MARWAAN YARE WAA BAXAY KULAHAA kkkkkkk

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 тра 2020
  • Name King Ck
    Actor / Comedy /
    UA-camr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 534

  • @Hashimyoga143
    @Hashimyoga143 4 роки тому +117

    Ramadaanka Qeerkisa janada Allah ku geeyo like ii saar

  • @maryamaruun5585
    @maryamaruun5585 4 роки тому +69

    Wax haleysku sheego ma xumee intii la cibaadeysan lahaaa ma waxaan ayaad dadka ku mashquuliseen ILLAAHOW 10 danbe kuwa qeyrkeeda ka faaideysto naga dhig🙏

  • @AhmedAli-hi4np
    @AhmedAli-hi4np 4 роки тому +45

    Walaal illahay dartiis igu saar ( like) adiga oo mahadsan

  • @mohamedkhayre391
    @mohamedkhayre391 4 роки тому +58

    Ck inta Jcl.like ha ii saaran😂✌

  • @ubahmoha1259
    @ubahmoha1259 4 роки тому +3

    First one ck keep going bro

  • @yaxyeogaansho2795
    @yaxyeogaansho2795 4 роки тому +22

    😂😂😂 ck kugu faana
    Wllhi zhp like imad
    SaariN Waligaa ❤

  • @herowhitelion5564
    @herowhitelion5564 4 роки тому +1

    First.......day.......ck

  • @mohaali1116
    @mohaali1116 4 роки тому +6

    King 👑 ck kpe barna mishkii artaan tv 📺 qaraaxo cwa wan laso geynaa hadii an nahy team ck 👍

  • @ahmedshariif1553
    @ahmedshariif1553 4 роки тому +8

    36:04 man said "Isha Dhanaa ka dansan beeeh" Am dead 😂😂😂😂😂😂

  • @omaraqilyare1920
    @omaraqilyare1920 4 роки тому +4

    Omar krish keep going dear brother I am your real fun from gubta

  • @kamaheshaychannel6102
    @kamaheshaychannel6102 4 роки тому

    Hormar ayan ku rajenaa 2minute waa dakte sxp 1.2k hormar wacan ck

  • @mohaciltre3126
    @mohaciltre3126 4 роки тому

    Keep going ck hor mar ku rajenaa

  • @teamboondheereofficial9873
    @teamboondheereofficial9873 4 роки тому

    Hhhhhhhh waa ku salmy eid mubarak keep going

  • @amuunkhali3148
    @amuunkhali3148 4 роки тому +6

    👑👏👏👏mashallah kalsonidu wa mid an la sameysan wa wax Alle kugu manesto gulleso sxb
    🤴ck🇸🇴😍💥🔥💯👌

  • @maskaxmaal2521
    @maskaxmaal2521 4 роки тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏qosalka igadhamaday mansha Allah waxan is helaay fanankeni qaliga aha iyo agtaar keenii ck ♥️♥️♥️♥️♥️♥️👌

  • @siiseeyboy9726
    @siiseeyboy9726 4 роки тому +9

    inta xalay inestigaraamka kadaawanaysay ismuujiya
    👇👍👍

  • @shoolicade1391
    @shoolicade1391 4 роки тому +2

    Ck eebow was igaaaday mahaaanaaaa 😂😂😂😂😂😂

  • @amranalinur8688
    @amranalinur8688 4 роки тому +1

    Manshallah ciyar an cadhi ahayn kadacday mesha waan iidiinku fana wilashena somaliyeed ilahey ha idiin xafido inshallah

  • @malabeymaanka5118
    @malabeymaanka5118 4 роки тому +1

    Fist comment ck family like

  • @HamzaHaaji
    @HamzaHaaji 4 роки тому +1

    Ck cawa so gal balan naga qade yaaah dumashina Rali gali de suraheda jecelnehe😂😂😂♥️Ck family one love

  • @ibnuwanag7713
    @ibnuwanag7713 4 роки тому

    Hormar wcn wllkei king ck

  • @saedtom3839
    @saedtom3839 4 роки тому

    Walax legend she luck waa gabadha ugu ciyaar fiican Ck family we support legends 🙏🙏🙏🙏🙏 keep going thanks

