😍maxa kataqana waxy sameyen 2di gabdhood lalidi jiray sidey noloshi ugu badalntay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 66

  • @Ahlu___kheyr
    @Ahlu___kheyr Місяць тому +18

    Sida wanaagsan ee aad kheyrka ugu helantahay alaha kaa ajar siiyo aduunka sharaf karaamo ku noolow darta aakhirana janatul aclaa alaha ku siiyo ❤
    Next saliga nabiga ibraahimiyada ka dhig

  • @sowdaaadan
    @sowdaaadan 15 днів тому

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @roodabille8859
    @roodabille8859 27 днів тому

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KowtharAdan-ey8pc
    @KowtharAdan-ey8pc Місяць тому +2

    صلي ألله عليه وسلم صلي ألله عليه وسلم صلي ألله عليه وسلم ❤صلي ألله عليه وسلم ❤صلي ألله عليه وسلم ❤

  • @khaledjunior2190
    @khaledjunior2190 Місяць тому +4

    Malin un siDan QisadaYda wa uso Gudbin doonaa 😔💕

  • @wacdimedia1
    @wacdimedia1 Місяць тому +5

    Wcs abayo waka qadnay aamiin abayo waxa ka codsanaya ina asxabtada ila wadagto youtube keyga 500boqol inaan gara raba dhmntina alle ha'idin fududeyo amurihina kherka ah❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏

  • @FarhiaAhmed-xd5sw
    @FarhiaAhmed-xd5sw Місяць тому

    Mashallah muuqalakn waxaabad mooda in aniga laygutalogaly. Wllo afnaan alle hakubarakeyo ❤❤❤

  • @Hamdi831
    @Hamdi831 3 дні тому

    Shukrn qli

  • @muxsincabdi8603
    @muxsincabdi8603 Місяць тому +1

    Masha Allah walaal afnaan eddabsan jazaakallaah walaal

  • @abdirahmanabdimohamed4577
    @abdirahmanabdimohamed4577 Місяць тому +3

    40 qof ducadooda waa la'aqbalaa ee ii soo duceeya inuu ilhy muraadkeey ii sahlo 😢🤲

  • @DrsHaFsaHassan
    @DrsHaFsaHassan Місяць тому +4

    Anoo xaalad adeg kujiraa soodhigtay illahow culeyska nagadulqaad ada qaniye 😢😢

  • @user-dd8bv5tk2c
    @user-dd8bv5tk2c Місяць тому +1

    Asc abyo akhayr adun iyo mid akhirba rabi hakugu deqo farxad adun iyo mid akhirba rabi hakugu deqo abyo waxan qaba susha ah abyo saliga nabiga Ibrahimiyda scw tasbixidi wardiga wan kusamayn kari layay markan inayr wado wan daynaya lkin bila tiro wan ku samayn karaya sacad iyo kabadanba masaxaba walo inan bila tiro ku akhristo tasbixda anon xisabinayn walo jasakla qali

    • @Sihaameyy_
      @Sihaameyy_ Місяць тому +2

      Abaayo muhiim maaha inaad xisaabiso iyo in kale yacni bilaa tiro aqriso muhiimadu waa inaad aqriso kaliya

    • @user-dd8bv5tk2c
      @user-dd8bv5tk2c Місяць тому

      Shukran qali jasadka jano rabi haka dhigo nolow intay nololi jirto nolol qabow oo baraka leh inshala qali❤❤❤❤❤​@@Sihaameyy_

  • @caaliyagoobaad1914
    @caaliyagoobaad1914 Місяць тому +3

    ❤اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤❤

  • @FadumaGurey
    @FadumaGurey Місяць тому +1

    Masha allha 🎉

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Місяць тому +1

    Walashy Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🗣👂🫂🫶🎁👑👸❤️🥰

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Місяць тому

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @user-vr2yo2tg1h
    @user-vr2yo2tg1h Місяць тому

    Wllshay Afnaan Edebsan mahadsanid saad nogu dadaalaysid inaad maankayada dhisto.

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 Місяць тому

    Aaaamiin yaarabi aamiin yaarabi aamiin yaarabi aamiin 🤲

  • @CanabMaxamed4719
    @CanabMaxamed4719 Місяць тому +3

    Ducadan anga inbadan ku faaidy wxn klo ku dari jiry mgca alah ee yaa mujiibo

  • @suleekhaaxmedcadil9461
    @suleekhaaxmedcadil9461 Місяць тому

    Maasha allha aamiin aamiin aamiin ❤

  • @suhuurahmed7767
    @suhuurahmed7767 Місяць тому

    صلى الله عليه وسلم

  • @HiboIsse-pw3nq
    @HiboIsse-pw3nq Місяць тому +3

    Abaayo mar walba an wax bilabo madhames tirikaro Ciriiri faro badan darema io murugo🥺Iso ducey😢

