MAASHAA'ALAAH ILAAHAAY HA GUUULEEYO CIIDAMADA PUTLAAND INSHAA'ALAAH GUUUL CADOWGIINU HA JABO IYO KUWA KA XUNBA GUUUUUUUUUUUUUUUL. NABABAD GELYO IYO SALAAMA ALLAHA SIIYO REER PUTLAAND IYO GAYIGA OO DHAN .
Mashaalah wadaad kaas Allaha barakeeyo wlhi xaqiiqda ayuu kahadlay ee Somaaliyey wadankiina utashta oo is duubnaada qabyaalada haday wax noo tareyso 40 sano ayaan ku siisocona wax ey ina tar majirta, manta marka walaal xaqiiqda aan u laabano ee wadankeena and badbaad sano,fadlan Wana Mahadsantihiin dhamaan.
KOXAHA ARGAXISADA AH WAA MORYAAN TUUG AH OO DIINTA ALLE KA BEEN SHEGTA YAA DHAHA SHACABKA BAADA OO HANDADA OO XOLAHADA CUNA OO ILMAHA IYO HOOYADA MASAKINTA AH IYO CARUURTADA BAMBO U DHIGA XAGEE DIINTA KA QORAN TAHAY DHIBKAAS AY UMMADA ISLAAMKA SOMALIYEED KU HAYAAN KOOXDA WAXAY U BADAN TAHAY DAD NOLASHA KA DHACAY
Guuleysta geesiyada Puntland 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guuuuul puntland 💕 ❤❤❤❤❤❤❤❤
SCW SCW SCW ❤❤❤❤ SCW,and guuleysta Ciidamaada puntland Guusho waa xagiina inshallah 💙💙💙💙👍
Alle ha guuleeyo ciidanka pudland shacabka soomalida waa in ay taageran shacabka reer pudland insha allah
Mashaal Allaah Guuuuuuuuuuuuuuuul Puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Masha Allah Tabaarakallah Guul Ciidamadeeda Geesiyiinta ee Dawlada Puntland insha Allah 🇸🇴🇺🇿🇸🇴🇺🇿👏👏👏💪💪💪💪👏🤲🤲🥰❤️❤️❤️
Allah Akbar guul iyo gobanimo reer Puntland cadowga carbeed ee idinku so duuley cagta hoosteda 🩸🫶🏽💪🏽
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
MAASHAA'ALAAH ILAAHAAY HA GUUULEEYO CIIDAMADA PUTLAAND INSHAA'ALAAH GUUUL CADOWGIINU HA JABO IYO KUWA KA XUNBA GUUUUUUUUUUUUUUUL. NABABAD GELYO IYO SALAAMA ALLAHA SIIYO REER PUTLAAND IYO GAYIGA OO DHAN .
Insha allah
Guul iyo gobanimo putland guulaysta walaalayaal maansha alaah❤👍🦬🦬🦬🦬🦬🦬🦬🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️🫡🐎✌️✅️
Guuleysta ilssh idamkiis❤❤❤
Ciidamada Daraawiishta Dowladda puntland waa u duceynay gudaha iyo dibadaba guul Guul Guul ayaan idiin rajeyneynaa ciidamada Daraawiishta Dowladda puntland
Guuuuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuul Guuuuuuuuul buntlan
Alla Caloolxumo waynaa!! Boorka
Rafaadka ka muuqda badanaa!!
Allah ha u gar gaaaro!! ❤❤❤
Mashaalah wadaad kaas Allaha barakeeyo wlhi xaqiiqda ayuu kahadlay ee Somaaliyey wadankiina utashta oo is duubnaada qabyaalada haday wax noo tareyso 40 sano ayaan ku siisocona wax ey ina tar majirta, manta marka walaal xaqiiqda aan u laabano ee wadankeena and badbaad sano,fadlan
Wana Mahadsantihiin dhamaan.
KOXAHA ARGAXISADA AH WAA MORYAAN TUUG AH OO DIINTA ALLE KA BEEN SHEGTA YAA DHAHA SHACABKA BAADA OO HANDADA OO XOLAHADA CUNA OO ILMAHA IYO HOOYADA MASAKINTA AH IYO CARUURTADA BAMBO U DHIGA XAGEE DIINTA KA QORAN TAHAY DHIBKAAS AY UMMADA ISLAAMKA SOMALIYEED KU HAYAAN KOOXDA WAXAY U BADAN TAHAY DAD NOLASHA KA DHACAY
Guleysta ciidamada puntland a gesiyasha ah
War Allah u mahad celiya inaad iska saarteen dad xun lkn aan faanka joojinno oo nimankaas yaan la siin fursad.
