
    ilaahay caalamkan u soo
    Diray Nebi muxammed scw💗

  • @abaabala
    @abaabala Рік тому +10

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤❤❤❤

  • @falisa576
    @falisa576 Рік тому +3

    Masha Allaah tabarakallaah walasheena
    Ismaahan dahir Allaha ku dhawro ilwaad
    Quruxeey Akhlaaqada Asluubta Alle ku
    Siiyey aduun iyo Aakhiro hakugu asturo

  • @HamzaOnline10
    @HamzaOnline10 Рік тому +5

    Runta hadan kahadlo muqaal aa leedahay anigo dhamesan kama tagi. Contents kaaga dhan waa amazing. All the best hunno

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 Рік тому +1

    waxaad u taqaanaan adinkay idiin taala wlhi intaas wa iga gadan tahay, our beautiful and beloved queen💯

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Рік тому +1

    Mash alh nolosha iskaabulada macan badana wlhi wan uxiisay dalac bilash somalia

  • @ruuneey6124
    @ruuneey6124 Рік тому +1

    Ismahaan night routine noo soo gali iyo skin care

  • @fatimakiin435
    @fatimakiin435 Рік тому +1

    Maalmuhu hakuu wacnaadaan wllshy isMahaan

  • @Lovelyyy-i6v
    @Lovelyyy-i6v Рік тому

    Wow Asturnantada caadi ma,ahan Abyo Allaha kuxafido♥️

  • @saxiibdixalside9252
    @saxiibdixalside9252 Рік тому

    Gacmo dahab baayo ismahaan daahir❤️🇸🇴💯

  • @abassrastaman8937
    @abassrastaman8937 Рік тому +1

    Www good girls 🤲🙏ismahan dahir

  • @farhiyonoornageye1558
    @farhiyonoornageye1558 Рік тому +1

    Mnshllaa allaa abaayo waan jeclahay muuqaaladaada ilaahay hakuu barekeeyo gacantaada

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 Рік тому

    Alla ismahaneey dalac bilash iyo abuukey saan ugu xiisay

  • @abshiromahamed255
    @abshiromahamed255 Рік тому +1

    Gabar iigu qaliya ismahn dahir saxib hory usoco wallo meshada kasiwad Wan kuwataa

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 Рік тому +1

    Gacan-dahab ku Mahadsanid muqaalada qimaha badan ee no so gudbuso

  • @hanuuzmaxamuud808
    @hanuuzmaxamuud808 Рік тому +1

    Woow mash allh allha kudasto quruxey gacan dahab see laguu dhahaya adidhen ayaba dahab noqoday allha kusharfo mcnto🥰🥰

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 Рік тому +1

    Mashaallah Gdahab horumar wngsan Rtn ka muqalada no so duub mahadsanid

  • @naruronalka
    @naruronalka Рік тому +2

    The one and only "GACAN DAHAB " love you queen ♥️♥️👑

  • @mobambam4594
    @mobambam4594 Рік тому +1

    Sharaf baad leedahay wll gulayso hard working women ninka ku hela nasiib leh xubi🇨🇦🇨🇦🇨🇦💖💖💖😊😊😊✌🏻✌🏻🧸🧸🍯

  • @mshamso5872
    @mshamso5872 Рік тому +1

    Abayo ismihan allah ku barakeyo gacan tada

  • @Salamadhle
    @Salamadhle Рік тому +1

    Qoftaan ugu jeclahay social media ha waad salaman tahay

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 Рік тому

    M.a wll alaha kuxifdiyo wll waxaan kaacodsanaa inaad iisameyso lingi wll plz

  • @ugaasnuurdeeq1366
    @ugaasnuurdeeq1366 Рік тому

    Wllshy qlia #gacanSaafi allha ku sharfo

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 Рік тому +2

    Adigoo haysa Cadeygeena iyo dhuxusha miyaad Daawada Ilkaha Isticmaalaysaa Cajiib. Dadka Aduunka markay na arkaan Ilkahiina cada cad nadiif ay yiraahdaan Soomalida

    • @najaxnajax4656
      @najaxnajax4656 Рік тому

      Cadey iyo dhuxul jecliyaa, buraashka waaban ku lalaboodaa oo ku saliilyoodaa.

  • @apdisalanofficial1789
    @apdisalanofficial1789 Рік тому +2

    Muqaal yar oo qurux badan sis muqaladano kle noso badi 🙏🏼✊

  • @sacdiyoabdi6269
    @sacdiyoabdi6269 Рік тому +2

    Masha allh abayo gacantada allh ku barakeyo abayo

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Рік тому

    0.27 waxaa cadcad ku dhagsan qasabiyadda (limescale) waxaad marisaa khal cad (white vinegar) ama liin dhanaan. Biyaha marka hore si fiican uga qalaji meesha markaa tissue aad khal cad ama liin dhanaan ku qoysay saar saar sidaa u daa habeenka dhan. Dhawr jeer laga yabaa inaad ku celcelisid tissuega ka qaad si wacan burush (sponge) ugu nadiifi wuu ka fuqi doonaa . Mar kasta wax yaabaha dabiiciga in guriga lagu nadiifiyo ayaa fiican. Sidaad uga hor tagi kartaan? Mar kasta ood qasabiyadda isticmaashid shukumaan yar oo u gaar ah ku qalajiya meesha dhan. Biyaha weeyaan waxa limescale ka sababa markaa markastaad qasabiyadda isticmaashaan qalajiya ..weligeed kuma sameesman doonto.

