Waxaan Booqday Beeraha Timirta , Waligaa magashay beer timir ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2022

КОМЕНТАРІ • 145

  • @baraarujin
    @baraarujin Рік тому +26

    Suuratu "Ibraahiim" ayay ku jirtaa "aayada" sheekh cumar, ee maaha "RACDI". mahadsanid ustad.

  • @ASAD-988
    @ASAD-988 Рік тому +7

    Ilaahay dartii ayaan kuu jeclahay meelkastoo aan magacaaga iyo codkaaga ku arko waan raacayaa brother

  • @waryaatv229
    @waryaatv229 Рік тому +21

    Saaxib waxaa kasoo hadashaa saldanadii almahra ee yemen iyo aaagaas ka talin jirtay waayo waxaan maqlay waqtigii axmed gureey xitaa way la jireen dagaalka xabashida way kala qayb qaateen somalidane waxay iska kaashadeen ladagaalankii burtaqiiska Saaxib taariikhda dawladaas iyo dadkeeda nooga soo waran waad na mahadsantahy saaxib

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Рік тому +5

    Adeer meel wanaagsan ayaad ka joogtaa aduunka ducayso brother Qatar 🇶🇦 Switzerland 🇨🇭 oo ah dhul Allah Lagu caasiyo aan ku noolahay Allah hana aamano galiyo

  • @Naamir03
    @Naamir03 Рік тому +11

    Wll omer inshar, Big Flim-Maker🎥

  • @ramadanhassanhaji8256
    @ramadanhassanhaji8256 Рік тому +4

    Walaal omar alle haku xafido
    Waxan marqaati ka ahay in aad isiisay talada walaal iga weyn iisiin lahaa anigo kuso kobi karin hadal kooban mahad celintaada alle misaanka aakhiro hakusaaro
    🤍🙏

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 Рік тому +4

    Masha allah wlhi indhaha iyo qalbiguba weyku dagayaan videogan waanka heley waanan rajeynayaa inan booqan doono beeraha timirta insha allah

  • @Gory-ali
    @Gory-ali Рік тому +2

    Maasha allaah. Maamo allaha Una,ariistee. Oo waalid iigu. Aadaneeyd. Ayaa. Waxay. Igu. Tiri. Waxaa meherkagii. LA iga. Siiyay. 10. Geed. Oo timira. Maasha allaah. Ilaa. Hada. Beertaas. Wey

  • @adiirfarhanharoole489
    @adiirfarhanharoole489 Рік тому

    Ustaad mahadsanid

  • @ABDIFITAHAHMED20
    @ABDIFITAHAHMED20 Рік тому +5

    Golden voice 👌🔥

  • @97plus33
    @97plus33 Рік тому

    Waligey geed timir ah uu baxay ma'arkin aad baan ugu farxay inaan arko hadda shukran wll omar

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 Рік тому +1

    Masha Allah wlh waligee ma arkin geet timireed thanks 😊

  • @B.11ss
    @B.11ss Рік тому +8

    M.a Golden voice ❤🤴

  • @Adde12
    @Adde12 Рік тому

    Cumar walalkay waxa jirta degaan aad u balaran oo wadankena ku taala oo ay ka baxdo timir, ( raas casayr ) waxa ka baxda timir aad u badan xiliga kuleylka, internetka wa ka baari kartaa masha alah

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Рік тому +10

    Habka aad Wax U duubayso Ayaaba Cajiib Ah Cumaroow Runtii Documentiriyada Al-Jazira Iyo warbaahinada La Mida Waxba Oma Ogid❤️✌️👏

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 Рік тому

    Masha Allah

  • @farahinaururabdullahi5175
    @farahinaururabdullahi5175 Рік тому

    Masha allah illhy haku xafido wll cumar

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 Рік тому

    Masha Allah ❤️keep going wll Omar inshaar

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 Рік тому +2

    Maashaaa Allah. Dhulkeeena Somalia 🇸🇴 yaaa ku beeertaaa.
    Sidda Jubaland Iyo Koonfur Galbeeeyd

    • @Adde12
      @Adde12 Рік тому

      Dhulkeena way ku taalaa walal. Waliba timir aad u badan , lkn waxay ka baxda dhul cimilo ahaan kulul , waxay ka baxdaa gobolka bari , gar ahaan. ( baargaal, bareeda, caluula, sayn yar, sayn wayn, tooxin, xaabo, geesaley, murcanyo iwm