Maashaaallaah guuuuul puntland special forces idankaallaah aammiin yaarabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
السلام عليكم
Dhamantiin wan idin salamaya
Guleysta shacabka puntland & ciidanka puntland
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Guul Guul. Ayaa Rabi.
Guul iyo Nasri noo doo deji. Ayaa Rabi.
GUUL GUUL IYO GOBANIMO GEESIYAASHA XAQ UDIRIRKA AH EE PUNTILAND 🌟🌟🌟🌟🌟💯💯💯💯💪💪💪💪💪👍👍👍👍💪💪💪🌟🌟🌟🌟💪💪💪💪
Ninkii dhoof ku yimidbaa geerida dhibeysaa cadowga jabiya wey jabeyen guul iyo gobanimo putland
Culumada rer puntland wa inay tagan furimaha oo cidamada xaqa ushegan oo gubabiyan
Wayo qar cidamada qarkod
Matukadan
Ama qadka ayey cunan ama sigar ayey caban ama mukhadarad kale
Shacabka rer puntland Dacish wa jaben
Guleysta
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
😂😂 WAA GANG 😂😂 SAX ✅
Aamiin yaaRabbi!!🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Ascw.laakaha media allahaku dhowro aduunyo aakhiraba sidaad noogu soo tebiso wararka wadankeena gar ahaan puntiland
DIYAARADAH CIIDANUKU HA SOORIDAAN OO LIDKA DIYAARADAH HA LOO RAKIBO SI DEGDEGA.
Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul budlandii
S. C. W. Taliye. Booliska. Kheyr. Badan. Waana. U. Heegan. Nahay. Bcadawgaas
Guul puntland
Ascw.
Guuleysta Guuleysta Guuleysta
Asc ❤❤❤❤
wa ulil Amre sheikh haka reebin fadlan.
FROM SOMALILAND JARXAJIS WOMAN BUUTLAND GUULEST ALLAH GUUL IDIINSII LIIBXYO AYYAD TIHIIN JEEB JIDHKAYAAD TIXXIN DUCO AYAANU IDIIN SO DIIRAYNA VIVA VIVA VIVA BUUTLAND FROM SOMALILAND 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍏🍏🍏🍏🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😍😍😍😍😍😍
Mahadsaniid gaar xejiis reer abtigay jiira ojooga farom butlaan
Aad iyo Aad LAAKAHA INOO SOFEEYSAN!! Guul Puntland
Aamiin
udidiya somaland awalba ayagay kayimaden
Manshallah guul iyo gobonimo Putland Government ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤
Guul, qofka markuu qadiyad ku dagaalamayo, cidna kama sareyso kamana guuleysato.
Ani fikirkayagah waxn aminsah diyaradah kuwaregayo ina lasika ilaiyo wayo waxy qadayan sawir ciidanka lagu ogado meshay jogan ani sidasan qabah
Qofka dhintay wa iga nasib badanyahay wa maxay hadii Allah kunoleyay o adna adagalamayso mad alx dhahdid wall
Allah haysku salado masiboyinka
Guul iyo gobanimo
DOWLADA MASER BAA HUBEENEEYSO ARGIGIXISADA .
Adiga malagu tijabiyey
Waayo qof la aamini karaaba
Maanta garan mayno
🔥🖤🇺🇿💯👀💪🏽
WLAAKAHA MEDIA LONDON BAAN KU NOLAHAAY IINAN BAAN AAHAAY DOCTORADA OON WELLI GURSAN SOMALILAND BAN AHAAY HALF HOOYADEEY IYO AAYEEYDEY HOOYO WAA OOSMAN MOHAMOUD DIIR ROOBLEY AYEEYDAAY WAA OMAR MOHAMOUD REE KAALAAF CABDILAAHI YUUSUF BEY EYDO UU AHAAYD NIN BAAN KAA RAABA GEESIYAASHA ASKAARTA BUUT LAND INSHALLAH GUULESTA❤❤❤❤❤❤❤⭐️❤⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒😍😍😍😍😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧
Reer bunata land isada ugu deg degasan iguna macaqulasan ina loo hiragaliyo Cisabatal kuwalati leh waadana awoodina
Guulaysta geesiyaashadadow wiilashadada geesiyaash ah dhimashay ucararayaan ilaah baaqoray inaa noolaataan cadowgiin hajabo