GABAR WAXBA MA NOQON KARTO HALKAAN HA IIGA HARTO .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 38

  • @SulekhaXaaji-jn3gl
    @SulekhaXaaji-jn3gl 5 годин тому

    Mansha allah wax badan ayaan ka fa idnay ilahay ha ku barakeyo

  • @SaharaMohamed-zd2qo
    @SaharaMohamed-zd2qo 17 годин тому +2

    Diragilin bathan ayan kafaithay abayo ilaha kuhifdiyo manta wahan taganahay her an kuhamin jiray inan noqdo ganacsato anigo hadana shaqeyo ugu horeyn gurigi an wah gilin laha mantan helay alhamdulilah wahan donaya bisha cusub inan bilabo isoduceya walaalyal inu wah barakeysan ilaha igadigo inshallah ducadinana ilaha Kun fayakun Idaho inshallah mhdsanithin ❤❤❤

  • @i.L.O.V.e-z8z
    @i.L.O.V.e-z8z Годину тому

    Baayo inan wax kaa faaido mooyane kuguma qasaarin xaqiiq ❤🎉

  • @SalmaAbdiAxmed
    @SalmaAbdiAxmed 17 годин тому +2

    Anigo data fcn igujirin ya markan arke video inant sodigte Yan kaahani waye wlh xamdow dhiri galiso 2025 goaanka aan qaate adiga kadambeye ilahey haila garab galo inan mell kasobaxa rajeyna insh ❤❤🎉🎉🎉

  • @amranMaan-m7k
    @amranMaan-m7k 16 годин тому +1

    Mahaa waxaan qoraal ku soo koobi karo waaxn kaa faaiday abaalkagaga ilhy Jano hak yeelo hbo marawaxooooy ❤❤

  • @sgyuytew
    @sgyuytew 6 годин тому +1

    اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين

  • @EsmahanIsmail
    @EsmahanIsmail 17 годин тому +4

    Wixii ugu weynaa ee aan channelkaga habaryar ka bartey Kuna liibaney weli aan wado oo kaga mahadcelinayaa waxaa wayee waxan subax subax Yada ka mida dawanayey routinadada kadib waxaan ka maqley inaan tiri markasto aan shaqo hayaba waxaan afka kuhayaa saliga nabiga scw kadib hadalkagii wuxuu kuduxay qaalbigey ga wllhia ilaa mlinta ilaa manta wan wadaa waxan kudareemay xasiloonii mahadsnid habaryar wacnaan laheydaa inaan ku arko wan kujeclahay rabii Haku jecladi❤😢

  • @dhayabila
    @dhayabila 17 годин тому

    Qaali waxa inan kafaido moye wax khasarah kalaman kulmin Alhamdulillah
    I love you hamda karti badan hore u soco qaali

  • @munamuxumed7596
    @munamuxumed7596 5 годин тому

    Waxbadan ka faaiday sida qofku inu dantiisa garto naftiisa jeclaado kantaroolka naftiisa gacanta. Ku hayo naftiisa aamino❤

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 17 годин тому +2

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @fadumojama2521
    @fadumojama2521 17 годин тому

    ما شاء الله تبارك الرحمن mahadsanid xamdi ❤❤❤❤❤❤

  • @aasiyoabdiisse9646
    @aasiyoabdiisse9646 17 годин тому

    Hamdi marwaxo vido kuli waan daawada waan ku tageer .ls xale iyo manta waxan 2mar daawade vido ahaa adiga yaa tahay guul abaayo ❤❤❤

  • @Umumaryamchanel-z6o
    @Umumaryamchanel-z6o 17 годин тому

    Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik wllo habo dadkeenu dumarkuun bay ceebeeyaan
    Waxayba uyaqaanaan inay keliya ceebta dumarka raacdo waaana la raaciyaa waxaladhahaa naagtaa naagxuna ka xumeeyay sow nin maaha laysma waydiiyo allah xaqa hayna tuso
    Ninkii gabadh xumeeya ilaahay ma karaameeyo 😢