    • @burhanyare-fg1ic
      @burhanyare-fg1ic 11 місяців тому

      Sxb waxaa joogaa galkacyo maka beeran karaa iyada😢😢

  • @Gory-ali
    @Gory-ali Рік тому

    Maasha allaah allaha. Ubarakeeyo

  • @baastoow90
    @baastoow90 Рік тому +1

    Masha Allah 😊

  • @MHD0.0
    @MHD0.0 Рік тому +1

    M.a ustaad

  • @maryamomar2309
    @maryamomar2309 Рік тому

    MAASHAA ALLAAH CALEEK YAA CUMAR TAXIYAT LI SHACB 🇶🇦

  • @abdifatahcollections
    @abdifatahcollections Рік тому +1

    MashaAllah ❤️

  • @ayaanaliayaansusan4469
    @ayaanaliayaansusan4469 Рік тому

    Maasha allaah sxb vlogs-ka noo soo badi

  • @rahhmamohhamed9027
    @rahhmamohhamed9027 Рік тому +2

    Wcs maalin lamida ustaad

  • @abdirahmaanidirismaxmed7757

    Omer mn
    sha.allah

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 Рік тому

    Maashaa Allah

  • @fadumoomar7150
    @fadumoomar7150 Рік тому

    Maashalaa tabaraka laahi. Bismilaahi

  • @xiiscumar2145
    @xiiscumar2145 Рік тому

    Masha allah ❤❤❤

  • @Gorgor.
    @Gorgor. Рік тому

    Video aad u qurux badan waaye wll m.a codka shimbiraha ayaan wax la siisto jirin

  • @sacdiyoahmed2151
    @sacdiyoahmed2151 Рік тому +1

    Asc maamo cumar waan ku salaamey, timirtaas aad ayaan u jecaley dardeed ayaan u imaanayaa Qadar

  • @user-saki
    @user-saki Рік тому +2

    Mashallah wllhi waa video lagu degayo🥱

  • @cadekacade9909
    @cadekacade9909 Рік тому

    Masha Allah quruxbadnaa

  • @ash-cw1wz
    @ash-cw1wz Рік тому

    Masha allah video jawi dagan

  • @caynashe.8886
    @caynashe.8886 Рік тому +5

    Timirtu waxay kamid tahay wax yaabaha saacida islaamka xiliyada ay jihaadka ku jiraan iyo abaaraha waayo waxay ka helaan awood dheeri ah

  • @nimcomohammed628
    @nimcomohammed628 Рік тому

    mashallaaah kalay iska arag weeye wll alle hku xfido

  • @adanbare2582
    @adanbare2582 Рік тому

    ASC sh Omar sual gedaha timirta obec malahela

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 Рік тому

    Illahay ha u siyaadiyo

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 Рік тому

    Masha allaah qurux

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 Рік тому

    Wallahi anigu timirta waan jeclahay waana marakeysantahay Maanshallah

  • @yuunismaxed9172
    @yuunismaxed9172 Рік тому +1

    cumar

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 Рік тому

    masha..allaah

  • @maryamyasin799
    @maryamyasin799 Рік тому

    Mashaa Allaah

  • @Gory-ali
    @Gory-ali Рік тому

    Sucuudigaan. Daganahay. Illa nabadii. Timirta guri. Aan laga. Cumin subax. Walba majiraan. Masha allaah. Waan jeclay meelahaas. In a an. Dago

  • @samiiradam4447
    @samiiradam4447 Рік тому

    Qaab duubistaadu another level

  • @Jamaalmw22
    @Jamaalmw22 Рік тому +1

    cumar inshaar walaalow aan kuu imaado si aan sawir kuula galo farxad ii ahaan leheed inaan kula kulmo wlh 😥😥😥

  • @hayaatabdi3138
    @hayaatabdi3138 Рік тому +1

    my favourite waaye iyada iyo sibiibka

    • @qadaasbinabdalla739
      @qadaasbinabdalla739 Рік тому

      Ayada iyo canabka iska dheh waayo sabiibka waa canab la qalajiyay un!