  • @cayuunicali1544
    @cayuunicali1544 4 роки тому +2

    😅😅😅ciyaarba ka dhcday 😍keep going ck family

  • @anuukeyf6349
    @anuukeyf6349 4 роки тому +1

    Marwan fanan an tagera keep going bro

  • @nastehanafiso1762
    @nastehanafiso1762 4 роки тому

    Ck wall qaliy keep going

  • @abdulahimaxamudxasan8781
    @abdulahimaxamudxasan8781 4 роки тому

    Kkk keep going lpx salaaaman salaaman👌👌👌

  • @ahiraa1438
    @ahiraa1438 4 роки тому

    Intaan dawaday o idil live kan kliya qofki ugu fcna si wcn u ciyaray marwaan keep going boowe ck family love one ❤

  • @samiirvarane9661
    @samiirvarane9661 4 роки тому +2

    Waiting uh ck

  • @dalmarbae9059
    @dalmarbae9059 4 роки тому +6

    Walhi Marwan wa Legend warkisa wu cadyaahy 💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏

  • @alcadalabardherafilimoffic3329
    @alcadalabardherafilimoffic3329 4 роки тому

    Ck hore u soco sxp ♥️♥️♥️♥️♥️♥️👆👆

  • @nasraebraahim6424
    @nasraebraahim6424 4 роки тому

    I'm first view

  • @xafsaabdirahman2243
    @xafsaabdirahman2243 4 роки тому +6

    aarya ck marwan waaka badisay qasab uu kuu rabaa in uu badiyo😂😂

  • @zacktahar7239
    @zacktahar7239 4 роки тому

    ck taageero buxa horo u soco zhpo

  • @isbadalnololeed3122
    @isbadalnololeed3122 4 роки тому +2

    Wlhi ck ninka kaliyee aan taageero qosolkiisa my jag kugu ahay😅👌✌

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 4 роки тому +1

    Qosolka iga dhamaaday Ck reere dhib tahay Game kaan waxkale waaye😂😂😂💚💚💚

  • @rayaanmaxamed8689
    @rayaanmaxamed8689 4 роки тому

    ck adigaa kabadiyay marwaan yare adigana wlax wlax ayaa kugu cabtay my legend bro keep noloshu kuma xumayso

  • @mohasnake6095
    @mohasnake6095 4 роки тому +2

    I am king ck number 1 fan now,before&forever🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋🏻‍♂️

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 4 роки тому

    🤣😂😂🤣🤣🤣 ck nin an ku faano wllkey mcn noloow💖

  • @nimcocadceednajax7877
    @nimcocadceednajax7877 4 роки тому +1

    Wlh dacad u qoslay legend ck 🌹🌷🌹🌷🌹🌷🌷🌹☝️

  • @qamaromarqurxsan5636
    @qamaromarqurxsan5636 4 роки тому

    Ck wll wil yar oo edo u ahay ad buu ku jeclhy ck wa aderkey ee i shid buu ilyahay waba cunug aad uyar sadax jir aha marka anaga dhan ku jecel ❤❤❤❤

  • @mahadpes5057
    @mahadpes5057 4 роки тому +2

    Ck my bro 😅😅✌

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 4 роки тому +14

    CK FAMILY KEEP GOING LIKE SAAR CK ONE LOVE ❤🙏

  • @yariisowchennel130
    @yariisowchennel130 4 роки тому

    M.a caawa ku soo celi ck familly

  • @abdiwaahidsomali6225
    @abdiwaahidsomali6225 4 роки тому

    kkkkkk ar nio Ana hal habeen isoo qabo ck

  • @maxamedyuusuf2710
    @maxamedyuusuf2710 4 роки тому

    Sxb ck waaa lagaaa badshey waaan waaa wadey video Runtii ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇬🇷🇬🇷

  • @samatarlyrics
    @samatarlyrics 4 роки тому +2

    Dabaal Aad Tahay Ku Lahaaaa Cawada #Ck Way galeen 🤣🤣🤣

  • @sagalbashir4451
    @sagalbashir4451 4 роки тому

    Ck nin an tagero hory u soco

  • @xamdaali5996
    @xamdaali5996 4 роки тому

    King ck wan ku wataaaa huno

  • @qaaliqalbisaafi1346
    @qaaliqalbisaafi1346 4 роки тому

    First comment

  • @ikramahmed5569
    @ikramahmed5569 4 роки тому

    hhhhh fankii hore iyo wixii dhacay isma laheen haben walbo qaraxo ku saxuro ahaa hee lajan keep going boqortoyo

