"Ceelaan ku dhacee, ku cariisamayee Seen ku ceeman karaayee"❣️🥰💯 Heesaha xamariga waxay leeyihiin tayo xitaa hadii 1 qarni ka hor la qaaday wali ay dadka ku xiiseyni karaan waana naadir in noocyada kale ee heesaha soomaalida tayo noocaas ah laga helo💯
cajaai'b ilaahay aduun iyo aakhiraba ha ku xafido fanaanad hufan luul jaylaani
"Ceelaan ku dhacee, ku cariisamayee
Seen ku ceeman karaayee"❣️🥰💯
Heesaha xamariga waxay leeyihiin tayo xitaa hadii 1 qarni ka hor la qaaday wali ay dadka ku xiiseyni karaan waana naadir in noocyada kale ee heesaha soomaalida tayo noocaas ah laga helo💯
Shukran bro
Thanks Maxamed heestan markii iigu horaysay waxaan kudaawada Jeda S A. Imaka waa Nairobi 1995 music waxa tomaya AUN Sheekh Cabdi iyo Ooyaaye.
Waa Runtaada waxa la dhihi jiray ama la oran jiray luul 1995 cajaladaha sidaa ayaa ku maqlay
adeeraddyda ayaa ku qayili jiray
Heeseheda anoo yar 1999 kii aduun waa iska noocaan xax aduunyoy
Sxb keyboard 🎹 on Ahmad Salah intaas bad ilowday
@@Contraband-7 Maya saaxiib Iikar cade Yemen ayuu joogay dib ayaan u dhagaysani magaca way sheegaysaa Luul Keyboard player ka.
@@Contraband-7 Iikar, Sheekh Cabdi iyo Xasan Shariif waa album Killer iyo Luul
@@alijama103 Haa sxb Ikar waku oga Yemen wakhtigas laakin AUN Sheikh Abdi iyo Oyaye Kenya aye Ahmad Salah wada jogen
Cabsi waa cuduree sideen kuceemakaraayee❤ Allah ya ezak luul🙏
Haa Sxb Salah Kasim Naji wiilkisa waye
❤❤❤❤❤
Ma dhimatay mise wey nooshahay
Wey nooshahay wll
Allah ya ezak luulla
Mama.luul.jeylani.cali.bilala❤❤❤🎉🎉🎉
نجمة الصومال بنادري لول جيلاني الله يحفظها من كل شر يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال
Yaa Salaam
Mashaa allah maama luula
Luula Maama❤
🥰🥰🥰
😢😢😢😢😢😢