QAMAR SUUGAANI | ASHQARAARAY ARAGAAGA | HEES CUSUB 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • #Richal #Sultan
    Ereyada Heesta :
    *Ashqaaray Aragaaga
    U I Jiitay Indhahaagu
    Amakaagay Ixtiraamka
    Wuu I Tebay Ereygaagu
    *Maad Il Duufin
    Maad Irdhaynin
    Axdigeena Mad Ilawin
    *Balanteena Aad
    Adkaysay Ku
    Amaanid Oofinteeda
    *Dhul Ugbaad Leh
    Rays Udgoon Leh
    Ubax Meel Leh
    Ashqaraar Leh
    *Isha Gobka Aynu
    Aadno Aynu Aayar
    Istareexno
    *Aynu Aayar
    Istareexno
    Please Don't forget to Subscribe Buttom

КОМЕНТАРІ • 19