“Adeer Ima Dhihi Kartiin“ HOLLAC AAKABAXOOYO | SUNDUS IYO IQRA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 297

  • @ZabarinAbdi
    @ZabarinAbdi 11 днів тому +159

    Arimahena sundus cmerda udhiib ayadaa naga masuula😂❤

  • @qeyscade4507
    @qeyscade4507 11 днів тому +64

    Ku saliya Nabigeena Muhammad Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Bilan-h9p
    @Bilan-h9p 10 днів тому +80

    Sundusa dhibkega Wan jecelahy walhi funny waye arimaheen sundusa camerada nogu dhiba markay jogto ❤🫶😂

  • @BileBaari-k1g
    @BileBaari-k1g 10 днів тому +29

    Arimaheena camera wareeji markaa joogtid sundus udhiib funny😂😂😂

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 11 днів тому +55

    Aniga waa ku heystaah marka sundus loo dhibo. 📷

  • @halimaabdalle5592
    @halimaabdalle5592 10 днів тому +37

    Kusali nabiga maxameda scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbiirAlli
    @AbiirAlli День тому +1

    Ceyda hadalada xun dhag ha udhigin wixii ku dhibaayo alle yaa ka rebaayo maalin un alle wuu dhibi doonan side ku dhibeen ❤❤inta ku jecel ayaa badan talent boy we love you forever ❤❤

  • @CabdirshiidMaxamed
    @CabdirshiidMaxamed 10 днів тому +18

    Ku sali nabi maxamed scw ❤❤❤

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 10 днів тому +40

    Arimahena real life camera sota isku ogen inan dhiid la sarin 😂😂

  • @ilhaansusan
    @ilhaansusan 11 днів тому +29

    Kusali nabigeena maxamud scw

  • @Akwadani
    @Akwadani 10 днів тому +6

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Bossbbe-z7j
    @Bossbbe-z7j 10 днів тому +15

    Arimaheena caamirada wax haka jarin nio mida kle vedio soo badii

  • @xasan6869
    @xasan6869 10 днів тому +13

    Arimaheena miisaanka culus keep going big brother 🔥

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 10 днів тому +26

    Sundus io iqr wm idin jeclhy arimaheena sidookle guulesta

  • @SALMAAN.476
    @SALMAAN.476 10 днів тому +7

    wan kuujeedaa adoo aamusan akhrinaaysa qoraalkayga wll liketa iska saar😂😂😂

  • @Sundusabdikadir-t6f
    @Sundusabdikadir-t6f 10 днів тому +12

    Arimaheena xeerka reall kaamiro waa ku ciyaarte waayo balanta ma aheen in dhuudh la saaro😂 xanta xaa nooga qarinee

  • @ubahkeyser8942
    @ubahkeyser8942 11 днів тому +31

    Cimri dharaar cibaado leh cafimaad ku ladhan yahay rabi kaaga baryayaaaa wllo Arimaheena

  • @kinsisacidcabdirisaq
    @kinsisacidcabdirisaq 11 днів тому +10

    Parti2aan sugeyna arimaheyo plz

  • @Abdinasir_21
    @Abdinasir_21 10 днів тому +9

    Inta uxiistay camerada wareegta Ramadanka 🌙🌹

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q 10 днів тому +2

    Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 10 днів тому +25

    5:00 alla iqra dhib badanaa adeerky wye kuteh aabahey buu ka weyn yhy😅sundus wey ku darsanty lkn adeerka muxu ku hadly walee maa mucjiso😂odeygaas bisinkah alla adeerka dhib badanaa 😂IAmk wuu ku heystaa adeerka dhikiisa

  • @Udug.carale
    @Udug.carale 10 днів тому +35

    Ala sundus dhib badanaa😂😂😂

  • @asiyamaxamed5835
    @asiyamaxamed5835 10 днів тому +13

    Arimaheena balantii la baxday waaxay dhiiiqda nadaba wado maana😢😢

  • @yussufdahir1749
    @yussufdahir1749 11 днів тому +20

    Sundus❤

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j 10 днів тому +13

    Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AmranMohamed-df3ds
    @AmranMohamed-df3ds 10 днів тому +11