    • @samsamsaid3449
      @samsamsaid3449 Місяць тому +2

      Allah culuskahakaa qado xpptii astaqfaarta badso markasta

  • @sagalhassan4518
    @sagalhassan4518 Місяць тому

    abaayo inaa ila talisaa rabaa xagee kaala soo xariiira plz

  • @umalkhayrabdi-d6e
    @umalkhayrabdi-d6e Місяць тому

    Aamiin aamiin aamiin

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Місяць тому

    Masha Allah sister ❤❤

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Місяць тому

    Masha Allah ❤❤

  • @UbaxHusein
    @UbaxHusein Місяць тому

    Jazakallaah qeyr abyo afnaan ❤

  • @BarlinQasim
    @BarlinQasim Місяць тому

    Jassaakallh abyo qaali

  • @Aamino-r3w
    @Aamino-r3w Місяць тому

    Masha allahh

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Місяць тому

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد
    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
    اللهم صل وسلم على محمد
    🤲🤲🤲💯💯💯🥰🥰🥰❤️❤️❤️

  • @hawoAhmed-x2u
    @hawoAhmed-x2u Місяць тому

    اللهم آمين 🤲

  • @Sahruush
    @Sahruush Місяць тому +2

    Wcs hppti afnaan jazakallah Khair ❤qiso qurux bdn.
    Ana sas u dhuban Wan quruxbdnhy lkn caato😭dadkn meel logu faknayo mlhn😂😂

    • @maahiraadan
      @maahiraadan Місяць тому

      qofna hilib ka cawaneysa qofna hiilib rawa dadkan mel uma rono😂

    • @Sahruush
      @Sahruush Місяць тому

      @@maahiraadan ma aragty😂 hilib said ah illha ka magan galy caato darana ma ficno😁😁

    • @maahiraadan
      @maahiraadan Місяць тому +1

      @@Sahruush adigana cato daran matahy🙈🤣

    • @Sahruush
      @Sahruush Місяць тому

      @@maahiraadan Mya xogaa Wan ronahy😭😂😂

    • @maahiraadan
      @maahiraadan Місяць тому

      @@Sahruush itusbal anku qiimeye🤣

  • @AbuukarClahiwaasuge
    @AbuukarClahiwaasuge Місяць тому

    Aamiin Yaarabii ❤️

  • @IlhanHasan-q9c
    @IlhanHasan-q9c Місяць тому

    Allhuma aamìin ❤

  • @ummuayubnur8859
    @ummuayubnur8859 Місяць тому

    Allaahuma ameen

  • @SundusAhmedmohamed-b8b
    @SundusAhmedmohamed-b8b Місяць тому

    First person 43 sec
    ❤Aaaamin ya Raxmaan dhamnteen ❤

  • @ummmariam2336
    @ummmariam2336 Місяць тому

    Ducadi nabi muuse ku xiji afnaaney❤🎉

  • @ayaancabdi574
    @ayaancabdi574 Місяць тому

    Amiin yarabi 🤲🥺

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 Місяць тому

    Aamiin ❤

  • @inaomar2151
    @inaomar2151 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ aamiin

  • @XasanCabdiIbrahin-s4m
    @XasanCabdiIbrahin-s4m Місяць тому

    Wloh afnaan wn ku dhagaysaa lkn malin aan bilaabay digriga wajigayga ayaa waxa iga soo baxyaa finan waa wayn ilaa dhagaha ma garnyo 😢 bal isoo sheeg

    • @halimoab1221
      @halimoab1221 Місяць тому

      Wll wa xasad jirkaga ku jira awal hore qarsoonaa mrkd digri bilowdey na hada kaso baxaya mrka si wad wey kaso dhamanayan InshAllah

    • @XasanCabdiIbrahin-s4m
      @XasanCabdiIbrahin-s4m Місяць тому

      @@halimoab1221 Inshallh wn sii wadayaa Alle ha iga dulqaado wll

    • @FarxiyoMukhtaar
      @FarxiyoMukhtaar 8 днів тому

      Anigo nabra wajig iyo dusha iga so baxay surt baqar iyo salig nabig marka aqriyo madoow naqanayan​@@halimoab1221

  • @hanefa283
    @hanefa283 Місяць тому

    ALLAHUMA AAMIIN

  • @nimo_hodanmohamed4308
    @nimo_hodanmohamed4308 Місяць тому

    Aamiin 🤲🤲

  • @fartuunabdi1508
    @fartuunabdi1508 Місяць тому

    Nolosheydii 💋💋

  • @aminakhader9974
    @aminakhader9974 Місяць тому

    Ducad wllo afsoomaali igu soo qor

  • @ZiyaadSamatar-en2le
    @ZiyaadSamatar-en2le Місяць тому +2

    Maxan kugu abal gudna daganey walahi qalbiyadenii bad dhaqajisay inata aan 50k pleas grsino wlalayal wad awodnaye ama views ankor uguqadno mid dorta

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 Місяць тому

    Abayo ilahy dartis kujeclahy wan iska farxa marka dawado vediowyashada ❤

  • @NasraMohamedhareed
    @NasraMohamedhareed Місяць тому

    wcs abayo scwscw

  • @ShukriAbdinuur-gc2wu
    @ShukriAbdinuur-gc2wu Місяць тому +2

    Ani afnaaan dagan baan kulabaxy

  • @ShukriAbdinuur-gc2wu
    @ShukriAbdinuur-gc2wu Місяць тому

    Amiiiin amiiiin abyo mcnto

  • @user-dm2hr4lt7g
    @user-dm2hr4lt7g Місяць тому

    صلى الله عليه وسلم

  • @xaawakiinmahamoud1104
    @xaawakiinmahamoud1104 Місяць тому

    Aamiin