    • @qaaliqurux1793
      @qaaliqurux1793 Рік тому +1

      Abaayo qasabiyd maxaa ladhahaa ha ila yaabin yaah reer muqdisha ahaye

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Рік тому

      @@qaaliqurux1793 bahasha biyaha ee la furo biyahu ka yimaado maxaad tidhaahdaan idinku?

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 Рік тому +2

    Mashaalah cdy

  • @samsitmohamed2809
    @samsitmohamed2809 Рік тому

    M.a apaayo sawir oo fari ah ayaa rabaa ilaahay dartis ismahaan

  • @miskimohamed5018
    @miskimohamed5018 Рік тому +1

    Wcs maanshaa alaah maanshaa alaah maanshaa alaah

  • @hamoudyally8025
    @hamoudyally8025 Рік тому +2

    Hurdadiyoo qofa hadana shaqadiyoo qofa wa aduun✨qoftiyeey horey usoco👏

  • @AhmedHussein-vp2hy
    @AhmedHussein-vp2hy Рік тому +2

    Masha alah

  • @fali2695
    @fali2695 Рік тому +2

    Mash Allah

  • @shikricabdiraxmaanyuusuf9636
    @shikricabdiraxmaanyuusuf9636 Рік тому +2

    Gacandahabtayda illhy hakudhowro mcnto❤🥀🫂

  • @xalimocumar8766
    @xalimocumar8766 Рік тому +1

    Masha alh ismahan horay usoco abayo mcnto

  • @cazkahero9990
    @cazkahero9990 Рік тому +1

    big Fan for you sister ismahan

  • @daganmaxamed279
    @daganmaxamed279 Рік тому +1

    Mansha allah walashey qali ah illahay haku barakeyo gacantada iyo garashadada horay usoco

  • @nasroalimohamed4477
    @nasroalimohamed4477 Рік тому

    Mashaa alaaha eedo Mcn horeya u soco. Ina badan ayaan ku salaamaya

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Рік тому +1

    Walashey subcribe ayaan kuu share adhigana isoo saar adhiga iyo asxaabtaadaba jizaakaAllah kheir

  • @nimcomaxamedsigad5235
    @nimcomaxamedsigad5235 Рік тому +2

    Mansha allh 🥰 qaali

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 Рік тому

    Hudada ka toos horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @cadeqanax6062
    @cadeqanax6062 Рік тому +1

    Masha allah abti mcn

  • @nuurgeesi152
    @nuurgeesi152 Рік тому

    #Ismahan_Gacan_Safi allha ku sharfo frxd ku waar abdkaa io reyn reyn

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Рік тому +3

    Masha Allaah✨❤️👏

  • @shaafofficial
    @shaafofficial Рік тому +1

    Waa ku salamay ismahaaneey

  • @leilaahmed4322
    @leilaahmed4322 Рік тому

    Mashallah xapipiti 💖💗allah ku xafido 🤲🤲🤲

  • @abdiwahabyussufamin8669
    @abdiwahabyussufamin8669 Рік тому

    Masha Allah my sister queen 👑👑👑

  • @ruunhaaji7137
    @ruunhaaji7137 Рік тому +1

    Wcs gacan dahabeey labadan malin wan kuwadnaa

  • @maxamedyare5438
    @maxamedyare5438 Рік тому +1

    Wcs wlshy qali guleyso waligaa Insha Allah

  • @saamhayaan6147
    @saamhayaan6147 Рік тому

    Waxa thy inan karti leh wlo alle ha ku xifdiyo

  • @shugridiinabdimoalin915
    @shugridiinabdimoalin915 Рік тому +1

    Horrey usoco wll Qali
    Guuuleyso ✅ 🙏🙏🙏

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 Рік тому

    Wsc sister masha Allah ismahan daahir ganey❣🥰🌹

  • @shamsomohamed7587
    @shamsomohamed7587 Рік тому +1

    Maasha Allah horya usoco abaayo

  • @waryaasomali
    @waryaasomali Рік тому +1

    Masha Allah sis

  • @josepaulo7711
    @josepaulo7711 Рік тому +1

    OLÁ...!...Salamaleico?...Sou José paulo do Rio de Janeiro Brasil....vc conhece o brazil...?