    Aniga Imk Qosolkiisa Iska Jeclahay wlh😂❤

  • @umuakramyare7033
    @umuakramyare7033 11 днів тому +11

    ArimaHeena cadi ma ahan I like sidi o u tosiyey aderka hermagal aso daremin

  • @ayaanmuhumed174
    @ayaanmuhumed174 10 днів тому +24

    Sundus haykujirto waa funny

  • @Cabdalesharifmacalin
    @Cabdalesharifmacalin 11 днів тому +5

    Anaa ugu horeeya Team legend🎉❤ Arimaheena

  • @Kingalii6
    @Kingalii6 10 днів тому +5

    Arimahena ramadan so dhow ee real live soceli

  • @AbiirAlli
    @AbiirAlli День тому +1

    Ceyda wan ku xiisaynay ❤❤❤❤

  • @Burco_bila
    @Burco_bila 10 днів тому +18

    Duqaan ilki ka daateen ee da’dii maydka dhiqi jirty ah ma wuxu ka xanaaqaya adeer waba lo tartibiye awoow bu marayabe ma cimriba u hadhy hoogy naa sundus ku tufa hadu xishoonwayay haka xishonina inu ilahy da daan so gadhsiyay ugu mahadnaqa la raby be xgu isu caruuraynaya 😂😭🙆‍♀️

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 11 днів тому +49

    Alla reer Mudug baa maanta odaygii way wali gareen maanta in kastow odayga hiitka garaay 😂😂

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 10 днів тому +13

    Sundus masiibo hadu jirto waa ayada😂😂

  • @abdullahimahad447
    @abdullahimahad447 11 днів тому +19

    Sundus iyo Iqra ninkaa hala fktaminina wuu idin cowryin ama ishiisu idin ku dhicin

  • @mahadbashiir7753
    @mahadbashiir7753 5 днів тому

    Arimaheenu Professional Youber ayuu ahaa jirey goorma Odeyga Aabihii leeg uu hablaha yar-yar ugu balamiyey.

  • @MumtazMohamoud-i7g
    @MumtazMohamoud-i7g 11 днів тому +5

    Yes qofkii u horeyaya ❤

  • @NastexoAbdiali
    @NastexoAbdiali 10 днів тому +2

    Arimaheena walahi. Waa wall jiro oonaxriisleh aboowe horay usoco wallken asad illahey hano caafiho oo luguhiisa asagoo kusocdo ilahey hantuso yaari riyadeyda io riyadiisaba urumey walhi calosha. Ihurto markan arko qof wiljarkufadhiyo asagu ba hauhoreeye wana uduceya markasfe

  • @BarwaqoFaysal-t7l
    @BarwaqoFaysal-t7l 11 днів тому +4

    Arima heenah way kuu fadhiisah aboweh🎉❤

  • @FarhiyaAli-q3g
    @FarhiyaAli-q3g 11 днів тому +11

    Qof wayn oona isla xishonaynin waan dhahay

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 10 днів тому +3

    Koko waan uxiisnay soo celi❤😢😢😢

  • @HamdiXarago-eq5ud
    @HamdiXarago-eq5ud 11 днів тому +14

    Part 2 rabna arimahena plz

  • @hafsahayaat7768
    @hafsahayaat7768 10 днів тому +8

    video ga nosobadi wu yaryahay arimahena

  • @FaadumoDagan-fu4eh
    @FaadumoDagan-fu4eh 10 днів тому +5

    Arimahena dhiidu waxaydee balantii waad ka baxdey😢🎉😮

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 10 днів тому +1

      Wx qldn buu gbdhaha dhahy odygu sidi ayanti koko wx qldn oga sheegay odygan wx wlba ku hdlaya hdhow laso jarjaranaya

    • @peacenharmony2034
      @peacenharmony2034 9 днів тому +1

      Ma odayga leh ladanow ba I dhihi lahaydeen baa kheyr soo wada😂 illahay nama maqashiiyo

  • @SALMAAN.476
    @SALMAAN.476 10 днів тому +8

    Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤

  • @FaaRuuQMujayed
    @FaaRuuQMujayed 10 днів тому +1

    ilaahow ii sahal asxaabtaan ama asxaab sidaan ufurfuran 🤲🏻,fadlan hadaad fariinteyda araktay iigu duceey inuu niyadeyda ilaahey iiyeelo.

