Alla maamo aragaaga wan ku farxaa wlhi saan tiktok ogu arkayay wan dalay cawan helay pagekada mashaa Allah maamo Allaha ku xifido adi iyo intaa jaceshahayba♥♥
Haben io maalin barkinta ku dul oyaa wlhi inan beyn ku shegenin aduunka ugu jeclahy mrkn wcy wxy idhahday wiil cousin keyga hada xarir lasameeyey idhahday nafeyda wxn kusasabaa qoraaldeeda io swrdeedea haben io maalin iyada lee ka fikiraa 💔💔😭wlhi anaa iga hadlosaa daacadnimadi wey dhamaatY hooyo mcnto 💔💔💔😭
Wakhti wxa i zoo maray aniguna aan jeclaa izna uu ii jeclaa mudo markaanu wada zocnay naag walipa way kipirtaa markay aragto nin jecl kipir aad u faro badan ayaan la zoo baxay heer waxan gaadhay bil dhan in aan diido codkayga uu maqalo hada bil dhan block ayaa ku hayaa izna imada daayo waayo waa naf wax jecle wax badan markan silciyo malintii dambe wiil lacag haysta ayaan bartay izma odhan lacagi way dhamaata zi aan ninkan lacagta haysa aan wakhti ugu helo kii i jeclaa ayaan fazaxay laba bilood ayuu i baryaay mar kazta oo uu ila zoo hadlo wuxuu i odhan jiray mxan kugu zameyay wan ku baryayaaye hal mar fursad i sii aniguna kipir cirkaa marayaa wxa uu i daba zocdaba uu quustay markii danbe uu i daayay hadaba kii kle ileen mid i jecl maahe wakhti yar ayaanu wada zoconayba waanu kala dhamaanay anigana nabsigii ayaa i helay 8 bilood ka dib wiil ayaan la hadlay kuna yidhi horta ma i aqoonsataa wuxuu la soo booday" ma adigaa ku iloobi karaa " wxan ugu jawaabay wali ma i xasuustaa wxa uu i yidhi " ma waxan ilaabi karaa qofkii qalpigaya intaan u maal galiyay oo aan wax waliba siiyay gaas iyo kabriid intay ii zoo iibsatay qalpiga ku gubtay miyaa la ilaabi karaa , lkn maxaad igu soo laabatay""" wxn ku idhi qalpigaan gubay ayaan hadana doonayaa in aan dhayo wxuu i dhahy wa la dhayay maxaad horta ii waydiin wayday in aan nolol kale samaystay iyo in kale "" ma nolol samaysatay "" haa imka aniga ayaa jecl isana qofkle ayuu jeclyhy mana laga yaabo in aan hanto mar kle qalpigiiza kii i hoday ee aan hor cararyy wuu tagay kii i jeclaana aniga ayaa wixii anaga dhexeeyay gacantayday ku bur buriyay ««Waligaaba gabadhaa jeclow lkn anuu waligay wan ku jeclaan doonaa »»» waxa iga dar daraar ah in aad qofku hadii uu ku jeclyhy aanad u eegin lacag, qurux , maal , midna ha u eegin waayo jecylku intaas midna lama qiima aha ilaaali qofta ku jecel💔💔😢😢
Hooyo mcn aniga wan kugu xiranahy mida kle gaber baa internet ka iska baranay mudo 1sano io 10malin isla soconay aniga io iyada wxn ku heshinay inan❤is guursano lkn gabdha wxy iga tagtay dan io daruuf io faqri iyada hada wxn ku noshahay Swedan anah africa mrka mnta aniga wey i qalbi jibisay wlhi lkn hada qoral kan hada kuso qoroyo wan ilmenoyaa hooyo mcnto aniga africa joogo 25kun igu xujeysay anah fml wxn ka dhashay iska faqri ah talo maxaa isinee hooyo mcnto 😢😭😭😭💔💔💔 iso jawab wan ku baryaa 😭😭💔qqlbiga allah i qaboojiyo 😭😭🙏