  • @nunowzofficial2756
    @nunowzofficial2756 4 роки тому +2

    Manta dan kusugayey ck one love

  • @yusraahmed6785
    @yusraahmed6785 4 роки тому

    Dhaar iyo qosol badanaa ck

  • @____amaaaaa
    @____amaaaaa 4 роки тому +1

    Walahi funny yaa tahay 🤣🤣🤣🤣ck ❤️

  • @khadiiijoabdullahisamatar8291
    @khadiiijoabdullahisamatar8291 4 роки тому

    Sk waan ku tageeraa

  • @lovelysahra4524
    @lovelysahra4524 4 роки тому

    Wlhi ck funny waye almost 20 minute daawanayaaa even I can’t stop laughing 😂

    • @mummyahzab3817
      @mummyahzab3817 4 роки тому

      Abyo subscribe isaar Aniga. Allah dartis

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 роки тому +1

    *Ck Abti horumar wacan kaftankaaga ayaan kugu wadanaa💝💜*

  • @cabdulaahimaxamed7889
    @cabdulaahimaxamed7889 4 роки тому

    Ck zxp walax walax nooga aar

  • @awaaledhiblaaweoffacial9372
    @awaaledhiblaaweoffacial9372 4 роки тому

    ck waalagaa saxan yahay ck 4 uukeenay

  • @hassankaafi8693
    @hassankaafi8693 4 роки тому

    First one pleas like igu sharaf

  • @xamdimuuse3043
    @xamdimuuse3043 4 роки тому +1

    M.a ck wiil aan jeclahy keep going

  • @mustafadan5608
    @mustafadan5608 4 роки тому +2

    Ck walax walax xalay weku gaaday noga soo aar nio 😂😂

  • @mahdifuaad2323
    @mahdifuaad2323 4 роки тому

    Waan idin zalamy ck family Ramadan Mubarak

  • @kirish3443
    @kirish3443 4 роки тому

    Ck cwa live soo gal

  • @sanjuujrbluesboy7668
    @sanjuujrbluesboy7668 4 роки тому +1

    Waxbaa ka dhacay Keep Going KING Ck My boy 👑❤🙏

  • @abdihakiinyare9362
    @abdihakiinyare9362 4 роки тому +6

    Marwaan tuuug waaaye 😂😂

  • @mohaciltre3126
    @mohaciltre3126 4 роки тому

    Es adkey yrta ck yow ku jafin

  • @awekeshiferaw2442
    @awekeshiferaw2442 4 роки тому

    Nasoo daahin wllhi ck

  • @cusmandantey4939
    @cusmandantey4939 4 роки тому

    Ck aad baan kutaageraa waan rajeynayaa inaan mar un live kuu arki doono

  • @user-bp6vk1nh8u
    @user-bp6vk1nh8u 4 роки тому

    Kkkkkkk wllhi.marwan.ayan.ku.qoslaya😂😂😂😂😂

  • @missflower2272
    @missflower2272 4 роки тому

    Wll ck caawa qaraaxo meel macaan uu maraa gabadh kab sidata ku casuuman kow dheh reactionka haygala daahin plz wan ku sugayna alle haku sharfo 💐💞

  • @awaaledhiblaaweoffacial9372
    @awaaledhiblaaweoffacial9372 4 роки тому

    ck sxp marwaan wuukuhelay

  • @sagalsimansalaad9870
    @sagalsimansalaad9870 4 роки тому +8

    CK abowe madaxaaga Allaha raajiyo waad biga qoslisa waad ila shaaqeysa waayo hoowsha guriga dhan wad i wehlisa ❤️❤️❤️🇸🇴💯❤️