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 10 днів тому +1

    allah beerka walahi waa fuuray 😂😂😂😂 imka wuu suuxay 😂😂😂😂 adeerka funny waaye 😂😂😂😂

  • @FardowsAbdilahi
    @FardowsAbdilahi 10 днів тому +10

    Sundus baa ka masuul ah real life camera 🎥 😂😂😂😂

  • @ZeanaaP
    @ZeanaaP 11 днів тому +14

    waxan camal lee noso duub armaheena plz😢😂😂

  • @A-miisha
    @A-miisha 11 днів тому +5

    Arimaheena xilga video soodhigay

  • @ShukriAliMohamed-w9z
    @ShukriAliMohamed-w9z 10 днів тому +5

    Alla iqro waa qosol 😂😂😂😂😂😂😂 soo badi pleas

  • @OsmanayehAbdi
    @OsmanayehAbdi 10 днів тому +2

    Je te salut arimaheena

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 10 днів тому

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤

  • @Baariyee45
    @Baariyee45 10 днів тому

    Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤❤

  • @akramhaji9951
    @akramhaji9951 10 днів тому +5

    Iamk some how liked it uncle actions😂😅

  • @feysaldaacad4921
    @feysaldaacad4921 10 днів тому +2

    #arimaheena plz sundus camera ha noogo dhiibin cod keeda waa muzcij

  • @Canabmustaf1234
    @Canabmustaf1234 9 днів тому +1

    Sundus waa funny wllhi 😂😂❤❤❤

  • @msscopy-bl3ix
    @msscopy-bl3ix 10 днів тому +4

    Inta og inuu part2 lasoo wado

  • @Ugbaadadem
    @Ugbaadadem 11 днів тому +5

    Ana ugu horeeyay mnt😂😂😂

  • @Yuukey-h8p
    @Yuukey-h8p 11 днів тому +3

    ARIMAHEENA SXB ILAAHAY DARTIISA IGU CAAWI

  • @Asad_hagio-n9u
    @Asad_hagio-n9u 11 днів тому +7

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 10 днів тому +1

    Legendka way ufadhida cawa luguhu isdulsaartay wlhi ladanow ladonow kuwalane😂😂

  • @CabdinajiibYare
    @CabdinajiibYare 10 днів тому +2

    Real camera 📷 balanti wey ka baxdey😂😂😂 7:18

  • @KhalidHabiib
    @KhalidHabiib 10 днів тому +6

    Team samia axmed ❤

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 10 днів тому

    Arimaheena plz mrksta camera sundus noogu dhiib 😂😂😂😂

  • @hibadomer8108
    @hibadomer8108 11 днів тому +7

    Inta samia iyo asad raadineysey ee marki udembeyey aragtey😂😂

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare 10 днів тому +7

    ADEERKA IS NOT EASY

  • @Asmamire1
    @Asmamire1 11 днів тому +2

    Ana ugu horeyo manta 😂❤

  • @Samsamcabdi-h3i
    @Samsamcabdi-h3i 8 днів тому

    Waa oday gaboobay😮

  • @MuniishaMuniisha-nx5cn
    @MuniishaMuniisha-nx5cn 11 днів тому +1

    Nosobadi riyal kamira ado mahadsan horay usoco fidyowyo sogali chanlka

  • @istaahilelmi4862
    @istaahilelmi4862 10 днів тому +1

    Iam video markuu kujiro loved😂😂

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 10 днів тому +7

    Odaygu waaa Garac Qac Buu kayeer siiyay Gabdhihi 😂😂😂

  • @cryptoquestionsanswered
    @cryptoquestionsanswered 10 днів тому +2

    Waxaan edabdaro waaye gabdhaha sidaas in loo galo waa qalad. Waa run waa duq duqnimadiisa ha aqbalo aflagaadadana iyo hoos gilista gabdhaha halaga daayo

  • @DeeqoAxmed-p4p
    @DeeqoAxmed-p4p 8 днів тому

    Waaa Arimaheena wlhi waa dhahay😂😂😂

  • @Faadumo645
    @Faadumo645 10 днів тому +10

    Sundus fnny adr ader😅😅

  • @IftinAbdirahin
    @IftinAbdirahin 10 днів тому +2

    Arima Heena❤1M🎉2M🎉3M🎉🎉❤❤

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 11 днів тому +1

    Masha allah 🎉
    #JAWI_DAGAN 🎉.

