Masha allaah dhaman bahda somteachonline iyo ustad tabuuk alle ha din xafido. Waxan jeclaan leheyn in aad noogu soo xijisaan mas'alooyunka iyo sida lagu soo saaro da'da
Waxaan jeclaan lahaa in videos ka waxbarashada ah ay dad badani daawadaan, halka dadkeenu ciyaal eber ah ay wakhtiga ku luminayaan inay daawadaan oo aanay waxba ka faaidayn
Asc Ustaad, Waa mahad santahay sida quruxda badan aad usharaxday. Ustaad waxaan jeclahay inaan kula wadaago LCM inta badan waxaa loo isticmalaa in lagu raadsho siloo helo jajab hoseyihiissu kala duwan yihiin ( Si kale hadan dhaho waa qeyb kala duwan oo la'isku daraayo ). Balse waxaan rabay inaan kuu sheego in looga maarmo in loo raadsho LCM hooseyaha isku dhufo waa caadi. Micnaha muhiim ma'ahan in laraadsho dhufsane yare oo sabab too ah Isir weyne xitaa waa caadi )
Mashallah ustaad Mursal waayo arag ay aan muda badan is arag. Allaha ku barakeeyo ustaad.
Maan sha. Allaah mclin. Alle hakusharfo
Allaha kubarakeeyo ustaad runtii waxaa tahay bare sare oo cajiiba jazaakallahu kheyran
Waxaan usoo galay si aan canugeyga oo 4raad ah ugu celiyo casharka markaan ayaan is iri bal dib uxasuusin usamee maskaxdaada ileen dugsi hoose waa horaan qaatee waaba icajab galiyay inaan macalinkeygii fasalkii hor fadhiyo cml ayaan ugu maqsuuday jazaakallhu kheyran ustaad
Masshalah macallin halkeedi ayaa fadhiisaisay isiradi
Masha Allah.wlhi sidaa ustaaadki u dhigayo ayaan ardaydayda ugu dhigay.
Waan is waa faqnay
Habka fahansiiska.
Note:markaan ardaydayda u dhigayeyey channelkan maan aqoon.
Mansha allah
Waa legend ustaadkani ee please complete intermediate course haddii aan heli karo ha la iisoo sheego.
Tusaaleyaasha soo badi
Boqoleydina video kale kaso diyaari macalin
Maan shaaa allah
Mashaalaah walaal
Masha allaah dhaman bahda somteachonline iyo ustad tabuuk alle ha din xafido.
Waxan jeclaan leheyn in aad noogu soo xijisaan mas'alooyunka iyo sida lagu soo saaro da'da
Inshaa Allah Diyaar
Masha Allah macalin
Ustad mursal galkacyo kaa soo salamayaa
Mahadsanid
ustaad mahadsanid ee hal line ma is ticmaali karaa saan u raadiyo h.c.f mahadsanid good answer
Mansh alla maca lin soomadi
Waxaan jeclaan lahaa in videos ka waxbarashada ah ay dad badani daawadaan, halka dadkeenu ciyaal eber ah ay wakhtiga ku luminayaan inay daawadaan oo aanay waxba ka faaidayn
Ustasd Allah ha ku geeyo Janna Tull fardawso aamiin ustaad adoo mahad san masoo dhigi kartaa Allah ajar ha kaa siiyo
Mansha alaah❤❤❤❤
Macalin isiro mutaxan kuceli plz
Xisab fasalka 5 dh y w 6 15
Macalin mursal noolow nin qaali
M.a llah teather thanks
M.a
dhibci ustaau
Macalin squances & number petternes plz wax waa kaa fahmaa ee class 5 plz
❤❤❤
mahadsanid ustaad
Taranta labatiro soogalin macalun
Barakallah
Mahadsanid macalin
masha alaah jasakalah kheyr aniga waxban ka fahmay
M.a ustaad allaha ku barakeeeyo
Maasha Allaah. Ustaad.
Masalooyinka algèbre
Ururada
Iyo trigonométrie
Ok waa isku dayeynaa nshaa allah
Hi
Why 1 is not prime number
Sax waye macalin 😮😊
Asc Ustaad, Waa mahad santahay sida quruxda badan aad usharaxday. Ustaad waxaan jeclahay inaan kula wadaago LCM inta badan waxaa loo isticmalaa in lagu raadsho siloo helo jajab hoseyihiissu kala duwan yihiin ( Si kale hadan dhaho waa qeyb kala duwan oo la'isku daraayo ). Balse waxaan rabay inaan kuu sheego in looga maarmo in loo raadsho LCM hooseyaha isku dhufo waa caadi. Micnaha muhiim ma'ahan in laraadsho dhufsane yare oo sabab too ah Isir weyne xitaa waa caadi )
Leyskuma dhufan Karo dariiqaas raac wax caadi ladhaho majiraan
Tusaale haddii aad rabto LCMka 4 iyo 6 waa 12.
Haddaan isku dhufdo waa 24.
Note:waxa laysku dhufankaraa uun markay labada tiro yihiin :
1) laba tiro mutaxan (Two prime numbers )
2)Tiro mutaxan iyo tiro kale (Prime number and another number) .
Markaa sharciga raac waxaasi waa qalade
Taranta labotiro sogali
masha allah waa macalin wax laga fahmi karo
😂😂😂❤❤❤
I www
Mahad sanid
Aad iyo aad wax barta aan barwaaqo gaadhnee.
Waa laas Academy
ua-cam.com/video/mYKMEuQ-uug/v-deo.html oo ku leh nala saaxiib oo nagu soo biir
Macallin sidii loogu talagalay ayaad noogu faahfaahisay ilaahey baana kaaga dalbaynayna ajir iyo xasanaad badan.
Mahadsanid
𝑢𝑠𝑡𝑎𝑑 𝑖𝑠𝑖𝑟𝑟𝑜 𝑚𝑢𝑡𝑢𝑥𝑎𝑛 𝑠𝑖𝑑𝑎 𝑢𝑔𝑢 𝑓𝑢𝑑𝑢𝑑 𝑒𝑒 𝑙𝑎𝑔𝑢 𝑠ℎ𝑎𝑞𝑒𝑦𝑛 𝑘𝑟𝑜 𝑎𝑚 𝑠𝑖𝑑𝑎 𝑓𝑢𝑑𝑢𝑑 𝑒𝑒 𝑙𝑜 𝑞𝑒𝑦𝑏𝑖𝑛 𝑘𝑟𝑜 𝑡𝑢𝑎𝑠𝑙𝑒 2𝑘𝑢 𝑗𝑖𝑏𝑎𝑟𝑎𝑛 8𝑎𝑦 𝑎𝑠𝑎𝑙𝑘𝑒𝑑𝑢 𝑦ℎ𝑦 512 𝑘𝑢𝑤𝑎 𝑙𝑎𝑚𝑖𝑑𝑎 𝑎𝑦𝑎𝑛 𝑑𝑜𝑛𝑎𝑦𝑎 𝑖𝑛𝑎 𝑔𝑟𝑡𝑜
Mahadsanid macalin
mahadsanid ustaad