  • @abdiwalibashir2577
    @abdiwalibashir2577 Рік тому

    Abaayo wan ku Tageraa from Nairobi Kenya 🇰🇪

  • @abdikxassan2614
    @abdikxassan2614 Рік тому +1

    Wlh muqalathaa ismahan markan arko ilaa an guriga katagoo madawdoo wayoo waxaan rabaa mel bilaa buuq ah in an sificaan ogudawdoo sithaan love oguahay kilax All the best from garissa 🇰🇪 kenya

  • @queensaafi
    @queensaafi Рік тому +1

    Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo

  • @Mohaakhan
    @Mohaakhan Рік тому +1

    Gabada anjeclahy mar walpe keep going

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t Рік тому +1

    ما شاء الله 💞🥰👌

  • @mohamedabdi5294
    @mohamedabdi5294 Рік тому

    waaaw waali waye wlhi aad han kugu xirnahay wana ku taageeraa
    guuleyso sister fartaaa ka xirantihiin wlhi wa ina swir iga qadid amaanteyda kadb 😂

  • @tushleeyy
    @tushleeyy Рік тому +1

    دعونا نلقي نظرة على هذا😚👍

  • @AL_shahada
    @AL_shahada Рік тому

    Talac bilash jogta ah ma aqon ila malinta garorka iyo sorta lacunayo waqti qadana ah qurac jajo mabnuc ban uaqiinay qosba nuc buu ucunaa cunada qof walbo asalkeda ukarsan jirtay cunada

  • @queenhawo
    @queenhawo Рік тому

    Gacan dahab 🥰👏

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +1

    Keep going my sister go forward 💪💘

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 Рік тому

    0:34 oo cadaa musqusha dhexdeedaa😀😀😃😃

  • @bukhaarihassan5815
    @bukhaarihassan5815 Рік тому

    Cajabal Cajiiib Abaayo

  • @Naamir03
    @Naamir03 Рік тому

    Alla walaaleey, Wan Ku Jeclaadayba Kawaran💔😭

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax Рік тому +1

    Mash Allah wllo ❤

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 Рік тому +1

    ❤Masha allah ❤❤❤cousin ❤

  • @nuurgeesi152
    @nuurgeesi152 Рік тому

    inoo soo badi #Gacan_Saafi

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 Рік тому

    Maasha AllAAh

  • @abdifatah1994
    @abdifatah1994 Рік тому +1

    Masha allaah 🥰

  • @yooscade695
    @yooscade695 Рік тому

    MAA Shaa Allah

  • @ilyaasaxmed9811
    @ilyaasaxmed9811 Рік тому +1

    Abayo horay usoco hiigso meel sare

  • @user-ud6ob1cc3o
    @user-ud6ob1cc3o Рік тому

    m.sh wllashe mcn nolow ❤️❤️🔥🔥

  • @afgooyebishe2236
    @afgooyebishe2236 Рік тому

    Guuleyso qaaali

  • @siciidaadan9263
    @siciidaadan9263 Рік тому +1

    Qofta keliya anan video keeda ku cajisin

  • @mohamedmahad015
    @mohamedmahad015 Рік тому +1

    Bakhaylinimada iska dhaafoo Liketa Calyada ah Gabadha siiya.👊

  • @cabdiqaadirnuur3980
    @cabdiqaadirnuur3980 Рік тому

    masha allah keep going

  • @rafikbaburafikbabu3717
    @rafikbaburafikbabu3717 Рік тому

    Great

  • @hodanmohamed8046
    @hodanmohamed8046 Рік тому

    C I D da ha isku soo duubin khatar weeyi waalagu xidhayaa from hargaysa

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 Рік тому

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 Рік тому +1

    MASHAA ALLAH ♥️

  • @cabdiqaadirnuur3980
    @cabdiqaadirnuur3980 Рік тому

    mash allah

  • @xamdiofficial2964
    @xamdiofficial2964 Рік тому

    Hadan kugu sobiray baayo horay usoco oo waliga hadaliin

  • @saarahenna7398
    @saarahenna7398 Рік тому

    Team ugaaska

  • @ilyapoi239
    @ilyapoi239 Рік тому +1

    Keeep

  • @ruqiyoaadannuur6768
    @ruqiyoaadannuur6768 Рік тому

    M.a

  • @abdihanad
    @abdihanad Рік тому

    Ismahan😍🥰👌

  • @ima6291
    @ima6291 Рік тому +1

    Ism. Makasoo Murray gurigii suuqa xoolaha

  • @sihammohamett1817
    @sihammohamett1817 Рік тому +1

    Walashey plz🙏 pin isaar Apaayo ismahan🥰❤

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 Рік тому

    Waan kuduceynaa

    • @jumlotv2756
      @jumlotv2756 Рік тому

      Kheerkaa faafiyaa abaayo hore usoco 🙏💔💯💞🤝

  • @nuurgeesi152
    @nuurgeesi152 Рік тому

    Lug baan u xiisay🤣🤣🤣🤣 bakaaro inta laga soo lugeeyo baa lagu tagi jiray galmudug excontrol🤣🤣🤣

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 Рік тому

    🤑😬

  • @ruunhaaji7137
    @ruunhaaji7137 Рік тому +1

    Ismahaney baati adi miyaa leh oo ka shaqeeya

  • @Mr_qubays
    @Mr_qubays Рік тому +1

    First one is me pls pin

  • @husseinabukar7723
    @husseinabukar7723 Рік тому +1

    😂😂🥰🥰

  • @cadeqanax6062
    @cadeqanax6062 Рік тому

    Caga dahab