  • @ramadanfarah1190
    @ramadanfarah1190 8 днів тому

    Asc arimaheena team27 odayshiina xitaa way shidan yihiin qaabka sawirka ugalay ayaan ka yaabay

  • @Xaasuq
    @Xaasuq 11 днів тому +2

    Zaxip youtub ifuur saxib qali🎉

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS 10 днів тому +10

    Sundus iyo iqro😂😂😂😂

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 10 днів тому +1

    Arimaheena mxaa wye 11 daqiiqo lee noso dheerey video ga

  • @shunkulux
    @shunkulux 10 днів тому +1

    Real dhiid iyo jaridba maleesku ogeyn 😂😂 warjecli anaga leeba dhalnay🙈🫣😜

  • @FaadumoHassan-j7c
    @FaadumoHassan-j7c 10 днів тому +5

    Alla odayga saqaasanaa markaan garoonka ku kulano adeer ma idhihi doontan miyuu ku daray nacallaaye muxuu ujaray😂

  • @Khaled-Qanciye
    @Khaled-Qanciye 7 днів тому

    Arimaheena sidan wax kabadan suuqa waad kasii naxaysaa wasidee

  • @FahmaMohamed-yb4ch
    @FahmaMohamed-yb4ch 10 днів тому +1

    Arimahena balanta way ka baxday real life camera 😂

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 10 днів тому +1

    Odayga stress free waaye adeerow haduu diiday abti dhaha.

  • @fardowsomahamad7519
    @fardowsomahamad7519 11 днів тому +3

    Anaa ugu horeyo maanta 😂😂

  • @sultansomo3618
    @sultansomo3618 10 днів тому +1

    Balanta wakabaxde Arimaheena dhiiiiiiidh mxawa😅😅

  • @najmafahad6208
    @najmafahad6208 10 днів тому +2

    U Yarye So Badi wllo😊

  • @AbdisalanIsmail-f3b
    @AbdisalanIsmail-f3b 10 днів тому

    Arimaheena legend

  • @SALMAAN.476
    @SALMAAN.476 10 днів тому +1

    Cawa Waa Markii igu Horeeysay Waaye ii Camira Liketa iga dhisa😢❤

  • @ShariifAbdi-m6w
    @ShariifAbdi-m6w 9 днів тому

    Odayga wuu iga qoslisay wallahi 😅😅

  • @nimcomaxamed3209
    @nimcomaxamed3209 10 днів тому +2

    Sundus io imk waa xarabe 😂❤

  • @RumaanCabdi-q8w
    @RumaanCabdi-q8w 10 днів тому

    Wan uxisnay rell life noso badi arimehena

  • @MakoHaji-x6m
    @MakoHaji-x6m 11 днів тому +2

    Arimaheena wan kujeclahy wlhi dacadi iamin mise hai aminin marwalba wan kujeclahy 😢😢plz 🙏

  • @SaadiqCrisaaq
    @SaadiqCrisaaq 10 днів тому

    Arimaheena labis waa kadhimatay

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 10 днів тому

      Kkkkk aniga ayaa sidaa ah wllkey ayaa igu dhaha dhar marka soo gadaneysid iisheeg si aan kuugu dooqo.

  • @FaaizaAhmed-t7q
    @FaaizaAhmed-t7q 10 днів тому +2

    Real.camera balantii wa noga baxday maxa hee waya wax noga qarine😂

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 10 днів тому +2

    Oday shacaariya ayaa helay hablihii 😂😂😂😂😂😂

  • @DahranFarxan
    @DahranFarxan 10 днів тому

    Ala qosolki wow iga dhamaday aderka wan ku salamay😂

  • @Najmahamud-yg7jl
    @Najmahamud-yg7jl 10 днів тому +1

    Alaaa odeyganaaa