  • @CaishaAbdi-o8r
    @CaishaAbdi-o8r 17 годин тому

    Waxaa kabartay gabadho ayadoo lawabo ilmana ujogaan inay waxwalba qabsankarto waxan umalaaunjiray gabadhu markay caruurdhasho inee foolxumanoqonayso inee bahdilmayso inee labisankarin ayaan umalaynjiray lkn I.a markaan guursado sidada iyo sikasificanba inaa noqdaan rajaynaa quruxdada iyo shacnigaga iyo kartida alaha kusiyaadiyo habo mcn💋💋💋💋💋💋💋💕💕💕

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 16 годин тому

    Mansha Allah dhirigaliso every thing 0k ❤🎉

  • @Khadra-e5l
    @Khadra-e5l 17 годин тому

    Mashallah 🎊

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 14 годин тому

    M❤sha"Allah 🎉❤🎉

  • @amranibrahim1395
    @amranibrahim1395 16 годин тому

    Scw🥰

  • @QALAM24
    @QALAM24 18 хвилин тому +1

    UA-cam channel kan waxa lagu baranaya luqada carabiga fadlan naso booqo

  • @MssHayaat
    @MssHayaat 17 годин тому

    Wax bdn ka faide apayo wana kugu faraxsane wxa kamida wxa qorate e snapka kuso qorote ayan qorte wana runta wan ku duceya e hore u soco inshllh 🙌🎉❤❤❤❤

  • @KikiAfcad-q8d
    @KikiAfcad-q8d 18 годин тому +2

    اللهم💚ﷺصل💚ﷺوسلم💚ﷺوبارك💚ﷺعلى💚ﷺنبينا💚ﷺمحمد💚ﷺوعلى💚ﷺاله💚ﷺوصحبه💚ﷺاجمعينﷺ💚

  • @maria-hv3ky
    @maria-hv3ky 5 годин тому

    Dhiiri geliye ayaa inoo thy abaayo

  • @SalmoSanag
    @SalmoSanag 20 хвилин тому

    Wlhi mrkuu hdalkaas dhahy ciiluu igu dile maxaa anaga cebta inooyelY wasaaqiin waxaas cml ney gabarbuu nin uyhy allow Adaaa kaamagan glnay. Thanks xbbti waxaa kugu jeclahy muuqalada wax tarka leh❤

  • @ayanmaxamed2255
    @ayanmaxamed2255 18 годин тому

    My fav women ❤❤

  • @malinabdi2315
    @malinabdi2315 17 годин тому +1

    War lama kala sareeyee waa la kala masuuliyad badanyahay ama la kala masuuliyad duwan yhy. Lkn sinaasho wax looga baahanyahay ayaaba qalad ah rag iyo dumar midna maadaama ilahey dhahay (SW) kiina idiinku karaamo badan waa kan iigu cabsida badan. Shekada 50 kana maha mid mar walba ah madaama ey dumarku 9 xaaladood laxalka ragga dheeryihiin kuwana la siman yihiin in lagu diimo maaha mar iyo labo. Meherkana cid leh ma jirto madama ow kontrakt yahay ciddi qaldan ayaa ka tagta oo iyadu mar walba ma laha. Hooyadu aabaha 3 jeer ayey karaamo dheertahay? Taas micnaha ma Aakhiro ayey janada uga horeysaa? (May) lkn in fadli ama masuuliyad aduunka leys dheeraadaa wax micno ah malaha ama lagu doodo ma noqoto.

  • @HafsaAbdulkadirnour
    @HafsaAbdulkadirnour 7 годин тому

    POV: cidna waxkama sugo cidna ugama caroodo❤
    Kalmadas aan kabartay hadi somali ku dhaqmi lahayd cidna iskuma xad gudubten af iyo adin

  • @FaizaAbdullahiAbdi
    @FaizaAbdullahiAbdi 16 годин тому

    Apyo xamdiyeey waa markii sadaxaad aan kaa codsanaayo meel aan kala soo xariiro in aad iisheekto si aan qisadeda kugu shego adigane aad ila taliso abyo marka please isoo jwb

  • @AsiaGeedi
    @AsiaGeedi 2 години тому

    Marakan ku arko wan ilmeeyaa sababtoo ah hurmar badan ibartay lkin hal wax ma sameeyo .
    Ilow garabkayga gal