  • @_GlobalNomad
    @_GlobalNomad Рік тому +1

    mashallah

  • @abdikhaliqyahye1729
    @abdikhaliqyahye1729 Рік тому

    Wcs wrhma wll omar

  • @mohamadmakaraan237
    @mohamadmakaraan237 Рік тому

    Suuratu ibraahiim waay

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 Рік тому

    Ma mahsanid ☺️

  • @garashomediaproductions5503
    @garashomediaproductions5503 Рік тому +1

    Cumar isharow wll afsomaliga waxa lagu yidhaahda timirtu markay diyaarka tahay waay bislaatay maaha way karsantahay sidaasan anigu aqaaana

  • @muslimmideeye9820
    @muslimmideeye9820 Рік тому

    Malaha akhii 5:11 waa suuratu Ibraahim a

  • @hassanyare2706
    @hassanyare2706 Рік тому

    Mash allh dhul mislim ayaad Ku no shahy alxamdulhi Dheh anga dhul ilahy lugu caafiyo germalka ma'sh alh nolal maadi ah Shaqo Guri bes ah wax walbo maadi lugu qiimenaayo

  • @sahankacaalamka2727
    @sahankacaalamka2727 Рік тому

    Wll omar wligaa sidaan ahaaw qof ilahy xikmad siiyay ayaa tahy ilhay ha kuu siyaadiyo

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 Рік тому +1

    Aar sxb muuqaalada noocan ah noo badi meeshu qurux badanaa

  • @ZoobeEnglish
    @ZoobeEnglish Рік тому

    Somalia 10 Beey Ahaan Jirtay Lakin Hada 14 noqotay❤️❤️❤️

  • @user-gk6ne5jf2v
    @user-gk6ne5jf2v Рік тому

    ماشاءالله لماذا ما تزرع في الصومال

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 Рік тому

      Somalidu qaarmaha adigu beer si jiilka dambe kaga dhaxlo wayo Somalidu way isku dayata

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Рік тому

    Waa timirta ugu macaan timirtaasi

  • @raxmonuuriimaan1890
    @raxmonuuriimaan1890 Рік тому +1

    TIMIRTU__________________WAA HANTI?

  • @khadarxasan6799
    @khadarxasan6799 Рік тому

    Barnaamij qiimo badan

  • @KM-jc5hl
    @KM-jc5hl Рік тому

    Walalo how long does it take to harvest

  • @rowdadahir7062
    @rowdadahir7062 Рік тому

    m.a

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 Рік тому

    Way jirtaa bro meel inta ka quruxbadan dalka walagu gu so dhoweyna masul

  • @hafsahabiib9555
    @hafsahabiib9555 Рік тому +5

    Beerta haday socon lahed wan so kaxaysan laha🤣🤣🤣🤣 timirt jacayl igatahay tuug nimo igama aha🤣🤣
    Waxay kamid mac macaanka marka wax la.aqrisnayo kufican in lacuno ❤❤ malahan fat

    • @tafatiraha5632
      @tafatiraha5632 Рік тому

      Eeey hah😍🥰🥰

    • @ZoobeEnglish
      @ZoobeEnglish Рік тому

      Hada Tan Caadi Loo Qaadan Karaa Waa Free

    • @hafsahabiib9555
      @hafsahabiib9555 Рік тому

      Orodo so qado adi marka hore kadib wax igasogarsii🤣🤣

    • @AMO00165
      @AMO00165 Рік тому

      Wlhy afkayga ayaad kalle soo baxday erygaas timir jacayl waxan ka baqaaa inan carabaha u tajriibo

  • @Liban-farah2023
    @Liban-farah2023 Рік тому

    Yacni yacni yacni....yacni iska dhaaf yacnida badan muqaalagu bahdilaaa

  • @axmedclaahibocoreeybocoree3780

    Asc supranational ibraahiim waaye arcade mahan

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 Рік тому +1

    Walal timir aan beeranno dhulkena way ku baxaysaa

  • @amaarakorhaan9922
    @amaarakorhaan9922 Рік тому

    🤴🙋‍♀️❤

  • @abdiwasacibraahim740
    @abdiwasacibraahim740 Рік тому

    SALIGA NABIGA BADIYA SCW SCW SCW SCW SCW❤

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 Рік тому +1

    Loor timir ah isodhib ustad😁

  • @MooDeik
    @MooDeik Рік тому

    𝘁𝗶𝗺𝗶𝗿𝘁𝗮 𝗰𝗮𝗷𝘄𝗮 ❤

  • @saydcumar8131
    @saydcumar8131 Рік тому

    First comment

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 Рік тому

    Wcs

  • @cabdiqanimaxamedxuseen5205
    @cabdiqanimaxamedxuseen5205 Рік тому +2

    ere bixin karsamid miraha looma isticmaalo somaliga inta aan ka,aqaan lakiin bislaad ayaa loo isticmaalaa iyo ceeriin ama qeeriin

  • @nastexomaxamed9363
    @nastexomaxamed9363 Рік тому

    Asc

  • @mosalah8668
    @mosalah8668 Рік тому

    I hope you will respond.

