Madaxweynuhu dhaanto iyo Ciyaar lagama eegayn ee Maxaabistii Laascaanood ku Xidhan inuu….” Siy

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 17

  • @Saifiyacumer
    @Saifiyacumer 2 місяці тому

    Guul wadoow siyaad aabihii garashada😂😂😂😂arday iyo macalin

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 місяці тому

    Si fiican ayuu hadalka u dhigay.

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 2 місяці тому

    WAA WAAYO ARAG ODAAYGANI COLAAD MEEL MUUSE KU GAADHIMAAYO UMADNA ILLAAHAY KU BEERAY DHULKOODA CIIDI XOOG KUMA KHASBI KARTO WANAAGAA DADKA DEEQA

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 місяці тому

    Muuse Biixi, Faysal Cali Waraabe Iyo Cirro oo Somalia u sharraxan oo ay maal galinaysaa tartamaya siduu sheegay RW Somalia. Hadalba GAM

  • @Saifiyacumer
    @Saifiyacumer 2 місяці тому

    Kuwii u tumaayayna ka waran😂😂😂😂

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug 2 місяці тому

    Haa, Hadii Muuse codadka boobo oo yidhaahdo waan soo noqday cid wada joogaysaa ma jirto.

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug 2 місяці тому

    Kkkk. Cid kasta oo caqli lehi way garanaysaa MUUSE.
    Si kasta oo tahay isagay saaran tahay Masuuliyada dadkii halkaa ku dhintay, dhaawacmay iyo kuwa xidhanba.

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 2 місяці тому

    Hadli MUUSE Soo noqdo wax maamul iyo kala danbeyn oo jiraysaa ma jirto

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 2 місяці тому

    Wadani has lost its credibility all former criminals are joining the party their won't be accountability ,useless lost course

  • @IbraahimFaarax-w7u
    @IbraahimFaarax-w7u 2 місяці тому

    Waaryaa ninkaw waxba ha xiiqin wadani wallaahi cidi dooran mayso waxba ciidamada ha ku meeraysan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 місяці тому

    Sidee muuse biixi maxaabiis u sii deyn karaa reer Laascaanod lama tuso muuso maca caruurta Laascaanod ku dhalata looma bixiyo magaca muuse, Dhulbahante iyo ina biixi waligood laisma tusi karo

  • @IbraahimFaarax-w7u
    @IbraahimFaarax-w7u 2 місяці тому

    Tuugtii waddani reer soomaali land way ogaadeen doorashana waxba ku helimaysaan

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 місяці тому

    Maxaabiista huwanta Wadani ayaa saaxiibadii u basaasay oo dhibta keenay yaa kalb.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Dhadiga isaaq ina biixi taani baasto kabeeb jabiay cidankaa

  • @IbraahimFaarax-w7u
    @IbraahimFaarax-w7u 2 місяці тому

    Waaryaa beedey baad tahay beenta jooji