  • @crisaaqabshirabshir6242
    @crisaaqabshirabshir6242 4 роки тому

    Oda xaayow waan aarseenaa bro waaku taaageeraaa ck
    NEVER GIVE UP

  • @Tiktok_Somalia
    @Tiktok_Somalia 4 роки тому

    ck inuu gabdhaha ka adag yahy inta ila aragtay like isara

  • @kamaheshaychannel6102
    @kamaheshaychannel6102 4 роки тому

    Ck tageraha ayan ahay Mar walba aan ku dawado waan iska qoslaa pin igu qabo 😅👆

  • @cawocumar7037
    @cawocumar7037 4 роки тому

    King ck keep going daqiiq iyo. Ukun. Walee cajiib kkkkk

  • @lukadanse8918
    @lukadanse8918 4 роки тому +1

    Views raadis aatahay play stiotion aailaa li jirtay waxma baranin subscribe keena hormar kugaartay keep going

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 4 роки тому +4

    Walax walax 🤣🤣🤣🤣

  • @paulhyot2928
    @paulhyot2928 4 роки тому +1

    Ck ninka ugu caasan you tupe

  • @asmiitamohan4901
    @asmiitamohan4901 4 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 abowe ck markii marwaan 2 ugun soo qaatay waab naxdee 🤣🤣🤣

  • @fatimaabdiqadir3213
    @fatimaabdiqadir3213 4 роки тому +1

    mr CK horeusoco walaal qaaliya
    lkin leveka waqtikale noogadhig waqtigaa wanhurudnaaye biliz biliz biliz masookici karnoe hadaannahay reer soomaaliya horeusoco boowe wankujecelnahay❤❤❤❤💔💔💗💞💞💞💗💗

  • @sagalali5983
    @sagalali5983 4 роки тому +1

    labo ukun ķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk king ck💞

  • @FaatixMedia
    @FaatixMedia 4 роки тому +1

    M.a iga jaf naag taa pro

  • @farhanneyma0098
    @farhanneyma0098 4 роки тому

    King Ck waax dhama lawa❤️🤩

  • @razaanoffical8898
    @razaanoffical8898 4 роки тому

    Ck live ka inte ka soo kashaa plz ii sheeka

  • @noordinhuncho
    @noordinhuncho 4 роки тому +1

    Team Nairobi afuur wngz

  • @nasraahmed1216
    @nasraahmed1216 4 роки тому

    Ck manta ana uku sohoreyo Love dhac ikusiii😍

  • @fardawsomiira4190
    @fardawsomiira4190 4 роки тому

    I liked ck wxan rabaa ciyartan live keda waa xagee

  • @abdisalammohamed2663
    @abdisalammohamed2663 4 роки тому

    Nooga Aar qofta nio Ck legendg

  • @sadiyogarad4571
    @sadiyogarad4571 4 роки тому

    ayantan ck live ee kaga shidan thy horay usoco

  • @saacidyare341
    @saacidyare341 4 роки тому

    Qofkii ugu horeyay ee dawaday

  • @liibanoffcial1209
    @liibanoffcial1209 4 роки тому +4

    ODAY XAAYOW....SHOW TIG WEYE.....😂😂😂

  • @samiirosearchchannel2387
    @samiirosearchchannel2387 4 роки тому

    Ck hhhhhhhhh boqorka qaraxada

  • @shukulatiinabbe5413
    @shukulatiinabbe5413 4 роки тому

    Ck qosol miiran tahay wlh🤣🤣🤣

  • @asmoaxmed9225
    @asmoaxmed9225 4 роки тому +2

    ala abti marawaan alaah haikadhafo abti mcn nikaan ck ladhahayo habendabo kadhik sidii walax walax kadhikti abti mcn

  • @deeqaqurux3177
    @deeqaqurux3177 4 роки тому

    Hahahaha wlhi xalay ck waa laga badshay sorry ck family 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nafisaosman5575
    @nafisaosman5575 4 роки тому

    Masha allaah jak ayaa niigu ahay❤

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 4 роки тому

    Team Dirisle abdi ayan nhy

  • @somalirealityent1051
    @somalirealityent1051 4 роки тому +2

    Team ck sida an unahni wlax wlax videogedaa ayan sugeyna 😂😂😂

  • @rahmahina8851
    @rahmahina8851 4 роки тому +1

    Walhi xly live kan ima dhaafin wn dawanaye ck😂😂😂😂