  • @user-lt8iz7gv4j
    @user-lt8iz7gv4j 11 днів тому

    Muuqaaladiisa aadban udaawadaa lkn muuqaalkan waxaan arkay halsano kadib sabab???

  • @Deeqow
    @Deeqow Рік тому

    🥺🥺Ustaad ilaa Gorme sidan inooga dhumaneysa waligeey kumaan arag wlhi

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 Рік тому +2

    ileeen sidaas ayey u baxdaa bahashu. Ma gal bay ku dahaadhantahay?

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 Рік тому +2

    Gobolka nugaal waxaa ku taalah beer timirta soo saarta

  • @jigjigavision1
    @jigjigavision1 Рік тому

    Cumar insharow timirtu meeqa Sano hadii la abuuro ayey ku baxdaa????

  • @hassanyare2706
    @hassanyare2706 Рік тому

    Lugu caasiyo kawadaa allh nugu amaan sado dhulka gaaalada ah

  • @abdirazackkhalief1343
    @abdirazackkhalief1343 Рік тому

    49.9k subscribers

  • @najahchannelnc2570
    @najahchannelnc2570 Рік тому

    Qadar wan jacalhy sidee lagu tagi karaa inan dago ayaan rabaa oo ku nolado

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 Рік тому

    Cumarow sxb timirta lagu dulsuconaya
    Somaliya waa ka qaali aad baana looga isticmaala

  • @JiilFilms
    @JiilFilms Рік тому

    Asc walaal cumarow ogaansho iyo kan adiga miyaa iska leh jwb

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 Рік тому

    Noso aruuri walal. Halkan gaaja aya kajirta

  • @mahamudolaad7821
    @mahamudolaad7821 Рік тому

    Mahadsanid walaal aad ayaan uga helay sidaad wax u wadid ilaa shmbiraha codkoodii mahad sanid

  • @kamalaadanyusuf2991
    @kamalaadanyusuf2991 Рік тому +1

    Tunissa Ayaan ku arkaaye iyo Marocco Maran joogaen saytunka oil waadankena waay ka baxaaysa Somali xeebaha waqoyii ilaa bariga Somali

  • @cahifomar945
    @cahifomar945 Рік тому +2

    Janalak kle wax sooogali

  • @anasmohomed6471
    @anasmohomed6471 Рік тому +3

    M.a Aniga hada waa ee ii baxday timirta walina waxba ee ma dhalin Insha-Allaah waan is ka su gayaa

  • @Abdirahman331
    @Abdirahman331 Рік тому +1

    M.a araga u ronaaa

  • @user-lb3ks9xd4n
    @user-lb3ks9xd4n Рік тому

    Janalkaan ma cusubyhy

  • @cabdiqanimaxamedxuseen5205
    @cabdiqanimaxamedxuseen5205 Рік тому +1

    ألم تر كيف ضرب الله مثلا كلمةطيبة كشجرة من سورة إبراهيم وليس من سورة الرعد walal ujeedkaygu waa waxsaxid

    • @Xaaji1
      @Xaaji1 Рік тому +1

      Subxanallah
      ومثل كلمة خبيثة كشجرة ......الخ
      Aayadda mowduuca lagu soo qaatay waa
      ألم تر كيف ضرب الله مثلا كلمة طيبة كشجرة طيبة أصلها ثابت وفرعها في السماء.

  • @barreyare7284
    @barreyare7284 Рік тому

    Xagee ku taala beertani wll wali ma arag mid bisil

  • @mosalah8668
    @mosalah8668 Рік тому

    Oo dalka yaga malaga abuuri karaa walaal

  • @Gory-ali
    @Gory-ali Рік тому

    Wey u beer an tahay ooreerkay katagtaa haysta. Wadankeena barwaaqo aan dhamaan allaha nasiiyo h

  • @user-od6px3cl1y
    @user-od6px3cl1y Рік тому

    عنقود lahynine maad xidmo iska tirAahdid af kAagA HOOYO SI FIICAN U BARO WLL