Igusoo duceeya nin diiin iyo dabeecad iyo dulqaad bdn 😢 geesi naxariiis bdn allow waa maalin jimcaha clf igu dar nin nocaasa 😢
Amiin amiin wllo
Ala Mamo Run Badaney❤ Ku Jecliya Aniga Iyo Inta Qalbiga U Saaxibka
keep going hbo mcn
Salamu Aliekum habryar You're amazing 👏 ❤ ♥ love you 😍 ❤
Eedo thanks taladaa waan qaata allah Haku xifdiyo
Mama qurux baadn Masha Allah , thank you for the advice ❤️ may Allah bless you
MMadan jaaa ila jecel love you mom ❤
Alla maamo aragaaga wan ku farxaa wlhi
saan tiktok ogu arkayay wan dalay cawan helay pagekada mashaa Allah maamo Allaha ku xifido adi iyo intaa jaceshahayba♥♥
Masha allaah ❤️ ♥️
Hooyo mcn wanku xiisay dhiiri galiya ii tahay Allah haku xafido🥺❤
Walhi hoyo mcn runta kuugu jeclaaday ilaahey cimriga hakuu dheereyo amin
Ilaahay hakugu asturo ubadka walaal
Waan dareemi karaa hooyo keligeed ah oo caruur korsaneysa
M.a mama 😘😘
Hooyo m.a allha ku dhowro aadbaan ku jeclahy magacaagunu samayn bu igu leyhay hoyadey mcn Aya LA dhahaa weyna dhimaty ilhy ha unaxaristee😭😭
Mnshaallaahmaamo
Hoyo mcn walhi rool modal baditahy ilahy haku xiftiyo
Hooyo mcny qof kudayasho mudan tahy rool model ayaa notahya illhey hanoo kaxafido mamii 🤱👸❤❤🥰
Wa mahadsanthy mamo ❤❤
Keep going hodan 💪
M.allh hooyo mcn dar alle kuu jclhy cimri dheer iyo cibaado suuban maamo qali 🤲🤲🤲
Aamiin hooyo
Hoooyo hodan🥺❤️
mash alh hooyo mcn🥰🥰
Hooyo mcn alle hkuxafido🥺🥰🥰
Haben io maalin barkinta ku dul oyaa wlhi inan beyn ku shegenin aduunka ugu jeclahy mrkn wcy wxy idhahday wiil cousin keyga hada xarir lasameeyey idhahday nafeyda wxn kusasabaa qoraaldeeda io swrdeedea haben io maalin iyada lee ka fikiraa 💔💔😭wlhi anaa iga hadlosaa daacadnimadi wey dhamaatY hooyo mcnto 💔💔💔😭
😥😥
@@nadarmoha1424 Nolosha sidas iska eh
Isku day inaa iska fogeyso xasuusaheeda😪
Hoyo qurx bdny m.a ilh frxda hku siyadiyo 🥰🥺🙏
Keep going mamo
Allaah kudhowro mama hodan
🥰🥰🥰
Hmblyo mmmo ale dartisa ku jclhy mm hmblyo 30k aya garyay hore usoco mmo
Helo mamo tikto kugu arki jirey wax badan ban is weeydiyey mamadan page mey leeday so dhawo mamo wn
Lvu maami iftinkaagi baa sii siyadaay maami alle haakugu waado❤👸
Wakhti wxa i zoo maray aniguna aan jeclaa izna uu ii jeclaa mudo markaanu wada zocnay naag walipa way kipirtaa markay aragto nin jecl kipir aad u faro badan ayaan la zoo baxay heer waxan gaadhay bil dhan in aan diido codkayga uu maqalo hada bil dhan block ayaa ku hayaa izna imada daayo waayo waa naf wax jecle wax badan markan silciyo malintii dambe wiil lacag haysta ayaan bartay izma odhan lacagi way dhamaata zi aan ninkan lacagta haysa