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 17 годин тому

    50 waa uun Dhaxalka taas ogow.
    50 Dumarku mahan waa Qof Allah Dhamaystiray taas waa nin Somali Card ey Dumarka ku Lidan

  • @CaishoQisas
    @CaishoQisas 17 годин тому

    Video aha adiga ya tahay iyo mid hore adhaheysy ninku marku tajiro latajir wlhi video sameyn bu igu yeshay malinka bn dhexda xirty melyar o ganacsi ah bn sameysty laqada carabiga ban u koba gashty sn u brn laha wase i qabyo yutub bn fura raba bisha 5nad hadu rabi admo xamdy Gm bn kaso slmya garahn guri cel gabdhaha sooliyed on kamid ahay lafdhabar bad u thy thank you

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 17 годин тому

    Ku jecliyaa wx farxad noo ah hooyo somaliyed ineey na dhiirigalineyso si aan dadka horumaray wax ula qeybsano.

  • @feis9082
    @feis9082 13 годин тому

    fiican aniga fiican iga

  • @HafsaAbdulkadirnour
    @HafsaAbdulkadirnour 6 годин тому

    Hbti wagaf hadalkagas may be inay kas ka ahayn hadhihin jirikeena cidi rabta taban karta cidanu Rabin mataban karan , jirkeena waxa taban kara maxaariimtena , walidken walalden , ilmaheena wa wixi salan ah iyo bogadin sida dhukashada, wixi inta kaso hara waxa leh azwaajteena

  • @samatarahmed9282
    @samatarahmed9282 Годину тому

    Abaaayo qabkeeed u furta UA-cam

  • @FatimaHussein-p2m
    @FatimaHussein-p2m 14 годин тому

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤scw scw Scw ❤❤❤scw

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 15 годин тому

    10:04 waxaa i soo xasuusisey xamdiyey wiil dhalin yaro ah baa nabiga u yimid rag saxabada ka mid ah baa nabiga scw la fadhiyey wiilkii sidii wax kale looga sugayey buu dhahay nabigii ilaahayow manta inaad sinada ii fasaxdo baan kuugu imid saxabadii nabiga la fadhiday way xanaqen maxad nabigii ilahay weydiineysaa nabigu wuxuu dhahay u kaadiya anaa la hadlaya nabigu scw wuxuu ku dhahay adigu sow eedo hooyo habaryar gabar walashaa ah malihid haa buu dhahay in laga sineysto ma rabtaa maya buu yiri nabigu wuxuu dhahay kuwa aad rabto inaad ka sineysatana dad ayey intoo kale u yihiin oo aan xumantas u ogoleyn wiilkii hadalkii nabiga wuu ku qancay wixiina wuu ka laabtey marka wiil walba hadii sida gabadha wax loogu sheego loogu sheegi lahaa oo la oran lahaa dumarka kale dhowr sidaad u jeceshahay in dumarkagu dhowr sanadaan wax badan baa inoo hagaagi lahaa gabar xitaa hadii la kufsado 5 hadey kufsadan ayadaa ceebeysan war diinteenu ragaas wax kufsadey iska dhaafe gabadha muslimada ah hadii nin cirdigeeda ama sharafteeda duro ama xuman ku sheego in tiirka la geeyo bay qabtaa sabab waayo gabar dhowrsan buu ceebeeyey ama cirdigeeda ku xad gudbey

  • @aasiyoabdiisse9646
    @aasiyoabdiisse9646 17 годин тому

    Waxan hooyinka soomaali ee hada ku jira ilmo korinta ee heesto gabdho iyo wiilal waa inaa caruurteen ku usheegtan iney ku dhaqman dhaqan ficn waaridka soomaaliye gabdha bey ku dhahan hooyo am aabehey sharaftada ilaali haka wiilasha aan la oran wiilasha haloo sheego iney aygaba ilaaliyan sharafkood oo hadey gabar islaameed xumeyaan in laga jari doono gabdhehee dhalan am walashood seey aygan u ilaaliyan sharfta gabdha kale wabilaahi toowfiiq

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 18 годин тому +1

    SCW SCW SCW