aan wakhti ugu helo kii i jeclaa ayaan fazaxay laba bilood ayuu i baryaay mar kazta oo uu ila zoo hadlo wuxuu i odhan jiray mxan kugu zameyay wan ku baryayaaye hal mar fursad i sii aniguna kipir cirkaa marayaa wxa uu i daba zocdaba uu quustay markii danbe uu i daayay hadaba kii kle ileen mid i jecl maahe wakhti yar ayaanu wada zoconayba waanu kala dhamaanay anigana nabsigii ayaa i helay 8 bilood ka dib wiil ayaan la hadlay kuna yidhi horta ma i aqoonsataa wuxuu la soo booday" ma adigaa ku iloobi karaa " wxan ugu jawaabay wali ma i xasuustaa wxa uu i yidhi " ma waxan ilaabi karaa qofkii qalpigaya intaan u maal galiyay oo aan wax waliba siiyay gaas iyo kabriid intay ii zoo iibsatay qalpiga ku gubtay miyaa la ilaabi karaa , lkn maxaad igu soo laabatay""" wxn ku idhi qalpigaan gubay ayaan hadana doonayaa in aan dhayo wxuu i dhahy wa la dhayay maxaad horta ii waydiin wayday in aan nolol kale samaystay iyo in kale "" ma nolol samaysatay "" haa
imka aniga ayaa jecl isana qofkle ayuu jeclyhy mana laga yaabo in aan hanto mar kle qalpigiiza kii i hoday ee aan hor cararyy wuu tagay kii i jeclaana aniga ayaa wixii anaga dhexeeyay gacantayday ku bur buriyay
««Waligaaba gabadhaa jeclow lkn anuu waligay wan ku jeclaan doonaa »»» waxa iga dar daraar ah in aad qofku hadii uu ku jeclyhy aanad u eegin lacag, qurux , maal , midna ha u eegin waayo jecylku intaas midna lama qiima aha ilaaali qofta ku jecel💔💔😢😢
Habo mcn waan kaa qaday salaanta
You look beautiful today habo🥰
Runta iyo xaqiiqda kugu jeclahy Maamo Guuleyso😢❤️❤️🫶🏼
❤❤❤❤❤❤
Maama daacadnimo wey dhamaaday hada zero-zero =0😢
Mamo run badan ayaad tahay doqon ayaan jecalado wuu garan wayey
Mamo ila tali doqon ayaan jeclado sidaan qalbiga uga saraa
Hooyo wxn Raba inan kula xidhiidho wxn ahay qof murugo weheshatay please iso jawab😭😭😭
Rool model ii thy wlhi hooyo wax badan kaa faaiday😥😫
Hodan sharaf waxaad tahay qof wanaagsan baad tahay
Maama seen kuu heli karaaa plz
Hooyo mcn aniga wan kugu xiranahy mida kle gaber baa internet ka iska baranay mudo 1sano io 10malin isla soconay aniga io iyada wxn ku heshinay inan❤is guursano lkn gabdha wxy iga tagtay dan io daruuf io faqri iyada hada wxn ku noshahay Swedan anah africa mrka mnta aniga wey i qalbi jibisay wlhi lkn hada qoral kan hada kuso qoroyo wan ilmenoyaa hooyo mcnto aniga africa joogo 25kun igu xujeysay anah fml wxn ka dhashay iska faqri ah talo maxaa isinee hooyo mcnto 😢😭😭😭💔💔💔 iso jawab wan ku baryaa 😭😭💔qqlbiga allah i qaboojiyo 😭😭🙏
Don’t worry sxp mcn wad guleysaneysa I.a samirka badi
Insha allah wllke mcn
Wlhi aminaada wey dhamaatay bro 💔hada kula hadloyo broken heart 💔 ahy
Niin an jclhy ima so xaririyo ani lee xaririyaa mxa talo eh kamala ahaani karii
Mami
🥹❤️